Ruuxda | Xaqiiqada Jiritaankeeda | Sayniska Iyo Diinta.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • Boggeena Facebook:
    www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 162

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +9

    الشيخ محمد متولّي الشّعراوي
    أعجوبة القرن المنصرم في التفسير
    والتفوّق في الدعوة
    رحمةالله عليه رحمة متوالية

  • @abdihakimmohamoud6062
    @abdihakimmohamoud6062 4 ปีที่แล้ว +14

    Thanks for helping your people's minds ,good for you

  • @dr.garuun
    @dr.garuun 4 ปีที่แล้ว +4

    " و يسالونك عني الروح. قل الروح من امر ربي وما اوتيتم من علمٍ الا قليلا. “

  • @ccasiisshowle3006
    @ccasiisshowle3006 4 ปีที่แล้ว +5

    shay allihii abuuray 1440 sano ka hor caddeeyay ayay iyagu midh midh u helayaan maalin walba markaasay haddana rumayn la, yihiin xaqqa indho la,aan cad weeye aragtida kuwa caqligu aanuu shaqaynayn ee alle koodka ah aqoonyahannada sheegta

  • @apdallacali5859
    @apdallacali5859 4 ปีที่แล้ว +16

    M.a allaha cilmigaaga haku siyaadiyo anaga ku anfaco allaha naga dhigo
    Waxan ka codsanayna in shiicada aad barnamij ka sameysid

  • @maahirjama758
    @maahirjama758 4 ปีที่แล้ว +11

    Mcha allah pro dadaalka badi anaga waku garab taganahy

  • @khalidfiir9919
    @khalidfiir9919 4 ปีที่แล้ว +7

    Manzha allah go keepin wll adan

  • @najibhies6586
    @najibhies6586 4 ปีที่แล้ว +9

    Mzhaa ALL3H WlloH aDaN aleh haku abalone maRiyOH

  • @hoodoqani4126
    @hoodoqani4126 4 ปีที่แล้ว +9

    Mnsha allah ilahay haku barakeeyo

  • @ziciit_dollar
    @ziciit_dollar 4 ปีที่แล้ว +7

    AadaN sahan hore u soco ZhP
    #SahankaXogaha

  • @abdalleaddaani6129
    @abdalleaddaani6129 4 ปีที่แล้ว +3

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا.

  • @Quickchoise
    @Quickchoise 4 ปีที่แล้ว +7

    M.Allah Adam sahan

  • @ammiinmohamed9965
    @ammiinmohamed9965 4 ปีที่แล้ว

    Aadan aad baad umahadsantahay wl nin karmeed baad tahay Alle haku barakeeyo
    Buuga aad turjunteen ee Dr mustafa maxmuud ee soo baxaya nalasoo wadaag markaad soo baxo wlal adigoo mahadsan

  • @oraahyo2888
    @oraahyo2888 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllky,marna sxpky
    Adan sahan
    Wxn kuu rajaynaynaa
    BARWAAQO bash bash
    Aakhirona meel wngsn kuu rajayn
    Sidaad noogu dadaalaysid inaad wx wngsn noosoo gudbisid .
    Allaah hakaa abaal mariyo❤

  • @mohamedsaid8398
    @mohamedsaid8398 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wll si fiican ayaan u fahmay wax badanna waan kaa kororsady ee halkaas nooga sii wad

  • @obsaajaamaal4280
    @obsaajaamaal4280 4 ปีที่แล้ว +4

    Alle haku barakeeyo wll

  • @mohamedrashid7117
    @mohamedrashid7117 4 ปีที่แล้ว +1

    Madaama oo fasax lagu jiro, mar dhawayd ayaa aan soo kacay, aad ayuu Alle ugu mahadsan yahay in uu i waafajiyay oogaanshaha wax aanan ogayn iyo, ka fikiridda wax aanan hore uga fikirin.
    Walaal Aadan, Mahadsanid.

  • @muktarcadde4221
    @muktarcadde4221 4 ปีที่แล้ว

    sahanka xogaha best somali yoh tuber

  • @xamdalaki1828
    @xamdalaki1828 4 ปีที่แล้ว +3

    جزاك اللة خير اخي

  • @ismacilbulale9871
    @ismacilbulale9871 4 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH
    ADAN SAHAN MAR WAXBA
    XAQIIQADA DABATA AH

  • @mohametofficial3839
    @mohametofficial3839 4 ปีที่แล้ว +8

    Aadan halkaa kaga hay libaax

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 ปีที่แล้ว +1

    thanks wll aadan sahan

  • @najmaali8565
    @najmaali8565 4 ปีที่แล้ว +3

    Hormar wacan macalin

  • @ahmedqurxiye3297
    @ahmedqurxiye3297 4 ปีที่แล้ว +6

    Dayaxa miyaa la tagi karaa macalim
    Tolow ra'yigaas dhab mayahay?
    Se dayaxu ma cirka ayuu ku masaxanyahay mise waa meel cirka iyo dhulka u dhaxaysa oo la tagi karo lana dhaafi karo
    Mahadsanid macalim

    • @Royalshorts76
      @Royalshorts76 4 ปีที่แล้ว

      Dayaxu Ma Isagaa Cirka ku dhagan walal Anagay Noogu muuqataa Mooyane Bahcadceedadka oo dhan Cirka iyo dhulkay Udhaxeeyan

    • @ahmedqurxiye3297
      @ahmedqurxiye3297 4 ปีที่แล้ว

      @@Royalshorts76 haa sxb sax oo sxb tollow mala tagi karaa?
      Se nuurkiisu dadka wax mayeeli karayaa hadii loo dhawaado?.

    • @Royalshorts76
      @Royalshorts76 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedqurxiye3297 Sxbow waa la tagi karaa Lkn Illaah ba iga yaqaan in uu wax yeeli karo Nurkiisa iyo in kale

    • @zalmangalaydh1405
      @zalmangalaydh1405 4 ปีที่แล้ว

      Wad garanaysaa jawaabta su'aalahaas lkn su'aalo kale ayaa kuhoos laaban ban filayaa

    • @ahmedqurxiye3297
      @ahmedqurxiye3297 4 ปีที่แล้ว

      @@Royalshorts76 haye sxb mahadsanid
      Tollow masaafo intee leeg ayuu inoo jiraa ?
      Sidoo kale maxaad ka qabtaa fikirka odhanaya
      The moon reflects the light of the sun but it is not have any light ?
      Oo ah dayaxu waxa uu soo celiyaa ilayska cadceedu maalintii ay soo dayso balse isagu ilays ma leh ?
      Mahadsanid

  • @mohamedabdi-farole5780
    @mohamedabdi-farole5780 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku karaameeyo wey yartay dhalinta umadooda jecel in ay baraarujiyaan AMA hoga tusaaleeyan oo ay Tusaan AMA ay ka dhaadhiciyaan xoga ama macluumad ay yartay inta ka war qabta adaan sahan alle ha ku xiftiyo wll

  • @awomohamed4400
    @awomohamed4400 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle hakudhowro wll aadan yare mahad sanid

  • @craxiimaxmedmaskax1239
    @craxiimaxmedmaskax1239 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid zhp

  • @abdikanitigerdr1357
    @abdikanitigerdr1357 4 ปีที่แล้ว +1

    Wallo halka diinta inoo wad wax badan baa aanu kaa faidne ilahy hano kaa daayo amiiin

  • @user-yj4qv9gi2k
    @user-yj4qv9gi2k 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +1

    Ummadda allaha ka qabto ilxaadka

  • @abdulkadirbaari8331
    @abdulkadirbaari8331 4 ปีที่แล้ว +2

    Msha Allh Bro Alle Hku Xafido Alle Hku Ziyaadsho Cilmiga Anagana Alle Hana Siiyo

  • @arrivaarriva2562
    @arrivaarriva2562 4 ปีที่แล้ว +1

    ASC, jazaka Allah khair, it's so true laakiin inta badan dadku wax kau ma qaadanayaan khaasatan Alla goods ama ethiest. please don't. skip the ads. Fadlan ha is dhaafsiinina xayeysiiska. mahadsanidin 👍

  • @Sicidnasir
    @Sicidnasir 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxbadan kaa bartay wllkayga qaaliga ah aadan sahan

  • @zainzaki135
    @zainzaki135 4 ปีที่แล้ว +4

    wow 2mint 13comnd

  • @sumaya6201
    @sumaya6201 4 ปีที่แล้ว +4

    Wll tupac kasoo hadal plz

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 4 ปีที่แล้ว +8

    Diri dhaba smlgalbed mahadsanid sxp

  • @hidodhaqaanofficial6374
    @hidodhaqaanofficial6374 3 ปีที่แล้ว

    Walale shere isama adigo mahad sane

  • @xasanturky1935
    @xasanturky1935 3 ปีที่แล้ว

    MSHALAH ILAHY HAAKUKUCAFACO

  • @wadanidhabachannel2216
    @wadanidhabachannel2216 4 ปีที่แล้ว +4

    mncha AllaH shp aadan sahan.
    hal mid ayaan kugu dari lahaa shp marka ayaad aad shegayso shp noo raaci suradeeda iyo numberkeeda Mahad sanid.

  • @maajiddufanta9527
    @maajiddufanta9527 4 ปีที่แล้ว

    Adan hore u soco wll.qli

  • @liibaanali2843
    @liibaanali2843 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakumul Allah qeer wll

  • @xamdalaki1828
    @xamdalaki1828 4 ปีที่แล้ว +2

    Shukrn wllo aadan rabi haka abaal mariyo wx badan ayan ka faaiday wxn ka codsanaya wlle inad kaso hadasho jumbo maraq diigaga iyo kaluunka iyo gurgurta maadama ay ku jiraan quuto yoomkeena جزاك اللة خير

  • @zalmaahmed2667
    @zalmaahmed2667 4 ปีที่แล้ว +1

    Wax bdan ayan ka fa idaystay, alla haku balaadhiyo aqoonta wll🤲

  • @abubakarsheekh3754
    @abubakarsheekh3754 4 ปีที่แล้ว +1

    30. miyeyna arkayn kuwii Gaaloobay in Samooyinka iyo dhulku ahaayeen kuwo isku dhaggan oona kala Bixinay, kana yeelay Biyaha wax kasta oo Nool ee miyeyna Rumaynayn.
    31. waxaana yeellay Dhulka Sugayaal (buuro) inayna la iilanin Dadka, waxaana yeellay Dhexdeeda Karimo Waddooyin ah, inay ku Toosaan.
    32. waxaana ka yeelay Samada Saanqaaf ilaashan iyaguna Calaamooyinkeeda way ka jeedsan.
    33. Eebe waa kan Abuuray Habeenka, Maalinta, Qorraxda iyo dayaxa mid kastana Falag buu Dhexdabbaalan.

  • @adenarabmuhumad779
    @adenarabmuhumad779 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah waa barnaamij aad u wanaagsan waad ku mahad santahay wll halkaa kaga hay Sahanka xogaha

  • @faysalali8282
    @faysalali8282 4 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaah qofaan kugu dhigo ma jiraaan maskax furnaantaada mashallh aadan sahan ilaah haku barakeeyo

  • @shamsoudinsamafaleh1956
    @shamsoudinsamafaleh1956 4 ปีที่แล้ว

    horey u soco adeen

  • @abdirahmanmohamud7902
    @abdirahmanmohamud7902 4 ปีที่แล้ว

    Thanks bro aad ayaan ugu dhargay fahankedii sababtoo ah wxn aad wx uga bartay cilmiga geologiga gar ahaana petroleum eng thanks bro Aden ✋

  • @umubahja1748
    @umubahja1748 4 ปีที่แล้ว

    shukran

  • @Mr_Cawed
    @Mr_Cawed 4 ปีที่แล้ว

    Fahamnay Zxp alle haku xafido

  • @abdinasaairahmed8111
    @abdinasaairahmed8111 4 ปีที่แล้ว

    man sha allh wll allha imanka kugu sugo

  • @sadiiqyare4424
    @sadiiqyare4424 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha allaaah ustaad buugaasi waan sugaynaa idinka allaaah

  • @emrikbaba6513
    @emrikbaba6513 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a walal xagee kala soo xarira fadlan arin aya kaga bahanahay

  • @abdirasakali3299
    @abdirasakali3299 4 ปีที่แล้ว +1

    waa arin xaqiiq ah waana inaan ka fakerno mucjisooyinka uu lee yahay Qur'aanka haddaan muslim nahey aayadda tusalaha ad soo qadatey ee ka hadleysa sidey buuruhu iney socdaan ma arki karno sababtoo ah dhulkey ku yaaliin lakiin waxaan arki karnaa daruuraha socodkooda si cad taasina waxay caddeynaysa iney buuruhuna socdaan iyo dhulkuba

  • @mohmoudahmed8575
    @mohmoudahmed8575 4 ปีที่แล้ว

    Wll wxn kuugu hambalyynaya 100k aad gaadhay iyo dadaalka ad samaysay

  • @nimcojookarnimcojookarnimc8635
    @nimcojookarnimcojookarnimc8635 4 ปีที่แล้ว +6

    Wll horta wxnku waydiin lahaa magacaaga saxda ah Ma Khadar"baa Mise aadan.....?👍😊

  • @aadanfaarax5764
    @aadanfaarax5764 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah waan kufahaney waliba aad iyo aad. aadan mahadsanid

  • @clcasiiscali4772
    @clcasiiscali4772 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid

  • @najmahussein2371
    @najmahussein2371 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allah walal sahanka xogaha wax badan oo daha iga saarna ayaan ka faiday hadi kun like la saari karo wan kuu saari 🙏🙏🙏🙏

  • @levinhopubgmobile3815
    @levinhopubgmobile3815 4 ปีที่แล้ว +8

    Lake Ta haYga xasdina somalaY❤❤❤❤❤

  • @sacdiyamahamed8139
    @sacdiyamahamed8139 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll mahsanid

  • @suldaanabdirahman7731
    @suldaanabdirahman7731 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah zxp hadda malaa xiligii aflaadoon baat soo socoto zxp hore ayaa looga dooday............
    Galileo's theory ayaa sabab u ahaa dhulku wuu wareegaa dhimashadiiisii..................mahadsanid hore u soco waa laga Hadley arimahan............... wax cusub sahan gal

  • @sadamdeik7914
    @sadamdeik7914 3 ปีที่แล้ว

    Ruuxdu waa amar Alle

  • @ahmedweerweer7680
    @ahmedweerweer7680 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ilahow caqliga u barakee kibirna hagali.

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 ปีที่แล้ว +2

    ✊✊😍😍

  • @abdousadad2478
    @abdousadad2478 4 ปีที่แล้ว +2

    Gull wacan

  • @abdifatahtube5720
    @abdifatahtube5720 4 ปีที่แล้ว +1

    🌍🌎

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah mahadsanid adan

  • @shaaficishaafi1813
    @shaaficishaafi1813 4 ปีที่แล้ว

    Khadar Adan Ali keep going zhb

  • @annequeen1407
    @annequeen1407 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaalo

  • @omaarabdi99
    @omaarabdi99 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nin da yar oo Aqli badan oo dalaal badan keep going

  • @hanidhemanhanidheman5507
    @hanidhemanhanidheman5507 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah keeb going wllo

  • @Kafipage143
    @Kafipage143 4 ปีที่แล้ว

    Wllhy waa fahanay dhanka juqraafiga siwacan usoo koobtay

  • @libanmuse1418
    @libanmuse1418 4 ปีที่แล้ว

    Thnls wllo

  • @abdirahmanmohamed8637
    @abdirahmanmohamed8637 4 ปีที่แล้ว

    Aadanow bakaaraha kama dhamaatid sxp qli.

  • @khadarabiib2981
    @khadarabiib2981 4 ปีที่แล้ว

    buugaa aadturjuntay goormaadsoobandhigaysaa ustaad

  • @warfaawayrax8492
    @warfaawayrax8492 4 ปีที่แล้ว

    Haa waarun hada saacadan aan joogno burco iyo geeska Africa 1:57 am ana waxaan tukanayaa casar obolka nebraska maraykanka

  • @abdiwahabothman7324
    @abdiwahabothman7324 4 ปีที่แล้ว +2

    Bro you are legend ❤❤❤❤❤ Am always with u man

  • @nuuradiinmo6238
    @nuuradiinmo6238 3 ปีที่แล้ว

    وما أتيتم من العلم الى قليل

  • @liibaandaahir9864
    @liibaandaahir9864 4 ปีที่แล้ว +1

    Beenta maaha aadanow oo anigaa maleysia joogee mrka inagu waagu inoo baryo oo 7dii subaxnimo inoothy somalia wxay uthy 2dii habenimo

  • @abdihafid5840
    @abdihafid5840 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll aadan buugii ma turjumtey hadii aad turjumteyna xagaan kahelayaa .
    Waxaan jooga burco.

  • @sydkaali9629
    @sydkaali9629 4 ปีที่แล้ว

    Aadan aad ban ku salamay ma ku bada dhulka hoos baynu kag jirna

  • @awyl-gamer
    @awyl-gamer 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah ku xafido hore usoco

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 4 ปีที่แล้ว

    Jasakalah Aadan aqoonyahan Soomaaliyeed

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 4 ปีที่แล้ว

    ما هو الرابط بين الروح والسفر عن الزمن

  • @mowliidyuusuf4377
    @mowliidyuusuf4377 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad aragtidaa logical positivism ka wx kadheh

  • @zuhurali3615
    @zuhurali3615 4 ปีที่แล้ว

    Karaamays now wll👏

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @shamsoudinsamafaleh1956
    @shamsoudinsamafaleh1956 4 ปีที่แล้ว

    asc wlll adan waxaan ahey will somaliyeyed oo ku nool magalada djibouti magaceyku waa shamsoudin waaxaan ahey tageradada

  • @dahabtraders1636
    @dahabtraders1636 4 ปีที่แล้ว

    ,maanta waa 23 Marso ee barnaamij ka soo diyaari

  • @xamsehagoog4268
    @xamsehagoog4268 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah walaal si wanaagsan baan kuu fahmay alle hakaa abaaliyo adigana

  • @cabdirizaq5890
    @cabdirizaq5890 4 ปีที่แล้ว +2

    Mcalin aadanow somaalida shiicowday barnaamijyo kasoosameey

  • @abdirahmanmoomar5165
    @abdirahmanmoomar5165 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi adiga íyo ogàansho wàan idin taageeraaa

  • @mahamuudabdi399
    @mahamuudabdi399 4 ปีที่แล้ว

    Brother waxaan ka codsanayaa Inaad noo Soo daysid qisada mohamed Al fatih hogamiyihii nabigu ugu bishaareyey furasha Istanbul magaaladi ka caaganeed furashada waa geesi ay Muslimiintu KU faanto

  • @rahimaalnour9305
    @rahimaalnour9305 4 ปีที่แล้ว

    Manzha wll ilahay haku galabgalo een dadka wxy isku khaldan dhulku waa sida kubada oo kale dadka kalena wxy dhahaan waa sida ukunta oo kale markaa
    Adiga oo ka faloonanaya mxy kulatahay masaladasu

  • @abdirahmansadikisse8701
    @abdirahmansadikisse8701 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaba sababta banooniga loogu sameeyo tababare ogaan kara meesha wax ka qaldan yahiin ileen qofka dheelaayo ma ogaan karo wax socda ileen asagaaba ciyaarta ku jiro waxaa loobahan yahay qof banaanka ka taagan

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 ปีที่แล้ว

    Dunidu inay socota waxaa u cadayn ah shalay waan farax Sana lkn markaan hooyaday waayey anoo 7 jir ah ayaan raadin teeda bilaabey ayado dhib kasto u maray aan maalin cad ka tagey 😥

  • @ahmedqurxiye3297
    @ahmedqurxiye3297 4 ปีที่แล้ว

    Sxb aaden mar ay diinta islaamku ka hadlaysay waxay kaga hadashay ruuxda aayadda 84 ee suuratul israa
    Waxa uu yidhi allah
    ' NABI MAXAMEDOW WAXAY KU WAYDIIN DOONAAN RUUXDA , KU DHEH RUUXDU WAA ARIN KA AHAADAY XAGGA RABIGAY , CILMIGANA LAYDIN MA SIIN WAX YAR MOOYAANE '

  • @axmedcabdi7117
    @axmedcabdi7117 4 ปีที่แล้ว

    Wll maxn ku siiya wlhy ma Garnyo wax aan ku siiyo adke ayaa tahy

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 4 ปีที่แล้ว

    Allekoodka ama diinlaaqeyaasha ma rabtaa inaad la doodo sxb anaa kuu diyaarinaya?
    Haddii aanad dood rabin sidaad horeba u sheegtay waxay u muuqataa inaadan meesha arin ku haynin