Wanaajinta ama Islaaxinta Nafta!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Nafta bani aadamka waa mid ka mid abuurka alle ee oogu weyn, waana aaayad uu alle nagu tusay rabbi nimadiisa. Rabbi waxa uu quraanka ku leeyahay “وَفِي أَنْفُسِكُمْ أَفَلَا تُبْصِرُونَ ” “Naftiinna miyaydaan arkaynin (waana qaadasho)”.
    Hadaad is weydiineyso sida dadna dunida u hor kacaan ilaahayna u makaniyo, hormar badan u gaaraan, kuwo kalana ay hoos u dhacaan iyagoo kuwo hore gacanta u hoorsanayo awoodoodana rabbi ka qariyey. Meel kale haka raadin waa nafta oo laga adkaado WANAAGA OO LAGU DIRQIYO iyo XUMAANTA OO LAGA REEBO QIILNA AAN LOO RAADIN.

ความคิดเห็น • 106

  • @xamsoshqqalaf6075
    @xamsoshqqalaf6075 3 ปีที่แล้ว +13

    لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين
    اللهم آمين يارب ❤
    ربي يسعدك ويحفظك اخي القالي ❤

  • @fatushmuqtar7903
    @fatushmuqtar7903 3 ปีที่แล้ว +6

    اللهم آت نفوسنا تقواها وزكيها انت خير من زكاها انت وليها ومولاها

  • @naimoabdullahi6887
    @naimoabdullahi6887 2 ปีที่แล้ว +8

    Kumanaan waqtigoda ku bixiya daawashada Muuqaal aan caqli, fikir iyo cilmi toona u dhiseyn sida prank matalaad eh hadii ey waqtigaa ku bixin lahayen daawasha muqalkan kan oo kale eh Wey Kori lahayeen Caqli iyo Maskax. MAHADSANID Wll 🙏

  • @muhammadsalah8197
    @muhammadsalah8197 3 ปีที่แล้ว +8

    Ustaad abdiwali khalif Waad mahadsantahay Jazakallah Khair ❣️ walal Barnaamijyo qiimo Baddan Baad Nala wadaagta Hore usoco walal.

  • @abdirahman8500
    @abdirahman8500 3 ปีที่แล้ว +6

    Waan u baahnaaba. Beryahan dambe noloshayduba cidhiidhi ayay gashay. Murug,ciil iyo qoomamo anan garanayn wax usabab ah. Go'aan walba aan gaaro caajis iyo daal aan sabab lahayn baa iga hor istaaga. Walwal iyo qoomamo ayaan second kasta ku jiraa...... waxwalba sameyey misna mooyi. Muuqaalkan waam rajaynayaa inuu wax iga beddelo. Ducada iigusoo dadaal ustaad.

    • @jannogasho730
      @jannogasho730 3 ปีที่แล้ว

      Ilahay hakaa dulqaado walaal nolosha maalinba waa nooc murugada iyo farxada iyo waxyaalo kale oo badan waa wax ku xeeran nolosheena aaduunkana waa imtixaan waxkastana khayr bay ku yihiin markasta marka istiqfaarta iyo quraan akhriska badi alle aad u bari insha allah wuu kaa dulqaadin waxkasta aad dareemayso

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว +1

      walaal, inaad qoomameyneyso micnaheedu waa inuu qalbigaaga nool yahay ood jihaad naftaada kula jirto sidaa kuwad waad ka guuleysan doontaa insha allaah. ilaahay hankaaga hakuu rumeeyo hana kugu kaalmeeyo sidaad nafta ooga adkaan laheyd.
      waa caadi qofka markuu dhalinyaro yahay inuu marxaladan aad sheegtay maro walwalka ha isku badin ee howl iyo waxsoosaar ku dadaal dhinac waxbarasho iyo dhinac kalaba.

    • @kamaalhasan763
      @kamaalhasan763 3 ปีที่แล้ว

      Wll wlahi isku mid baynu nahay Ilahay nolosha ha inoo wanaajiyo.

  • @fatushmuqtar7903
    @fatushmuqtar7903 3 ปีที่แล้ว +3

    يا حي يا قيوم برحمتك استغيث أصلح لي شاني كله ولا تكلني الى نفسي طرفه عين

  • @husseinabdulkadirhashi3956
    @husseinabdulkadirhashi3956 ปีที่แล้ว

    Arin aan islahaa shaqsi ka hadlaa umadana ka wacyi geliyo ayey ubaahan tahay
    JAZAKALLAAHU Kheyr Ustaad 👏🏽

  • @mohamedomeribrahim2306
    @mohamedomeribrahim2306 3 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad abdiwali khaliif waa markii sedexaad ee aan ku weydinaayo in aad vedio nooga soo sameyso kuliyada journalism/ saxaafada waa codsi ee muuqaalka xiga inooga soo sameey
    Waa mahdsanthy

  • @abdullahibashirmohamed6664
    @abdullahibashirmohamed6664 3 ปีที่แล้ว +3

    Waan kaaga mahad celinayaa in badan ustaad, Allah swt miisaanka xasanaadkana ha kuugu daro.

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 2 ปีที่แล้ว

    maasha allah walaal alle ha kaa abaal mariyo.

  • @maryammohamedtawakal
    @maryammohamedtawakal 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad ani ahaan waqtigii iigu baahida badnaa ayaan daawaday, Alle gefafkeena iyo geerideenna ma kulmiyo.
    جزاك الله خيرا🙏

  • @abdiosman4770
    @abdiosman4770 3 ปีที่แล้ว

    Jisakalahu qayra

  • @xeeylemohamed367
    @xeeylemohamed367 2 ปีที่แล้ว

    M.a jazakaa allaah eng

  • @bushroomar5487
    @bushroomar5487 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wllo ilahay waxaan waydiisanynaa in ilahay inaga yeeelo kuwa aduun iyo akhiraba guulaysta ❤❤❤

    • @reallyofislamchannel1990
      @reallyofislamchannel1990 ปีที่แล้ว

      After one year, I feel I am out of control. I hope to get the right path😢

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah illahey haku siyo qayr 🤲🤲🤲

  • @aymancabdidiiriye1825
    @aymancabdidiiriye1825 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah jazaakallaaha khyr

  • @nabiilahiis2107
    @nabiilahiis2107 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah ustaad c/wali

  • @user-ic7xg6xq9s
    @user-ic7xg6xq9s ปีที่แล้ว

    أمين يا الله
    جزاك الله خير الجزاء
    من لايشكر الناس لايشكر الله

  • @ikraan-2855
    @ikraan-2855 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @meymarvideo7868
    @meymarvideo7868 2 ปีที่แล้ว

    Aad u mhdsnthy ustaad.

  • @cabdifataaxkhadar3157
    @cabdifataaxkhadar3157 3 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad mahadsanid
    Si aad horumar u gaadho ka bilaw naftaada, qoyskaaga, iyo umaadada
    Taasina waxay kaaga baahantahy dedaal iyo juhdi baden sida ustaadku inoo sheegay

  • @mhassan4038
    @mhassan4038 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad thanks masha Allah

  • @aliweidow6549
    @aliweidow6549 3 ปีที่แล้ว +2

    mashallah baarakallahu fiika

  • @asadxusenahmed3721
    @asadxusenahmed3721 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير

  • @abdimajiidsuleiman3806
    @abdimajiidsuleiman3806 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير ا أخي

  • @muxamedcabdulahi8050
    @muxamedcabdulahi8050 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @safiaduco_daahir
    @safiaduco_daahir 2 ปีที่แล้ว

    Scw mahadsanid

  • @maanoowcabdi4421
    @maanoowcabdi4421 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wll

  • @mukhtaarxaaji993
    @mukhtaarxaaji993 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaad ajir iyo xasanaad allaha kaasiiyo faaiidada aadka uwanagsan oo aad noosoo gudbisay.

  • @caashoqoje9011
    @caashoqoje9011 3 ปีที่แล้ว

    M.a .ustaad. thanks

  • @cariifofficial4931
    @cariifofficial4931 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ustaad

  • @user-pq5zc3nb9i
    @user-pq5zc3nb9i 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء لله جزاك الله خير

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah mahadsanid ustaad

  • @mohashakiir1726
    @mohashakiir1726 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh
    Allh ku barakeeyo in bdn
    Ustaad muqaalkaan dawashadiisa kama daalo Fdln noo soo badi muqaladaan nucaan cml ah mhdsanid

  • @tallowadaag3422
    @tallowadaag3422 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Wad mhdsanid thy 🌷🍁

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 2 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @shiilamohamed7231
    @shiilamohamed7231 ปีที่แล้ว

    Shuran wll qli

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Ustaad mahadsanid

  • @faatmaali6814
    @faatmaali6814 3 ปีที่แล้ว +1

    شكرا اخي الكريم

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi2668 ปีที่แล้ว

    Jazakalh khyr wll❤

  • @maamafood1587
    @maamafood1587 2 ปีที่แล้ว

    jazakallah

  • @daahirmuuse4401
    @daahirmuuse4401 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @shaficimuse10
    @shaficimuse10 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allah mahadsanid walaal👍

  • @FaarxFaarax
    @FaarxFaarax 5 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq wlhi 😭💔

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 3 ปีที่แล้ว

    M.allh mahadsanid wll Alle sw hanaga dhigo kuwii maqlay ee ku intifaacay.

  • @Handsomely-b2i
    @Handsomely-b2i 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah qof fiican hore u soco wllo

  • @umuzeyd
    @umuzeyd 2 ปีที่แล้ว

    masha allaah mahadsanid ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @hassanaliadam8258
    @hassanaliadam8258 2 ปีที่แล้ว

    Allah hakaa abaal mariyo Ustaad

  • @hassanelmi9789
    @hassanelmi9789 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad allah ku xfdo aduun iyo aakhiraba.

  • @mohamedawes6370
    @mohamedawes6370 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaAllah walaalkan howsha uhayo lagumaqasarin guulayso walaal.

  • @Siciid04
    @Siciid04 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad Cabdiwali allaha kaa ajar siiyo.🙏

  • @abdullahachan4838
    @abdullahachan4838 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ◇

  • @HamzaHassen0
    @HamzaHassen0 3 ปีที่แล้ว

    Walaal ilaahay ha ku barakeeyo jazakallaah

  • @saynabwarsame3654
    @saynabwarsame3654 3 ปีที่แล้ว

    mansha allah walal allah haku xifiyo aduun iyo aakhiraba

  • @khaalid1
    @khaalid1 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you for your time to give us

  • @zihambaba4021
    @zihambaba4021 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid akhii ❤

  • @mohamedadow5780
    @mohamedadow5780 2 ปีที่แล้ว

    جزاك اللّٰه خيرا أستاذ

  • @cabdulaahixasan1
    @cabdulaahixasan1 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله barnaamij aad aan ugu bogay wax badan aan ka FAA,iiday

  • @izaaw8661
    @izaaw8661 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad jazakallahu khayr

  • @suldaanfuaad6521
    @suldaanfuaad6521 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @al-shaafici
    @al-shaafici 3 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allaah

  • @zakiadem9440
    @zakiadem9440 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal abdiwali

  • @user-vf1tb5lu4n
    @user-vf1tb5lu4n 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wll mhdsanid

  • @shariifomohamed2199
    @shariifomohamed2199 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wll wax badano na'anfaca nala wadgtay

  • @miagoal1429
    @miagoal1429 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا اخي العزيز

  • @mohamedosman9800
    @mohamedosman9800 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah ustaad Allaha ku barakeeyo

  • @ashaahmed2817
    @ashaahmed2817 3 ปีที่แล้ว

    Jzkallah kheyr

  • @takar1095
    @takar1095 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @xafsacali3879
    @xafsacali3879 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wllo

  • @calicabdiqadircali4992
    @calicabdiqadircali4992 3 ปีที่แล้ว

    M.shalh wllo horay usoco

  • @baashiyare8493
    @baashiyare8493 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a keep going sxb dad badn baad nolosh ubidhaamisy sxb

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah naxariis miiran

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 2 ปีที่แล้ว

    aad ayad u mahadsantahay walal

  • @weareone1837
    @weareone1837 3 ปีที่แล้ว

    Wallala

  • @ifraaxaadan2365
    @ifraaxaadan2365 3 ปีที่แล้ว

    Mahadi ha kaa gaadho

  • @abdifatahofficial4931
    @abdifatahofficial4931 3 ปีที่แล้ว

    Alle hanaga yelo kuwa ka xoog waynada naftoda

  • @kamaalhasan763
    @kamaalhasan763 3 ปีที่แล้ว +3

    Walahi dhib weyn ayaa i haysto magaranayo waxa aan galabsaday ee aan intixankan u marayo! Walwal, qoomamo aan koontaroli karin, niyadjab. Walahi anaa isdhibsaday waxbaa maskaxdayda ku dhaxwaregaya ee farxadba ii diidan. Wiil dhalinyara ah baan ahay oo dugsiga sare dhigta wax aan ka walwalayana ma garanaayo! Lkn samir ayaan ku dadaalayaa. Nafsadan xun way iga awood badisay.
    Edit:
    Walal aad ayaad ugu mahadsantahay muuqaalkaan waxweyn ayuu iga badalay go’aamo ad-adag ayaan qaadan doonaa!

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว +1

      marxaladaad mareyso walwalkaas way leedahay waana lasoo wada maraa wlle, shaqo iyo dadaal ayaa looga gudbaa iyo nafta dagaalka aad kula jirto.
      wanaag ayaa kugu jiro kuu keenayo qoomamada waana wax fiican inaad sidaas tahay. jihaadka nafta ku haay ilaa aad ka guuleysaneyso.
      marxaladdan aad ku jirto waayeelka waxay dhahaan ama qofka wanaag ayuu u leexdaa ama xumaan oogu danbeyntii.
      wanaag ayaa kuu danbeyn in shaa allaah wlle ha walwalin alle ka cabso, dadaal, wax akhri guulbaa kuu danbeyn.
      asxaabta xunna ka fogow markaste.
      adaa mudan.

    • @mawliidmaxamuud3992
      @mawliidmaxamuud3992 2 ปีที่แล้ว +1

      Wllo samir ilaahayna talo saaro hana is dhiibin insha allah ilaahay waxaan ka baryayaa nafaheena inuu naar ka badbaadiyo

  • @fuadabdi2137
    @fuadabdi2137 3 ปีที่แล้ว

    Qodobkaa 5 noo faahfaahi

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 3 ปีที่แล้ว

    S.c.w S.C.W

  • @marwaanmohamed8039
    @marwaanmohamed8039 3 ปีที่แล้ว +1

    First one

  • @maslah877
    @maslah877 3 ปีที่แล้ว

    First comment jazakallah ustaad

  • @Abdirahamantom1
    @Abdirahamantom1 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad kulliyada Medince ka soo hadal

  • @shamiscismaan6890
    @shamiscismaan6890 3 ปีที่แล้ว

    Asc wllo alle ajar hakaasiyo wanaga aad bulshada uhaayso

  • @abdikadirmoha8882
    @abdikadirmoha8882 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad aan ku weydiyee nuradin kl ma taqanaa hadaa taqano maxad isu tihiin

  • @unknownperson3532
    @unknownperson3532 ปีที่แล้ว

    4:30

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 2 ปีที่แล้ว

    *Ustaad su'aal.*
    *Sidee nafta & qofka u kala baxsanyihiin?*

  • @ysf2009
    @ysf2009 3 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid ustaad engneer allaah hakaa alwaal mariyo

  • @mahowarsme2546
    @mahowarsme2546 3 ปีที่แล้ว

    اخي تكلم كلية الكيمياء
    بارك الله فيك

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 3 ปีที่แล้ว

    S.C.W S.C.W

  • @AhmedabdiKariim
    @AhmedabdiKariim 2 ปีที่แล้ว

    Aad ayaad umahadsantahay ustad waxbadn baan kaafaiiday

  • @cabdixayi108
    @cabdixayi108 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wll jzk allah 🙏

  • @alfodaemohamed2493
    @alfodaemohamed2493 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @abdiosman4770
    @abdiosman4770 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah

  • @hamiwaynechannel5607
    @hamiwaynechannel5607 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @yahyekhadar.8654
    @yahyekhadar.8654 3 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad

  • @engjamaal426
    @engjamaal426 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh