Casharkii 75aad ( qadarta isbeddel maleedahay )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Waa bogga Shiikh Cabdulqaadir Kishki casharaddiisa lagu baafiyo si ay ummadda Soomaliyeed uga faaideystaan cilmigiisa.

ความคิดเห็น • 29

  • @sharifahm.7963
    @sharifahm.7963 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah shaik Abdukkadir Kishki maanta wa maalinta arafa wana soomanahay. Maalmahan o dhan muxaadarada aya dhageysanaye. Illahay waxa kaga baryaya in u adiga iyo dhamaan familiga idin xifdiyo adun iyo aqiraba. Waxa dhamaan illahay uga barya dhamaan musliminta meel kastaba ay joogan in u illahay cafimaad, nabadgalyo iyo inu dariiqa toosan ku toosiyo. Aamin yarabi

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 6 ปีที่แล้ว +4

    Noolow soo nooleeyihii jacaylka diintoow.
    allaw ku barakee sheekhii umaddoow

  • @slmansaylici3784
    @slmansaylici3784 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah waa aqoon fahan iyo macquul ku dhisan
    Qofkasta wuu fahamikaraa illahay ha kaa jasiksiyo
    Waligay ma arag qof sidan oo kale wax kuu fahamsiyaa diinta iyo xadiisyada faseexa ee saxda aha iyo ku qaladka ee in laysko ilaaliyo ah

  • @IbrahimYusuf-oe8xj
    @IbrahimYusuf-oe8xj 5 ปีที่แล้ว +3

    Duco naga guddoon walaalkayo Islaamkoow. Allah iyo Nebiba waad nasii jeclaysiisay

  • @mamocaasha3049
    @mamocaasha3049 6 ปีที่แล้ว +3

    Mhdsanid illhy haka siiyo ajar iyo xasanaat

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 8 หลายเดือนก่อน

    Sheekh alle haku barakeeyo diinta quruxdeeda iyo macaankeeda ayaa soo gudbisaa

  • @khaalidxaaji2965
    @khaalidxaaji2965 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi sheekh c/qadir kishki wax dhabuu kahadlayaa
    Wahaabiyo waxyaabo iska hor imanaya kugu dawakhinayaan

  • @caitrouscilmiga6363
    @caitrouscilmiga6363 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku barakeeyo janadaa kugu ducaynayaa sheekh abdiqadir

  • @farahosmaan961
    @farahosmaan961 6 ปีที่แล้ว +2

    alle haku barakeeyo waad noo faa iideydaye

  • @abshircadaan5875
    @abshircadaan5875 6 ปีที่แล้ว

    Jzklhu qayran Sh Kishki Cimri dheer & Caafimaad buuxa Rabbi swt haku siiyo aamiin

    • @slmansaylici3784
      @slmansaylici3784 3 ปีที่แล้ว

      Sheekh aad ayaad u mahadsantay waxan jeclay inaad ducada noosoo qorta thanks

  • @ayanmohammed1904
    @ayanmohammed1904 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Allaha nagu anfaco wacdigaas aamiin..aamiin..aamiin

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy3000 7 หลายเดือนก่อน

    Diinta aad wado waa isku mid OO waa wax hala dilo Ilaahey muu asaga dilo

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +3

    *""يُرِيدُونَ أَن يُطْفِئُوا نُورَ اللَّهِ بِأَفْوَاهِهِمْ وَيَأْبَى اللَّهُ إِلَّا أَن يُتِمَّ نُورَهُ وَلَوْ كَرِهَ الْكَافِرُونَ (32) هُوَ الَّذِي أَرْسَلَ رَسُولَهُ بِالْهُدَىٰ وَدِينِ الْحَقِّ لِيُظْهِرَهُ عَلَى الدِّينِ كُلِّهِ وَلَوْ كَرِهَ الْمُشْرِكُونَ(33)*

  • @mannen8353
    @mannen8353 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah sheeekh

  • @Roobleh
    @Roobleh 2 ปีที่แล้ว

    Alaha kaa jasaa,id siiyo yaa sheekhunaa faadil

  • @yayeboosh9556
    @yayeboosh9556 ปีที่แล้ว

    Wadaad xer ah wuxuu yiri"Malag baa og marka habeenka ugu horysa ilmahu abuurmayo,malaguna waa makhluuqa ilaahay mid ka mid ah.

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @mamocaasha3049
    @mamocaasha3049 6 ปีที่แล้ว +4

    👍👍👍

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 2 ปีที่แล้ว

    🥰❤️🥰Jizkumlahu qeyera shiiq kiska ku so dhawaaw TH-cam

  • @maxameddaabadsomalilanderd3640
    @maxameddaabadsomalilanderd3640 6 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah

  • @bashiircaalim159
    @bashiircaalim159 5 ปีที่แล้ว

    Ee ugu mihiimsanaa

  • @gr1285
    @gr1285 4 ปีที่แล้ว +2

    Shuyuuqda wahaabiyada saan ma u sharaxi kartaan.

    • @allme7663
      @allme7663 3 ปีที่แล้ว

      Wlh baankudhaartay suaalo badan a an isweeydijiray waxaaigajaahil bixiyay sheekhaan alaha kuxafdiyo

  • @bashiircaalim159
    @bashiircaalim159 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa beentaa ilmaha xubnaha meelahay kasoo farcamaanba 40ka cisho wali uma samaysmin

  • @cabdixafiid3652
    @cabdixafiid3652 5 ปีที่แล้ว

    Walal cashar kaan casharadii ka dambeeyay ma heysaa

    • @cabdixafiid3652
      @cabdixafiid3652 5 ปีที่แล้ว

      Macnaha kan 75 aad aaway 76aad 77aad iyo kuwii kale

  • @bashiircaalim159
    @bashiircaalim159 5 ปีที่แล้ว

    Dhulkii xubnaha isku badali lahaa yaa wali samaysmaya

  • @mohamedabuukar9752
    @mohamedabuukar9752 6 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wll