Yaraanshada shaqada qanjirka tayroodka (hypothyroidism) iyo daaweyntiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @Drfuaadmubaarak
    @Drfuaadmubaarak  5 หลายเดือนก่อน +2

    Wixii la talin ah aad u baahan tihiin comment ga igu reeba in sha Allah

  • @nadiifmohamed8751
    @nadiifmohamed8751 5 วันที่ผ่านมา

    Dhaqtar xanunka mar hora isku arka lkn hada ogadan dawa qata 3bilod wali ima dhamani tihamahan wey iga dhamadan iyo daal fara badan mxa samay 😢😢😢

  • @user-be9sm7my5h
    @user-be9sm7my5h 2 หลายเดือนก่อน

    Maansh allaah tabarkallaah

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j 3 หลายเดือนก่อน

    Dr khayr alle haku siyo xanunka tayrodka la iga helay dawadi dhakhtarku isi yayna wali kuma ficnanin o dalki iyo hurdadi badnayd cajis ana guriga waxba kaqaban karin sidaydu unban ahy marka maxa keni kar in adan isbadal daremin adoo dawadi qadanaya

    • @Drfuaadmubaarak
      @Drfuaadmubaarak  3 หลายเดือนก่อน

      Inaad is bedel daremi wayso waxa keni kara dhawr sabab o ay kamid yihin 1. In daawada aysan kugu filneyn waxad u bahan tahay in dib lo hubiyo heerka hormone TSH ka si lo hubiyo inay dawada kugu filan tahay 2. In isticmalka dawada u qalad ka jiro, waxa jira qaab dawadan lo qato iyo waxa laga rabo inu iska ilaliyo qofka qadanaya o an muqalka ku sharxay dib u daawo Ilaahey haku caafiyo

    • @FarduusJaamac-oy6xe
      @FarduusJaamac-oy6xe 12 วันที่ผ่านมา

      ​@@Drfuaadmubaarakasc waa xagee dhakhtarku digtor

  • @ShamismohamedAli
    @ShamismohamedAli 2 หลายเดือนก่อน

    Aad baad umahad santahay Dr wllo Majirtaa daawo owku boksoodo tankale Stress said ihayo sas owtahy wlhi quranka iyo tusbiixda wanku dadala bili aadan iska ahay lkn marka Dr keyta musheegtaa dawo Stress iqor ma dhaha wanyabay wlhi inta alaamadood eed sheegeyso wan isku arkey waxyer mooye

    • @Drfuaadmubaarak
      @Drfuaadmubaarak  2 หลายเดือนก่อน

      Waa muhiim wax kasto qabto inaa dhakhtarkaaga ka wadaagto xata hadaad dhakhtar cilmi nafsi u baahan tahay asagaa kuu gudbin doona, xanuunkaaga ha qarsan dhakhtarkaagana la wadaag in sha Allah

    • @Drfuaadmubaarak
      @Drfuaadmubaarak  2 หลายเดือนก่อน

      Hadad la talin intaas ka badan iga bahatana facebook page kayga igala so hadal in sha Allah facebook.com/share/FFCrsCAQKaPeataQ/?mibextid=LQQJ4d

  • @ShamismohamedAli
    @ShamismohamedAli 2 หลายเดือนก่อน

    Asc aadbad umahad santahay Dr Aniga mardhowbaa leyga sosheegay T4 lkn mudo badan aan dareemayaay calaamada hiisa Waxaan joogaa wadamadan Europe marka waxan ku weydiirabay Dr aniga waxaan isku dhiibay da aan da deyda aheen da aan dheegtay wanka weynahay 10 years marka daawada aan qadanayo madhiba iga imaan karo walal taas ban ka walwal sanahy bal iso jawaab

    • @Drfuaadmubaarak
      @Drfuaadmubaarak  2 หลายเดือนก่อน

      Wcs wll shamis ilaahey hakuncaafiyo marka koowaad, marka xigta da’da aad sheegatay haddii ayba ka weyn tahay 12 sano waxaa loo daaweeyaa sida dadka waweyn oo wax dhib ah kaagama imaanaayo, daawadana waxa lagu dhuftaa ama lagu qiyaasaa miizaankaaga, lasocoshada waxtarka daawadana waxaa lagu salleyn doonaa calaamadahaaga iyo hormone-nada gaar ahaan TSH-ka.

    • @deeqTurki7854
      @deeqTurki7854 หลายเดือนก่อน

      ​@@Drfuaadmubaarakdr horumanku hadu 6.2 gaadho ma dawu u bahanyahy oo u calamadaha ad shegty o dhan u daremayo

    • @Drfuaadmubaarak
      @Drfuaadmubaarak  หลายเดือนก่อน

      @@deeqTurki7854 haa wa usii baahan yahay daawada

  • @NasraNuux-nf6qq
    @NasraNuux-nf6qq 3 หลายเดือนก่อน

    Dr dhuuntaa i xanuunysa mudo 2 ssno iyo bar ah waxn dareemaaa dhntoo i xanuunta weliba said cuntadoo xidhiidhi ah garab dabadiisa oo i mudn

    • @Drfuaadmubaarak
      @Drfuaadmubaarak  3 หลายเดือนก่อน +1

      Haddii uu yahay xanuunkaga mid cuntada la xiriiro oo sido kale aad leedahay dhiig yari, miisaankaaga u yaraaday ama laqista o kugu adkatay,ama aad xanuun ku darento waxaad u baahan tahay dhakhtarka dheefshiidka haddii uusan cuntada la xiriirinna waxaad u baahan tahay dhakhtarka cunaha (ENT) ku takhasusay

    • @NasraNuux-nf6qq
      @NasraNuux-nf6qq 3 หลายเดือนก่อน

      @@Drfuaadmubaarak Mya dr misankygu waa OK dhiigyguna wa OK lkn dhuntaa I xnunta oo liqistyduna ma fiicna cidhiidhi cml dhuntana dhinac bay wax yar iga kuusan yhin bal mxd u mlyn dr adoo mhadsan

    • @Drfuaadmubaarak
      @Drfuaadmubaarak  3 หลายเดือนก่อน

      @@NasraNuux-nf6qq waxaad u baahan tahay in la ogaado kuuskaasi inuu ku yaallo qanjirka tayroodka ama wuxuu yahay haddii loo baahdana dheecaan laga qaado ama cad laga qaado marka waxaad u baahan tahay inaad dhakhtar la kulanto si nabarkaasi loo qiimeeyo

    • @user-ys4wo5eo4y
      @user-ys4wo5eo4y 2 หลายเดือนก่อน

      Asc dr waxan

  • @FunnyAtom-rc9ds
    @FunnyAtom-rc9ds หลายเดือนก่อน +1

    Tsh 5.5 t4 t3 maxay ku kala duwantahay an ths5.5

    • @Drfuaadmubaarak
      @Drfuaadmubaarak  หลายเดือนก่อน

      TSH wa hormone farinside ah o laga so sidayo qanjir lo yaqano pituitary o ku yala maskaxda hosteda wuxuna fara qanjirka thyroid ka inu so sidayo hormonada T4, T3.

  • @Bahja122
    @Bahja122 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @FarduusJaamac-oy6xe
    @FarduusJaamac-oy6xe 12 วันที่ผ่านมา

    Dhakhtarku xaguu jooga wn u bahanhy

    • @Drfuaadmubaarak
      @Drfuaadmubaarak  12 วันที่ผ่านมา

      @@FarduusJaamac-oy6xe wll farduus aniga wadanka ma joogo waxa booqataa dhakhtar xanuunada guud. Wixi talo iga baahata waxa si qaas ah igala so xirir karta facebook geyga saaran profile ka