Cayilka oo laga digay iyo digniino culus oo la soo saaray.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • In ka badan kala bar dadka aduunka ayaa la sheeegay in ay noqdaan kuwa cayilan markii la gaaro 2035 hadii aan talaabo laga qaadin haddda, waxayna ka soo baxday digniintaan hay'adda xiriirka cayilka aduunka.
    Waxayna sii raaciyeen wadamada dhaqaalahoodu hooseeya iyo kuwa dhexe ee afrika iyo aasiya in ay la kulmi doonaan koror aad u badan dhanka cayilka.
    Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

ความคิดเห็น • 43

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 ปีที่แล้ว +17

    😂😂😂😂😂😂yaa ila caateysan 😂😂😂 I'm from caaaaaaaaaaaatoooooooo hhhhhhhh 😅😅😅😅😅

  • @MuktarAliKanu
    @MuktarAliKanu ปีที่แล้ว +10

    In aan iska ridno ayaan dagaal ugu jirnaa😂😂😂

  • @deeqoibrahin
    @deeqoibrahin ปีที่แล้ว +4

    وكلوا واشربوا ولا تسرفوا
    Ilaahay ayaa ba quraanka noogu sheegay inaan ku xadgudbin cuntada iyo cabitaanka
    Sideedaba qof Alle iyo maalinka dambe rumeysan inuu saaid u buurnaado ma wa wacna
    Cuntada u cun qaab normal ha na la jiifan ee shaqo qabo ama soco

  • @axmadcabdiibraahim3594
    @axmadcabdiibraahim3594 ปีที่แล้ว +1

    Jiil media respect❤

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi hada inaa cayilo rabay ka warama hada kadib iguma ogidin mahad santihiin 🥺

    • @Amaar21
      @Amaar21 ปีที่แล้ว +1

      Anigaba inaa is cayliyaa rabay laakiin hada waaka laabtay😂😂

    • @ayaancusman2020
      @ayaancusman2020 ปีที่แล้ว +1

      @@Amaar21 hhhhhhhh 😂😂haa wllhi halis wayeba cayilku

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 ปีที่แล้ว +1

    Haa waan jeclahay

  • @suhaybbirta1195
    @suhaybbirta1195 ปีที่แล้ว +1

    Maya walaahi

  • @somalitiktok888
    @somalitiktok888 ปีที่แล้ว +2

    Aniga ugu horey

  • @anyaaaadan2636
    @anyaaaadan2636 ปีที่แล้ว +2

    Waan Ka akhristay buuga ladhaho jiraalkay ❤❤

  • @ifraaxsanaag7313
    @ifraaxsanaag7313 ปีที่แล้ว +6

    Isoo dhaweeya waan soo sacdahee 2035😂😂😂

  • @Mila_Ahmed
    @Mila_Ahmed ปีที่แล้ว +4

    Wax lagu ceyilo ii sheega bal 😢😂

  • @wlltegar3066
    @wlltegar3066 ปีที่แล้ว +1

    Adiga iska yareey cayilka😂😂😂

  • @abdullahidahir5056
    @abdullahidahir5056 ปีที่แล้ว

    May

  • @sashaa949
    @sashaa949 ปีที่แล้ว +2

    Maya cayil umabaahni❤❤

  • @youtupekeynuur5943
    @youtupekeynuur5943 ปีที่แล้ว

    Nagadaa ani buur ahay kalsooni iyo caafimaad wa qabaa mana LA ifaquuqo niyeey

  • @salmandiini477
    @salmandiini477 ปีที่แล้ว +2

    Madaxa xirirka hay ada cayilka "
    Beeb been lacag ku cun waye bee😂

  • @Qosol-funny
    @Qosol-funny ปีที่แล้ว +2

    Waraa warbixintaan carabta haloo gudbiyo soomalida cayilka wuuku yaryahay

    • @xinoabdisalaan
      @xinoabdisalaan ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @queencaato8382
    @queencaato8382 ปีที่แล้ว

    Ani wan buuran la'ahyba 😢normal ban alle weydiisanya

  • @anisoaniso2064
    @anisoaniso2064 ปีที่แล้ว

    Maya ma jecli cayilka

  • @user-hk5yv3bb1l
    @user-hk5yv3bb1l ปีที่แล้ว +2

    Jill media maadama adnogadigteen inan iscaylinno nosoo duuba sidsman iskucaataynlahayn😂😂

  • @ayanayanayuush8312
    @ayanayanayuush8312 ปีที่แล้ว +1

    Anagna ina is cayilno wax kasta ucunynaa uma baahnin caato 😂😂😂

  • @dontuse7197
    @dontuse7197 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad cayilan thy ama caato aad thy dadka marna kuma daynayaan ee isku kalsoonow

  • @Sahuur.54
    @Sahuur.54 ปีที่แล้ว

    Maya😂😂😂

  • @BatuuloBat-on6po
    @BatuuloBat-on6po ปีที่แล้ว

    Mya iga tag waaba ka cararaaya

  • @user-hk5yv3bb1l
    @user-hk5yv3bb1l ปีที่แล้ว +1

    Cayl majecli ilahayow haicaylinin mawaordi kartid bee 😂😂😂😂😂

  • @nasapohmalapoh6664
    @nasapohmalapoh6664 ปีที่แล้ว +1

    Ani 17.9 ahy nafaqo daro tii aheyd 😮😮😂😂😂

  • @xamsecabdilaahi7199
    @xamsecabdilaahi7199 ปีที่แล้ว

    Iyadaa cayilanee😂 maxay wax nosheegi

  • @amiiraqurux2313
    @amiiraqurux2313 ปีที่แล้ว

    Wx ka qabtaan😅😅

  • @sihaamali9312
    @sihaamali9312 ปีที่แล้ว +1

    😂3nd

  • @saprinah
    @saprinah ปีที่แล้ว

    ᴍʏᴀᴀᴀᴀᴀ

  • @captainnaimaupdyrahman9856
    @captainnaimaupdyrahman9856 ปีที่แล้ว +1

    Hada ani culeyska lafaheyga 15.9 kg miyaa😂😢

  • @maahirxasan7337
    @maahirxasan7337 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂