Sidee loo maamulaa hoteelada caalamiga ah Bashiir Mursal ayaa inooga sheekaynaya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 132

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM ปีที่แล้ว +24

    Bashiir waa qof aad u qalbi wanaagsan, u samaysan soo dhawaynta, dad la dhaqankiisana aad ayuu u wanaagsan yahay, waxaan daawaday Uubaale barnaamij uu kala sameeyey Mahad Abdulle sxb guuleyso nuucaada oo kale aad ayuu ugu yar yahay Soomaalida

    • @faysalsacijd5417
      @faysalsacijd5417 ปีที่แล้ว +1

      Bashiir Top man

    • @hanadmohamed872
      @hanadmohamed872 ปีที่แล้ว

      Waa bashiir aqalkiisa halka mahad laguso dhaweyay

    • @maslahbarkhadle952
      @maslahbarkhadle952 ปีที่แล้ว

      Somalida kuma yaree ma aanan arkin dheh, 20 million somali ah ma adiga la kulmay Abdishakur

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah waa khabiir weyn alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo thanks herari

  • @rocky4066
    @rocky4066 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah waa macalim In laga faaiideeysto mudan waxan kaa codsanayna oo aan jaclaan lahayn in aad barnaamij taxane ah aad inoo sameeysid si aan uga faaiideeysano qibradaada qiimaha badan jazaka allaah

  • @abdullahiadan7111
    @abdullahiadan7111 ปีที่แล้ว +11

    barnaamij cicno badan xambaarsan,qosol iyo farxad ayaan ku dhamaystay,thanks Hereri

  • @nazirhassan3642
    @nazirhassan3642 ปีที่แล้ว +9

    Massha alllaah Abdislam Herari iyo Bashiir waxaan idinku xasuustaa safarkiinii Bulxaaar 2016❤

  • @ahmedsuleiman2273
    @ahmedsuleiman2273 ปีที่แล้ว +17

    Muraad baan leeyahay wll ii duceeya in ilaahay isiiyo

    • @mohamedkayse1433
      @mohamedkayse1433 ปีที่แล้ว

      Alle ha ku fududeeyo waxii khayr ku leh walal🙏

    • @Larasamira1
      @Larasamira1 ปีที่แล้ว

      Alle SWT haku fududeeyo hadu khayr kugu jiro

    • @husseinmohameddhafe4273
      @husseinmohameddhafe4273 ปีที่แล้ว

      Raabii Haa kusakhiro amuurahaaga

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 ปีที่แล้ว +1

    Asc Cabdi Salaan Hereri ruun ahanti waa barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nola wadagtey jasaka Alahu kheer Ramdanta mubarak 👍👍👍👍👍

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 ปีที่แล้ว +5

    Aad iyo aad ayaan uga helay wareysiga maamulaha waayo anigaa dhankaas ku wanaagsan ganacsi ahaana maqayadley 7 sano soo ahay

  • @foabrar8254
    @foabrar8254 ปีที่แล้ว

    Thanks A.salan hereri your mean program s .

  • @Hassanynwa
    @Hassanynwa ปีที่แล้ว +6

    Customer service Skills ayaan ka faa’iidey bashiir runtii, Waa Waya arag Nolosha in badan fahmey. Sheekooyinkiisa kama daalo ilahay amarkiis. Guuleyso

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah two legends rmdn mubarak dad wax bdn kaga faido tihin

  • @cabdirisaaqbaraag3465
    @cabdirisaaqbaraag3465 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Herero, waa qormo wacan.

  • @mohamedhassan3234
    @mohamedhassan3234 ปีที่แล้ว +3

    Cimri dheer io cafimd alah hakuusiadio cabdi salan harari

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wariye sare abdisalam hareeri ❤❤❤

  • @hanalula2392
    @hanalula2392 ปีที่แล้ว +7

    "الإبتسامة على وجه أخيك صدقة"

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wax badan Ayaan ka facideestey

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    SALAAN SARE SAAXIIB SARE ABDI SALAAM

  • @YooYooo-tj6id
    @YooYooo-tj6id ปีที่แล้ว +1

    legend bashiir mural ciise qoys shidan mashalllah❤❤

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI ปีที่แล้ว +3

    Bashiir waa ninka iskale guriga imika lagu duubo filimka Laba Xaasle Ee Ka Baxa Universal Markale Lagu duubey Heesta Mursal Miuse Iyo Hodan Abdirahman😂😂😂 intaas baan Ka Aqaan😅😅

  • @faraxxashi3286
    @faraxxashi3286 ปีที่แล้ว +1

    Wariye sare Abdisalan hereri

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 ปีที่แล้ว +4

    Salam aleykum Ramadan kariim hereri waa mahadsan tahay marka xiga
    Bashir brother macahad lagu tababaro cilmiga iyo waqtiga aad khibrada u leedahay ama casharo video ah oo soomalida u diyaariso u samey please qaaliga saaxibkey qalbi wanaagsan yaa tahay u samey somalida laga Somaliya ilaa iyo Dunida ganacsiga soomalida boqolkiba 70
    Waa maqaayada iyo hotel waxaa loo bahay oo waliba banaan khibrada qof leh broo waa mahadsan tahay bashir enjoy nolosha aamin

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan Mubarak y'all 🎉

  • @khalifmusse9421
    @khalifmusse9421 ปีที่แล้ว +1

    masha allah bashiir wa aqoontii qof ah khabiir 😂❤

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 ปีที่แล้ว

    Wlhy waa barnaamij aad u fiican. Adeerkani waa exeprience miidhan runtii

  • @engabdishakurcaabi4382
    @engabdishakurcaabi4382 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah wa wareesi aad uu xiiso badan 🤣

  • @oamaer
    @oamaer ปีที่แล้ว

    Thanks Hereri!

  • @safiyaomar6179
    @safiyaomar6179 ปีที่แล้ว

    Waa sheeko qurux badan oo wax ka barasho leh

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi waa Nin khibrad leh

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 ปีที่แล้ว +1

    Haahee haahee wanku salaamey waxaan ahay wil somaliyeed marka adey aad muqdisho wahay u jirtaa 90 km

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @hassantech510
    @hassantech510 ปีที่แล้ว +4

    illahayow wxan cunayno iyo wxa an shaqayno xalaal inoga dhiig

    • @bashirmursalissabotan1475
      @bashirmursalissabotan1475 ปีที่แล้ว +1

      Haa sida waddamada UAE, Lebanon, Egypt, Sudan, Iraq, Kuwait, Turkey iyo Libya. Ma ogtahay deeqaha waddamada galbeedka ay geeyaan Somalia in 40% la mid ah yihiin cabitaan aan caano geel aheeyn, sigaar, xashiish iyo cashuur lagasoo gurey meheradaha nalalka cas ee Amsterdam? Sidoo kale masaatiifta UK, USA, Canada, Australia iyo Europe ay siiyaan dadka aan shaqeeysan ee danyarta ah waxay ka yimaadaan goobo aan caano heel laga cabin.

    • @hassantech510
      @hassantech510 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid wlal Bashir 5 sano ayan ka shaqeynayay hotel Nairobi wax badan baan ka bartaay hada

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @khadarxasan6496
    @khadarxasan6496 ปีที่แล้ว +1

    WaaawAaaw very fancy aadban UGA helay iswaraysigiinaas Bashir iyo c/ salaan xalqada damnan sugayaa kkkkkk
    Thanks

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +1

    Cabdisalaan hereri iyo Bashiir Mursal waxaanu sugaynaa Bashiir’s seafood restaurant eaither in Hargeisa or better yet in Berbera

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 ปีที่แล้ว +1

    Legend kaan,hanoo maamulo villa soomaliya yaakh 😮

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 ปีที่แล้ว +1

    Woow Herari Wax kale ayaad tahay

  • @M73432
    @M73432 ปีที่แล้ว +3

    Abdisalaan Hotels Ka uu Bashiir kasoo shaqeeyay magacooda maad noo sheegin. Shaqadii udanbaysay April 2018 Xaafad London ku taal buu magaca inoo sheegay. Markaa xaga professional Ka inaga habee oo magaca meelaha kasoo shaqeeyey means a lot.

    • @bashirmursalissabotan1475
      @bashirmursalissabotan1475 ปีที่แล้ว +3

      Shirkad aadan ruqsad ka heeysannin magacooda baraha bulshada kama sheegi kartid. Shuruudaha shaqaaleeynta guud ee maamuleyaasha ayeey ka mid tahay.

    • @mohamedyousuf-e1z
      @mohamedyousuf-e1z ปีที่แล้ว

      @@bashirmursalissabotan1475 🤣Warkiiyo kooban, mahadsanid

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 ปีที่แล้ว

    Topnotch Channel.👍👍

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama ปีที่แล้ว +1

    *Bashiir mursal muuse ciise bootaan waa khabiir wax badan laga baran karo* ❤🫡

  • @deeqsamater9445
    @deeqsamater9445 ปีที่แล้ว +1

    Walahay waa aqoon aad u qiimobadan
    Somali yaabara soo.dhawayanta macmiilka

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 ปีที่แล้ว +1

    masha allaa masha allaa wllo

  • @abdirizack-nooh1709
    @abdirizack-nooh1709 ปีที่แล้ว

    mnsh allah wax badan aya laga korodhsanayaa next vedio abdirahman issa kahin afro deli 🫡

  • @muhiyadiinabdirisak8500
    @muhiyadiinabdirisak8500 ปีที่แล้ว +1

    Aad,iyo aad

  • @iidyuusufcali9069
    @iidyuusufcali9069 ปีที่แล้ว +1

    Yaaaàawh

  • @ahmedaden3627
    @ahmedaden3627 ปีที่แล้ว +1

    Maka Madina qudus idamka illaahay insha allaah

  • @nuxurshow4748
    @nuxurshow4748 ปีที่แล้ว

    Mashllh waa barnaamij xiiso badan

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 ปีที่แล้ว

    Part 2 please 🙏

  • @afshiinkhadarahmed8512
    @afshiinkhadarahmed8512 ปีที่แล้ว +3

    Hhh qoorta qaboo albaablka kasaar hhhhhhh shalay shalaybay ahyd maantana waa maanta hhhhh😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @husseinmohameddhafe4273
    @husseinmohameddhafe4273 ปีที่แล้ว

    Walahi waa sheeko cajiib ah

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @M73432
    @M73432 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ayaan Ka faaiiday Bashiir

  • @alcamuudishow6050
    @alcamuudishow6050 ปีที่แล้ว +1

    Bashiir Mursal Ciise Booraan kkkkk walaahay waan qoslay waayo arag dhamaystiran

  • @cabdiburcaawi2799
    @cabdiburcaawi2799 ปีที่แล้ว +1

    C.salanaw.musiga.nagada

  • @sohasoha3279
    @sohasoha3279 ปีที่แล้ว +3

    Bashiir qayb kle kasoo qabo waa nin rugcadaa ah oo ay weliba u dheertahay reer magaalnimo tiro beel ah, hereri iyo bashiir baa manta is helay el classico ayaa ka dhacday😂

  • @abdiwali1000
    @abdiwali1000 ปีที่แล้ว +1

    Hospitals waa aquunta ugu hooseeyseeysa ay Hindi ugu doonto ka dhoofto wax uga bartaan laakiin hindinda waaweyn wax badan bartaan

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk. Hereri . Barnamijkan. Soo dhamaystir. Ninkana waxyaabo bdn ayaa jira. Uk 🇬🇧 kaliya maahee. Wariysiga kasoo sax

  • @mahadibrahim5633
    @mahadibrahim5633 ปีที่แล้ว +1

    Asc NINKAANI MA MARYAN MURSAL
    WALAAL KEEDBAA

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b ปีที่แล้ว

    Niyaw bashiir hargysa markan joogy wali lama kulmin lkn waxan ku bartay safarkii ay xeebta kusameeyeen isaga iyo asxaab kle ilaaahy haxafido

  • @yastayonis4007
    @yastayonis4007 ปีที่แล้ว

    Caadi maaha ninkan sheekadiisu. Arday aanu course English ah wada qaadanaynay ayaan waydiiyey maxaad rabtaa inaad ku diyaariso mastertaada wuxu yidhi tourism and Hotels adi wax noocaasa waan layaabay runtii lkn mardambaan ogaaday in shaqadaasi aanay caadi ahayn.

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 ปีที่แล้ว

    Aadban uga Helay Wlahi

  • @Maame65
    @Maame65 ปีที่แล้ว

    Customer care service waa xirfad aad u mihiima balse soomaalidu aaney aad u aqoon

  • @mahaddubad7155
    @mahaddubad7155 ปีที่แล้ว

    Waa goorma qaybta labaad

  • @casaancade001
    @casaancade001 ปีที่แล้ว

    Walaal hareri dalka brunei inaad xog naga siisan rajeynaya

  • @n5tv351
    @n5tv351 ปีที่แล้ว +1

    welcome to see a global 🌏🎬🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy qurbuhu waa tacliin gooni ah carab la yaabana lkn yuruba ka daran

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 ปีที่แล้ว

    Ninkan waa kii barigii bulaxaarna kula socdee ma sxb baa tihiin hereroq

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว +2

    Bashir waa nin yaqan noloshah wunah ku nolan karah mel walbah sababtoh ah waa nin rer magal ah waxaan lah yabah sidu ugu nolyahay hargaysah??

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 ปีที่แล้ว

    Bashiir waa nin khabira dawladu xaga dalxiiska ha uga faaidaysto

  • @faraxxashi3286
    @faraxxashi3286 ปีที่แล้ว +1

    Waxan aad ugu bogaa qaabka uu uwareysiga uqaado runtii waxn dhihi karaa kaliya barasho uun maha lknse waa Xirfad haybad u ah C/salan.......wuxu isku dayaa kolba inuu dhinac wax ka weydiyo si bulshada uu uga jawabo suaalo ay jeclaayeen

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅 Cajiib

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA ปีที่แล้ว

    wWAAR SULDAAN HERERI MAANTA WAXAAD WAREYSANAYSAA LEGEND WEYN ILAAHAY CIMRIGA HA U DHEEREEYEE WAA NINKII REER UUBAALE KKKKKKKKKKKKKKKK

  • @kooshinyare2389
    @kooshinyare2389 ปีที่แล้ว

    Wareysi xiiso badan

  • @yayayaya5993
    @yayayaya5993 ปีที่แล้ว

    Waraysi qiimo badan

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 ปีที่แล้ว +2

    Nin yahow maalin Hargiesa joogtaa, Maalina Istanbul, maalinta kalana Johanesburg, maalinta kalena Minneapolis, ma jini baa tahay?

    • @abdullahiabdi6813
      @abdullahiabdi6813 ปีที่แล้ว

      Wlh aniga xataa waka yabanahy jini waaye lkkkkkkkk

    • @Cadar49
      @Cadar49 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah dhaha dee ninka waa shaqadiisa journalist wuu dhoof badanyahay waa caadi. Ma Masseer baa idiin haaya??

    • @husseindirir4781
      @husseindirir4781 ปีที่แล้ว +3

      Waa muuqaalo uu horey uduubey kiskis ayuu usoo daaya muuqaalada

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 ปีที่แล้ว

      Allaha u siyaadiyo adigane allaha kuu sahlo

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 ปีที่แล้ว

      Waxaa jira waraysiyo badan oo uu soo duubay mar hore kadibna imaka uu soo geliyo.

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 ปีที่แล้ว +1

    Nikaan oo kale soo badan cabdisalaan kkkkkkk

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 ปีที่แล้ว

    Mida kale. Wuu yar qurxiyay. Chef. Dhanoo😂 . lasugayo . Maba seexdo

  • @AhmedIbrahim-he2ux
    @AhmedIbrahim-he2ux ปีที่แล้ว

    wallaahi hoteelada hargeysa ayaa u baahna dad xirfadleh oo kashaqeeya, kuwa ugu darani waa makhaayadaha gudaha magaalada hargeysa kashaqeeya oo aad arkeyso halka qadada lagu kariyo oo uskag buuxdhaafiyey iyo kuwa cuntada karinaya oo dharwasakhaysan xidhin oo bilaa nadaafad ah iyo mudalabiinta dadka cuntada ukeena oo aan nidaamsaneyn waxaad kadalbato mooye waxkale kuukeenaya iskadaa sodhaweyn aad ka hesho ee adoo cadheysan ayaad kasoo baxaysa mushkilada jirtaana waa iyagoo aan tababar haysan iyo sida macmiisha looladhaqmo aan aqoon ka haysan.

  • @IstahilCabdi-wu1ln
    @IstahilCabdi-wu1ln ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 ปีที่แล้ว +1

    Rageedii

  • @Geesitoosan
    @Geesitoosan ปีที่แล้ว +1

    #please cabdisalan jooji musicga ad video yadada ku dareyso khaasatan bishan Ramadan #please and #please

    • @Abdulkga
      @Abdulkga ปีที่แล้ว +1

      Sheeko alshabaab looma baahna orod seexo. Maxaad ka dhex qabanaysaa youtube habeen iyo maalin hadii music aad dhibsanayso? Munaafaq adiga camal waa naqaana!

  • @mahadabdi511
    @mahadabdi511 ปีที่แล้ว

    Bashiir waa nin lobahan yahay dowlada haka faaidaystay wasiirka dalxiiska

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 ปีที่แล้ว

    maba seexdo. Taaasi waa ……………

  • @fahmijama7794
    @fahmijama7794 ปีที่แล้ว

    Bashir mursal esse bootaan. Wadaadkani fcbk ku brtay waana dalka iyo dadba yaqaan sheekaawi ah . Cajiip

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 ปีที่แล้ว

    Cabdisalan orod laascaanood kasoo waran

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว

    Hoteeladee bu kasoo shaqeeyay

    • @bashirmursalissabotan1475
      @bashirmursalissabotan1475 ปีที่แล้ว

      Haddii aadan oggolaasho ka heeysanin shirdaha aad kasoo shaqeeysey, magacooda ma sheegi kartid.

  • @maaful
    @maaful หลายเดือนก่อน

    Su'aashii ahayd sidee qoomiyaha ka la duwan uga farxisaan?
    Waa uu ka jaawabi waayey waana su'aal sahlan.
    Jawaabtu waxaa weeye bani'aadamku asaasi ahaan waa isku mid.

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 ปีที่แล้ว

    Qof walba waa xor.

  • @KingJamaL777
    @KingJamaL777 ปีที่แล้ว

    War maxaad noogu kala jartay muuqaaka c.salaanow meel fcn bey ii mareysaye😂😂

  • @ibrahimhadame8766
    @ibrahimhadame8766 ปีที่แล้ว

    Bootaaan ku ma waxa uu ka mid yhy ilma bootaankii hargeisa dhismayaasha ku lahaa?

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 ปีที่แล้ว

    Maryan mursal bootan ma walaala mise magaca isugu aday

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 ปีที่แล้ว

    Qof bixi kara? muxu kawadaa? Waydii .

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว

    WADANKEN HADI AAD LABO JER QIMAHA WAYDISO QOF WAX IBINAYA WUU KU CAYAYA AMA GACAN AYU KU QADAYA!
    WADAN KENA IYO DADKENA XAGA ADEEGA WA KU LIITAN 0%0🤔🤔🤔

  • @ibrahim_siad
    @ibrahim_siad ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan illaahay ha u toobadkeeno
    Meel qamro lagugado ayuu kashaqaynaaye suu sheegaayo

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 ปีที่แล้ว +3

      Wll dagdaga iska dhaaf waxaan filaa in aadan muuqalka dhamaysan meel qamri lagu gado aa ka shaqaynaayay muu dhihin

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 ปีที่แล้ว +1

      Xaashaa, anagu afkiisa kamaanu maqal e bal muqalka dib u dhagayso

    • @bashirmursalissabotan1475
      @bashirmursalissabotan1475 ปีที่แล้ว

      Deeqaha waddamada galbeedka keenaan Somalia badankood waxaa dakhli cashuur ahaan dad shaqeesta looga soo gurey iyo goobo farabadan oo aan caano geel laga cabin. Ceeyrta lacagaha loo yaqaan ee danyarta iyo qooysadka qaxootiga ah ama aanan shaqeeyn meesha ay timid waa ognahay, sheeg hee xaggeey ka timid? Saudi Arabia dheh ? Maya maya, waa cashuur laga soo aruuriyey baararka iyo goobaha laga niikiyo. Itaa ma iga heeysaa ?

    • @axmedmowlid8786
      @axmedmowlid8786 ปีที่แล้ว +2

      Salafi degdagaaya

    • @Barakodiin
      @Barakodiin ปีที่แล้ว +1

      Waa xaqiiq hotel aan qamri lagu cabin ama lagu gadin maba jiro qurbaha kuligood qamriga caano geel uu uyahay ileen dadka hotelka dagaayo yaawaaye kuligood waa reer galbeed beenta joojiya

  • @Cabaas44
    @Cabaas44 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @faraxxashi3286
    @faraxxashi3286 ปีที่แล้ว +1

    Waxan aad ugu bogaa qaabka uu uwareysiga uqaado runtii waxn dhihi karaa kaliya barasho uun maha lknse waa Xirfad haybad u ah C/salan.......wuxu isku dayaa kolba inuu dhinac wax ka weydiyo si bulshada uu uga jawabo suaalo ay jeclaayeen

  • @Carafat76
    @Carafat76 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 ปีที่แล้ว

    Mashalah

  • @faraxxashi3286
    @faraxxashi3286 ปีที่แล้ว

    Waxan aad ugu bogaa qaabka uu uwareysiga uqaado runtii waxn dhihi karaa kaliya barasho uun maha lknse waa Xirfad haybad u ah C/salan.......wuxu isku dayaa kolba inuu dhinac wax ka weydiyo si bulshada uu uga jawabo suaalo ay jeclaayeen