"Waxay iila yimaadeen qorshe ah, Maayir ku xigeenka yaanu badalaynaa adiguna maayirka ahaw" Barandho

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 67

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 22 วันที่ผ่านมา +5

    Wadani waa la fahmay. Midnimo, Midnimo iyo Qaranimo

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 21 วันที่ผ่านมา +2

    Maayirkii ssbsnkan ayuu ahaa baradho waa runtii waliba waxbadan oonu ognahay uuna kasheekeyn ama anu siguud udulmarin
    Lkn mid baan idiin sheegiye reer borama may garan waayin baradho ee way ogaayeen wayna jeclaayeen lkn kulmiye ayaa horumatkaasi borama uquudhi waayey baradho isna waa uu diidey ijuu kulmiye kubiiro kadib markii ay sidaas ulayimaadeen

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed 21 วันที่ผ่านมา +2

    Rag rag dhalay geesi baal dehaba ayaa lagugu qori 1 adiga bardho 2. Cabdikiriin axmed mooge 3. Maayirkii burco ee xilka laga qaaday

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 22 วันที่ผ่านมา +3

    Adiga maxaa kaa galay
    Maayir ku xigeenka

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 5 วันที่ผ่านมา

    INANKAN WARIYAHA AH HALSOO QABTO SABABTOO AH WUXUU KASHAQEEYAA ISKU DIRKA BULSHADA SOOMALILAND
    WAA IN LASOO QABTAA HOORI WAXA LOO BIXINYAA DOQONKA LIITA
    MAGACAGA IYO SHAQADAADU WAY ISKU HABOONYIIN

  • @suhaybgaming9808
    @suhaybgaming9808 22 วันที่ผ่านมา +2

    Wariyuhu waa xadhig walaahi

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 22 วันที่ผ่านมา

    ASC, Maashaa ALLAAH,
    ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha iddin xafiddo, Addigga iyo warriyahabba AAMMIIN 🤲.

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 22 วันที่ผ่านมา +3

    Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 22 วันที่ผ่านมา +2

    Hoori soo baro saxaafada

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 21 วันที่ผ่านมา +7

    The question I have for you is why everyone speaks to the public after they lose their jobs, and don’t say anything while they have the job?

    • @Mustafhajji
      @Mustafhajji 21 วันที่ผ่านมา +2

      Good question 💯

    • @dolardaadiye8055
      @dolardaadiye8055 21 วันที่ผ่านมา

      Hhhhhhh siyaasiyuntu kulikod waa tuug

    • @KUUSCABDI-nu5tp
      @KUUSCABDI-nu5tp 21 วันที่ผ่านมา

      L​@@dolardaadiye8055

    • @shaaficiali1056
      @shaaficiali1056 18 วันที่ผ่านมา

      waa dadka Soomaalida ah oo dhan marka ay kursiga ka taagan ayey hadlaan

    • @WiiloNageye
      @WiiloNageye 5 วันที่ผ่านมา

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊​@@Mustafhajji

  • @aminnour6600
    @aminnour6600 19 วันที่ผ่านมา

    Waxani wariye maaha hctv waa tv w@yn lkn tayada halwadeen@diisa dib ha u baadho

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 19 วันที่ผ่านมา

    Hoori adigu ma qabyaalad ayuun baad waraysigaaga ku dhex dari waar saxafina ma tihid ee adiga qudhaadaa honceble reernimo ku jooga

  • @jamiljama8650
    @jamiljama8650 22 วันที่ผ่านมา +1

    Marki aad xilka haysay maxad u.
    Hadli wayday markad wayday malarki
    Aad jaqaysay lagaa joojiyay ayad adka furaty sxb xilku waa meerto
    Cagta fur

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 22 วันที่ผ่านมา +2

    Colaada joojiya. Wadani waa Cadow

  • @abdi7612
    @abdi7612 22 วันที่ผ่านมา +1

    Muuse Buuxi balaayo iyo ayuu la wareegayaa, reer Borama yaan la isku kiin dirin

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 22 วันที่ผ่านมา

      Madaxweyne Bixi waxa ay laqayan xisbiga wadani maxad dhakada uga saraysa

  • @EidXaaji
    @EidXaaji 21 วันที่ผ่านมา

    Markad maayerka ahayd maad sheegin in Aabaha SNM dishay Xukumada Slandna Ma khuseeyo Golayasha Deeganka Hadii Gollahagu Shacabku Ku Doonayana Xukumad Xisbi midna waxkama qaadi karro Allah kacabso Intasad Callaf kulahayde

  • @omarhussein1946
    @omarhussein1946 17 วันที่ผ่านมา

    Caafimaadka, waxbarashada, booliska...... wax kastaba hadii dawlada hoose qabato waaba yaabe dawlada dhexe maxay iyadu qabataa?!!!!!

  • @ahmetbidhi3181
    @ahmetbidhi3181 22 วันที่ผ่านมา +1

    Maayir ay haysankari wayday magalada boorama

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 10 วันที่ผ่านมา

    Awdal qudhmiye waydooxday musuqii boorame ishiirabtay kuquuso qushmiye iyo sacsac saajin calooshiisuu usocdaa awdal waddani aya udan ah ee fartiina haeedin markale..

  • @suleimanabdisatardubad8754
    @suleimanabdisatardubad8754 20 วันที่ผ่านมา

    Hogaamiye da'yar oo mudakar ah Boorama iyo dalka oo dhamina u baahan yahay... cisi iyo sharaf ayaad xilkaas ku kasbatay Reer Booramana way wada ogyihiin ... Guuleyso Mar walba gudoomiye Maxaned Axmed Warsame (Baradhe ) Dalkaa kuu baahan ee ha niyad jabin Guuleyso idamka Alle

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 22 วันที่ผ่านมา +1

    82 😂😂😂😂dhashay😂😂😂

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 22 วันที่ผ่านมา +1

    Hoori Waa Huwan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 22 วันที่ผ่านมา

    Nin rageed waa ninkaa Cirro ka war hayo Wasiir culus la siiyo alle ha ku barakeeyo

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 22 วันที่ผ่านมา

    Waxani wariye mahee hala xidho yaa ugu racsan fadqalalo waxan ahayn mawado waana cadaw kalkaal saqajan kan dawladu canshar hawdhigto liin halaga dhargiyo

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 21 วันที่ผ่านมา

    Master plan ka Borama wuxuu noqon doonaa wax aad u qurux badan mustaqbalka

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 22 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ninkani wa xalal maal lkn way garan waayeen reer boorama

  • @milano453
    @milano453 21 วันที่ผ่านมา

    Hoori su ale xume wad isqasbeysa tayo wariye ma lihid lkn somali odhanba qofba meshu mudna ma jogo

  • @AbdirazakOslo
    @AbdirazakOslo 21 วันที่ผ่านมา

    Mashallah maayir jira sxpkye

  • @carafaatfaarah6578
    @carafaatfaarah6578 22 วันที่ผ่านมา

    Shaqo wacan ayuu qabtay meel ka saaraysa ayaan u rajaynaynaa

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 21 วันที่ผ่านมา

    Akhlaaq iyo aqoon wariye male kani

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 21 วันที่ผ่านมา

    Wariyahan yar ee cuqdadu ka buuxdo. Waa lagu nacay. Iska aamus oo xishood.

  • @Jeenyokajeenyo
    @Jeenyokajeenyo 22 วันที่ผ่านมา

    Reer booramow xisbiga Ucid siiya codkiinna, waa xisbiga midnimadii umadda soomaaliland soo celin karaya ee lagu kalsoon yahay

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 21 วันที่ผ่านมา

    aabahayi baa esnm dishayi naamuxuu yidhi oo adiga imisuu aabaha aabood dilyi waxa ha isku soo fadhina xoolayoho iyagii dadka madhiyeyi ee la saamxayi ayaa weliba cabanaaya

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 21 วันที่ผ่านมา

    SUAAL MUUSE MAAYIR UU XOOG KU BADALAY SIDA BORAMA,,Burco,,OODWAYNE,,MAKU SOO NOQON KARAA

  • @ubahhassan5975
    @ubahhassan5975 21 วันที่ผ่านมา

    Waraysiga saxafigu maisaga iskaqaadaya wamaxay camerado isaga unbay qabanaysaa waar wajiga mayarka maxaad usi jeedisay

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 21 วันที่ผ่านมา

    Walhi
    Somaliland gacanta muuse biixi ayay ku burburiysaa
    Ama waa layska qabn
    Ader marna muse yanu nogo odhan waa lay xasuuqay iyo ziyad barre diyaard igu xasuqay marna yaanu dadka reeer laascoond xasusuqin kaara la doonanine
    Xasuuus wa xasuuq
    S.n.m wakhtigeedi wa so dhamday dalkiina wa xor mnsha Allah
    Lkn halkaas yaa kaasi waddi kara weye su Aaashu?
    Muse still dagaalbuu jira yuse kula jira?
    Ziyad barre ma qabrigi kaso baxay?

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 22 วันที่ผ่านมา

    Waar hadaa maayirka borame waa xilka loogaqaaday mar haduu wax yaabahan horumarka usheegayo uu qabtay

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 21 วันที่ผ่านมา

    khiyaaaali ayaa laysku maaaaweelinyaaaa cid boorma cid xumaann uqabtaa majirto ee kadaya kutri kuteenta

  • @funnyanimal885
    @funnyanimal885 21 วันที่ผ่านมา

    Wariyahan waa Hoori dhab aah😂

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 21 วันที่ผ่านมา

    Heego Qudhmiye iyo ninka waalan qaranka wa lagga qabbanayaa dhawaan shacabka somaliland ku middoobay darafkadaraf diyaar'garooba

  • @user-xg5xt3md2q
    @user-xg5xt3md2q 22 วันที่ผ่านมา

    Alla maxaad wadani qaran ahayd

  • @DorothyAustria-b7l
    @DorothyAustria-b7l 6 วันที่ผ่านมา

    Garcia Melissa Rodriguez Maria Thomas Thomas

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 22 วันที่ผ่านมา

    Weli laysma Baran wlhi❗️

  • @PaulGault-z5i
    @PaulGault-z5i 6 วันที่ผ่านมา

    Smith Brian Moore Amy Lee Joseph

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 21 วันที่ผ่านมา

    kani wariye maha ee wariyeyaashu abartaaannn xerka saxafada waayo sidiii ciyaaalo suuuqa ayayy dadka uwaraystaannnnnnnn

  • @SomalilandHargeisa-of5ng
    @SomalilandHargeisa-of5ng 22 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JuliHood-c3p
    @JuliHood-c3p 5 วันที่ผ่านมา

    White Karen Johnson Donald Perez Linda

  • @DavyTracy-l7i
    @DavyTracy-l7i 8 วันที่ผ่านมา

    Davis Nancy Miller Donald Thomas Brenda

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud 22 วันที่ผ่านมา

    War kan yari waa wasaq

  • @GwenStephens-e4m
    @GwenStephens-e4m 11 วันที่ผ่านมา

    Thompson Anthony Moore John Lewis Edward

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 22 วันที่ผ่านมา

    Huure waa huwante dameeer xaarmajo ushaqeeya tuuuuuuuug

  • @BennyBenji-j1j
    @BennyBenji-j1j 6 วันที่ผ่านมา

    Lewis Mary Clark Sharon Taylor Joseph

  • @JennyMitchem-e3u
    @JennyMitchem-e3u 8 วันที่ผ่านมา

    Martinez Frank Gonzalez Gary Jackson Margaret

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 22 วันที่ผ่านมา

    Nacaskan cuqdadsysan

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 22 วันที่ผ่านมา

    Waa NINKII Boorama la hadhay
    Wuu cadaaabay Boorama😡

  • @YoullRyan-l7h
    @YoullRyan-l7h 9 วันที่ผ่านมา

    Smith Susan Harris Susan White Jessica

  • @allahbawayn
    @allahbawayn 20 วันที่ผ่านมา

    Boorama dadkeda waliba beesha dhexe inay u abalceliyan weyan nacaybdaaye

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 10 วันที่ผ่านมา

    Waar awdal aqoontaa kareebtay dub udhaca qudhmiye kunaafeeyey awdal ee uukuhayo xukunka liita ee 7sano wuxuu sheegto waayey ee canshuurtoodii raba inuuvodkuraadiyo.