Maraykan gawaadhidu waa qayb aad u muhiim ah oo nolosha ka mid ah, da’dee ayaa lagu bartaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 81

  • @lyusuf1979
    @lyusuf1979 11 หลายเดือนก่อน +10

    This guy has huge patience for Somalis....nin Somali wax Baraaya wa nin aad u sabar badan 👏

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 11 หลายเดือนก่อน +21

    اللهم أنصر هم في غزه، ،اللهم بدلهم خوفهم امنا، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ،اللهم أيدهم بروح القدس، ،اللهم اعز الاسلام والمسلمين واذل الشرك والمشركين، ،ياإله الاولين والآخرين، ،اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد، ،

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani 11 หลายเดือนก่อน +1

      الهم امين يا رب العالمين

    • @Really2025
      @Really2025 11 หลายเดือนก่อน

      Allahuma Aammiin Yaa Rabbul Caalamiin!!

  • @CryMeARiver13
    @CryMeARiver13 11 หลายเดือนก่อน +19

    Former student here😂 he taught me how to drive and I took the exam with his car back in 2008 I remember his son was very small baby.

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 11 หลายเดือนก่อน +6

      And you Lost somali language

    • @CryMeARiver13
      @CryMeARiver13 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@habilgaraad2441 wa kaa badiyaa😂 Somaliyana kuma dhalan kumana korin Africa kumana soo dhex korin Somali xitaa……maxaa kale?

    • @Really2025
      @Really2025 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@habilgaraad2441😂😂😂😂😂, whatnis your proof?? Waa lagaa badiyaaye!!

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan 11 หลายเดือนก่อน

      @@Really2025xalimo xaa sheegoysaa 😂

  • @Burco.
    @Burco. 11 หลายเดือนก่อน +18

    Abdisalaan waxaad ku bilawdaa barnaamijka salaanta islaamka Insha Allah

  • @abdimuse6171
    @abdimuse6171 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xaga aan joogo walaahi tarafiga qaar dilaya maantaa laga sheekeeyahay waa waab abdisalaan hareri casimadeena ayaa u baahan tan iyo mid ka sii wanaagsan somaliyeey ka
    faa,iidaysta aqoonta bilaash ka ah ee macalinkaasi iyo inankiisu idiin soo gudbiyeen macalinkana aad baan u salaamayaa iyo inankiisa jasakallahu kheyr allow umadeena barakee oo xafid meelkasta oo aduunka joogaan bilaa caleek waad mahadsan tahay abdisalaan hareri

  • @fatimamahamedjama9474
    @fatimamahamedjama9474 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah barnaamij faa'ido badan leh weeye , mahadsanid Hereri.

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 11 หลายเดือนก่อน +8

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤

  • @abdirahimashuur160
    @abdirahimashuur160 11 หลายเดือนก่อน +7

    Barnaamij kan anoo daawan ayaan ka helay❤

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 11 หลายเดือนก่อน +5

    Ku saliya nabiga ❤

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 11 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you Mohamed, Experienced trainer

  • @abdihamidofficialchannel2802
    @abdihamidofficialchannel2802 10 หลายเดือนก่อน

    Good teacher thanks

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah barahaa baabuurtu
    Waa bare waanagsan
    Waxaanu joognaa new hargaysa waxaanu leehanay markaanu miniyaabulis kuugu nimaadno insha allaah ayaad na bari doontaa macalin insha allaah wiilka yarna alle ha barakeeyo

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 11 หลายเดือนก่อน +11

    Marka😂😂😂 "Qofkii Gaari Aan Lahayn Waa Cirka u Tuuro" Soomaaha

  • @KhadarHaji-hm4pd
    @KhadarHaji-hm4pd 11 หลายเดือนก่อน +1

    best channel i ever see thanks hareeri i wish 1 day inad wareysi iga qaadi doonto markey riyadeeda ii rumowdo insha.allah

  • @ismahaansiciid1194
    @ismahaansiciid1194 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wow mash allh good lesson

  • @fuadmanaxe4447
    @fuadmanaxe4447 11 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allah waad dadalaysa macalin maxamed lkn waxaad ku darta sida aad gaariga u barayso wiilkaaga af somaaligana u bar ,
    Maasha allah .

    • @jellebashirmohamed-wc9op
      @jellebashirmohamed-wc9op 11 หลายเดือนก่อน

      Wiilka ayan fahmeyn somaha saas darted ayu ingiris u isticmalaya

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 11 หลายเดือนก่อน +2

    This is nice and helpful ❤

  • @rocky4066
    @rocky4066 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ka xumahay aabahani afsoomaaliga wiilkiisa waa Inuu kula hadlaa ee MA aheeyn in English uu kula hadlaa maadaama muuqaalkani soomaali ookeliya quseeyo

  • @deeqdaahirxuseen2191
    @deeqdaahirxuseen2191 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaas soomaliya ha usoo laabto waxbadan bu afacilaha wllhi waaar aqoonta noola soo labta markad wax soo baratan

  • @JamaalCnasir
    @JamaalCnasir 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid

  • @younesmohamed6317
    @younesmohamed6317 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad hereeri ❤💯

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 11 หลายเดือนก่อน

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Hereri&C/Qaadir Sheekh.

  • @mahadabdirizaksulaiman7824
    @mahadabdirizaksulaiman7824 11 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha allah waa aabbo wngsan.

  • @mukhtarmahamedcilmi9650
    @mukhtarmahamedcilmi9650 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 11 หลายเดือนก่อน +4

    HareeRi legend

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 11 หลายเดือนก่อน +1

    Good instructor

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤🎉🎉🎉

  • @AhmedHuseinHeibe-d9m
    @AhmedHuseinHeibe-d9m 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mr hereri waan ku salaamay

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @firdowsaaamin5360
    @firdowsaaamin5360 11 หลายเดือนก่อน +1

    ASC hareri lacagta waa ismsa barita gariga xagee buukuyaal

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 11 หลายเดือนก่อน +1

    🥺🥺.🥺@ . ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @AbdisalamHussein-x7o
    @AbdisalamHussein-x7o 11 หลายเดือนก่อน

    abdislanow waankuu baqey markaa galayseen HIGHway galayseen

  • @SabaaxAhmed-lz4dh
    @SabaaxAhmed-lz4dh 11 หลายเดือนก่อน

    Huno salmyaa thanks

  • @cladiifcilmi3731
    @cladiifcilmi3731 11 หลายเดือนก่อน +1

    Cod ma jiro legend muuqalku

  • @ahmedmaow5710
    @ahmedmaow5710 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520
    @maxamuudahmedcabdikadir4520 11 หลายเดือนก่อน

    Aabe wax garad🥰

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 11 หลายเดือนก่อน

    Aad baan kuu salamayaa hereri midia horey u soco mahad sanid nabadbgalyo

  • @ZoyaanMohamud
    @ZoyaanMohamud 11 หลายเดือนก่อน

    Lacagta meeqo weeye lagu baranaayo?

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 11 หลายเดือนก่อน

    ❤😊

  • @Cicasiisdaauudcabdi
    @Cicasiisdaauudcabdi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Haaa

  • @HantiMal1984
    @HantiMal1984 11 หลายเดือนก่อน +2

    Malaayacni sheekadaada adoo ninwayn ah

    • @lyusuf1979
      @lyusuf1979 11 หลายเดือนก่อน

      Hadaad wax baran laheed sidaan Uma hadli laheen.

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 11 หลายเดือนก่อน +1

    Belt up Brother Hereri 🤣

  • @saki092
    @saki092 11 หลายเดือนก่อน +2

    24:48,26:32 maxamed wa nin professional driver ah mararkaas kor kusoo xusay ayaan gacan u taagay anigana aan cilmi ka kororsasay, maashaallh

  • @asmacali111
    @asmacali111 11 หลายเดือนก่อน +2

    herari east africa no ga so waran

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani 11 หลายเดือนก่อน

      East africa dagaal iyo abaar iyo darxumo ayaa taala😂

  • @abdikarimisaak8181
    @abdikarimisaak8181 11 หลายเดือนก่อน

    Boy doesn’t understand anything from his father just shaking his head

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 11 หลายเดือนก่อน

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 11 หลายเดือนก่อน

    MASHA ALLAH 🏗️🏫🏫🏫🚖🚕🚑🚑🚘🚗🚖🚕

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 11 หลายเดือนก่อน

    Maxamed cabdiqadir single ma yahay

    • @FaaizoAbdirahman
      @FaaizoAbdirahman 10 หลายเดือนก่อน +1

      Ina adeer adu single ma tahy😊 aan weysada isku dhowranee😅

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 10 หลายเดือนก่อน

      @@FaaizoAbdirahman naa faa iso maxaa ku qaatay ma gbdh baa gbdh wayso ku dhowrata bisinka e

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz 11 หลายเดือนก่อน

    You must be able to drive when you are 18 years old. whether you are a girl or a boy

  • @evergreenbollywoodhits2145
    @evergreenbollywoodhits2145 11 หลายเดือนก่อน

    Haaye haaye suunka uma xirna 😂😂😂

  • @aidrusmohmed6801
    @aidrusmohmed6801 11 หลายเดือนก่อน +2

    Barnaamijka marka aad sidaa u duubtaba markiiba soo gali barnaamij aad 21 cisho ka hor duubtay ayaad iminka iska soo galinaysaa

  • @NuradinMohamed_
    @NuradinMohamed_ 11 หลายเดือนก่อน

    Haaye Haaye😂

  • @batalaaletv7563
    @batalaaletv7563 11 หลายเดือนก่อน

    Kazoo daawo

  • @abdirahmansheikhnor8516
    @abdirahmansheikhnor8516 11 หลายเดือนก่อน

    Ar wadaadkaan cunugiisa ajnabi cml ula hadlooyaaa see cml?
    Ar afsoomaali bar wiilka

  • @abdirihmanabdikadir5928
    @abdirihmanabdikadir5928 11 หลายเดือนก่อน +1

    Cod maleh muuqalku

  • @CaliXuseen-b7w
    @CaliXuseen-b7w 11 หลายเดือนก่อน

    mahad sanid herari

  • @zakigafane4833
    @zakigafane4833 11 หลายเดือนก่อน

    Somali cow boy soo warayso maine tagoo

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 11 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅XAYEESIINTA LACAG LAGU HELO MUSIC WA XAARAN OO ADAN KOON TAROOLI KARIN

  • @Haldhawr
    @Haldhawr 11 หลายเดือนก่อน

    cabdisalaanoow adigaba suunka kuuma xidhna maxa dhacay

  • @mrzir7645
    @mrzir7645 11 หลายเดือนก่อน +2

    Youtub kali ah ee aan waxa ka faaido abdisalaan hereeri waxa aad buuxisay qayb weeyane oo bulashad uu wada dan ah waad mahdsantahay wariye waxa aad tahay rolmadel umada ku dayto

  • @abwaansugun
    @abwaansugun 11 หลายเดือนก่อน

    Somaliland barkinka itaxaanka lagaaga qaadayo gaadhiguunbuu leegyahay luquta ma leexin kartid reefiskaliya ayaad usoconaysaa wallaahi waa hawl adag calaamado aan dalkaba ku ool inkastoy imaka soo krdhayaan 38:32

    • @asmahussein4275
      @asmahussein4275 11 หลายเดือนก่อน

      Xiiq weeye ani waan dhacay😂

    • @abwaansugun
      @abwaansugun 11 หลายเดือนก่อน

      Nin aan laba jeer dhicini wuu yaryahay anuu indho adayg baan ku galay lkn ragbaa markay yaabeen $150 bixiyay halkuu $67 ka ahaa