Aroos miyi iyo dhaqankeena🥰

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 342

  • @kismamedia6719
    @kismamedia6719 3 ปีที่แล้ว +35

    Dhaqankaaba markan dad khayr baad la kulantay dumar tin ilaa cirib xijaaban mash.llaaah
    Caruusada aad ban ula dhacay sida loogu xijaabay ilaahay ha barakeeyo reerka

    • @sahayakharotv1523
      @sahayakharotv1523 3 ปีที่แล้ว +2

      Ciyarta ragu wa marax lk ta dumarka aad uga helay waaaaw

    • @kismamedia6719
      @kismamedia6719 3 ปีที่แล้ว

      @@sahayakharotv1523 makala dhacaan runtiii

  • @saciidcllaahi7336
    @saciidcllaahi7336 3 ปีที่แล้ว +24

    Maasha allaah dad badan miyiga waa barteen sanadka dhaqan kaaba ha noolaato maasha allaah

    • @yusurhirsi4522
      @yusurhirsi4522 3 ปีที่แล้ว

      Halka guri ma laba reerbaa ku aroosaya 4 qofbaa galaye?

  • @sahilabdi2953
    @sahilabdi2953 3 ปีที่แล้ว +26

    Surely keep going my sister you have even make me feel proud of my culture and love the remote wedding

  • @Ducaysane-u2n
    @Ducaysane-u2n 3 ปีที่แล้ว +29

    Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye

    • @cabdiqanixuseen8361
      @cabdiqanixuseen8361 3 ปีที่แล้ว

      Diyaar walaale ee saar yutubka adnee waan kusaaraa
      Hee wa iga dheeh walàale

    • @Global.Nature1
      @Global.Nature1 3 ปีที่แล้ว

      Say masha Allah

  • @khayrallesii8278
    @khayrallesii8278 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah waa aroos aad u qurux badan oo wada asturan. Hore u soco Buuhoodle iyo hawdna soo eeg. Waxaan rajaynayaa inaad ilaa magaalada Saylac iyo galbeed socotid.

    • @adontiialle8171
      @adontiialle8171 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa. Runtii wanu sugayna ilaa hawdka sare iyo Jandheertii

    • @khayrallesii8278
      @khayrallesii8278 3 ปีที่แล้ว +1

      @@adontiialle8171 haa walalo jaandheer iyo ciidii cudoonayd🌹❤️

  • @salaadblack9041
    @salaadblack9041 3 ปีที่แล้ว +9

    M.a allah dhaqan kaabo mal mahan Aros aros niyda naga so galise runti waa in Somalia aroskega ka dhaca wan kugu so casuma ogow sharaf & karamo

  • @laarij682
    @laarij682 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah aroos caadi ah ma ahan.
    Hada kahor waxaan xasuustaa aroos ka dhacay baadiyaha mudug 2004 oo markii sidaan oo kale xabada loo ridayey kii qoriga heystay uu kula foorarsadey qorigii caruuskii iyo caruusadii malxiiskii iyo malxiisadii deetana uu sadex ka mid ah dhaawacey.

  • @subaccusub5399
    @subaccusub5399 3 ปีที่แล้ว +4

    Hadaad comment intaas qof hadaad iga dex aragtid walashie adiga iyo hooyo Allah idin barakeeyo🥰🤲

  • @ifraaxadan9331
    @ifraaxadan9331 3 ปีที่แล้ว +5

    Msha Allah abyo ilhey hakuu xafido runtii siniyadaan kuugu duceeyaa waayo abyo dhaqankeenii dhlukii dooga ahaa noosoo gudbineysaa daawashada video gaaga waan kuraxeystaa mahdsanid markale ilhey hakula garab galo shaqada hey sid mcnto haalkaa kasiiwad🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋♥️♥️♥️♥️

  • @nuuromaxamed6826
    @nuuromaxamed6826 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo hana iga xumaan reer badiyaha baryahan aroos ayey kabixi la yihiin masha allaah
    Ee Abaayo is ilaali yay naga kaa wadan ❤

  • @ramlakhadar9194
    @ramlakhadar9194 3 ปีที่แล้ว +10

    MashaAllh MashaAllh wllo wllhi wn kugu tagarsanahy shaqadad hayso alfa mabruuk ❤️❤️❤️👸🏾

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah qurux💖💝💐⭐️⭐️⭐️💫💫💫💎💎💎♥️♥️♥️💝💝💝😁 Allah ha isku barakeeyo Amiin Allah ha siiyo awlad ahul Quran Allah Jannahtul Fardows ha geeyo dhamaantoda Amiin

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 ปีที่แล้ว +2

    Reer miyi Aroos badnaa ayaga maseer igu reebeen be😂😂✌🏽

  • @maxamedcali7407
    @maxamedcali7407 3 ปีที่แล้ว +4

    M.s
    Dhaqankaaba
    Guuleysta
    Dadbadana oon kamid ahay arooskooda miyiga kadhigan doonaan
    Insha Allaah halkii la igu beeray ee mudug

  • @Yuuqani
    @Yuuqani 3 ปีที่แล้ว +3

    *GABADHA KALIYA HADA WAX LO BAHANYHY SO GUDBISA weligeey ma arkin aroos miyi ah maanta igu horeeso gabdhan darted waliba🇸🇴😢Thanks byo*

    • @mrsayid3640
      @mrsayid3640 3 ปีที่แล้ว +3

      Oo kaa dhaba miya wllo? Markaa xagee ku noolaan jirtay niyow! Xataa hadaad magaalo intaas ku le. Ekaatay miyanay jirin qaraabo, miyiga ku nool

    • @Yuuqani
      @Yuuqani 3 ปีที่แล้ว

      @@mrsayid3640*qaraaabo oo miyiga dagan oo saan cml eh. Melaha dhow le jogaan lkn meesha saan ushidn ma arag 😢*

  • @habiahmed8319
    @habiahmed8319 3 ปีที่แล้ว +10

    Aroos wa aroos miyiga ciyaarna wa tay ciyaaraan aroos magaaloo mala yacni waan ka daalnay 😬

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhaqan kaaba wll mid aan kugu darsado cilp gaaban uunbad noosoo duubtaye barnamij kaagu intaa haka dheerado

  • @dunidaislaamka1434
    @dunidaislaamka1434 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah
    Dumarka miyiga shalmad ayaan ku aqaanay
    Kuwa ugu sheekhsanbaa xidha dalado
    Lkn dhammaan haweenkani way xijaabanyihiin

  • @saidhersi1516
    @saidhersi1516 3 ปีที่แล้ว

    Mashalaah wlaashay dhaqanka Kaaba hore usoco Alle haysku barakayo. Caruur kala iyo caruusada

  • @mariamahmedsadik8670
    @mariamahmedsadik8670 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashlh reer sanaag sifiican uciyaaraan

  • @raxiimacabdi3723
    @raxiimacabdi3723 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan jeclahay dadka sol iyo sanaag sabab la aan mashallaah

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah sifiican bay uciyaarayaan arooskaaba ciyaartooy

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh manta adiga ayaba aros ueg .masha aalh alah kubarakeyo abayo

  • @mustafeiidmuuse967
    @mustafeiidmuuse967 9 หลายเดือนก่อน

    Walal Dhaqankii Nooso Celi ,Waan Ku Dhaarshey walal Qaali❤❤

  • @arawelo9504
    @arawelo9504 3 ปีที่แล้ว +5

    Sanag iyo sool ma laascaanod baa makalo aqan 🙃🇸🇴

    • @arawelo9504
      @arawelo9504 3 ปีที่แล้ว

      @Cismaan Maxamed thanks wl 👍👍

    • @axlaamhirsi8430
      @axlaamhirsi8430 3 ปีที่แล้ว +2

      Sool = lass canod
      sanaag = ceerigaabo
      iyo cayn = buuhoodle
      SSC. Baa laysku yiraahdaa

  • @huseinmohameddad9726
    @huseinmohameddad9726 3 ปีที่แล้ว

    maansha allaah dadku waxay fahmeen calanka soomaliya mooye inaynaan calankale lahayn
    xataa miyiga ayaa laga wataa ha noolaato soomalia

  • @aminoadan4190
    @aminoadan4190 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow aroosyada sool iyo sanaag cadi ma aha mansha allah

  • @faaduma-mubaarakcabdi9434
    @faaduma-mubaarakcabdi9434 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah aroos khuruxbadan iyo ciyaaro quruxbadan dhaqankaabaay marhadaad gobalsanaag joogto waxa waxyarkuujira buurtii daxiiska eedaalo ceergaabo dusheeda haday suurto gal kuutay allaah haku xafido

  • @mowofficialcw9534
    @mowofficialcw9534 3 ปีที่แล้ว +1

    Our queen 👸💖dhaqankaaba

  • @mrsayid3640
    @mrsayid3640 3 ปีที่แล้ว +4

    Allay lehe waa iskaga raaxaystaa aragtida dhulkayga hoooyo, fikirka ayuu i ilowsiiyaa oo idhaafiyaa

  • @fartacadey4409
    @fartacadey4409 3 ปีที่แล้ว +1

    mashallah ciida quruxda bada hawada bilaa buqaa ciyarta wiisha seey janta isku helay dhaqan qurux badan aqalka rerta ka samesan

  • @barkhadahmed
    @barkhadahmed 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Hambalyo alle haysu barakeeyo
    Waa aroos qaaliya oo asturan
    Xabada laridaayo inkastoo dhaqan tahay hadana in layska daayo ayaan jeclaan lahaaa

  • @hanicali9400
    @hanicali9400 3 ปีที่แล้ว

    dhaqan kaaba wlhy ilaahy dartiis baan kuujeclhy ilaaahy hakuxifdio😍wlashy mcn

  • @ummushukri6359
    @ummushukri6359 3 ปีที่แล้ว

    Wiill soomaaliyeed boot bood loomabaahna .barta seyniska siiba Biology chemistry.gabdhana saasookale kuligeen meeshii xaawa iyo aadan noogatageen baantaaganahay.aloow naxafid aamiin.

  • @yousofhussein204
    @yousofhussein204 3 ปีที่แล้ว +1

    Sanaag soonaheediyo
    Dhulkii siraadnaa
    Sawjad iyo suldaanked
    Aroos sacabka lotumo
    Sooryo laysku qaado
    Somalay ugu horaysa
    Saatir isu kiin daa

  • @jammane3880
    @jammane3880 3 ปีที่แล้ว +3

    Dumarna nimaan macno aqoon,
    Naa hooy wuu marin Habowshaa.
    Abwaanad iga dheh.👌

  • @yusufahmed6970
    @yusufahmed6970 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqan kaaba wajigaaga baraha bulshada oo dhan Ka ilaali, faa'iidooyin badan oo shakhsi ah baa kuugu jira.

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabarakalah ilahay haku xafido waxad tahay gabadh labo isku darsatay asturnan iyo wax aan hore somalida loga baran oo ah dhaqankagii oo aad ku faneyso Mansha allah walal waxan kaa cod sanayaa dhulka somalida oo dhan soo wada mar haduu alle idmo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimoahmed2155
    @nimoahmed2155 3 ปีที่แล้ว

    Soomalidu waa dadka Aduunka ku nool waa dadka ugu dhaqanka fiican mnsha Allah

  • @ismailahmed2418
    @ismailahmed2418 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah dhaqan kaab keep going💪👏 waan ku saacidaa

  • @hanad6666
    @hanad6666 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan kaba dhaqankeni bey dib inoguso celisay mahadsanid 🇸🇴♥️🙏

  • @muhsenali123
    @muhsenali123 3 ปีที่แล้ว +1

    Runtii macalimadeydii baattahay waayo anigashqsi ahaan waligey waxyaabahan maraarak idigaan kaabaratay wll guleyso inshallah

  • @fariixasalaad2331
    @fariixasalaad2331 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah tabarakallah Hambalayo walshay aroos shidan alle haysku barkeeyo aamiin Aamiiin 🤲🤲🤲🤲👏👏👏👏💯💯🎂🎂🎉🎉🎉🌹🌹🌺🌺🌷🌷🌷👍👍🥰🥰🥰❤❤💚💚🔥🔥💋💋🙏🙏🙏

  • @Koyama548
    @Koyama548 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mamoyin kena Allah no xafido somali hano lato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xiiranesangaabcumar9262
    @xiiranesangaabcumar9262 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqankaabo iyo dhamaan umada soomaaliyeed guul iyo gobonimo waarta ayaan u rajeynayaa

  • @haldhaa2420
    @haldhaa2420 3 ปีที่แล้ว

    manshallah allaha barakeyo reerka ladhisay dadkeyga Somaliyed na waan idin wada salaamay jumca wanaagsan

  • @assadhassanabdallah1807
    @assadhassanabdallah1807 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqankaaba salamulaah walal howl fiican ayaad heysaa horu mar wacan insha allah

  • @isse83
    @isse83 3 ปีที่แล้ว

    Arooskeyni ayaa dhiman dhaqan kaaba joog dheerey👏🏾👏🏾👏🏾

  • @sahraahmed6971
    @sahraahmed6971 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah ma reer sool baa mise sanaag

  • @naleye1
    @naleye1 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah cad iyo caano aniga miiga ayaan ku hesta Jumco wanag san Somali meel walba aad jogtan 💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️ waan ku salamay Walasheey meshada kasii waad mahad sanid ❤️

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 3 ปีที่แล้ว

    Waaw sidii riigii caynaba oo xoolihii rakaateen....🇮🇪

  • @qadanabu6893
    @qadanabu6893 3 ปีที่แล้ว

    Masha alllaah adbad ugumahadsantey codsigayagii sidad ugasobaxdey dhinaca aroosyada

  • @ayanlecabdi2689
    @ayanlecabdi2689 3 ปีที่แล้ว +6

    Dhaqan koriso wallal horeys usoco

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah abayo hor usoco gbdha 1 million haka garsiyo

  • @alkadirsuge2391
    @alkadirsuge2391 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah dhaqankaaba channel waa aroos qurux badan wllhi

  • @Mina56
    @Mina56 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad bad umahadsantahay, muqaalada quruxda badan aad noo soo gudbisid.

  • @sucaadsaeed90
    @sucaadsaeed90 3 ปีที่แล้ว +6

    Kaaaba mahadsanid xasuus bad Dib igu cilisay🥰

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 3 ปีที่แล้ว +1

      Suaad Said
      Hhhhhhhhh waligeyba ma,arkin ciyaar reer miyi,masidaan baa ?

  • @maryaninaadanadan2493
    @maryaninaadanadan2493 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah abayo miyi asturan 1💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @samsamxashi9582
    @samsamxashi9582 3 ปีที่แล้ว

    Maashaallah hore usoco walaalshey khaaliyeey

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 2 ปีที่แล้ว

    Aroos dhqmeed maaha waa aroos isku dhex jir ah kk miyi iyo magalo isku dhex milmay 🤣 mnsha Allh

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah mabruuk Hanbalyo
    Wa aroos casriah oo nice ah ❤❤
    Allyabaarik fiikum ciyaarta neelo ah waliba moda raga wauxisay miiran🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwww mashaallah beautiful family and keep going sisters

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 ปีที่แล้ว

    Xiligan cml lee maa miyiga lays aroosa aroos badana masha Allah

  • @sahraciise7601
    @sahraciise7601 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow keep goin xabiiibtii

  • @xafsoabshir1868
    @xafsoabshir1868 3 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allaah xbbtiii waaan ku jecelnhy dar alleh

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 2 ปีที่แล้ว

    ASC dhaqankaabteyda Masha ALLAH

  • @sacdiyaqueen9582
    @sacdiyaqueen9582 3 ปีที่แล้ว

    Asturnaanta iyo diiintu wa dhaqankayaga alxm keep going reeer abtigy😘💕

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Alleh hasku barakeyo rerka

  • @saynabmaxamud5706
    @saynabmaxamud5706 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah arooskan baa ki hoore ka qurux badan

  • @ikraanabdi6181
    @ikraanabdi6181 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh wll alle haku xafiido Wana kaga mahad celinayna sida wanagsan ee ad noguso gudbiso dhaqan kena wanagsan♥️

  • @saidoali7613
    @saidoali7613 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah say gaabadhu u labisatay ayan ka helay waa gabar diinleh barakallah

  • @k.j214
    @k.j214 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waaye arooska laakin
    xabad wax fiican ma ahan

  • @sahraahmed6971
    @sahraahmed6971 3 ปีที่แล้ว

    Warsangeli waa dad dhaqankii soomaali weli sii haya

  • @saidaabdikadir2899
    @saidaabdikadir2899 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll dhaqan kaaba shaqo wacan ayaa inoo haysaa horay usoco Allaha kuxafido

  • @nimcofaaraxyuusuf1496
    @nimcofaaraxyuusuf1496 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah Arosyadu wy bateen ilhy ha barakeeyo reraha is guursady

  • @Baadil12
    @Baadil12 3 ปีที่แล้ว

    Inaantu qosol badan nin suud xiraan ayeey Ku leedahay waa reer miyi ama reer baadiyo arooska iyo aroosada labadba waaa reer magaalo is nacey

  • @nooranoor784
    @nooranoor784 3 ปีที่แล้ว

    Aroos kaasa ugu qiimo badan mnshallha aroodyo xijaabn

  • @daacadyare742
    @daacadyare742 3 ปีที่แล้ว

    Hotay soomaaliyey gabadhaan ninka guursa doona inaa aniga ahay ma idiin sheegay hhhhhhh

  • @dhoolbariproduction6561
    @dhoolbariproduction6561 3 ปีที่แล้ว +1

    Marka kowaad wan umahadcelinyaa gabdhan hawl karka waxad mudantahay abaalmarin iyo dhiirigalin
    Intaas kadib Waxa iiraca Talo oo ah inaad sheegto meesha aad boqotay hada sanaag wa badantahay hadii ay jirto dagmo cana ay hoos tagto Sanaag ba jooga halkasna magaran waxan filaya inay tahay dhanka ay iska gaLaan sool hore uso wll

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  3 ปีที่แล้ว

      Wll waan sheegay muqaalka dhaxdiisa🥰

  • @laylashiiq6645
    @laylashiiq6645 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah aroski ugu quruxda badnaa xijabka allaha barakeeyo

  • @abdulqadirhusenali8146
    @abdulqadirhusenali8146 3 ปีที่แล้ว

    Caayar dhinac kasta ka qurxuun inaysan naga dhaman jeclayee arosmankan wada quruxdabdn❤❤🙏

  • @saidoahmed2710
    @saidoahmed2710 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah Abaayo macan

  • @cabdifataaxshabeel1727
    @cabdifataaxshabeel1727 3 ปีที่แล้ว +3

    wiilka cimaamadda madow sita waa raggeedii wallaahi

  • @omaralinour3377
    @omaralinour3377 3 ปีที่แล้ว

    Asc Adeer Dhaqankaaba
    Sidaan Dareemayo wax badan baa iskabelay Dhaqankii Arooska miyiga kadhicijiray
    Sab!abtoo ahaa waxaa iiga muuqday wiilka iyo Gabadha Dhaqan reer Urub.
    Mana jacalaysan runtii

  • @daganjaamac7641
    @daganjaamac7641 3 ปีที่แล้ว

    Wlley long time wlhyi ciyaar miyi igu danbysee waadba isoo xasuusisy

  • @aminaaxmad3286
    @aminaaxmad3286 3 ปีที่แล้ว +1

    Fulinimada iskada gesiyad isgadhig 😁😁😁🤣🤣

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 3 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb abaayo waa maxay arooska casarka la keenay. Ma meesha dhaqankeedaa

  • @rashiid187
    @rashiid187 3 ปีที่แล้ว +2

    Wajigaga maxaad u qarisaa cod kaga waa lamaqlayaa wax wanagsan oo sharafleh ayaad sinaysaa wll.

    • @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
      @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 3 ปีที่แล้ว

      Muhiimada waa inaad wax faaideysataa waji io umuuraha iskadaa

    • @maanoiaxmed983
      @maanoiaxmed983 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhaqan kaabay waxani aroos ka wayne wax noo sheeg inpti adi kaagi miya

  • @shoaybadam9425
    @shoaybadam9425 3 ปีที่แล้ว +1

    Warsangli suldaamo🤴🇸🇴

  • @farhiyaabdi5984
    @farhiyaabdi5984 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll dhaqankaaba su,aalbaan ku weydiinayaa adigu miyaadan kujirin marnaba ciyaaraha bal maa mar mar adoo ciyaaraya lagaaduubo oo aan ku aragno

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 3 ปีที่แล้ว +1

    Aroska risasta kadayaa waxfican mahaan abaayo

  • @halimohassan7717
    @halimohassan7717 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah hambalyo wiiliyo caano gabariyo caano aqalku besti 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @naleye1
    @naleye1 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah aroosad asturan maxaa ka qurux badan ❤️

  • @nourhassan9806
    @nourhassan9806 3 ปีที่แล้ว

    Walaal ciyaarta ay ciyaarayaan magaceeda la dhahaa???

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah waxan ka helay sida ay gabdhuhu u asturan yihiin 🌹🌹❤️❤️🎁🎆

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 3 ปีที่แล้ว

    Dhankaaba mansha Allah dhulkeenu hodonsanaa , hawadeeduna qurxoonaa

  • @xiiranesangaabcumar9262
    @xiiranesangaabcumar9262 3 ปีที่แล้ว

    Wawawa waaw wawa wawawa mash Allah guul iyo gobonimo waarta ayaan ayaan u rajeynayaa lamaanah iscalfady

  • @aqoonkaalmedia7530
    @aqoonkaalmedia7530 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wlloh hormar wanaagsan🖤

  • @studiodollar2763
    @studiodollar2763 3 ปีที่แล้ว

    Raga suite bay xidhan yihin Dumarkana xujaab sidaa cadaalad maaha

  • @faatimacawad5377
    @faatimacawad5377 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a xabibti hormar wcn