Dhaqan layaab leh😋

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 216

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว +13

    baruur iyo xaydh isku mid ma aha waa laba cad oo kaladuwan xaydhu waxay ka baxdaa caloosha dusheeda baruurtuna waa
    cadiinta hilibka korsaaran ama badhida idaha iyo lega,

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp ปีที่แล้ว +7

    Masha'Allah dharerkaa igasocdaa ilahay haidiin barakeyo😂

  • @cj3561
    @cj3561 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaaleey xataa caloosha waa hilib xalaal ah yaan la tuurin ee digsi isticmasl ,markaas hilibkoo dhan wuu isku jilci maca caloosha

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 5 หลายเดือนก่อน +3

    MashAllah laakiin waa israaf in caloosha la khasaariyo waxay ahayd in caruurta looga sameeyo maraq macaan oo khudrad leh oo canjeelada loogu daro

    • @huthaahmet2356
      @huthaahmet2356 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@eliv3045hhhh na wll anago waqooyi ah ba karsanna Hh kalay arag walahi waxka macan muraqeda ma jecli lkn markad xoog u bisleyso baradho iyo khudarna aad ka buuxised suga cajiba kaso baxda turiba marka rooti lagu cuno hada wa isweydinayey maxay u khasaarisey 😂😂😂

  • @HassanAhmed-ty6xw
    @HassanAhmed-ty6xw ปีที่แล้ว +6

    Masha allah waa farsamo fiican oo laga dhaxlay awooweyaashii iyo ayeeyooyinkeen dabcan duruufta nolosha ayaa iyagana bartay

  • @adenhassan3805
    @adenhassan3805 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allaah Gabadha caadi ma aha, waxwalba weey iskudaydaa

  • @hamzenuur5877
    @hamzenuur5877 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wax fiicanbad samaysay runtii, waa markii iigu horaysay ee aan arko hilib noocan loo sameeyo ,ku mahadsanid wll.

  • @hassanyuusuf
    @hassanyuusuf ปีที่แล้ว +1

    Anaaba ubahan waxan wa inaa Somalia kusolabta wllhi

  • @whome4851
    @whome4851 ปีที่แล้ว

    Gabadheey calooshaas ma dhaqna, caloosha waa ineey cadaato hadii kale uus ayeey soo uni .

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว +3

    Asc, Xaydh iyo Baruur, isku mid maaha!!! Xaydhu Beerka iyo Kelyaha , ayey ku dul dhegan tahay!!!! lama CUNI karo, waa lashiili karaa!! Laakiin Baruurtu wey ka macaantay Xeydha!! sida,Lega, Badhida Idaha, Kuruska Geela!!iyo Hilibka Baruurta leh!!

    • @ND-ln1hi
      @ND-ln1hi ปีที่แล้ว

      Macalimad, kaa baranay😅

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 ปีที่แล้ว

    Waa hilib aad u macaan
    Aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay qaaliyeey
    Cuntada wadankeena Hooyo macaanka lagu ma gaaro
    Allah ha idiin barakeeyo

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 ปีที่แล้ว

    Mashallaha markaan imaado Ayaan ku soo wacanayaye xageee lagas hellaa

  • @أجملالوردة
    @أجملالوردة ปีที่แล้ว

    Mansha alaah waa kartidii somalida kkkkkkk caloosh al,muuniyo ahaan bay u isticmaali jireen ❤❤❤❤❤ illaahay in toodii dhimatay haw naxariisto inta noolna ha ilaaliyo

  • @CabdixakiinCaliyaasiin
    @CabdixakiinCaliyaasiin ปีที่แล้ว

    Macha alh walal muqaalo wanaagsan ayaad nooso gudbisa insha alh anan dhiirigalin wadnaga helaysaa

  • @idilmaxamed6710
    @idilmaxamed6710 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah waa inaan isku dayo farsamadeen markaan badiye tago insha allah

  • @fahima6186
    @fahima6186 4 หลายเดือนก่อน

    Waaw Masha Allah waa cilmi nagu cusub Jazkllhu ❤

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah tabarakallaah waa
    Aqli wanagsan dadka miyiga biyaha
    Ayaaba ugu dhaqaaloobaya waba
    Hawl yari.ubaxeey wall mcn wallhi
    Dad badan baad u faaidsysay e Allaha
    Ku barakeeyo ad ban ula dhacay
    Fikirkan noo so cusbonaysisay

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 ปีที่แล้ว

    Thank you abaayo sharafey somaaliyeey gabadhaan halaka xishoodo 2m ayey naka istahishaa

  • @IlyesAbdullahi-f4p
    @IlyesAbdullahi-f4p ปีที่แล้ว +1

    Maxey. Tuugo Eheed. Xolo dhexaa. Oo ena laheen maqaarka. Weey ku uugatay.

    • @Binthlm
      @Binthlm 5 หลายเดือนก่อน +1

      Mxaa ka ogtahay wr Allah ka baq😏

  • @fuaadadan5655
    @fuaadadan5655 ปีที่แล้ว +1

    Dhankaaba waa nafaqo tayo leh Maa shaa alaah

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 ปีที่แล้ว +1

    !!!!!!!sidan abayo waxa kafican waxa lagu rida digsiga kadinba hoosta dhuxul loodhiga afkana maro aan kuwa gubanaya ahayn aya loga xira waxa lasara ciiid kadibna dhuxul yara dhusha laga sara meshana waa inaysan dabayl ahayn dhowr saacba laguga

  • @Koyama548
    @Koyama548 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️👍

  • @khadarhuseinkhadarhusein4977
    @khadarhuseinkhadarhusein4977 ปีที่แล้ว

    Macalimadeydii cilmigii Naga horeeyey ayaad tahee halkaa ka sii wad ilxuna kuma aragto

  • @hodancali3299
    @hodancali3299 ปีที่แล้ว

    Mash Allah hilibkani in la aflagadeyo ma isdahilo wllo shugran waxyaba badan onan garanaheyn ayan ka arkey hore usoco

  • @sahradiriye7241
    @sahradiriye7241 ปีที่แล้ว +1

    All muumiyad ku dubi laahad

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 5 หลายเดือนก่อน

    WAA DADAALEYSAA LAAKIIN WAX LAGU QANCO MA SAMEEY MARKA HORE TABABAR SOO QAADO KADIBNA NATUSI WALAAL WAA MAHAD SANTAHAY-.

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx ปีที่แล้ว

    MANSHALAAH waanba kula cunay anigoo sooman WALIBA

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 5 หลายเดือนก่อน

    Akhas waxan uuskii iyo qudhunkii saani looga maydhin, dhaqamadaa kalay youtube ka soo daawatay kuwaasi laakiin way nadiifiyaan yak

  • @nimohassan133
    @nimohassan133 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah
    waxaan filaayaa in uu aad umacaan yahay ee caafimaad ku cunakkk

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 ปีที่แล้ว +1

    SCW WLIDADEN ILAHAY HAA U NAXARIYSTO AAMIIN MAANSHAHA ALLAA SAWDKA IGA XIDHNA WAXAN IDHI TAAN DHAQANKABA METESHEY WAA MAXAY MAANSHAA ALLAA MA.9 NEEFE LAQALAY BAAD KASI DHAXASHAY HHHH BISINKA UQAABTA DHARER BAA IGASO DATAY MAANSHA ALLAA TIMIR KU CUNA BARUURTA IDAHU WAA DAAWO 2 DAWO LAISKUMO CUUNO ISKA ILAALIYA IDAHA IYO DAWADA DHAKHTARKA.MID CUUN DHAKHTARKA LAGU SHEEGAYA DAWADA MA CUUNO UU BARUURTA IYO BOOGU ISKU CUNA DADKANA DAWADIYSU KUSOCODSIYAA

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah caloosha hatuurina ee dhaqa

  • @creativemind8924
    @creativemind8924 ปีที่แล้ว +2

    Ciida ka da'a digsi ku rid OO dusha dab ka saar

  • @gulledhaydar
    @gulledhaydar 4 หลายเดือนก่อน

    Imisa daqiiqo ama saac ayaa foorneynaytaani qaadataa?

  • @ayaansiciid8746
    @ayaansiciid8746 ปีที่แล้ว

    Abyo waxa tagtay gobalka mudug dhanka shishe ee ciidka la dhaho xadka Ethiopia somalia

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Abaayo. Lkin Aniga Caloosha ayaan u jeclahay. Calooshii waa khasaartay 😢😢😢😢😢. Hilibka. Ayadaan ka jeclaa. Dhib maleh ❤❤❤

  • @selma-pi8ib
    @selma-pi8ib ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan kaaba waad wacanthy saa nagu wad wll qali❤

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah tabarakllaah dhaqankaba shukran Abayo

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 ปีที่แล้ว

    Kkk caloosha booska alluminium may u isticmaali jireen dadkeenna xilliyada qaar( biyaha oo kaa fog iwm.)mhdsanid walaashen.

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 ปีที่แล้ว

    dadkan digsiga la soo ordaya waqtigaa la joogay digsi iyo kildhi ma jirin

  • @umumahamed277
    @umumahamed277 ปีที่แล้ว +3

    ❤Asc❤dhaqan waxa fiican inaad hilibka markaad diyaarisid oo caĺoosha ku gurto waxad samaysa digsi cag ballaaran oo Aad dufanmarisay dhex dhig kadibna dabool saar kadibna godkii aad ugu talla gashay inaad caloodha aad hilibka kugurtay ku xabaadho digsiga dhexdhig godka doboolkiisana saar kadibna ku Rog Raranka oo waliba dana waa ku dulshdi karta

  • @jamalmahamed5547
    @jamalmahamed5547 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ubax dhaqankaaba haraw soco.

  • @luulhassanawaaleluullubi9648
    @luulhassanawaaleluullubi9648 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 🥰 tagogtaas isoo niyayso

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 ปีที่แล้ว +1

    Wan kahelay wlh masha Allah mhdsnid

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤ MARKA XIIGO ISTICMAAL CALEENTA MOOSKA IYO QUMBAHA AMA ALUMINIUM XANSHI KAAKi
    AH OO QOYAAN MAKA QASAARAYO DHECAANKA
    AMA SAUCE WAXA U TAQANO 😢😂🎉😅

  • @HafsaIsnacil
    @HafsaIsnacil ปีที่แล้ว

    Waxan kaa Soo salaamayaw hargysa

  • @NasroMaxamed-o8m
    @NasroMaxamed-o8m 5 หลายเดือนก่อน

    Mandhaa allah wll horayusoco

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 ปีที่แล้ว

    Waa kirishoow mirish Mac IYO sugar

  • @RahmaBanooda
    @RahmaBanooda 5 หลายเดือนก่อน

    Uuuf gacanta caloosha la gashay ayey cusbadii iyo xawaajka ku taabatey

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa reer galmudug tani 😂😂😂 waakuqosley

  • @munamohamud1555
    @munamohamud1555 ปีที่แล้ว

    Msh allh wllshy kusoo cali video 2baad kaso samee

  • @Heimatar
    @Heimatar ปีที่แล้ว

    Mangoolka dega rashiya iyo shiinaha dhexdooda waxee ku karsadaan haraga iyo dhagax.marka caloosha yaan lanqasaarin haraga ayaa ka fudud .

  • @liinjecaddelyrics
    @liinjecaddelyrics ปีที่แล้ว

    Walaal imisa saacadood ayuu hilibka dabka ku jirayaa.???

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah walasheyn Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah

  • @adnamoha3421
    @adnamoha3421 ปีที่แล้ว

    Hilipka shegysa aniga calosha ka jeclhi wajiga ilahy

  • @xuseencabdullaahi5745
    @xuseencabdullaahi5745 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad abti horay usoco

  • @Ff3.m
    @Ff3.m ปีที่แล้ว

    Alhas tan wis wis bayba igu ride waxan dhaqan mahane naga seexo

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 4 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaan maxaa loo waayey??halkey ka baxday

  • @creativemind8924
    @creativemind8924 ปีที่แล้ว +1

    Caloosha maxaa loo tuurayaa waa denbi cuna.. macaan waaye

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 ปีที่แล้ว

    Maanshaallah hooyaday baa kamaqli jiray lkn wali maarag anigu

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    farsamooyin cajiib ah bay yaqaaneen somalidii hore welka iyo guriga oo dhan gacantooda ayay ku samaysanjireen

  • @ayaancabdiqader6453
    @ayaancabdiqader6453 ปีที่แล้ว

    Waa mcn lkn abaayo ani jaclahy waxan 😩❤️

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 ปีที่แล้ว

    masha,allah waa sax sida aad u sameyday

  • @XaliimoXaliimo-l3o
    @XaliimoXaliimo-l3o ปีที่แล้ว

    Dhaqan kaaba kawarn hadaan sidaadooo kale dhaqank aruuriyo

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    geeljiraha ayaa sidaa hilibka u samaysan jiray marka aanay biyo iyo dheri midna haysan

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 ปีที่แล้ว

    Masha alla wllo horu soco

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 ปีที่แล้ว

    Maan shaa alaah hogayn hooyaday baan kamaqlijira alaha unaxariistee dhaqanku waacajiib

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew ปีที่แล้ว

    Dheera dhuleys ayaa la dhahaa 50 sano ka hor ayaan aqaanay

  • @mahirmahiryare1326
    @mahirmahiryare1326 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsanta walashey lakin macuni karo😂😂😂😂 walahi

  • @fadumohassan5715
    @fadumohassan5715 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allah abaayo. Kheer Allah ku siiyo please keep sharing xabiibtii.

  • @abdiadan-om6lz
    @abdiadan-om6lz ปีที่แล้ว

    Waanaan imaadaa mesha ad jogto san u arko

  • @asliabdulaahi6975
    @asliabdulaahi6975 ปีที่แล้ว

    Oo see loo cunaya abaayo ma karisid😮😮

  • @shukrimohamed1254
    @shukrimohamed1254 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah waa farsamo fiican.

  • @lecturerhassanhosni5156
    @lecturerhassanhosni5156 5 หลายเดือนก่อน

    Hadaad calooshii tuurtay markasta qasaaraa ku jirtaa raali ahaaw

  • @Hamdaindho-d5m
    @Hamdaindho-d5m 5 หลายเดือนก่อน

    Wlley waxn online ahaan inaa kucuni karo fiicneet😢😂😂

  • @nawaalhassam9032
    @nawaalhassam9032 ปีที่แล้ว +1

    Cuntada salokariyo waxaka macan male gabadhan wey dad shaye dadke hore Sidiye waxa u karsan jirin weeye

  • @NuurOda
    @NuurOda ปีที่แล้ว

    Waxay ahaan lahaydba calooshas khasaartay ayaa iniyad jabay 😢

  • @Shirazy.
    @Shirazy. ปีที่แล้ว

    Hada neeef kaas dhan ma waxaad u qashey baashaaal keliya??????

  • @xogsideboy
    @xogsideboy ปีที่แล้ว

    Mansha allah wlshy shaqo wacan

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤ masha allah nosoo badi abaayo😊

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 หลายเดือนก่อน

    Way magubarbaraneysa indha adeegi reerka bee wada ya 😂

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 5 หลายเดือนก่อน

    Hilibka godka lageliyo carabta isticmasha oo ku arkay

  • @alikhalif6111
    @alikhalif6111 ปีที่แล้ว

    Dar ale ayan kujeclahy يا اختي

  • @amiincuuke2813
    @amiincuuke2813 ปีที่แล้ว

    Masha Allah dhaqan qurux badan oo la iska ilaaway

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 ปีที่แล้ว

    Good job keep it up 👍✅✅

  • @niciimaxasan6325
    @niciimaxasan6325 ปีที่แล้ว

    Walacaa ahay waa u dhareeriyey

  • @Xaliima-y8o
    @Xaliima-y8o ปีที่แล้ว +1

    ado qad sameynin mab lagu arko

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 5 หลายเดือนก่อน

    Calool dhaqan ma arko waataa wada uuska ah
    Faro ku dhuuq kulahaa kkkkkh hadaa ma cagahaad ku dhuuqi lahayd

  • @hodancabalahi7445
    @hodancabalahi7445 ปีที่แล้ว +1

    Mashaal abaayo waficantay😂😂

  • @leylocismaanmaxamuud4567
    @leylocismaanmaxamuud4567 ปีที่แล้ว

    Ina adeerey intee jogtaa aan ku imaadee

  • @amranapdilaahi4228
    @amranapdilaahi4228 2 หลายเดือนก่อน

    Faraamadan raggiiiiii SNM tii ayaa samysanjiray sidan weelmayhysan marka farsamadan waadhxal

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 หลายเดือนก่อน

    Calooshaaa urka maba dhaqno. Madoowbadana xaarkiiba kamadhameen

  • @aaminocismaan5424
    @aaminocismaan5424 ปีที่แล้ว

    Abyo inteee saac buuu ku jirayaa hilibka godka

  • @munacabdiraxman6911
    @munacabdiraxman6911 ปีที่แล้ว

    Wll calooshu ma adhibaa mise waa lo

  • @haldhaadumar3833
    @haldhaadumar3833 ปีที่แล้ว

    Wlaley marka walaco imarti qad mudo bil ah kharashkana ana qabe wlaley😢

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 calool ma cuno wa Ka yaq yaqasoda marka xaarka laga daadinayo uu nacey😮😮😮

  • @amaalsaeed2776
    @amaalsaeed2776 5 หลายเดือนก่อน

    Horay usoco huno❤

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 ปีที่แล้ว

    Wixiiba ciid baad dhex dhigtay

  • @hassanyuusuf
    @hassanyuusuf ปีที่แล้ว

    Asc wllo dhaqankaaba Wan kuxiisay wllhi ❤❤❤❤❤❤

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 ปีที่แล้ว

    cawlada iyo ariga. oonleyda ayaa sidan loo sameeya

  • @cayushcrisaq9348
    @cayushcrisaq9348 ปีที่แล้ว +7

    Wooow❤