Cunno xalaala oo dadka baadiyaha kacararaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 670

  • @ilwaaddahir742
    @ilwaaddahir742 ปีที่แล้ว +128

    Awowgay oo miyiga ka yimid ban kaluun u geeyey waka hangool igu eryaday aa waxan iga horqaad waxba ka garan mayee ayuu igu dhahay ana taagow casuumad heer sara u samee ayey iga ahayd😂😂😂 laba bariday kale war la

    • @adnuushinanuur1160
      @adnuushinanuur1160 ปีที่แล้ว +1

      😂😂

    • @naimosulaiman8881
      @naimosulaiman8881 ปีที่แล้ว +4

      ​@@adnuushinanuur1160ar Cida caadi maahan 😂😂😂😂

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 ปีที่แล้ว +2

      Wardadkaani. Jaahilsanaa. Maxilikaan. Beeymalaay. Kacarararyaan
      Kkkkkkkkkkkkkkkkhhhhhhh

    • @Hododahir709
      @Hododahir709 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂

  • @funny1muntes
    @funny1muntes ปีที่แล้ว +19

    Inta tiktok kasoo aragtay like sara😮😅😂

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 ปีที่แล้ว +6

    ASC walaal dhaqan kaabay ciid
    Mubaarag, maantay ugu qosol
    Badneyd mid yiraahdo madaxaa
    I xanuunay, mid yiraahdo naqaskaa
    Igu dhagan, iyo mid cararo, dhalin
    Yaradii waa naga qosol siiseen.
    Kaabow malin kalena Shirimbi u
    Samee. Kaaboy si qurxon bad u
    Sameysay malaayga Masha Allaah.

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 19 วันที่ผ่านมา +1

    Xageed aadey dhaqan kaabaay ma nooshahay walaalo soo hadal ❤❤❤

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 ปีที่แล้ว +2

    Waa macdanta maskaxda somalida miyiga kamaqan,dhiigkarka waa udawee kasaara Cuna waa xalaale

  • @abdisookaxay
    @abdisookaxay ปีที่แล้ว +3

    Dar alle ayaan ku jeclay wllll
    Madamood xijaabanty kuma darsatay dhaqankii reer miyiga

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว +2

    Waa shay macaane cuna malayiga waa maalkeeniiye cuna malayiga soomaaliyey barwaqo aan gaarnee cuna malayiga.

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 ปีที่แล้ว +6

    2023 baa lajoogaa gaalada ayeey tuugsanayaan nimcada ilaaheey badooda ku maneeystay weey ka faanayaa schoolka halagu dhiga

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh ปีที่แล้ว +5

    Hadeesan aqoon ama jecleen ceeb malaha lkn cuntada uff lama yiraahdo usheeg waa dambe marne ceeb dhaqankane sidaa ma aheyn keep goin!

  • @ardoshire807
    @ardoshire807 ปีที่แล้ว +5

    Dhaqankaaba walahi saan u qoslayey beerka I cadaaday❤

  • @abdiazizmohamud-wv5xh
    @abdiazizmohamud-wv5xh ปีที่แล้ว +2

    MaashaAllah noo taba bar dadka si ay dadkeenu waqtiga abaartaa bada uga helaan hilibka intay cudur gaajo keentay u dhiman lahaayeen. Dhaqankaabay beertii xagaad kala maraydaan, makatala baxday.

  • @najahchannel2825
    @najahchannel2825 11 หลายเดือนก่อน

    Alla ma nooli 🤣dhaqan kaabay dadka bad maanay ku dhawayn waaxay dadkan sida ugaadha iga yaacaya kaluunka wlhy waa funny 🤣🤣🤣

  • @Maxamed.Cali09
    @Maxamed.Cali09 ปีที่แล้ว +1

    Ilow maan meeshaa ku joogi lahaa dhaqan kaabay waan laasan lahaa midh kama reebeen😂😂😂😂😂😂😂😂😅😂😅😅😂😅😅😂😅😂😂😅😂😮😂😮

  • @CABDIJOOKER
    @CABDIJOOKER ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan kaabay dadka wax bar marka hore Oo cuntooyinka kala bar bariis uun yaanay ka Aqoonee.

  • @ibtisaamsharifofficial2197
    @ibtisaamsharifofficial2197 ปีที่แล้ว +1

    Inta hobyo markey maqashay hesta cawale ku so dhacde like

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 ปีที่แล้ว +1

    SABABTA SOOMAALIDU GAAR AHAAN BAADIYAHA OO AH ASALKA MEESHA AYNU KA NIMID DHAQANKEENUNA YAALO, WAXA WEEYAAN IYAGOO WAX BAAHI AH OO U GAYSAA AANU JIRIN OO ALLAH AG DHIGAY HILIB GEEL, LO IYO ADHI.

  • @makoislaw
    @makoislaw ปีที่แล้ว +15

    😂😂😂😂dhaqan kaabooy kaluunkii anoo cunayo ayaan daawanaya wlhi waan qoslay

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 ปีที่แล้ว +16

    😂😂😂😂ree baadiyo maasha layiri maley waa cuntada ugu fiican aduunka

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +1

    Hg waa cawaan cadiiya caqligooda 1990 buu soomaraya kulaha wuu uraaya Nacala Talatak 😂😂🧠🤏🏽

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว +3

    Hablha abgaal waa ka helaa from uk

  • @AbshirgggAbshir
    @AbshirgggAbshir ปีที่แล้ว +13

    Waawa chance aniga meesha in aan joogo eey aheyd caadi ayaan u dhakabsan lahaayay tol beelle 😢❤

  • @salaada8052
    @salaada8052 ปีที่แล้ว +20

    Kkkkkkkk waa muqaalkii ugu qosolka badnaa wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @فاطمةعيسى-ع8د
    @فاطمةعيسى-ع8د ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah guul walahiy waan kahelay baraamijkaan waad mahadsantahay wll

  • @sharmakeabdi9918
    @sharmakeabdi9918 ปีที่แล้ว +5

    Dhaaqan kaba walahi video yadada aad ayaaan ❤

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 ปีที่แล้ว +4

    Timirtii horeba dab loo wa, hadey timir tahay taydaba wan bislaysan ayey igu so dhacsiyen❤

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว

    Abaarna waa sheeganayan malayigii xalaasha ahaana waa cayayan subxanallah.

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 ปีที่แล้ว +1

    Raggan warkoodu waa cad yahee ha ku qasbin kalluunka inaadeer.

  • @jeylaani9814
    @jeylaani9814 ปีที่แล้ว +1

    Xariifbaa yiri War waa dilanahay 😂😂😂

  • @SaakkhadarAhmett
    @SaakkhadarAhmett ปีที่แล้ว

    Kaluunka Waa hilib Aad U fiican Oo Waxtar Badan leh ❤❤❤❤❤❤

  • @Wiilxordege
    @Wiilxordege ปีที่แล้ว

    Yaa naga baqtiyey kulahaa legend wagaan magaalka imid baan soo xasuustay

  • @adnuushinanuur1160
    @adnuushinanuur1160 ปีที่แล้ว +43

    Cᴏᴅᴋᴇᴇᴅᴀ ǫᴜʀᴜx ᴡᴀᴀ ᴋᴀ ʜᴇʟᴇʏ ❤❤❤

    • @dajiscom463
      @dajiscom463 ปีที่แล้ว +3

      M.a raaci

    • @mahamedwarsan9724
      @mahamedwarsan9724 ปีที่แล้ว

      War gabadha waxaba kasii qurxan codka arigeeda ee maad uraacdo ariga kkkkkkkk😅

    • @fardusaali6618
      @fardusaali6618 ปีที่แล้ว

      Acuudubilaahi. Kan waa xanuunsan yahay

    • @Maxamed.Cali09
      @Maxamed.Cali09 ปีที่แล้ว

      War bal inanta ha cawryin😀

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 ปีที่แล้ว +1

    Ogaadeen miyaa tihiin ogaadeenka ayaa necban kaluunka teda kale hooyday ilaahay hau naxariisto waxay ahayd ogaadeen guru kaluun lagu kariyayna weey ka carari jirtay

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +3

    Wxa cono virus ka laga qadaay waa wxn urka bdn kulaha 😂😂 reer badiye funny 😂❤️

    • @Black_wolf159
      @Black_wolf159 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว +2

    dhaqan kaaba
    abaayo anaa u baahan kaluun hobyo ama berbera laga keenay dhareer baa iga yaacaya hooyaday waxay odhan jirtay
    qofka aan kaluunka cunin janada ma galo waa nimco illaahay nasiiyay oo xalaal ah meel aan ka soo gaadho waa waayay
    kaluunka qurbaha lagu cuno dhadhan iyo caraf ma laha u sheeg cida in kaluunka caafimaad laga helo

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 ปีที่แล้ว +5

    Kalluun waa jeclahay anigu macaan weeye maanshaallah

  • @maxamedyaasiinengmoha5781
    @maxamedyaasiinengmoha5781 ปีที่แล้ว +1

    Walhy legendary waan kuqoslay keep going

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว +7

    ABAAYO. DHAMAANTIIN. CIID MUBAARAK❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @daganindhadeeq1307
    @daganindhadeeq1307 ปีที่แล้ว

    Aniga sodogeyga ayaa gaaliyeel iga yimid malaygana waa baray waliba waan jeclaysiye alle khayr ha siiyee

  • @abdifatahmohamud2025
    @abdifatahmohamud2025 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah reerkaa aan xididka nahay waa qosol
    Hargaysa Yaa noogu keena ninmankaa carurtayda Abtiga u ah

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 ปีที่แล้ว +1

      lahjadoodaa qosol miidhan ah 'kan shiiri maah uri maah'😂

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 ปีที่แล้ว +1

    Yaab badana oo dadkani ma waxay ka cararayan malayga see camal sow ma oga in uu malaygu ka fican yahay hilibka oo dhan

  • @ismailabdulle6732
    @ismailabdulle6732 ปีที่แล้ว +2

    Waaba shactaro wllhi 😂😂 war waxaan kaluun maaha qolfaha waa weynka ah ku yeh waaba nin aan weligiis kaluun arkin 😂😂

  • @gureyxasanxusen4922
    @gureyxasanxusen4922 ปีที่แล้ว

    Kkkk abti reer baadiye waa masaakin

  • @munomuniish9517
    @munomuniish9517 ปีที่แล้ว +1

    Qofka ugu horeya ahay pin❤🎉

  • @moahmedgeedow1964
    @moahmedgeedow1964 ปีที่แล้ว +1

    Bal kawarama sheekhii dadkaas Malayga diidan u fatwooday hilib waraabe.!!!!.

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 ปีที่แล้ว +1

    Hilibka isagaa uga wanaagsan
    In lafahan siiyo ayay ubaahan yihiin

  • @abdirisakalimj4351
    @abdirisakalimj4351 ปีที่แล้ว +3

    Wallahi qosolaa kow iga siiyey kulahaa dadkaan karoonaha ubaqtiyey waxaaney kadhargeen😂😂

  • @Axmad_moxamad
    @Axmad_moxamad ปีที่แล้ว +1

    kaftan ba modi jriay rer mudaga kaluunka afkay ka qabsadaan .....

  • @nuurasiciid3780
    @nuurasiciid3780 ปีที่แล้ว

    Walhi kuwani waa reer migii asalkaha dhaqankaby waad kudashy

  • @SalmanKif
    @SalmanKif ปีที่แล้ว +1

    Mashallh walah yaahelikoro kaluuka aniga Yaa iikeyno dhareeka igdaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munomohamed7269
    @munomohamed7269 ปีที่แล้ว +4

    Maysan dhadhamin malaha shirka unbey daremen haday dhadhamiyan weylaqabsan lahayen abayo

  • @SiciidBaale
    @SiciidBaale 4 หลายเดือนก่อน

    Dhaqan kaaba abaayo xagee joogtaa adigu ❤

  • @yuusufahmedabuukar8869
    @yuusufahmedabuukar8869 ปีที่แล้ว +1

    Wax fcn ayaa soo gedbineysaaye Camerada update nooga soo dhig

  • @fatxisaciid5653
    @fatxisaciid5653 ปีที่แล้ว +12

    😂😂😂😂 hilibka xoolha asaaan ka jeclhy😂

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp ปีที่แล้ว +1

    reer baadiyo. reer baadiya lee waaye waligiis kaaga darane wey sii caaynayaan cuntada xalaasha Ah😅😅😅😅

  • @cabdiraxmam3879
    @cabdiraxmam3879 ปีที่แล้ว +1

    Kulahaa Cooc waa dameer iyo karoone ayaa lagaqaaadaa 😂

  • @Ayuobbile
    @Ayuobbile ปีที่แล้ว

    Ina adeer 200k come soon❤😮

  • @Wllsha_weeen
    @Wllsha_weeen 5 หลายเดือนก่อน

    Saa ugu dhareerooyo iyo see yeeloyan ismaleh😂

  • @seedcumar5384
    @seedcumar5384 7 หลายเดือนก่อน

    Mid Ogaadeen ah
    Walee anaan hooyaday madax kalluun igula meeraysan 😂😂😂😂😂

  • @abdibare2766
    @abdibare2766 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan codkedha Wan kahelay. Mashallah.

  • @J.a.a31
    @J.a.a31 ปีที่แล้ว +1

    Somali indha adegeda aqaan ragan hada SaaS kalunka ka ah aya bari inte magalo imadan aye kudhahayan kalunka badsada

  • @fihiimaxasan2999
    @fihiimaxasan2999 ปีที่แล้ว +1

    Reermiiyow
    Waa lacunaa kaluunka faytamiin ayaanad kahelaysaa anad kahelayn hilibka xoolaha
    Marka uuqasaacadaysan yahay
    Waxaa kafaytamiin badan marka uuqaydhinka yahay eelashiilo
    Ilbaxa oo horumar sameeya Reermiiyoow

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial ปีที่แล้ว

    Caraftiisa ana Wa Jecelahay Dadkaana Wey Ka ordayaan Hhhhh 😂😂😂😂😂

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 ปีที่แล้ว +2

    Asc SOOMAALIYA waxaa ku taal Bada ugu wayn ama ugu xeeb dheer afrika kaluunka kun jeer ayuu manaafacaad badan yahay xoolaha Soomaalidu waa inay bartaa si ay xoolahu inoogu tarmaan inaguna aanu u caafimaad wanaagsanaano.

  • @fardowsa1299
    @fardowsa1299 6 หลายเดือนก่อน

    Waa cawaan kuwaan yaahuu ilaahaa u maqan meeshaas iskuulo halaga dhiso

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 ปีที่แล้ว

    Wallahi waa runteed gabadhaan waxaa jiro labo wiil oo baadiyaha dagan iladhashay oo kaluun cunid iskadaayee aan latisikarin

  • @ruunfamilyvlogs176
    @ruunfamilyvlogs176 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh qofta leh wuu urayaa sidii neef baqtiyey 😂😂😂😂😂

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 ปีที่แล้ว

    Come soon 200k insha allha walshy qli ❤

  • @badalbudul7878
    @badalbudul7878 ปีที่แล้ว +1

    ❤kk reer badiye lasoray qabi waanagsan lagu soray❤❤❤anaga ayaa ku cunay ❤❤❤❤wll

  • @libanfarxan3086
    @libanfarxan3086 ปีที่แล้ว +2

    Dhaqankaabo Masha allah Shaqo fiican ayaa haysaa halkaas kasiiwad ,,Tankale Dadka reermiga ah Kalluunka oo kuyar, Urkiisa oosan aqoon,Dhadhan kiisa oosan aqoon,ayaa keena in aydiidaan Ama aycunin Waxaan rajaynaa in Bulshada Soomaliyeed aybartaan Kalluunk inta aan aqoon

    • @calicabdi2696
      @calicabdi2696 ปีที่แล้ว

      soomaalida asalka ah waaye reer miyiga ma cunaan wax aanan aheenin ari geel iyo lo' , sagaarada bakaylaha malaayga iyo doorada
      baqti ayay u yaqaanaan wayna tagoori jireen dadka waxaas cuna

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 ปีที่แล้ว

      ​@@calicabdi2696jahli meeshii ugu darneed eeba ku jiraan yaahuu😂😂😂

  • @asmam5823
    @asmam5823 ปีที่แล้ว +2

    Haduu iisoo uro waa suuxa kulahaa reer badiyuhu waa funy😂😂

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 ปีที่แล้ว

    😅😅😅😅hadii uu isoo uro waa matagaa kuyeen😅😅😅😂😂😂😂😂

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 ปีที่แล้ว +1

    Ariga baqtiyaan cunilahayn kulahaa😂😂😂😂😂

  • @FaisoabdiMohamud
    @FaisoabdiMohamud ปีที่แล้ว

    Dhaqan kaaba muqaal qosol badan wlhi wagii an miyiga joognay an suxasuustay 😂😂😂😂😂😂

  • @MohamedAli-u7w9o
    @MohamedAli-u7w9o ปีที่แล้ว +2

    Waxaad ku tiraahdaa Aakhiro Qofka Aan cunin Kaluunka isaga oo Sida Hada kaxun baa lasiinayaa Kabaji kkkkkk dhaqan Kaaba waakusalaamayaa

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 ปีที่แล้ว +3

    Somali waxa lagu yaqana nacamleys wadamada kale iney unacamleyan eeg hada malayga gasaca wan cunna bu yiri muxu kaogyahay malay inu yahay waxa gasaca kujiro iyo inu waxkle yahay intaas wuxu ucunayo wa dibad baa laga kenay kanna somaliyu yala ayu udiida ileen doqoni calaf maleh an maqli jiray.

  • @gureyxasanxusen4922
    @gureyxasanxusen4922 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkkk war caadi maaha

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂 waa ka raysay cidii mantay caraftiisa ayey dadka nacayan ❤❤❤

  • @FaisalYunis
    @FaisalYunis ปีที่แล้ว

    Kkkk dhaqan kaabo ani waxaan kasaa nin hadii magaca kalun umaqlo xitii wuukula dagaali ama wuu kaa tagi😂😂😂😂😂

  • @amaansan6616
    @amaansan6616 ปีที่แล้ว

    Wlhi kuwan waa fanny midka yaraba igu daran 😂😂😂aryaa habaryar kulahaa 😂😂😂😂uf waa dilanahy😂 wax diido mahee lcgow rabaa😂😂😂😂😂

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 ปีที่แล้ว

    Alla ciil waynaa waxaan maqli jiray reer muduga intay sanka qabsadaan bay kaluunka afka gashtaan ayagoo uf dhahaya

  • @ConfusedSeaOtters-ep4sg
    @ConfusedSeaOtters-ep4sg ปีที่แล้ว +1

    Dhaganka barta 😅😅

  • @simonhajji802
    @simonhajji802 ปีที่แล้ว

    Anga badiyaha waan degna malaay na waan cunaa reer guura waan eheen

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว +1

    Wax baa ka dhacay
    Hore u soco walashay😂❤

  • @maareeyaha.nolosha757
    @maareeyaha.nolosha757 ปีที่แล้ว

    Horay usoco apaayo intaan iyo in kabadan ku rajeynaya hormar wcn😊

  • @laascanood
    @laascanood ปีที่แล้ว +2

    Geel indha kuul muxu kakasaaaaa😂😂

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 ปีที่แล้ว +1

    Ari bakhtiyey baanu u naqaana kulaha

  • @dahabilyrics
    @dahabilyrics ปีที่แล้ว +1

    3:50 OOC OOC WAA DAMEER KULAHAA😁😁😁🤣🤣😁😁😁

  • @fardusaali6618
    @fardusaali6618 ปีที่แล้ว

    Waxaan maqli jiray reer mudugu sanka bay kaqabsadaan ileen waa run

  • @HamdaCadey-m6z
    @HamdaCadey-m6z ปีที่แล้ว +1

    Aderkay oo rer muduga so xasustay bari bosaso nogu yimid dhabi buu no rux ruxi jiray 😂😂

  • @maankadaud7590
    @maankadaud7590 ปีที่แล้ว +7

    Hapo mcn 200k come soon ❤🎉

  • @Kiki_Afcad-e7y
    @Kiki_Afcad-e7y ปีที่แล้ว +1

    Raga baadiyaha lablabo waaye uf 😂

  • @ahmedafrica7276
    @ahmedafrica7276 ปีที่แล้ว

    Hada maskaxduu koriyaa
    Iyo inta nafaqo ku jirto
    Alla jaahilmadu xumaa wll

  • @axmedxidigaale5767
    @axmedxidigaale5767 ปีที่แล้ว +4

    Ariga Baqtiyay ayaan
    Cuni laheyn kulaha😂😂

  • @degelkhayr
    @degelkhayr ปีที่แล้ว

    Waa abeeso lugaley kuye kayar😂😂😂 ayeeyday baa soo xasuusty saas bay afka uga xirataa kaluunka iyo ukunta

  • @mohamedabdullahigedi4283
    @mohamedabdullahigedi4283 ปีที่แล้ว

    😂😂😂 waa eberkood kuwaan

  • @sunduscabdimahad4263
    @sunduscabdimahad4263 ปีที่แล้ว +1

    Walaal kuwani reer miyiga ayay meel kaga dhaceen waa khashiinka la sheego
    Ree miyigu wa cunaan kaluunka 😮

    • @zaynabali2712
      @zaynabali2712 ปีที่แล้ว

      Walaal saas haa dhihin meshach bad maleh iyo koronta wax lagu kaydsado Meghan waa duur

  • @muusesomali3142
    @muusesomali3142 ปีที่แล้ว +9

    Macha allah next part Ka soo samee funny weyan 🇸🇴

  • @umuabdijibaar
    @umuabdijibaar ปีที่แล้ว

    Kkkkk waa runtaa kuluunka reer baadiyaha malaay ma cunaan

  • @sucadoahmed3387
    @sucadoahmed3387 ปีที่แล้ว +1

    Habargidir maxa indinku Dacy malaayga cuna Dee wa nafaqed rer abtigay ogadeen BA sas eh malaayga io dooradaba macunaan intoda badan😁🤦

  • @mahamedwarsan9724
    @mahamedwarsan9724 ปีที่แล้ว

    Ragani kaluunka wey cunilahaayene waxey ucuniwaayen kaluunka ayaa khaayis ah ama xogaa shiir yeeshey mana fiicna marka uu safar iyo talaagad lagaliyo markaas waxa uu yeesha ur xogaa qurmuun anigu wan nebcahey marka talagad lagaliyo anigu hada waxan jooga magalada qardho kaluunka lagasooqado bossaso oo subaxaa lagasoqado waxa qardho lakeena duhurkii kadib waxad heleysaa galabtii ama maqribkii isagoo shiilan lkn anigu macuno kaas waayo xogaa shiir ayuu yeesha waxana keenaya safarka iyo talagada lasoogaliyey