Jawi robaad iyo jadwalkeena galabta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 157

  • @miskinah2036
    @miskinah2036 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah dhaqankaaba, Allaha barwaaqo iyo roob idiin keeno ❤️ Somalia oo dhan ❤️ dadka hadalada xun ha u bixin waxaad tahay boqorada Galmudug❤️hore u soco👑

    • @Am_abdalla
      @Am_abdalla 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk somaali bay taagan tahay adiguna gobol baad rabtaa inaad ku oodid gabadhu iyagaa kaa saxsan qabiil qaran ma noqdo

  • @cabdala2439
    @cabdala2439 2 ปีที่แล้ว +6

    Dhaqan kaaba alleh haku xafido waxaan ahay one taageerayaashaada ☝️

  • @libanjama5545
    @libanjama5545 2 ปีที่แล้ว +4

    ubaxdii aan jeclaa waaku salaamay xabiibi

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 ปีที่แล้ว +16

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa xagee waa keliya daash jiingad saaro dabka kaama damaye ari badana waa hesataye

  • @gamaadiidmedia9553
    @gamaadiidmedia9553 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan-kaaba hadaan hayo bilada youtuberka soomaalida samadkan iyo kaxigaba iyada ayaan siinlahaa oo walaahay ah. Hawlkarsanaa. Waan dareemi karaa noloshii miyiga oo hadana waxduubid iyo muuqaal soogudbin lagu daray. Alle haku barakeeyo waad kaabtay dhaqankeena suuban.

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wallo Dhaqan kaaba Miyi Madia (Badiye TV) gabadhi way dardhatay ama rookii baa qooyay wayse kari wayday ama odhan kari wayday kalmadii . Masha Allah deeqdii raxmaankiyo
    rookii haduu da'ay
    Daruur baa daysoo
    Dayr curatay weeye
    Durdurrada xareedii
    Ishaa doogsanaysee
    Daayinoow barwaaqada
    Nimcadaada doorka le
    Danbigeeda naga hay
    Allahamma Amiin.

  • @maxedcade4487
    @maxedcade4487 2 ปีที่แล้ว +2

    Hore u soco abayo gbdha gaar siiye 1000000 WA gdbha fcn dhiira galiya pl

  • @munasiciid9174
    @munasiciid9174 2 ปีที่แล้ว +5

    Dhaqan kaaba maxaa kugudhacay bil ku dhawaad ayaan kusugayay maalin kasta waan ku soo boo qanjiray balse wali waa maqnaan jirtay 😩😩waan kuu xiisay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Gory-ali
    @Gory-ali 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa lagu. Waayay. Ayaantaan. Xagee. Qaaday.

  • @Umuyaasir5434
    @Umuyaasir5434 2 ปีที่แล้ว +2

    Baadiyaaa shaqo taal magaalada mxa laga qabta cuno cunid iyo jiif

  • @sulaikhahassan3665
    @sulaikhahassan3665 2 ปีที่แล้ว +3

    Maash allaah ilaaahow yaa halmar igeeya meesha joogto waligay baafiyo labo Mar ban tagay Mar waxay ahayd 2006 marna 2008 waa danbe la ima gayn hadana aaad ban u jclhy oo walipa wn ku faanaaaa ilaahow Mar baadiye oo doog ah cagahayga iigu gee si nabad ah iigana so nabad celi feeling

  • @maxamedmaxamuud6324
    @maxamedmaxamuud6324 2 ปีที่แล้ว

    waw dhan walba wad so dhigtay ku soco ayan ku leyahay wllo oo ha ka dalin

  • @good-rb7bs
    @good-rb7bs 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah jawi macaan waayo waayo iyo xusuus baan galay 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees2320 2 ปีที่แล้ว +2

    Meesha gaadhigu maro waxaa layidhaa
    Wado ama taayir
    Lkn dhabadu waa meesha dadku maraan ama geelo kafoofo kanasoo caraabo lkn hadii magagacyo kale layidhaa waa sax oo dadka qaar uyaqaanaan

  • @hassanahmed5038
    @hassanahmed5038 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah walashay qaali ah wax la heli karo ma aha alaha noo Kaa daayo

  • @abdiabdilahi8331
    @abdiabdilahi8331 2 ปีที่แล้ว +1

    masha alla Wll dhaqaan kaaba ilaahay ha ku dhawro hore u soco

  • @sadoahmed7443
    @sadoahmed7443 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshal Allah soo badi

  • @aminaahmed429
    @aminaahmed429 2 ปีที่แล้ว

    Mnshallah ilhye barwaqada wad keena alha noobarakeeyo ❤🥰🥰🥰👏👏👏🥰🥰🥰

  • @ummumahirmayza6121
    @ummumahirmayza6121 2 ปีที่แล้ว

    Dhaqan Kaaba wan kuu xiisay wlhi San clipkada u sugayay wan daalay alle haku ilaaaliyo xbti wlhi wan farxay Markan arkay clipkada love u queen

  • @user-mo7xb5ti9e
    @user-mo7xb5ti9e 2 ปีที่แล้ว +1

    Nfd wa abaar allow nokeen

  • @fardowsataqal5688
    @fardowsataqal5688 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah abayo ❤❤❤

  • @hibomuhumed8020
    @hibomuhumed8020 2 ปีที่แล้ว

    Wsc war matulahi waa barakatu manshalah tabarakalh ❤️❤️❤️❤️ beautiful badiyaha qurux badan ❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ keep going ❤️❤️❤️❤️🌧️

  • @ahmedsakimohamed8452
    @ahmedsakimohamed8452 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wallaal qaali

  • @khalidsiyad854
    @khalidsiyad854 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abti waanu kuuxiisnay Welcome back

  • @faisaahmed2087
    @faisaahmed2087 2 ปีที่แล้ว +2

    Waanku xiisnay Walal shey

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah xbbty Rabi ma ku soo nabad celiyey waan ku tebey in beeraleydii naga kaa leexsadeen baan moodey

  • @sacdiyacusman2891
    @sacdiyacusman2891 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansh Allah abaayo horay usoco ayaan kuleyahay keep going my sister dadka warkiisa iska da dhaqan ka badiyaha wax kama garanayan dadka qar way iska hadlayan hauqaban sister

  • @osmanmahamudmahamud7469
    @osmanmahamudmahamud7469 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh rabi raxmadisa hano siyadiyo abaraha allha naga dulqado

  • @mahadnour4578
    @mahadnour4578 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah welcome back, gabadhii afgooye yay ku guursatay ama lagu afduubtay ayaan ka cabsi qabneee

    • @xilkascade
      @xilkascade 2 ปีที่แล้ว

      Afgoi warabe miyaa jooga

    • @mahadnour4578
      @mahadnour4578 2 ปีที่แล้ว

      @@xilkascade waxa la iga yidhi dhalinyaradii ayaa udhow oo gabdhaha way xadaaan

    • @xilkascade
      @xilkascade 2 ปีที่แล้ว

      @@mahadnour4578 haaaaa ma sidaabaaa Ka alla magan

  • @cabdiz5945
    @cabdiz5945 2 ปีที่แล้ว +1

    Maha allh muqalquruxbadan
    Wllshy ubah ilahay hakuxafido

  • @shamsoabdulqadir8708
    @shamsoabdulqadir8708 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abayo niyadan kuwuhayay wlhi waxan silahay rob waladagaye ee ubax intey aday

  • @cnqaraamiofficial9819
    @cnqaraamiofficial9819 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku sharfo huno

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc walal waxaraha iyo roobka u kaadiyoo xageed aaday aroos miyaad gashay

  • @Gory-ali
    @Gory-ali 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah. Allaha. Idiinku ziyaadiyo. Qayrkiisana allaha idin siiyo. Sharkana. Allaha. Idinka. Hayo

  • @nimcomouse6594
    @nimcomouse6594 2 ปีที่แล้ว +1

    Lkn waa maxay miyiyadan halka aqal ku yaalo sowka miyiyada aqal wayn iyo madbakh ku yaalo wax lagu karsado xiliga roobka

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah👍💖💖💖🌹🌹🌹💪🏾💪🏾🇸🇴

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 ปีที่แล้ว +1

    Weey gabadhiilawayay sharafey halkeekabaxday beryahaan . lkn hegudhihinle shahrulcasan angalay anigale ....

  • @hadayaali4786
    @hadayaali4786 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan Kaaba bar yahaaan xageee aaday

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah ❤

  • @calikaarshe1398
    @calikaarshe1398 2 ปีที่แล้ว

    ma sha allah dhaqan iyo dhulkii hooyo

  • @hannadyare8482
    @hannadyare8482 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaarti malagabaxay masha allah

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +1

    angaa caawa u baahan biyahaa in aan ka cabo xareeda wadada laga dhaamiyay

  • @xirsi.ducaale
    @xirsi.ducaale ปีที่แล้ว

    Waaw yaa kaqurux badan

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 2 ปีที่แล้ว +2

    Nolsha ugu macan marka roobku doh badiye 😭

  • @Billiønr79
    @Billiønr79 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah nimcada allaha idinsiyaadiyo

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nolol qurux badan😍❤❤😘😘

  • @hannadyare8482
    @hannadyare8482 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa dardhaday dheh😂😂

  • @abdiayanle3354
    @abdiayanle3354 2 ปีที่แล้ว +3

    dhaqan-kaba xageed ka dhacday? kuu xiisnay, miyad guursatay? allah ha ku barakeeyo wll,

  • @mariyacaynab6383
    @mariyacaynab6383 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAlah

  • @bintiburco4485
    @bintiburco4485 2 ปีที่แล้ว +1

    Axl marhadii LA roobsaday

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa alaah

  • @osmanmahamudmahamud7469
    @osmanmahamudmahamud7469 2 ปีที่แล้ว

    Waa dar dhaday dheh wllo

  • @hibaqcali8503
    @hibaqcali8503 2 ปีที่แล้ว +1

    masha'Allaha

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 2 ปีที่แล้ว +1

    Baadiye dhibaato casho la aan miyaa haddii roob yimaaday

  • @leyloaxmed6975
    @leyloaxmed6975 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo ubax waxan rajeynaa in aan kulano aniga iyo adiga waxan Kuu ahay taageero midda kalena waxaad ku magac tahay walaashey mcn ee da da iga weyn allaha ii xafidee🥰

  • @cabdikhadarnuur3741
    @cabdikhadarnuur3741 2 ปีที่แล้ว +1

    dhaqankaaba jir o joog

  • @aminaseben9811
    @aminaseben9811 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah dhaqan kaaba mahadsanid

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 2 ปีที่แล้ว

    Waan dar dhaday ayaa la dhahaa Ubaxeey

  • @munomohamed7269
    @munomohamed7269 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wn kuxisnay xage kadhacday abayo

  • @zuleikhoahmed5500
    @zuleikhoahmed5500 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @naimaduran2616
    @naimaduran2616 2 ปีที่แล้ว

    M.a❤❤🥰

  • @saharaabshirmohamedaaq
    @saharaabshirmohamedaaq 2 ปีที่แล้ว

    Walaal was mahadsan tahay

  • @afnaan1637
    @afnaan1637 2 ปีที่แล้ว

    M,a ❤🥰

  • @hothanali6340
    @hothanali6340 2 ปีที่แล้ว

    Hore usoco Qaali

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 2 ปีที่แล้ว

    Wa luguwaaye

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 2 ปีที่แล้ว

    Saxan saxa udgoon badan sanka kuula raacaa kkkkk

  • @abdiadam8914
    @abdiadam8914 2 ปีที่แล้ว

    Bacda caafimaad ahaan iska jira qiiqeeda waa khatar aad u weyn

  • @ubaxyasincasoowe2305
    @ubaxyasincasoowe2305 2 ปีที่แล้ว

    Kimgoy wll qaali ❤️💋

  • @yusufsalat2021
    @yusufsalat2021 2 ปีที่แล้ว

    Abayo arigu xiliga robka waxa lagu oda ged hostisa usheg wad mahadsantahy

  • @bashiirali2829
    @bashiirali2829 2 ปีที่แล้ว +1

    dhaqan kaaba wan kusalamay abay

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 2 ปีที่แล้ว

    🦋♥️♥️♥️🌸

  • @user-mo7xb5ti9e
    @user-mo7xb5ti9e 2 ปีที่แล้ว +1

    Waddo dhabo jid

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 2 ปีที่แล้ว

    Biyaha lama cabi karo oo waa wasakhay sanyihiin lkn karkari oo caba kadib

  • @chefahaawa
    @chefahaawa 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 2 ปีที่แล้ว

    I miss you 🥰

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 2 ปีที่แล้ว

    Meesha waa xagee,wll

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰😍😍😍🥰🥰🥰😍😍😍😍😍

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 2 ปีที่แล้ว

    Wll inuuu isooo carfayo ayeyba ila noqotay badiyaha aad baan ugu xiisy runtiii

  • @gamaadiidmedia9553
    @gamaadiidmedia9553 2 ปีที่แล้ว

    Alla oo sowkumawa wakarihii galay qolkii hurdada😂😂😂😂

  • @zahramaxmud2350
    @zahramaxmud2350 2 ปีที่แล้ว

    Wll Reerku ma muxumud baa yagaa riyaha badab dhaqdee?

  • @abubakarsadikchannel4481
    @abubakarsadikchannel4481 2 ปีที่แล้ว

    Ader, mii bad jogtaaye maxay tahay routine (howl maad keyga maanta dheh ader kheyr Ala haku siyee ) ma wadan ahay dhaqan kaaba

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 2 ปีที่แล้ว

    Dee roobka marka uu da'yo aqalka ayaa lagu xareeyaa xaabada dabka iyo wixii lagama maarmaan ah.

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 2 ปีที่แล้ว

    Lakiin waxan layaaba waa xili robaad kijin bac ah dhista hadii kali caruurtatu waa cash’s laaan

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees2320 2 ปีที่แล้ว

    Weelka waxlagu karsado waxaa madowga dushakeenayaa waa
    Dabka ama xabadaha aan dhuxusha ahayn

  • @maxamedaadanyuusuf6853
    @maxamedaadanyuusuf6853 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @xalimoaxmed504
    @xalimoaxmed504 2 ปีที่แล้ว

    Noolsh migu waa asla

  • @good-rb7bs
    @good-rb7bs 2 ปีที่แล้ว

    Meeshani waa halkee/gobolkee???

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 2 ปีที่แล้ว

    Hadhow shaah baad caabaysa caano laaguu daaraay

  • @duniyowahir4080
    @duniyowahir4080 2 ปีที่แล้ว

    mashaallah

  • @siciidaadan9263
    @siciidaadan9263 2 ปีที่แล้ว

    Baadiyuhu waa xagee ma haylanbaa

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 ปีที่แล้ว

    Abaaayo baadiyaha dariiis ma qabtiiin miyaaa

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 2 ปีที่แล้ว

    Xiliga roobka qoryaha waaweey ayaa la xareeystaa

  • @mohamedyussuf5030
    @mohamedyussuf5030 2 ปีที่แล้ว

    Waharaha aqalka karebaaa

  • @ismailahmad4429
    @ismailahmad4429 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll waa xagee meeshan

  • @Jar_javoo
    @Jar_javoo 2 ปีที่แล้ว

    Waab aba daash la aan waa garab rarato geeley ee reer guraa lama dhaho ceri waa cagtaa kunool aloow col noogu naadi guri badiyo gulgule iyo qolqol isagaa lagabartay dabka dhinac logashito dhinacna lagasexan karo guriweyn dhan sarir meel qarson albab laga galo leh baan arkijiray aba waab leh wixi calala lagusameyo dhanbala dugoba ciyalka ubadan iney galaan hoosna kawada feedan korna udheer deed kaxageeyo waregsan leh hal dhinac lagasogalo mid isdag qof la eg kasokekuyal afka guriga kabilabanayo jikada kusijeeda

  • @abdicasiis9767
    @abdicasiis9767 2 ปีที่แล้ว

    Magalada digir ban uagataga 🤣idinko badiye joogana wad ucn taan hhhhhh

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 ปีที่แล้ว

    Abayo hata ku imaado kawaran meshan dadkama aqano wana jclhy meelahan oo kale abayo ina jawiga badasho rabe dalxiis ahan hata kugu imaado