Wa ina lagu mudaharado dawladan hadi ejojin way do tegitanka gebuti kolba umar gele isaga wuxu kashegenaya danta wadankisa lacag badan bu ku bixinaya so ina latago Djibouti wa ina dambi lagadigo
Waraaqad bay u direen maraykan oo ay yidhaahdeen ma rabno ictiraaf imika oo dhul baa naga maqan oo somali na wali maanaan kala bixin marka durba way kala tuureen ictiraafki isaaqu hurdo dheer buu galay
Geele waxa uu iska dhigayaa nin ka odayeynaya Somaliland iyo Somaliya. Si loo daawado filin musalsal ah oo aan dhamaad lahayn, isla markaana meeqaamka Somaliland hoos loogu dhigilahaa. Xirsi waa in aan go'aan ka gaadhnaa , haddii aanu joojin waxa uu wado, tan hore ayuu god ugu ridee. HADH CAD AYAA DHAFOIRJA LAGA TOOGAM DOONAA!!.
Walahi Durba way bilabeen reer somaliland walahi aqonsi ma rabtan dawalad nimana marabtan Wayo qabil ba Madax idinka galay xirsi iyo qarkalo badan wad ogtihin dhamantin inayna somaliland iyo shacabkeedu halkay raban ayna usocon hadana waxan ku difacaysan qabil Lakin waxan idin sheegay walahi waxad difaci dontan somaliland iyado sidan ka adag Wayo hada waxad dawanaysan masirkini oo dhawr nin oo koban ay ku khamarayan oo ay lacag iyo shilimad ku badalanayn Wayo ninka imika le xamar ayan lahadli ya isheegi kara wuxu ka helayo Wayo iyagi aya kala cararay oo cidla fadhiya
Xirsi Gaab waa Lugooyada Somaliland M/W Cirrona Xirsi khayr uma soo wado e waa In degdeg looga qabtaa inta Aanu Cirro na marinin wadadi u mariyay M/W hore AHN Siilaanyo .
hadu cirio noqodo nin qaraniimad soomaalind hore u siiwadi waayo hadh caad banu qaawin doona shacabka ango aha wxan gooni isuutaga qaranka ahayn ma maqali karno
Xogta Ku Qarsoon Kulanka Jabuuti,Mawqifka Somaliland,Qorshaha Somaliya & Sirta Jabuuti
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news
Allahu Akbar Allahu Akbar Zeila Ika djibouti
Mubafiiiq Issakland
angu hadanu nahay shaacabka reer soomaalind ciro ishaa aayanu ku hayna kaliya hadu ariimaha aqoosiga soomaalind hore u waadi wayo daagal baanu ku qaadi doona ciir yo dhuula waanu kufadeexadobi doona
Adigu is aqoonso hadlakaga aan caqliga ku fadhiyin meelahanow kala le lama imaado cuqdad baad ku heysee
Wa ina lagu mudaharado dawladan hadi ejojin way do tegitanka gebuti kolba umar gele isaga wuxu kashegenaya danta wadankisa lacag badan bu ku bixinaya so ina latago Djibouti wa ina dambi lagadigo
Waxa yaaba in ina geele oo dantiisa wata teena loo sadqeeyo
Maxa Djibouti 🇩🇯 & Gargoorte Hawiye futada ugu geeyey XIRSI toorey. & Somaliland & xoriyada is dhexgeliyey.
xirsi walhi hadu masarka soomaalilnd faraha kalal bixi waayo iyado maanta aqoonsig soomaalilnd marykanku diyaar u aha meeqanka qaraniimad
Waraaqad bay u direen maraykan oo ay yidhaahdeen ma rabno ictiraaf imika oo dhul baa naga maqan oo somali na wali maanaan kala bixin marka durba way kala tuureen ictiraafki isaaqu hurdo dheer buu galay
waxan ahay 38 jiir waxan ku aqilaysatay qaranka soomaalind on calankiisa tawaxid ka leh hadh sado waxan ka ahayni ima deeqayo
Towxiidka waa in laga tirtiraa calanka Munaafaq land
Geele waxa uu iska dhigayaa nin ka odayeynaya Somaliland iyo Somaliya. Si loo daawado filin musalsal ah oo aan dhamaad lahayn, isla markaana meeqaamka Somaliland hoos loogu dhigilahaa. Xirsi waa in aan go'aan ka gaadhnaa , haddii aanu joojin waxa uu wado, tan hore ayuu god ugu ridee. HADH CAD AYAA DHAFOIRJA LAGA TOOGAM DOONAA!!.
Reer Hargeisow AYGAA futada gaaban ee Xersi Xaraami markuu Hargeisa ku soo noqdo dhagax ku dilaa kalabka isaga iyo kilaabta la socota.
Xaashiga hoota ka wadaa ka daran kani waabu cadaystaa isagu
Waryaa afkaga ka jeedi xirsi adoon aan waxba granayn baad tahay
Iyadoo la ogyahay qorshaha Xirsi (waddani) iyo Cirro ayay reer Somaliland doorteen labadaa nin. Markaa waxay labadaa nin sameeyaanba waa wax dadka Somaliland rabaan
@@Aw88-c1r somaliland markuu muuse qabsadey ayey baabadey markaa labadan nin waa isbadalka dalka huuno taa la soco
Xiirsi wa dambile, RER Somaliland ka foojiignada!😮
MADAXWEYNE CIRRO iyo. XIRSI WAA IS OGYIHIIN EE DADKA HA USHEEGO SABABTA GURGUURTE + INA KHALIIF + XIRSI GAAB JABOUTI ISUGU KEENAY
Dadka Somaliland way ku raacsan yihiin Cirro iyo Xirsi.
Laaxawla walaaquwata ilaa billaah
hadanu nahay shaacabka reer soomaalind xirsi umaan dooran madaxaweeyne ciro aayan qarankan u dooranay isaaganu kalal xiisab tamayan angu
Walahi Durba way bilabeen reer somaliland walahi aqonsi ma rabtan dawalad nimana marabtan Wayo qabil ba Madax idinka galay xirsi iyo qarkalo badan wad ogtihin dhamantin inayna somaliland iyo shacabkeedu halkay raban ayna usocon hadana waxan ku difacaysan qabil Lakin waxan idin sheegay walahi waxad difaci dontan somaliland iyado sidan ka adag Wayo hada waxad dawanaysan masirkini oo dhawr nin oo koban ay ku khamarayan oo ay lacag iyo shilimad ku badalanayn Wayo ninka imika le xamar ayan lahadli ya isheegi kara wuxu ka helayo Wayo iyagi aya kala cararay oo cidla fadhiya
dhaaman waxanu waada noqon doona ciidan aaba yaashayo aaya udhiintay soomaalind halki cabdi raaxaman tuur hanu mariinay baanu mariin doona
Odayga xirsi gaab somaliland halaga qabto
Silkaga halaga qabto dhilo😂
ciro waxan ku diidey ugaaska ogaden ee uu u direy laas canod kaas oo yidhi somaliland baa nabad ka sidaa iyadoo firdhiye oo ah hogaaniya ha argagaxiso da laas canod iyadoo aynu aynu ognahay digaar garowga huwanta laas canod iyadoo sidoo kle mamulka majeerteniya oo dhoola tus samaysey iwm
OO XIRSI MA LABAAD AYUU INA XARAASHAYAA
Habar awal xirsi bay ku washen
Ciroy waxqabadkale marabnee mee aqonsigii ader
Somaliland halis Aye ku jirta shirqol aya lo dhigaya xiirsi wa taliya 1bad ee ciiro 0
The biggest threat to SOMALILAND independence is XIRSI GAAB. Should not be allowed to make or suggest in any SOMALILAND policy.
Waxa uu bilaabay xirsi durtaba in uu ula kulmo soomaliya si qarsoodi ah sidii caadada u ahayad waa tuug ninkaas
❤❤❤❤
Odeygu ma isagaa hadalay mise gadaashiisaa qof kale hadlayaa bal ha la soo hubiyo
Badhaaf shawadiiiiinyahayeee
Dhagax ku dila Hoyadii wasahan! Waa markii labaad ee Somaliland uu GOD KU RIDAAYO!
34 sano aayanu sugaynay in soomaalilnd duuniid kamiid noqoto onuu baan u faadhinay xirisi iyo ciidil kale ba iyaga u dhiimanay
10,000,000milyan baa xirsi ku jaran
Xirsi duli warmakahaysaa
Mise xirsituug dabaalbuu kujiraa oo lama oga shaqooyinka uuwado
mid kale een halkan kasheegay wa ciro hadu marykanka imika no la diyaarka aha aqoosiga sifican ulashaqeeyo garabkiis ayaanu taganahay
Xirsi Gaab waa Lugooyada Somaliland M/W Cirrona Xirsi khayr uma soo wado e waa In degdeg looga qabtaa inta Aanu Cirro na marinin wadadi u mariyay M/W hore AHN Siilaanyo .
Somaliland iyadoon meel jirin ayay nir-nirta haysee, ma ku soo noqotay gacantii Geelle ee waayo aragga ahayd?
Madaxweyne suudh baa wada sidateen shaqana wanaagsana waad ku baaqday nin xaragoonayaa diyaar uma aha shaqo
Kuwasi waay dalxis 😂😂dadkeen
CIRRO OON BIYO ISMA MARIN. KULLU SHEY YARJAC ILAA ASLIHII XAABO QOYANI DHARINA KUUNA KARISO DHAXANA KAAMA CELISO. CIRRO CAAWA IYO BARIBA WAA CIRRUUN
Waar kuwani meel ma gaadhayaan
Meeqaam sare madax weyne leh ciro dulumasiga
hadu cirio noqodo nin qaraniimad soomaalind hore u siiwadi waayo hadh caad banu qaawin doona shacabka ango aha wxan gooni isuutaga qaranka ahayn ma maqali karno
reersomalilanow bahasha godmadaw okii lixdank kadran ayalaguswada madawadayalb kanoqonaa?
Waar jabuuti xirsi geele iyo hasan shiikh kawarama
th-cam.com/video/5vT5vlmUgHg/w-d-xo.htmlsi=h8PK1lsM9BjvwOfQ
Xirsi waa tuug hore dalka u ibiyey mantana tii bu wada haduu cirro khabanwayo ha laiskakabto
Waryaara halkan ma waxaad latimaadeen caqligii titok markuu muuse liinta idinku siin jiray jeelka ayaad u xiisteen qooq iyo garaad daro ayaa idin haysa giilakan G-z ee dawlada iyo siyaasiyiinta uga qaada shaqadooda walee somalida ushu waa u hooyo 😅
Waar dawlada shqadeeda ha loo daayo iyaga dalka loo dhaariye barni khuuroy
mawaxanu arkayno ayanka amusna wamasirki 6malyan o godlaguridayo waynu arkayna
Xirsi wa tuug ibn xaraam Corona wa gashanti