MUSTAFE CAGJAR IYO GARXAJIS JAWAABO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 446

  • @umuuqdeofficial1664
    @umuuqdeofficial1664 2 วันที่ผ่านมา +29

    Anigo garxajis ah hadan kaa arki lahaa sujuudan ka calaamadin lahaa waa danbiile qaran danbiile qarana qabiil inta ku taageeraysa way khaldanyihiin ninkani waa danbiile in la xidhuu istaahila oo talaabo laga qaado

    • @abdirahmanahmed6843
      @abdirahmanahmed6843 2 วันที่ผ่านมา +4

      Beenale garxajis ma tihid

    • @YasminAhmed-v7y
      @YasminAhmed-v7y 2 วันที่ผ่านมา +6

      Aan ah wan xidhi lah aadan waan uu necabah wayo waa Niki ku wirsanay cidamad qaranka Somaliland

    • @muuseismail
      @muuseismail 2 วันที่ผ่านมา +2

      Waar yaahe sharci ma ilaalineyside waxad ilaalineysaa saaxiibadaadii kulmiye eesharciga somaliland liibaan kumuu gafin

    • @fardousxasanmaxamed9107
      @fardousxasanmaxamed9107 2 วันที่ผ่านมา +3

      yusraay dabada harti u diyaari nin raga danbiile noqde

    • @ilyaasmaal742
      @ilyaasmaal742 2 วันที่ผ่านมา +3

      Waxad tahay qof jecel iskusoo Dhawaanta isaaqa iyo guud Ahaan cadaalada

  • @JacfarKuukay-he8rj
    @JacfarKuukay-he8rj 2 วันที่ผ่านมา +16

    Asc inaader waxan ahay garxajis habaryonis muse ismaaciil inaader somaliland baynu jecelahay qofkii qarankeena cidii geftaa sharciga lamarinayaa lakiin mid iyo labo iyo sadex qof laguma qimaynkaro reer baladhan arab wa tolkay habar awal wa garabkaygii habar jelo wa gacantaydi midig

    • @AhmedOmar-ve9gf
      @AhmedOmar-ve9gf 2 วันที่ผ่านมา

      Mashalaah

    • @waridaadtv5645
      @waridaadtv5645  2 วันที่ผ่านมา

      Thanks sxb

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 2 วันที่ผ่านมา

      Waa run inaadeer Waridaad se waxa u muuqada magaca Garxajis kolay lacag baa lagu siiyay caayda iyo aflagaadada reerka.

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 2 วันที่ผ่านมา +7

    Arab guuuuuul guuuuuul guuuuuul NEVER NEVER NEVER give up 💯 insha allah ❤❤❤❤❤

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 2 วันที่ผ่านมา +5

    Anigoo garxajis ah ayaa Aaminsan inuu dambiile yahy Liban xume talis. Qaranimo ayaa ina deeqda kuligeen.. Somaliland forever ❤️❤️❤️🩸🩸🩸

  • @DEQAABDI-y6c
    @DEQAABDI-y6c 2 วันที่ผ่านมา +22

    NO more Cagdheree flag in all reserve areas

    • @AB333East
      @AB333East 2 วันที่ผ่านมา +1

      There no such thing reserved area Somalia region one ☝️ new police patrol ing area

    • @LilyR-sd1lt
      @LilyR-sd1lt 2 วันที่ผ่านมา +2

      ​@@AB333Eastit's not one and has never been one in history.

  • @najwahussein7662
    @najwahussein7662 2 วันที่ผ่านมา +3

    Gar iyo gardaba waxad aad ku hadalaysaa waa sax waridada wllo👏

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 2 วันที่ผ่านมา +12

    Masha Allah good question

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 วันที่ผ่านมา +14

    WARIDAAD WAA HALEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 2 วันที่ผ่านมา +22

    Abiy axmed ayaa ku qasbay inuu hadlo waxanu leenahay hadaanu isaaq nahay waa saambuus laga eedaamay

    • @titanic139
      @titanic139 2 วันที่ผ่านมา

      Hooyadaa Abii was Qalbada idin jaban Yariisey meesha Ogaden baa Ka Taliya Adoonyahay xarshin Aan ku ilaashano😂

    • @ZamzamSomaliand
      @ZamzamSomaliand 2 วันที่ผ่านมา

      Nolow inader halka eray ad dhahda qar abiye kufsada kaso cabadayo wn u jedaye cagtay cagta dher ba lagu gabinaya hdad jogi waydo

    • @titanic139
      @titanic139 2 วันที่ผ่านมา

      @ZamzamSomaliand yaan lagu Galin Cagta Dabadada ilaasho 😸

    • @ZamzamSomaliand
      @ZamzamSomaliand 2 วันที่ผ่านมา

      @titanic139 sidu abiye ka yelo in dadko dhan laga yelo ma umoda😁

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 วันที่ผ่านมา +20

    Kilalkii lixaad iyo ismaamul gaara isaaq ha samaysto sitoosa Ethiopia hawhoostagaan 🇪🇹 🇪🇹

    • @noahD1636
      @noahD1636 2 วันที่ผ่านมา +1

      Amxaaro caashaq DIGAAGA

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 2 วันที่ผ่านมา +1

      Amxaarada yaa neceb kuwaad hablihiina ka kiraynayseen sow maaha kkkkkk 😂​@@noahD1636

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@noahD1636waa kuwa kuugu taliya Itoobiya

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 2 วันที่ผ่านมา +1

      Sax Daarood kama talin karo deegaan reer Sheekh Isxaaq guul Hawd and reserve area.

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 วันที่ผ่านมา +5

    Masha allaah waridaad alla geesisanaa bal garxajis si nin waynbad ola hadashaye waynu eegi waxay falaan legend of the legend ❤❤❤❤

  • @ridwaanxasan7207
    @ridwaanxasan7207 2 วันที่ผ่านมา +4

    Su.aalaha amba waan is waydiiyaa wlhi from habar awal

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 2 วันที่ผ่านมา +8

    Geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abdulrahmanal-somali1221
    @abdulrahmanal-somali1221 2 วันที่ผ่านมา +5

    Inadeer adigu Somalilander ayaa tahay.
    Ilaahay ha soo hadeeyo.

  • @mercimoe1055
    @mercimoe1055 2 วันที่ผ่านมา +2

    Zxp taliyaha military -ga ee ciidanka soo amray waa ogaadeeen

  • @faisaj5072
    @faisaj5072 วันที่ผ่านมา

    ManshaAllah Waridaad you are Hero Alha ha ku xafidyo let the Garxajes answer your questions

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 วันที่ผ่านมา +7

    Guuuuuuul somaliland somaliland guuuuul somalilnd guuuuuuuul guuuuuuul somaliland somaliland viiva somaliland isaaqw waa isaaq waa is not easy isaaq

  • @HodanAbdi-g4p
    @HodanAbdi-g4p 2 วันที่ผ่านมา +4

    waad caafimaad qabtaa, mansha allah

  • @aminamama4201
    @aminamama4201 2 วันที่ผ่านมา +1

    Geeesi qana batahaye dalka ku abal gudi waridadow noolow cadowga jabana inader ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 วันที่ผ่านมา +10

    mashalla waa khayr hadaad xasuuqi maatida iyo caruurta gogol ka dhigtay oo dacad kaa tahay !!!!!!! from Djibouti❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ahmedjama275
      @ahmedjama275 2 วันที่ผ่านมา +1

      Dhakh magaalo, adiga aduunimada iska saar, ilma adoon ayaad u tihiin adiga iyo kuwii ku dhalay ismaaciil cumar geele, ibnu qaxba

    • @ahmedjama275
      @ahmedjama275 2 วันที่ผ่านมา +1

      Dhakh magaalo, adiga aduunimada iska saar, ilma adoon ayaad u tihiin adiga iyo kuwii ku dhalay ismaaciil cumar geele, ibnu qaxba

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 2 วันที่ผ่านมา +1

      @@ahmedjama275 walidkaa ayaa xoriyadooda cisigooda karadododa bilaa shuurruud iyo bilaash ku bixiyay 26-kii juun maalin isniin ah horta kolkaad xorrodow ila hadal 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 2 วันที่ผ่านมา +2

    Guul somaliland guul reerskeekh Isaaq

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 2 วันที่ผ่านมา +2

    Legend waridad ❤ nin qaran ba tahay

  • @NimcoXaashi123
    @NimcoXaashi123 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waridaad TV geesi qaran waa runtii oo qofa 🙏

  • @CabdiqadirXuseen-w8p
    @CabdiqadirXuseen-w8p 2 วันที่ผ่านมา +2

    Isaaqoow waridaad waahalyeey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 2 วันที่ผ่านมา

      Markii hore haa laakiin maalintuu kala qaaybiyay ee lagu yidhi Garxajis soo caayay ayuu fashilmay.

  • @nimcaanabdi6496
    @nimcaanabdi6496 วันที่ผ่านมา +1

    Waridaad weli mucaarad baan isu haysanaa noosheega

  • @nuurashaqale-sd4rw
    @nuurashaqale-sd4rw 2 วันที่ผ่านมา +2

    Garxajis qaranimada in iskuul loogu dhigo ayay ubaahanyihiin

  • @Barwaaqoibraahim-k8s
    @Barwaaqoibraahim-k8s 2 วันที่ผ่านมา +5

    Inshaalaah maamul gaara oo ay kubadbaadaan ilhy haw hirgeliyo

  • @AniseAli-z8z
    @AniseAli-z8z 2 วันที่ผ่านมา +4

    Garxjis guulguul❤❤

    • @nadiraosman6726
      @nadiraosman6726 2 วันที่ผ่านมา +2

      Somaliland gul

    • @AniseAli-z8z
      @AniseAli-z8z 2 วันที่ผ่านมา +1

      Isaaq guuliyo gobanimo 2025 somlilaad🦁🦁🇧🇬👑

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 2 วันที่ผ่านมา

      Somaliland isaaq 2024 guul now more qaabil 😇🥳🥳🤩👁️🫅🏽🙌🏽🫵🏼🫵🏼

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 วันที่ผ่านมา +8

    Waridaad caawa hadal jilicsananaa waar isaaq heeryada OGAADEEN ha TUURAAN oo maamul gaara ha samaysto

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 2 วันที่ผ่านมา

    Daarood kama talin karo deegaan reer Sheekh Isxaaq viva Hawd and reserve area.

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 วันที่ผ่านมา +3

    Wariyihii somaliland ugu qalisanaa waridaad runtanu kugu jecelnahay

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 วันที่ผ่านมา +8

    Baabulaahi fadlan ha ka ficil Qaadan. Waa nin buka oo Bugtaan aan Dawo lahayn ah. Baabulaahi waa Isbiirtoole Xanuunsanaya. Garxajis ahaan nama matalo Magacayagana ma sheegan karo. Baabulaahi iyo Liiban Bilaa Cadaala waxaa Madaxa ka tooganaya Garxajis oo anaga ah. Somaliland fadlan Qaranka iyo Midnimada u hiiliya.

    • @SakariyeMahamed-z2u
      @SakariyeMahamed-z2u 2 วันที่ผ่านมา +1

      GARAXjis ha sheegan shp ee afkaaga ku hadal markaad nala leedhay libaan nama matalo yaa ku matala hadaa midakle langaboan aad iska dhadhicinaysa sawki shalay maaha garxajis caayay

    • @hamdaelmi
      @hamdaelmi 2 วันที่ผ่านมา +1

      Walal Qof ka kaliya Sifican u hadlay Ayaad tahay Walahi alle ha ku xifdiyo from suber awal walalnimo

    • @abdourahmanahmed-b7p
      @abdourahmanahmed-b7p 2 วันที่ผ่านมา

      @@SakariyeMahamed-z2usomalilander matihid
      Faxamna

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 2 วันที่ผ่านมา +3

    Geesi qaran ❤❤❤

  • @AminaIbrahim-u8d
    @AminaIbrahim-u8d 2 วันที่ผ่านมา +2

    Wlhi ree ayeeyo hooyo mcn Arab sheikh isaaq

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 วันที่ผ่านมา +1

    Isaaq Habarjeclo ugu gobeeysan ugu dulqaad badan ugu faraxsan ugu Soomaalilander jecel 😊 😃 guul❤ Soomaaliland🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @ahmedkeyse2498
    @ahmedkeyse2498 2 วันที่ผ่านมา +8

    Wa.sax.walal

  • @mustafec.maxmuud9740
    @mustafec.maxmuud9740 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ax! Aad ayaan uga damqaday xaqiiqada waydiimahaaga iyo garawshiiyo la'aanta ay xasaradu kuu dheeraan doonto ee laguugu soo jawaabi doono!!
    Ax! Ax! Ax!

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa jaahiiliiin weli garxajis uqaadan la iney laandta madaxweyne ka yihiiin ee hakudaalin saaxibkayow

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 วันที่ผ่านมา +3

    Walahi hadiba xuma talis liban hargaysa jogo dawladaasi dawlad noqon mayso in ninki wax la ogyahay gaystay uu dhumasho kuso galo subxanalaa

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 วันที่ผ่านมา +2

      Liibaan waa Gob Allaha Xifdiyo Godta ree Sheekh Isxaaq. Adoo Dumara ayaa Shar iyo Shaydaanimo katalinaysid. Subxaanallaah

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@hafsaali4297waala saamaxay wll waliba samaxadii tuugta ee madaxwaynuhu fidiyay ayuu soo raacay isagoo bilaa buuq ah😂

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@hafsaali4297 muxu gob ku yahay

  • @alimahamed670
    @alimahamed670 2 วันที่ผ่านมา +2

    Somaliland guuul ❤❤❤❤

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dadkeena. Ilaahay. Wanaaga. Ha. Karsiiyo

  • @CIISECabdiraxmaan-f7r
    @CIISECabdiraxmaan-f7r 2 วันที่ผ่านมา +2

    Guul.guul.arab.iyo.albabad.dag

  • @mohamedwarsame8680
    @mohamedwarsame8680 2 วันที่ผ่านมา

    Kuwa dhintay reer sheekh isaxaaq ha ku sheegin

  • @mariamomar6462
    @mariamomar6462 2 วันที่ผ่านมา

    WARIDAAD TV gesige bad ahayd ee reer Somaliland ka soo jeeda reer Somaliland so dhawyeso oo madaxa u saran ee maax kugu diiraay tollka reer sheekhisxaq guul iyo gobonimo reer Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shabcaan-n6w
    @Shabcaan-n6w 2 วันที่ผ่านมา +1

    Well come brother❤❤❤❤

  • @XuddefiCfataax
    @XuddefiCfataax 2 วันที่ผ่านมา +4

    Adeer waxaas kabaxoo kasoo hadal qurulugud iyo jiidaha bariga

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 2 วันที่ผ่านมา

      MAADAA. XUKUMAYA. OROD. WAXAAD HUURSANAYSO. DEE. HUURSO ADAY. KUDAMBAR SANAYSAAYE

  • @SacdaBuraale
    @SacdaBuraale 2 วันที่ผ่านมา +2

    alla tolow aakhira xageed tagi mrkd umda kala kaxayteeda iyo munaafaqda ka shaqeynayso

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 2 วันที่ผ่านมา +1

    Cag dheer guul arab

  • @sagalmaashaallahcabdirasaa3588
    @sagalmaashaallahcabdirasaa3588 2 วันที่ผ่านมา

    Adigu aad baad u jeceshahay inaad Garxajis uun wax ka sheegto nin walba wuxuu yahay uun buu yahay Garxajis baan ku badaleyn habarjacloaan ku badaley ka hadal qof walba shakh sigiisa waxacuu sameeyo Necybka qolo sherkh iyo shariifleh haku eedeyn.

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf 2 วันที่ผ่านมา

    Waridaad TV umadan waad ka horeysaa. Isaaqna halku ka jabey waad ogtahay ee cadawkastaana inoo soo raacey.

  • @faizalcamuud3530
    @faizalcamuud3530 2 วันที่ผ่านมา

    Waridaad wa halyey ree somaliland ah sanad wcn sxp
    From subeer awal

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 2 วันที่ผ่านมา +1

    reerkan gerxijis mar walpa iyaga cadawga so raaca markay dagaal noqoto iyo markay soodhawyn noqotaba waa ciday biyo kaga datan waxad wadan h wase

  • @fosiyaseadmahamoud6551
    @fosiyaseadmahamoud6551 วันที่ผ่านมา

    Waridaad allah kubarkeeyo inta jaahikan alah soo hadeeyo waxaadtahay wadaniga dhabtaa

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xataa arab oo dhan maaha lkn waa jifi samane layidhaah

  • @deeqaaxmedtaar
    @deeqaaxmedtaar 2 วันที่ผ่านมา +1

    guulayso indeer
    geeesi qaran

  • @Shamuure-k6e
    @Shamuure-k6e 2 วันที่ผ่านมา

    Waa sax walihi garxajisa anigo haa ma naqano qaranimo lakiin ilahayi Hana garan siyo qaranka waa sharafe

  • @Cumaryusufcali-j7b
    @Cumaryusufcali-j7b 2 วันที่ผ่านมา

    Haa.garxajis.waxaanu.aamin.sanaha.in.nala.guumaysanayo.haa.waa.run

  • @MohamedHassan-m3l
    @MohamedHassan-m3l 2 วันที่ผ่านมา +1

    Khudbadii aad faalayn lahayd arin shawsiya ku ilawday horta nambatkssga isoo dir warbaan kusiin lahaaye waan ku dhegastaa cafaegaa ha j as bee

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 2 วันที่ผ่านมา

    Wa ruuuuunta xaqiiq kusocda walaloyaal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Supermohamed20
    @Supermohamed20 2 วันที่ผ่านมา +2

    Anu mrkan raygaga ka hadlo- wad gardhigty xaqna wadku taaganthy wlhi 👍

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 2 วันที่ผ่านมา

    Somalilandar dhab ah daakir Farid geesi run kusoco walaloyaal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @userc6x3u
    @userc6x3u 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mar idage Allah ha dago labo idagese anaa isdagay isaaqa daga etiopia maamul ugooniya ha samesdaan faqash isku haleen male

  • @JawahirAbdi-c4q
    @JawahirAbdi-c4q 2 วันที่ผ่านมา

    Wllo si wacan baad uhadashaywlhi❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay if iyo akhiro hakugu liibaniyo

  • @qadansulayman2320
    @qadansulayman2320 2 วันที่ผ่านมา

    Isma qabtaan reeku haku daalin waridaadoow inaadeer guulayso waligaa cimrgaagu dheeraa geesigii iladhashoow ❤❤❤❤soomaalilaand guul

    • @SakariyeMahamed-z2u
      @SakariyeMahamed-z2u 2 วันที่ผ่านมา +1

      Hiyada reerku wasye afka naga dhig kani maanu ahayn kii shalay garxakjis cayay ma imakuu muslin noqday

  • @MustafeMohomed-q2i
    @MustafeMohomed-q2i 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa inlasoo xidhaa mr xummaan talis

  • @AbdilaahisabanSaban12
    @AbdilaahisabanSaban12 2 วันที่ผ่านมา

    Inadeer mahadsanid intasiba waa runtaa midakale suldanki guud iyaa shaqadisii kubadashay tayir masalaha lagu shido iyo dhagax latuuro tolkeen wanadada haqataan iyaan leyahay dacayad igama aha frm scdmuuse

  • @abiabi2393
    @abiabi2393 2 วันที่ผ่านมา

    Waad kusaxantahaye hakahadhin ilaajelka ladhigo cagta cagta usar wayo doladu wa inayxidho shacabki ucodeyayna wa inaykahadlan khaladka dowladu kudhaqmayso iyo qabyalada wa inaysoxidhan💪✅

  • @ShaaficiJaamac-l5w
    @ShaaficiJaamac-l5w 2 วันที่ผ่านมา

    Viva somaliland ❤

  • @KiinCali1314
    @KiinCali1314 2 วันที่ผ่านมา +1

    Inadeer geesi qaran nolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 วันที่ผ่านมา

    Allah akbar qaranka somaliland. Somaliland maha qabil waa qaranka ❤❤❤

  • @IidXasan-g7p
    @IidXasan-g7p 2 วันที่ผ่านมา +1

    Reer shekh isaxaq afarta dhinac walaha fadhiya iyada o jiritankoda laga xunyahay adiga iyo kuwa aad shegayso isma dhantan adigu waxad badh badha cebta reer shekh isaxaq kuwa aad shegaysana waxfican maysamayn wayo in ay kolba midhiya islasotagan kugardi iyo wax an dhexdena u ficnayn adiguna waxatahay nin iladhashay isaguna sidokale lkn iyada o lays kukensobahaystay ma in aynu cadawga kujesana mise wa in aynu nidha hebel ba dhusay iyo heblaya halka maraysay anigu waxan idinleyay warshekàda iskadhafa o sidan waxkabadala wanan idin salamaya dhaman reer somalilan guulaysta

  • @abdiazizzhiineh1029
    @abdiazizzhiineh1029 2 วันที่ผ่านมา

    waan ka dagalamayaa hadii la xidho waa caaqilkaygi

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 วันที่ผ่านมา +3

    Babulahi liban xuma talis waa isbiirtoolAyaal aan akhlaaq lahayn ano inadertiya aya sida leh

  • @Axmed_Indho_21
    @Axmed_Indho_21 2 วันที่ผ่านมา

    Wiil QaraN 💚🤍❤War idaad🎉🎉

  • @ZY-19-MRSOMLAND
    @ZY-19-MRSOMLAND 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waa baantii cajer bahalku bahal unbuu dhalaa isaga iyo dirkiisu waxay doortee jidka cadaabta inleys jiidhsiiyo...welcome 😂😂😂😂

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wr xirsi iyo maxamud xaashi ha noolaadaan ee sheeko heego ayd wadaa

  • @ismaelabdi5137
    @ismaelabdi5137 2 วันที่ผ่านมา

    Waridaad GUUL nin qarameed SLna nikii udhintay ee naf iyo maal ka galeed ya u damqada difacaa meel walba iyo markasta u tagan waad garan karta, dadna mustaqbal bay ka sugayaan dadna Dan gar ah aya rabaan wll runtu watas hore u soco mujahid..

  • @AhmedCabdi-jv5tq
    @AhmedCabdi-jv5tq 2 วันที่ผ่านมา +5

    Cagdheertii caqli maleh

  • @cabdikhadarmaxamed-Ck
    @cabdikhadarmaxamed-Ck 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waridaad walahi waa nin aragti fog liibaan al cadaala waa dabiile qaran laakiin ciro ayaaa iska dhindho tiraya

  • @Khadra933
    @Khadra933 2 วันที่ผ่านมา

    Geesi. Qaran guulayso. Laguma xidhi karo. Adiga halyey. Aad ugu Sharax. Qiimaha ay leedahay qaranimaduFar waweyn. Baad kula hadashay. Dadkan. Siday isugu. Maqiiqayen. Xamar. Cuqdad uun bay ka soo. Qaadeen. Ay wadan ka kula soo noqdeen uma qalman ba

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 2 วันที่ผ่านมา +5

    𝐖𝐚𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐜𝐨𝐝𝐚𝐧 𝐨𝐝𝐚𝐲𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐧𝐚 𝐜𝐚𝐠𝐣𝐚𝐫 𝐰𝐚𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐨𝐨𝐝𝐚𝐚𝐧😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 2 วันที่ผ่านมา

    Waa suaalo wacan oo u bahaan in aanu iswaydino bil xaqiiqatan

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 2 วันที่ผ่านมา

    ibraahim caydiid moooyee ciidagale isaaaq mahaa ha la iska hubiyo reerkaaas fidnaay isaaaaq kula dhex jiraan

  • @HARGEISATVOFFCIAL
    @HARGEISATVOFFCIAL 2 วันที่ผ่านมา

    Waad Garnaqsatay Ustaad Si Caafimaad Qabta ayaad ula Hadashay Tolkaa iyo Reer Somalilandba.

  • @Farax_mm
    @Farax_mm 2 วันที่ผ่านมา

    Maxamadoow dhagihii ale waansho ayuunbaa waansane
    Hakudaalin reer sh isaxaaq kuwaad ogaayd maahee😢

  • @MuparikCise
    @MuparikCise 2 วันที่ผ่านมา

    aanigoo garxajis ah umada reer Isaac waa iskugu kaaymid

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 2 วันที่ผ่านมา

    Garxajis ma metelo Liibaan inyarvoo qabyaalad ku taageerta mooyee hadii uu jooga waa khalad waana xadhig.

  • @Kawsarali-p3c
    @Kawsarali-p3c 2 วันที่ผ่านมา +1

    Garxajis waxay aaminsanyahay in la gumaysanayo hadii kooga xun.laga qabto

  • @amiin77-u7p
    @amiin77-u7p 2 วันที่ผ่านมา

    Wan idiin. ZaLaaMeyyyy DhaManTiin WariDaaD TV HaLa FoLLoW gareeYo WaLihi Wa TV ugu run SheeGa BaDan DaLKeena ❤

  • @sacidaahmed3203
    @sacidaahmed3203 2 วันที่ผ่านมา +1

    Viva Libaan

  • @ismailhersi7171
    @ismailhersi7171 2 วันที่ผ่านมา

    Waad saxsantahay ee hore u soco

  • @HodanYusuf-w2x
    @HodanYusuf-w2x 2 วันที่ผ่านมา +1

    Viva Liban samatalis

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waa huwantaa huwante ilbaan

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud 2 วันที่ผ่านมา +1

    Fariid baatahay u sharaxa dadka siday wax yihiin

  • @SaadoHasan-j1s
    @SaadoHasan-j1s 2 วันที่ผ่านมา

    walahi wa xaqiq hadalkagu balse rerka garxajis layidha waxay ka dhabeyen harti ayanu matano nahay marka dadka qaranka iyo somaliland ka shekaynaya waxay u arkan cadau mantana iyago sida udhaqmaya ayaynu xukunki udhibanay ahey ah maskaxda laga abarobayey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @CfataxmahmetSuufi
    @CfataxmahmetSuufi 2 วันที่ผ่านมา

    Waa sax fariid fariid dhalay

  • @ISMAACIILKAYSE
    @ISMAACIILKAYSE 2 วันที่ผ่านมา

    runbaad sheegty❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Wild123-t6r
    @Wild123-t6r 2 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @saynabahamed7148
    @saynabahamed7148 2 วันที่ผ่านมา +1

    Libaan ha ku mashqulin dantada raac