Madaxwayne Cagjar oo markii ugu horaysay ka hadlay Dagaalkii Dacawalay iyo Xidhiidhkooda Somaliland.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 359

  • @abdiqadirmahamud-hl1xl
    @abdiqadirmahamud-hl1xl 2 วันที่ผ่านมา +12

    Ilaahow dadkeena soomaaliyeed midee wax isku dilayaan wax micno leh maahane insha allah soomaali way midoobi ❤❤❤

  • @UgbadinaCarab
    @UgbadinaCarab 2 วันที่ผ่านมา +14

    Madaxweynuhuu si fican ayu uhadlay Allah ku nabad geyo mudane madaxweyne🙏

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 2 วันที่ผ่านมา +14

    Mahadsanid madaxweyne masuul soomaaliyeed oo ka daacadsan ma jiro xaqiiqatan Anoo isaaq ah baa qiraya

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 2 วันที่ผ่านมา +1

      Hoodo ina abti quruxeey mahadsanid waxaynu nahay ehel iyo xigaal Isaaq waa reer abtigeey Garxajis Habar yoonis Aniguna Majeerteen

    • @hoodo9260
      @hoodo9260 2 วันที่ผ่านมา

      @@mohammedpalle5934 inabti soomaali dad dano gaara leh baa isku dilayee waa ehel anigaba daarood baa idhalay

  • @DEQAABDI-y6c
    @DEQAABDI-y6c 2 วันที่ผ่านมา +10

    Maxaa ka soo Horyaay❌❌❌❌ New Police❌❌❌❌❌

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mashà allah mw mustafe allah hakugu guuleeyo amniga dadka somalida ah ah eed mw utahay from awdal guuleyso oodegdeg ujooji dhiigga dadka shacabka ah
    Tan argagixisoda ah eed sheegaysana kafiirsada mudane waa kiis weyn oo dadka somalida ah caqabad kunoqondoonta

  • @DabartiOmara
    @DabartiOmara 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah madaxwayne ilahay xaa kuu caafiyo

    • @MadoYare
      @MadoYare 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kuwa koo xirana ka zheekee

  • @mohamedsuleban8831
    @mohamedsuleban8831 2 วันที่ผ่านมา +11

    Ciiil qabe waa ciil qabe Wali nabad uma Jeedo

    • @sahraismail2230
      @sahraismail2230 2 วันที่ผ่านมา +1

      Naabaad waaxaa baaryaa niinki tolyaar huuno😅😅😅😅😅

    • @AbdizamedXidig
      @AbdizamedXidig 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@sahraismail2230waa idin xasuuqney dayuus police😂

    • @musthaphehappane3127
      @musthaphehappane3127 2 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@sahraismail2230 so soco siraadeey Anaga Tolyaraan illahayba Nomu dhalino Isaaq power 🔋 Ayuuba illahay Naga dhaliye lkn sidaadibad maydkaagu Isku dul qudhmiye😂😂

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 2 วันที่ผ่านมา

      Ma calooshiisa ayaad gashay

    • @maryanalifandhe8423
      @maryanalifandhe8423 2 วันที่ผ่านมา

      Miyir iyo caqli hadaad leedahay qalfoofka meydka ayaad iska dhigilahayd.

  • @AliHussien-o2k
    @AliHussien-o2k 2 วันที่ผ่านมา +4

    Waan Soo dhawaynaynaa hadalkaa wanaagsan waxaan taageeraynaa nabada

  • @AraksanMukhtar
    @AraksanMukhtar 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah mudane mustafe wad mahadsan tahay sifiican bad u hadashay ❤ dhamaantayo Somali kaliya maaha muslimintoo dhan walalan nahay 🎉

  • @QadanQali-hi2tb
    @QadanQali-hi2tb วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbar Rasuulku Scw scw scw waxa laga wariyay in uu yidhi aakhiru sabanka dadkaygu gacantooda isku dilayaan

  • @QadanQali-hi2tb
    @QadanQali-hi2tb วันที่ผ่านมา

    We Need To live peace ✌ and love ,life was a peace ✌ peace ✌ was a life Trust me

  • @cabdirisaaqcalirasta1037
    @cabdirisaaqcalirasta1037 2 วันที่ผ่านมา +8

    Kaddaab.

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 วันที่ผ่านมา +1

    Keentay jooji itaqullaah Aakhiro Su’aal ayaa taala waxaasi warkuuma aha 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @CalinuurXuseen-q3e
    @CalinuurXuseen-q3e 2 วันที่ผ่านมา +3

    Mansha allaah umadasoomaliyeedwaawalaalo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XasanAwcabdi
    @XasanAwcabdi 2 วันที่ผ่านมา +6

    Cabasho majirto hadaanu nahay isaaqa yaala kilalka ee waxba hav reeban nabada aad diiday ana yeeli maayo waxba nagama dhulyaalan anaga soo soco siraadeey sidaado kale lawaayee

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 2 วันที่ผ่านมา +1

      Siyaad bare waa horuu dhintay aamina reer cuqdadland

    • @AbdikareemaliSuunaari-lg7ec
      @AbdikareemaliSuunaari-lg7ec 2 วันที่ผ่านมา

      Laakiìn intuu isaaq ka dhuumanayuu naxdin u dhintay

    • @AbdizamedXidig
      @AbdizamedXidig 2 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@najmanajma6752siil weyn caaaac xaarka isku xeji 😂

    • @hoodo9260
      @hoodo9260 2 วันที่ผ่านมา +1

      Anaga isaaq ah dagaalna ma rabno

    • @MUBAARIGMuhammad1999
      @MUBAARIGMuhammad1999 2 วันที่ผ่านมา

      Wll qofkaa magaca isaaq sheeganaya waa isku dir

  • @AyaanMohamed-d7h
    @AyaanMohamed-d7h วันที่ผ่านมา

    Annaggu Fahmi Mayno Marna Waxbaa La Laayey Marna Shir Baa La galey oo Waa La Heshiiyey Warbal Is Ilaaliya Uun Annaggu Waxba Garran Maynee Ree Sheekh Isxaaq Ilaahey Baa Wax Ilaaliyee😢😢

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 2 วันที่ผ่านมา +4

    Daarood ahaan ayaa lanoola dagaalamayaa ayay sheegaysaa sawirka guud qudbadu

    • @KhaalidKhaalid-x2o
      @KhaalidKhaalid-x2o 2 วันที่ผ่านมา +1

      Daarod maxaya mee madhan baad wax ka eegaysa markii aad dhulbahante lasacnod iyo ceerigaabo isku layneyseem buu wax sameyn lahaa ninkani ee ha nabij

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 วันที่ผ่านมา +7

    Kilalkii lixaad iyo ismaamul gaara oo isaaq

    • @maxamednuur4255
      @maxamednuur4255 2 วันที่ผ่านมา

      😂

    • @KhaalidKhaalid-x2o
      @KhaalidKhaalid-x2o 2 วันที่ผ่านมา +1

      Kilil 3 degmo ah 😂😂war yaan lagu maqlin deganku waa 95 degmo hadad adigi kilil kaliga sameysan karto reero kaa dhul badan ayaa jooga oo hortaa sameysan lahaa saa waaba adiga oo 3 tuulo dagan

    • @jamasiyaad2877
      @jamasiyaad2877 2 วันที่ผ่านมา +1

      Citiraaf iyo 30 sano oo kale miyaa?

    • @geeljire1658
      @geeljire1658 2 วันที่ผ่านมา

      Riyo maalmeed iga dheh kkkk

    • @faisaladam8225
      @faisaladam8225 2 วันที่ผ่านมา

      ​isaaq haduu Rabo in Somaliland uu Ku soo Daro Ethiopia labadiina Gobol uun soo raaciya 8 Gobol oo Absame ah uun Baad hoos tagaysaan 😂😂😂😂

  • @HappyHodan-k5b
    @HappyHodan-k5b 2 วันที่ผ่านมา +6

    From hargaysa "mudane mustafe alle hakugu asturo insha alaah

    • @KuyuuriKuyuuri
      @KuyuuriKuyuuri 2 วันที่ผ่านมา

      Mudanahaga was Eeyeheey

    • @Abdifataahmohameth
      @Abdifataahmohameth 2 วันที่ผ่านมา

      noo dhiyg magaca xoollo aan is duaamaninn ayaad tihiibe wa llayskaga dabnaun doona garacow😡

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 2 วันที่ผ่านมา +3

    Madaxweyne Mustafe waxa aad tahay madaxweyne umadda Somaliyeed anagana waad noo tahay oo Somaliland ah, wixii aad cadaalad u samayso dadkaaga waxaad ka dhaxli doontaa maamulkaaga oo waara iyo khair aad xaga ilaahay ka hesho. Hana u liicin dhinaca kuwa kugu riixaya in aad cid dulmido.

    • @nuurmunye2075
      @nuurmunye2075 2 วันที่ผ่านมา

      CAGJAR IS WAR CRIMINAL

    • @nuurmunye2075
      @nuurmunye2075 2 วันที่ผ่านมา

      CAGJAR IS WAR CRIMINAL

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 วันที่ผ่านมา

    Cagjar sifiican buu u hadlay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FM-gw8lx
    @FM-gw8lx 2 วันที่ผ่านมา

    Mashallah madaxweye ilhaay kheyr haa ku siiyo

  • @Maalqabeen-sg2cq
    @Maalqabeen-sg2cq 2 วันที่ผ่านมา +2

    Si wnaagsan buu u hadlay madaxwaynuhu. Alle colaadaha ha inaga bakhtiiyo.

  • @HodanYusuf-w2x
    @HodanYusuf-w2x 2 วันที่ผ่านมา +4

    Shame on you Mustafe cagjar, you committed genocide of the isaaq people and didn’t have the courage to send condolences to their families

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 2 วันที่ผ่านมา +1

      Hadii la idin taabto waa la idin xasuuqay
      Kuwaad disheen waa cayayaan
      Caqligu ha shaqeeyo

    • @a.m.9096
      @a.m.9096 2 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@NasraGulaid dumar iyo caruur baad layseen, markaas waad faantaan. Oo marka layska celiyo ayaad si xun u xanaaqdaan? Dhaqan foosha xumi waa maxay?

    • @KhaalidKhaalid-x2o
      @KhaalidKhaalid-x2o 2 วันที่ผ่านมา

      @a.m.9096bal qof dumar ah ama qof caruur ah oon dilnay keen waaxey waxano been abuurasha ahi idinkaba ciidanka soo weerarey qof walba oy liyuu police dagalka ku dishayna wuxuu aha qof qori iyo dagal ku jiray ee beenta iska daa

    • @jamasiyaad2877
      @jamasiyaad2877 2 วันที่ผ่านมา

      Can you share with us any evidence to what you call genocide?!!

    • @jamasiyaad2877
      @jamasiyaad2877 2 วันที่ผ่านมา +1

      ​@a.m.9096
      CADDEYN ma haysaa?

  • @AyaanSiyaadmuhmd
    @AyaanSiyaadmuhmd 2 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid madaxwayine sifican ayad uhadashayi

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 วันที่ผ่านมา +4

    𝒘𝒂𝒓 𝒃𝒂𝒍 𝒘𝒖𝒙𝒖 𝒌𝒖 𝑯𝒂𝒅𝒍𝒂𝒚𝒐 𝒆𝒆𝒈 𝒅𝒂𝒅𝒌𝒂𝒚𝒈𝒊 𝒌𝒖𝒍𝒂𝒉𝒂𝒂 𝒎𝒂𝒓𝒌𝒂 𝒎𝒂𝒙𝒂𝒅 𝒖 𝒙𝒂𝒔𝒖𝒖𝒒𝒅𝒂𝒚 𝒅𝒂𝒅𝒌𝒊𝒈𝒊 𝑯𝒂𝒅𝒂𝒚 𝒚𝒊𝒉𝒊𝒊𝒏 𝒓𝒂𝒈𝒊 𝒂𝒅 𝒄𝒂𝒓𝒖𝒖𝒓𝒕𝒐𝒅𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝒅𝒖𝒎𝒂𝒓𝒌𝒐𝒅𝒂 𝒙𝒂𝒔𝒖𝒖𝒒𝒅𝒂𝒚 𝒃𝒂 𝒍𝒂𝒚𝒆𝒚 𝒍𝒊𝒚𝒖𝒖𝒈𝒂

    • @KhaalidKhaalid-x2o
      @KhaalidKhaalid-x2o 2 วันที่ผ่านมา

      Bal car keen hal qof oo la xasuuqay oy ciidanku dileen qof hub wata mooye car bal keen shekaad haysaye

    • @jamasiyaad2877
      @jamasiyaad2877 2 วันที่ผ่านมา +1

      Madaxweynahu wuxuu yidhi qof aan ahayn kuwii dagaallamayay ma dhiman. Haddaba, haddaad caddayn u hayso in shacab la laayay soo bandhig..

  • @hamzemohamud9169
    @hamzemohamud9169 วันที่ผ่านมา

    Maamulka SAAB TV Khudbada Cagjar maxaad qayb ka mid ah uga goyseen ee bulshada ugu so wadda deyn weydeen, mise mushaharka aad ka qaadataan ayaa la idinka jarayaa, waxba cidna idinka jari mayso sababtoo ah waa khudbadiisii ee so wadda daaya khudbada, marin habaabintana ka daaya bulshada

  • @KuKuwait-i4n
    @KuKuwait-i4n 2 วันที่ผ่านมา +2

    Cagjar waa cadawga Jamhuuriyada Somaliland. Wuxuu sameeye waa laga warhaya.
    Maanta wakaa u tacsiyadeeye.askartii maxaasta laysay.
    Dumarkii iyo caruurtii uu xasuuqaybnay tarsi u diri waaye.waa yeelkadii isaga iyo kuwa gardarada ku taageeraya.
    labadoodaba.

    • @faisaladam8225
      @faisaladam8225 2 วันที่ผ่านมา

      Sida Yuhuuda ayaad 24 Saac Rabi ka baridaan Xasuuq waxaan Rabi idiinka baryayaa in Uu Ducadiina uu Idinka Aqbalo dhaqankaa yuhuuda ayaad leedihiin weli xamar oo waxa ka socda aynu wada Aragno ma Dhahaan Waanala xasuuqay 1943 ilaa 1945 ayaa Yuhuuda sheeganaysay Xasuuq 6 Malyan ah 30 Malyan ayaa ku dhimatay waxaana la Cadeeyey In aysan ba 6Malyan oo yuhuud ahba deganayn yurub 2023 ilaa iyo Maanta waxay xasuuqeen 100 Kun Falastiin Yuhuuda ayaa weli xasuuq sheeganaysa Alla Isu dhaqan ekidiinaa.

    • @maryam-cd3gt
      @maryam-cd3gt วันที่ผ่านมา

      @@faisaladam8225 waar ilayn doqon waa adiga. waar naga aamus wax ku hadlli mayside doqon yahaw

    • @KuKuwait-i4n
      @KuKuwait-i4n 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @faisaladam8225 bacaac

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 วันที่ผ่านมา +3

    Dadki shacabka ee la xasuuqay muu odhan wanu uducaynayna kulaayayna wuxun leyahay waa lo ducaynayaa

    • @Mjfarah114
      @Mjfarah114 2 วันที่ผ่านมา +1

      Argagixiso miyaa loo duceeyaa argagixiso ayay ahayeen shacab cabanaya ma aheyn kuwo nabada diidan ayay ahayeen oo hargeysa ka yimid

    • @MaxamedCazka
      @MaxamedCazka 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@Mjfarah114 afka kamaad hadlin

    • @a.m.9096
      @a.m.9096 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@Mjfarah114 Ilaahay yawmul qiyaamo hadalka aadnsoo qortay haa kaaga dabo imaado oo kugu xisaabiyo - Amiin.

    • @mansuurjama2110
      @mansuurjama2110 2 วันที่ผ่านมา +1

      ​@Mjfarah114 ma caruurta iyo dumarka aad layseen ayaad argagaxiso ku sheegin cagdheer caqli 2saac baad tahay kula yaabi maayo oo maatida ayun baad ka adagtihiin

    • @AhmedxidigG36
      @AhmedxidigG36 2 วันที่ผ่านมา

      ​​@@Mjfarah114ey ey dhalay waxaad tihiin kuwaanu laynay niyow 😎

  • @siciidmaxamed3733
    @siciidmaxamed3733 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waaa qofxumaan reernimo ahi kabuuxdo😮

  • @khadarawliyo851
    @khadarawliyo851 2 วันที่ผ่านมา

    Thanks madaxwayne mahadsanid.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 วันที่ผ่านมา

    Madaxwayne aqli badan Waa run isaaq ayaa kamid ah askartiii ku dhintay

    • @RashidIid
      @RashidIid 2 วันที่ผ่านมา

      Ay ilaahay abuuray

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dadkii shicibka ahaa ee la xasuuqay cagjar xataa muu tacisyadeen. Askartii xasuuqday ayuu tacsiyadeeyey. Arrinkaa waa in laga hawl galaa. sidaasi waa khiyaamo cad.

    • @KhaalidKhaalid-x2o
      @KhaalidKhaalid-x2o 2 วันที่ผ่านมา

      Xagee dad shacab lgu laayey ma adaa la joogay been badana wuxu bal qof shacab ah oo la dilay keen

  • @fatimaguled-xy4ni
    @fatimaguled-xy4ni 2 วันที่ผ่านมา

    Mudane mustafe❤

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 2 วันที่ผ่านมา +3

    Wa hal ka siyaasi eee an nifaaq iyo been kunoolayn ❤❤❤❤❤❤

    • @Wadaniga_1
      @Wadaniga_1 2 วันที่ผ่านมา +1

      Tuug daba dhilif amxaar ah

    • @GggfFtffy
      @GggfFtffy 2 วันที่ผ่านมา

      @Wadaniga_1 😜

    • @a.m.9096
      @a.m.9096 2 วันที่ผ่านมา

      Maxaad beenta isku fashaan?

  • @YurubDegan-vw1dw
    @YurubDegan-vw1dw 2 วันที่ผ่านมา +2

    caruurtii iyo dumarkii
    yaa laayay EE Ku soo guday

    • @jamasiyaad2877
      @jamasiyaad2877 2 วันที่ผ่านมา

      Bal wax caddayn ah nala wadaag sxb..

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 วันที่ผ่านมา

      Yurubdegan
      Ogaden baa xasuuqey maxa qadikartaan.inla waso ayey aheyd

    • @Apdifatah_TaaxO
      @Apdifatah_TaaxO 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@MaleykaGabane hadalka uu ninkani leeyahy xaguu kaa maraya wax balaayo qaadatay ayaa tahee maydadkan la gurayay ma hooyadaaba lahyd muuna Ogaden lahyn😂

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 วันที่ผ่านมา

      @Apdifatah_TaaxO
      Ogaaden ku was oo kaamo dego ogden iyo darood baa ju walaten halqof oo ogden ah mana dilin mana heysan beeneyalbaatihin wa meydkini iyo wiilashini ee ummada benta ka dhafa idoor ba ogden waxas 2jirka loogu shekeya ma idoorbaa ogden iska celinkaro shekoy ku nacey.warya soo bandhiga maxabista ogden ad heysan meydkana soo bandhiga wad shegtan mana soo muujisan .hal nin ood jidjideysan oo hawiye oo ilaslafi ragii lyuuboolis aha oo dhawac uun baad melaha wad wadan iyo meydafki wilashii irirsamle eed gaaden. Kuwas hal ogden
      Kuma jirin. Ilaa iyo hada kuwi umbaad ku soo celcelisan.mida kale kuwii an idinka leynay ee xabal wadaredka usubisen ka waran wa kuwi an idinka xasuuqney iyo kuwi an kuasney yocale ee idoor aad ka cararten ader cagodhigto darood iyo ogden midna iskama celinkartaane.

  • @SaadoMaxamud-nw9vs
    @SaadoMaxamud-nw9vs 2 วันที่ผ่านมา +4

    Beenale yaa ku amiinayaa reerkinad diraays uso xidhaay baad daadka ku laaynaysa

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 วันที่ผ่านมา +1

    Nabad ee Aawey Umadii Aad Xasuuqday

    • @FaisalAbdinasir
      @FaisalAbdinasir 2 วันที่ผ่านมา

      Sida Yuhuuda ayaad Xasuuq Rabi ka baridaan Hal Qof hadii la dilo Xasuuq ayaa Naloo gaystay Yuhuuda ayaa lagu yaqaanaa in ay Iyagu dadka Xasuuqaan hada Ku Cabaado in la Xasuuqay Lana Neceb yahay Waa Dhaqan Yuhuud Allaha idiin Aqbalo Habaarka aad Saad sataan

  • @Md-waagub
    @Md-waagub 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay haa iskuu sakhiroo waa daad islamaa oo shidaan foofsaday

  • @indhacade22production16
    @indhacade22production16 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ma iyagaan damdambiile ahayn wr ciidan qabiilysan baad soodirteene hush

  • @abdirahmankamas5344
    @abdirahmankamas5344 2 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah bay ku leeyihiin madaxweyne cagdheertii bilaa caqli ahayd. Muu ilaabay cagjar in uu ciidankiisu dad shicib ah meel isla degan dagaal kusoo qaatay ayuu weliba isla saxsan yahay

  • @jimcaalesiidow3750
    @jimcaalesiidow3750 2 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks my madaxwweyne

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 วันที่ผ่านมา

    Illaahada umadii Xabaal wadareed kama uu hadlin😊😊😊😊😊

    • @faisaladam8225
      @faisaladam8225 2 วันที่ผ่านมา

      Ma Tii Aad Dhulbahante aad ku samayseen miyuu idiin Ceeb qariyey😂😂😂

  • @yasindahiraware6272
    @yasindahiraware6272 2 วันที่ผ่านมา

    Cagjar cadi maha wallahi

  • @Somalibadboy
    @Somalibadboy 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan si fiican ayuu u hadlay waana sida ay thy ee wixii kaadh qabyaaladeed xoqanayaa yagay u taal

    • @AhmedxidigG36
      @AhmedxidigG36 2 วันที่ผ่านมา

      Waar niyow ninkii nin gurigiiisa kuduula ee dhaha qasab ku quur xaq ayuu u leeyahay inuu is difaaco uu laayo xunka xunku dhalay youtube kayga kasoo fiiri liyuu bolis o calaacaya naclaa dhalayga nin walba gurigiisa waa ku libaax 😎😎

  • @AbdiAli-fe7rn
    @AbdiAli-fe7rn 2 วันที่ผ่านมา +11

    Tuug Tuug dhalay

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 วันที่ผ่านมา +1

      AbdiAli
      Haa shirqool buu rabaa inu idin dhigo iska celoya

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 2 วันที่ผ่านมา +2

    mawaxad dooneysa inaad dadkayaga reernimo u xasuuqdo anaguna ku daawano kani waa nacaas adeer dhulkani maha dhuul ogaaden waa dhuul isaaq

  • @HaawaAhmed-bu2kc
    @HaawaAhmed-bu2kc 2 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂 armuu warabihi kacunay de anagu xiniyo iyo dhago ka goynmaynee naga xishoo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waa lagu qaawiyaay. Cagdheer

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 วันที่ผ่านมา

      HaboonDucale
      Aqli maqabtaan in la idinkarbasho yaad ku ficantihin.

    • @salimabdi1145
      @salimabdi1145 2 วันที่ผ่านมา

      Ilhyee has lagaa cards cabdsado dadko waa walaalo ilmadaryeel ilhyee ka cabsada fiitnado Maa wangsana

  • @mohamedsuleban8831
    @mohamedsuleban8831 2 วันที่ผ่านมา +4

    Dhibaatada gaadhay shacabkiii gadooday maxuu uga Hadli wayay

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 วันที่ผ่านมา +1

    mashallah Allah haku fudaydiyo hadaad dacaad tahay !!!!!!!! from Djibouti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 2 วันที่ผ่านมา +1

    ninku ma caruur ayuu u sheekeynaya mise kuwan horfadhiya ayaa cabsoonaya

  • @ahlammaden6179
    @ahlammaden6179 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xitaa tacsi ayuu u quudhi waayey dadkii uu xasuuqay... wali ma dhawa ninkani

  • @AbidAbid-cp1ux
    @AbidAbid-cp1ux 2 วันที่ผ่านมา

    Duli my mum come from Somaliland 😅😅😅😅😅

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 2 วันที่ผ่านมา

    Ilahay hadaa haqkutagantahay haku tageero hadii jalena haku soo hadeeyo ilahay lagamadhuunankaro waa ayo qolyaha kuujira eed shegaysaana inagu Somali waan isgranynaa inaad been shegayso and alah will ask you too

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 2 วันที่ผ่านมา +1

    waxanu dhisaneynaa kiliil anaga aanu iska leenahay adeer dhagaha fur isku so noqosho majirto

    • @KhaalidKhaalid-x2o
      @KhaalidKhaalid-x2o 2 วันที่ผ่านมา

      Adoo ayo ah ma adoo deganka 95ta degmo ah 3 degmo kaliya ah baad kilal sameysanaya indho adkida hais ceebeyn yaanu tuuloyinkaga fadeexeyne 😂

    • @jamasiyaad2877
      @jamasiyaad2877 2 วันที่ผ่านมา

      DDS iyadana ma ka go'aysaan😂😂 sidii Somalia...

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mw caagjar wuu iga qosliyaay waaxu yiidhi idoor qaalfoofki siiyad barre ayeey waali laa daagaalamaayan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AIMaster4813
    @AIMaster4813 2 วันที่ผ่านมา

    Anoo isaaq Ah Ninkan Madaxweyne Ka Daacadsan Somali Ma Jiro ee Maamulkiisa Ha Lagu Ixtiraamo Ogaden Waa Dad aynu ood Wadaag Nahaye

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 2 วันที่ผ่านมา +2

    Too late...and still lying.
    Weli wuu hanjabayaa. Qofka maxaa ka siya, miyuu waalan yahay?

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 2 วันที่ผ่านมา

      Ma nabad aan kuwada noolaano ayaad hajabaad u taqaan, mise waxaanan maqlayn ayaad maqashay!!!!!!!

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 วันที่ผ่านมา

    Waxa tidhaa dawlada soomaali galbeedka SaaS dhe

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mardanbe isaaq xukumi maysid liyuuguna cagsoodhimaayaan guri isaaq

    • @faysalyusufmaxamud912
      @faysalyusufmaxamud912 2 วันที่ผ่านมา

      Taasi ma baryo ayaad u malaysay imisa ayaa lagu lahaa lasacanood nabad kaga bax ma diiday ilaa laguu awood sheegtay oo dowladadi laga dhigay wax xabsiyada laga buuxiyey iyo wax la laayey maanta sidee u dhihi kartaa liyuu bolic ha ka baxaan

    • @a.m.9096
      @a.m.9096 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@faysalyusufmaxamud912 OK adigu ma waxaad u sugaysaa maalinta la jabiyo Liyuu police markaa sida ciidanka SL ee laascaanood? Iga jawaab suaasha.

  • @KuyuuriKuyuuri
    @KuyuuriKuyuuri 2 วันที่ผ่านมา +1

    Odayaasha Dhaqanka markii ay nabada radinayeen sowdigi joogay marki la qafaashay nabada hada sheegayso haku wasto hooyda dhakada diiran kawase eyoow eygu dhalay

  • @Engsoftware12
    @Engsoftware12 2 วันที่ผ่านมา

    😅😅😂😂😂😂😂😂 cagjar fuley soo soco
    😊

    • @xiinxiin8922
      @xiinxiin8922 2 วันที่ผ่านมา

      Dadka haysku dirin wll waandad ehel ah oo wlaalo ah meelna wada dagan makala maarmaan

  • @mawliidyuusuf-nd3dh
    @mawliidyuusuf-nd3dh 2 วันที่ผ่านมา

    Gesi somaliyed oo karti iyo garaad dheerba alle siiyay . Alle garabkaaga hagalo. Kii somali mahadisan alle hakadhigo.

  • @ShugrideeqDeeq
    @ShugrideeqDeeq 2 วันที่ผ่านมา

    Cool qabe intay shicibku kula hadlayeen cool qabe .....ilaahayna wuu just maqlayaa iyo umadiisuba

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 วันที่ผ่านมา

    Cagjarow idoor axfi maleh inla xasuuqo mooyee. Dadkan baryo maleh.

  • @ShukriMuuse-t9q
    @ShukriMuuse-t9q 2 วันที่ผ่านมา

    somali wa ku dhacay xanun Nabil

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 2 วันที่ผ่านมา

    one love somali

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 2 วันที่ผ่านมา +1

    Tunmasheegaysi❤mdaxwane❤

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 วันที่ผ่านมา

    Aakhiro dhibaato taala

  • @mustafaisse5135
    @mustafaisse5135 2 วันที่ผ่านมา

    Madaxwayne wad mahadsantahay. Nabadaad ku dhaawaqday ? Lakii Duumar iyo Caruurta iyo Waayeelka 70 ila 80 jiirkaha Lama Laayo. Dhaqankan Xaaga kakeenten

  • @HazzanAbdikariim-nv2wz
    @HazzanAbdikariim-nv2wz 2 วันที่ผ่านมา

    Af madxweyne kumaad hadal ee af daarood baad ku heshay

  • @FarxaanMaxamed-l5g
    @FarxaanMaxamed-l5g ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madax weyne hawshaa dhamee wanaag xumaanba adaa kusuntan

  • @maxamadcali-g3r
    @maxamadcali-g3r วันที่ผ่านมา

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 วันที่ผ่านมา

    Cagjare nin jilicsan baatahy kursiga iska dhiib .idoor nabad marabaan ee shaqeyso abbo

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wllhi waabeen masuulkii ugusareeyey ayaatahay umada usinaw gurigaaga iyo kakuxiga haduu kuumid noqonwaayo waa dhibayo
    Argagixiso majoogto nindadkisa iyo xoolihi ayey miino kuxidheen
    Runtataabo adoo xaqiiqada aankabaydhin

  • @awohassan6616
    @awohassan6616 2 วันที่ผ่านมา

    Tani waa tiiqtiiqsi wax madax Wayne ku hadlona maaha

  • @diicisxuun3789
    @diicisxuun3789 2 วันที่ผ่านมา

    Waxaan ku talin lahaa masuulkan hadlaya dadkuu kasoo jeedaa hadday isku deyayaan inay beddelaan fadlan ha u marina in dad walaalo ah oo isku nool ah aad ku laysaan ciidankii loogu tala galay inay ammaankooda sugaan
    Idinkoo uga jeeda in ina cagjar lagu kaco,isaga laftigiisuna waxaa habboon inuu si ballaadhan u fekero,oo cid noqon karta kuwii waxan ka danbeeyey aanay marin habaabin una tilmaamin oo farta ugu fiiqin meel aan cadowba joogin, waayo wuxuu qirayaa muddadaa dheer in dadkani aanay belo wadin dowladdana oggolaayeen,markale waxaan usoo jeedinayaa dadka kililka ee hanka siyaasadeed leh inaanay u marin gaadhidda hankooda iska horkeenka dadka iyo kuwa loogu talo galay inay u shaqeeyaan,caddaaladna la ogaado.
    Qofku han siyaasadeed wuu yeelan karaa laakiin ha umaro siyaabo aanu dhiig ku daadinayn dulmina ku geysanayn,sharciguna oggol yahay ,taasoo ay ugu horreyso waxqabad iyo inuu dadka quluubtooda kasbado maaha inuu iska hor keeno.
    Walaalahooda reer Soomaalilaandna hakaga daydeen siday hankooda siyaasadeed u gaadhaan iyagoo aan xoog isticmaalin iyo dagaal.

  • @CfataxmahmetSuufi
    @CfataxmahmetSuufi 2 วันที่ผ่านมา

    Benale illahay ka goay waxa aad doonto same waxba hala hadhin

  • @maryam-cd3gt
    @maryam-cd3gt วันที่ผ่านมา

    adigu awal miyaanad odhan jirin waa jifo kaliya liyuu police ku. Ciidamadu dadka ay xasuuqeen maxaad u tacsiyadayn wayday. saw liyu police daandaansi umu soo xidhan uniform si u degaan aanu lahayn qasab ku dego. mushkiladda hadaan runta laga samaynin xal lama helayo

  • @muusemaxamed1116
    @muusemaxamed1116 วันที่ผ่านมา

    Hadday shacab kaagii aad masuulka ka ahayd yihiin oo aanad reernimo ku gerbinayn maxaad ugu tacsiyeen wayday iyagana timir lafbaa ku jirta

  • @Cabaas-v7x
    @Cabaas-v7x 2 วันที่ผ่านมา

    Mudane madax weeyne qudbada ad so jodisay iyo tacsiyada ad cidankanaga u taxsiyesay waan ka mahad nakhay e digalka mesha ka dhacay cidi ku khaldaned waa iney khaldka ey khatan hadaba waxan leyahay milishiyadka dawacoley cidankanaga kula digalamay waa iney khaladka no qiirsanyihin qasaraha mesha ka dhashay iney ayaga sabab u ah anigo ku hadlaya afka cidanka deganka dds biritona waxey noso abubuli donan argagixiso madama manta mileshiyadka somaliland noso ababushen qasaraha mesha ka dhacay waa iney no khirsanyihin shakhsiyadka dhibta ababulayana sharciga haa la hor keenaa

  • @MaxamedCisman-b3y
    @MaxamedCisman-b3y 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 2 วันที่ผ่านมา

    Markaa madaxweyne ma waxad leedahay dadkiina hawso gurmanina oo wax haka celinina liyuupollice Jigjiga ayaa khaati ka taagan

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 2 วันที่ผ่านมา

    Nabadiid aan cagdheer ahayn majiro

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 วันที่ผ่านมา

    Anigu waan rabaa isaaq iney itopiya dhameeso qudhunka

    • @Wadaniga_1
      @Wadaniga_1 2 วันที่ผ่านมา +1

      Hooyadaa anagaa wasna

    • @maxkaawialhashimi6880
      @maxkaawialhashimi6880 2 วันที่ผ่านมา

      Isaaq necaybkii ku qaaday kuma dhigo sida haweenka uun u habaartan😂😂😂😂

  • @bashiirmaxmed-x3f
    @bashiirmaxmed-x3f 2 วันที่ผ่านมา

    𝗶𝗵𝗮𝘆 𝗸𝗵𝘆𝗿𝗲 𝗵𝗮𝗸𝗮 𝗱𝗶𝗴𝗼

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 2 วันที่ผ่านมา

    Qoolo sida geela loqolo
    Taqana raga.qashay
    Yahuuuui nayuuu guules
    Ta melwalbod jogtan

  • @ShugrideeqDeeq
    @ShugrideeqDeeq 2 วันที่ผ่านมา

    , fircawnba waa laga aqbali waayay markii last qarqinayay.......darling ilaahay ka goay

  • @NaasirMaxamedciise
    @NaasirMaxamedciise 2 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliyey hadaad kitaabka Ilaahay isku xukumayn hadaba Mustafe hogaamiye ka Dhigta isaga wax idiin dhaama ma jiro woqooyigiina Koonfurtiina iyo galbeedkiinaba hadaad ninkaas OO kale xilka udhiiban waydaan waa uun ragaad wax laga niyadjabo iyo wuxuu Isaaq ka cuqdadoobay

  • @sacadAxmed-o8e
    @sacadAxmed-o8e 2 วันที่ผ่านมา

    Arinta u Soo jeedimayo lug jar waxan u arka Ina dhinac lagu tagerayo haday labadan dhinac u midysan yihin maxad ugu tacsiyadayn wayday sha cabki la xasuuqay Tira ahaana 100 kor udhaafay cagdheerey wa lagu ogaan

  • @jockerelmi2968
    @jockerelmi2968 2 วันที่ผ่านมา

    Ma nafiskii siyaasadeed ee uu sheegi jiray ayuu ka dayayaaa hadalkaa uu sheegayo ee ah dadka xuduudaha ka soo talaabay

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 2 วันที่ผ่านมา

    Cagdheer bey wada ahaayen walanay ogaadeen danbe oo direys xidhan aanay deegaankayaga aanay iman doonin

  • @nawaladam114
    @nawaladam114 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waryaa markay dadku ay xabadaha la dhacayeen dayuus boliskaad heysato ee sid axmaqnimada ah udilayey maxaad uga hadli weydey ma hada markii dawalda fadaraalka itoobiyey ku jinji gaadhay ay dadkii kaceen baad iska dhigeysaa mid raali galin laga hadlayo mijirto adeer waalkala bixi teeda kale dadkii shacbaka ahaa ee la dhibaateeyey ka dhigeysaa iyagu yihiin dhibane oo aad kucelcelinaysaa waryaa far baa kugu godan pleases dadka dagan ee reaseve area hakacaan ooyeynay hadalkiisa aqbalin faji kaluu wadadaa is ilaaliya Alla wax ilaaliyee lkn wadad ciilan oo wali aargoosi wada

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 วันที่ผ่านมา

      nawaladam
      Wala idin xasuuqi wadna uqalantan in la idin xasuuqo af masuulbu ku hadlaa hada ma wuxu oranlaha hala xaduqo tiktok maker ba moodey animal afmw kugula hafley ya ibnu dayuus wala idin wasi

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 วันที่ผ่านมา

      nawaladam
      Ogden hadan nahay warkisa kuma jirno ilaa an idin xaduuqno majoogsanayo dagalkan ku laabta dalkina dalkan ogdenya ayaa la dhahaa qax baa ku timaaten.dadbaa leysen an waxbo idin dhiman mw cagjar wuu idin naxarisanayaa lakin dabka idinsareynaa dhulkana xaaran bu idinka yahay inad ku noolatan.isaga
      Af rer magalbu ku hadley lakin shaqafisa hoosbuu ka wataa .waligedban idinka adkeyn oo idin wasi jireney

  • @NasraGulaid
    @NasraGulaid 2 วันที่ผ่านมา +4

    Xarago waa u dhalashee ma aha dhar iyo lacag
    Sidii masuul ayuu u hadlay
    Lakin dhagihiii maqli lahaa maye

    • @CabdiQani-x6h
      @CabdiQani-x6h 2 วันที่ผ่านมา

      Wllo hadalkiisu ma xuma lkn liyuu polisku dhib waynbay ugaysteen dadka deeganka

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 วันที่ผ่านมา

    Saqiir Gawrac Ina ilay ayaa Dhaamey

  • @cukeyr12345
    @cukeyr12345 2 วันที่ผ่านมา

    Cagdheer na way daba socotay ciidqnka hubaysan

  • @adamosman3613
    @adamosman3613 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waar waxaad samaysay waa la la og😂 yahay waxba hays bihin,bihin

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 วันที่ผ่านมา

      Adamosman
      Maxa qadikarta adigu ku digayaa hadalkan wa dignin iyo talo lakin ogden inay idinwasan baa ka go.an dalkana ka guurtan maxa bedelikartiin

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 2 วันที่ผ่านมา

    Wajigaaga ayey ka muuqataa in aanad run ka sheegayn wixii dhacay
    In odayada nabada la laayo adigaa amray
    Ina cag jaroow falaadhi gilgilasho kaagama go"do

  • @hipaakshukri8753
    @hipaakshukri8753 2 วันที่ผ่านมา

    Dhibato may geysan aa wajiga gubey