ITOOBYA KU XIDHY ADIS DAD SITA BAASABORKA SOMLAND & SAFAARADI O LA XIDHY LAGANA DHIGY QUNSULIYAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 53

  • @NimcoXaashi123
    @NimcoXaashi123 2 วันที่ผ่านมา +2

    Warunta Adeero qali isaaq waa hal qof OK reer sheekhisaaqa guuuuuuuul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯✅

  • @iali8540
    @iali8540 3 วันที่ผ่านมา +7

    Marwo Edna ha u magacaabo wasiirka Arrimaha Dibada hadii la doonayo in MOU la saxeexo.

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 3 วันที่ผ่านมา +4

    Cabdiraxmaan bay eeday Somaliland

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl 3 วันที่ผ่านมา +7

    Waxaa ka kow ah Xirsi gudoomiyaha wadani

  • @MaxamuudCabdilaahi-q6o
    @MaxamuudCabdilaahi-q6o 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤ geesi geesi dhalay madaxaaga iyo minjahaakaba Allah ha raajiyo

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 วันที่ผ่านมา +4

    Somalilaan ilahay bay ledahay ilahay somalilaan haka qabato cadowga somalilaan wuu batay ilahay gaal iyo Muslim ha u sakhiro somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤

    • @sofiaabdi3981
      @sofiaabdi3981 3 วันที่ผ่านมา +1

      Allahumma Ameen 🙏🏾

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 3 วันที่ผ่านมา +2

    Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 3 วันที่ผ่านมา +2

    Wsc. Habarjaclo. Xirsi. Maxamuud. Xaashi. Beenmadow. Iyo. Wixii. La. Mida. Idunku. Xirsi. Maxamuud. Beenmadow. Gerxajis. Heynoo. Dambeysee. Inaadeer. Kan. Waa. Shey. Xirsi. Buurmadow. Maxamuud xaashi. Ictisaam. Inaadeer. Madaxtooyada. Gacteena. Inagoo. Isku. Duuben. Madaxtooyada. Aynunu. Galo. Soomaaliland Soomaalilender. Guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 3 วันที่ผ่านมา +3

    Waxa maalin dhow la xidhay dekeda berbera iyo Hamar shiidalka waxan arrinyiis lo xilsaray, raag ganacsata ahaa oo ka soo jeeda somaliland ,waxaan ballan lagu qaaaday i dekedada berbera hoos loo dhigo .

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n 3 วันที่ผ่านมา

    Guulyso Suldaan Sabeyste Guulyso Guulyso Guulyso Guulyso if iyo Aakhiro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 2 วันที่ผ่านมา

    Wadani faqash way muuqataa guul daradooda

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 วันที่ผ่านมา +2

    Hore ayaa loo ogaa xisbiga waddani wuxuu yahay hase yeeshee dadkii way doorteen. Markaa wuxuu metelayaa doonista shicib Somaliland

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 วันที่ผ่านมา +2

    Nasiibtaro Somalilland, waddani waa huwaan waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland waddani Allow kaqaabo wadanka

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 3 วันที่ผ่านมา +2

    WAA. SAX. IS BADAL KI. WADANI. KKKKKKKKK😂😂😂😂😂😂

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira วันที่ผ่านมา

    waa maalintii Biixi iyo ictiraafka ladu xasuusanayay.

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j 2 วันที่ผ่านมา

    Somaliland yay ayaa qabsatay alaha u naxariisto xisbiga wadani alaha haligo

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 วันที่ผ่านมา

      Is ka aamu oromo yay islahele

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 3 วันที่ผ่านมา +2

    𝐌𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐧𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐮𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐢𝐧 𝐛𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐰 𝐦𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐮𝐮 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢𝐠𝐢 𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚 𝐧𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐧 𝐣𝐢𝐥𝐢𝐜𝐬𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚𝐱 𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐚 𝐪𝐨𝐨𝐫𝐚𝐧 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anisbin3082
    @anisbin3082 2 วันที่ผ่านมา

    Isaaq way jaban walee

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 2 วันที่ผ่านมา

      AAMUS. FAQASH. NACDALEEY. ADIGAA. JABAY. OON. MEELNA. WAXKA AHAYNE. DALKAN. DADKÌLAHAA. BAAUNOOL. IYGAANA. BADBAADINAYEE. ADIGU. HOOGAAGA. IYO. BAAGA. KASHÈEKEE

  • @leilaabdi7620
    @leilaabdi7620 2 วันที่ผ่านมา

    Ramsada banalae

  • @asadcapdi1365
    @asadcapdi1365 3 วันที่ผ่านมา +1

    Gesi gesi dhaaleeye

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 3 วันที่ผ่านมา

      Failed soomalia italiya only 3km soomalia italiya no government

  • @hashim4226
    @hashim4226 2 วันที่ผ่านมา

    Qayb ka mid ah dadka Somaliland ayaa dhaawaca Somaliland la dabo jooja af iyo adinba. Taasi ayaa keentay inuu isbadal ka muuqdo Itoobiya.

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 วันที่ผ่านมา

    Citisaam ilaahay hanaga qabto waa munaafiqiine

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 วันที่ผ่านมา +1

    Itoobiya iyadaa fulin wayday heshiiska, sannad dhan ayaa laga warsugayay! Iyagaa ka baxay oo Somalia la heshiiyey

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 3 วันที่ผ่านมา +2

    habar jeclaa qarinkii dumisay oo ciro oola ogaa codsiisay

  • @hashim4226
    @hashim4226 2 วันที่ผ่านมา

    Inkastoo taariikh aad lahayd Suldaanka hadlayow Afgaaga caano lagu qabay .

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 3 วันที่ผ่านมา +2

    Waa runtood dawlad urur dimeed ayaa qabsaday way idiin bilaabantee isku soo jeedisee ka lug baxa

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 2 วันที่ผ่านมา

    Kulmiye ayaa yidhi dawlada cusub waa argagixiso ayaagaa kadambeeyaa

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 3 วันที่ผ่านมา +1

    Aduu balaayo uun baad shergtaa markaan ku daawado yaab

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 2 วันที่ผ่านมา

    Itopia iyadaa ar gagixiso hanadhaafto ilahay baa nasiin aqoonsi badna u ma hayno

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 3 วันที่ผ่านมา +1

    waxasi wa baq baq ay itobiya ay ka shekaynayso wa qus xage lagu arkay aqoonsi bad ku xidhan ma jirto bad bilasha wa ben warka itobiya marka ben ayay shegaysa itobiya aqon teda aya ad idinku yar

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 วันที่ผ่านมา

    Halkuu kagatagay.

  • @hamiidahherzi8019
    @hamiidahherzi8019 2 วันที่ผ่านมา

    Ciro wadan ka ma xukumo ee waxa xukuma xirsi

  • @leilaabdi7620
    @leilaabdi7620 2 วันที่ผ่านมา

    Hooyada iyo munaafaqa aadtahay bawas

  • @baalgoraychanel9116
    @baalgoraychanel9116 3 วันที่ผ่านมา

    WAAR MA EEDII CAGJAR UU DACAWALEY KA FAAFIYAY AYUU ABI AXMED QAATAY OO UU SHEEGAY INAY AL SHABAAB DACAWALEY KA DAGAALANTAY ISAGOO KU QARINAYA XASUUQII UU KA GAYSTAY DACAWALAY, MARKAA ABI INA CAGJAR AYUU INAGA RAACAY EE ISKA DAA ABI WAA LABA WAJIILAYNTIISII, HESHIISKANA ISAGAA FULIN WAAYAY OO SOMALIYA U CARARAY ISAGOO MASAR IYO ERTERIYA KA BAQAYA MARKAA XASAN SHEEKH MARKII UU LA HESHIIYAY AYUU AQBALAY IN HOOS UU U DHIGO MAQAAMKA SOMALILAND TII AYUU FULIYAY

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl 3 วันที่ผ่านมา

    Sheekada ka sheekee arinta ka tagaan jaboiti

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 วันที่ผ่านมา

    War itoobiya iyadaa xoolaha ka daran oo bilaa Aqali Ah imise somalilaan sugayey 😮

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 วันที่ผ่านมา

    WAAR NAAGA AMUUSE NACASYOW

  • @MohamedSH-iu7ch
    @MohamedSH-iu7ch 2 วันที่ผ่านมา

    Ha iska dhigin nin khatar ah adigoon siyasada geeska afrika lasocoon!! Safarad aqonsi baa ka hooreeya! Qusuliyad ayey markeedii hoore ba ahayd! Beenta iyo khiyaaliga aad faafisid iska dhaaf inaadeer!

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 2 วันที่ผ่านมา

    Dalkaygii ashabaabuu noqonayaaye Hala na Soo gaadho o gacan bira halanugu dhigo

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 2 วันที่ผ่านมา

    Somaliland xukumadan cusub ee ladortay ayaa halka dhigtey reer somalilandow hala kaco mantaynu dhawnahee

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira วันที่ผ่านมา

    waa rntood itoobiyaanku!
    naftooda iyo dalkooda waa inay u baqaan.
    cirro waa ictisaam iska cad.

  • @SalebanFarah-i3d
    @SalebanFarah-i3d 2 วันที่ผ่านมา

    waar dadka beenta kala hor dhaqaaq munaafaq yow

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 3 วันที่ผ่านมา

    Ciro arintiisu waa manba kale dagaal isaaq ba dhacaya kol hadii dalkii uu somalia uu hoos geyn wado jabuutina ..

  • @housseinfana5065
    @housseinfana5065 3 วันที่ผ่านมา

    Warkasi ma ruunba miise wa been