Reer soomaliya siyaasada wey ku hafteen mana yaqanaan waxa ay ka hadlayaan aqoona u male dawladnimada sababtoo ah waxay ku leyihiin baarlamaankoodii qaraar aanan akhriyin oo anan arag ayaanu ansixiney anagoo dalka difaaciisa awgii u sameynay
DR Xasan Shiikh Bilowga 2025 Wuxuu ictiraafayaa Somaliland Runtii Anigu Reer SLN Ma ihi Reer Koonfur Baan Ahay Ee Waxan Rabaa Somali inay Lala Fududaadaan Oo laba Dawladood Yershaan Oo Koonfur Somaliya iyi Woqooyi Somalia Kala Ah Mar Haday 34 Sano Heshiin Waayeen ❤❤❤
*_ابو انعبد العزيز_* Sida ugu fuduud baay ahayd ina waqooyi iyo koonfur la kala noqdo oo laba xoog oo is barbar yaala oo walala lo noqdo koonfurna laysku hayo iyado hal mamula sidi italiya uga tagtay waqoyina sido kale marka taas lama sameeyan ee iyado somaliland lagu xumeynayo iya koonfurte halka mamul ahayd 5 mise 6 mamul loo sameeyay halka laguma joogin somaliland iya lo so gudbay inkiso somaliland inteeda badani is haaysato 80% Ama 85% hadana ina dadki tuuloyinka dagana Ama xoolo dhaqatada ahayd la so hubeeyo iyado laga duulayo duminta somaliland Ama isku dirida dadka anigu dadka waxa somali uu so gorfeeyay siba somali koonfur wan la yaabay itobiyada aay ka qaylinayan iyaga is kaga daran Midna waan ka yaabay oo aha shanta somali calnka buluga iya ka dhexeeya sidu uga dhexeeyo iyan garan waayay kiniya iyo itoobiya hay dabeeyan jabuti oo dhul somaliya sharci la'aan kuma gali kartid iyago somaliya mida kale hadu somaliya kiniya iyo ka itoobiya xaq uu leeyin calnka buluga iyo basaborka somaliga ninka aan somaliga ahayn ee labada dal ee kiniya iyo itobiya uu dhashay ya ka calinaya inu isna xaq uu yeesho somaliya waxyabo madaxeyga gali karin iya jira marmarka qaarki wayo somali aan afsomali ku hadlin iyo ka itobiyanka Ama kiniyatiga oo af gajada somaliga ku hadlaya wa isku mida side lo kala saaraya sidaas aay tahay somalida aan itobiya iyo kiniya dagini wa inay sharci ku galan jabuti xita marka wa reer ba'oow yaa ku leh siday dadka siyasiyinta isku shaagaya taas uu fahmi layen
Xildhibaan jeesow run ayuu sheegay illahay haku-xafiddo, lkn anigo ixtiramaya qolada kale ee sisaasiinta ah had iyo jeer xaqiiqda kama waraman waxan saaran calamatu su'al...?
Kan xabashiga ahee gari koombe waa adoon gurguurte afka u buuxiyo lacag badan lasiiyay marnaba si xora uma hadli karo marwalba xukumada gurguurte wuu difaacayaa
Faysal waa nin la iibsaday oo kugu shubtay. Qof soori qaaday waa in seefi qaaday. Ku darsoo isagu waa nin ka soo jeeda dowlad degaanka soomaligalbeed. Xaq uma laha inuu u hadlo xukuumada federalka. Inuu dhex dhexaad ka noqdo arimaha Somalia iyo Somaliland buu ku caqli badnaan lahaa.
@ waxaan dhigaystay isgoo ka sheekaynay jabahdii Somali galbeed markaas wuxuu sheegay kuwo ay isku reer yihiin wuxuu waxaa ku jiray nin la yidhaa maxamed ali oo yeman kayimid kkkkkkkk amxaarda ayaa guulaha ethiop oo dhan sheegta oo dadka kale qarisa maxamed ali iyo jabahdii somali galbeed ninka maxamed ali kaga taariikh roon ee somaliyeed halka uu joogo ayaan garan waayay malah dad xoolaha ayuu noo haystaa
Mar hadii ay sidaas tahay waxay ila tahay soomaaliya wax la yiraahdo ma jirtee ku kala taga meesha intiinaan meesha kawada doodayaa baasabooro wadama kalaad kala wadataane iska kala raaca umadaha kale soomaaliyana rabi ha u naxariisto
Waa nasiib daro in ragan aqoon yahanada ah mashruuc ka samaystaan shilimaantii umada baaba ah eeku dhexnool dhimashada qaraxyada,barakaca hareeha muqdisho ku silcaya ee u baahan cuno iyo caafimaadka ka doodi lahaayeen Halka lasoo fadhiistan doodo aan waxba tarayn war talo keena umada noloshooda wax taraysa.
horta somaliland hadi la aqoonsado caalan jeexmayaa ma jiro ee waxkasta asalkisu ku noqonaya kulu shay yarjac ilaa aslihii !!!!!!! from saylac city somalie 5 bay ahayd midina kuwa kalena kolka horba calan umu jeexminin punland maantaba waa xor cid gumaysataa ma jirto haday inay gooni somalia iskaga taagto donaysana calafkedu hadu ilahay u qoray way helidonta anagu xassad ma naqaan iyo qassabtoona !!!! from saylac city
Waxay u shirayaan ma aha in ay dantooda qabsadaan dhulkooda Zoomalia hagaajiyaan,, waxay waligood u shiraan waa cadaawad iyo colaad ay u qabaan Somaliland , waa ta mar walba ku jabaan.
*Xalku ma aha in la isu keeno dayuustii ilaa maanta heerkan soo gaarsiiyey wadanka, ileyn iyagu kaligood wadankan ma lahee, ee waa waa in laga hadlaa waxa keenay ee salka u ah qaskan dhowr jibaarmay, oo loo sameeyaa umadda dastuur ka lahaga oo la la isku raacsanyahay.*
Beenti way so dhamatay run aya shaqaynaysa adunka aya so galay Wax kastan og Somaliland 26june country 1960 Wan dawlad madax banaan Marka somalia hawleheda ha ku foofto danahedan ha qabsato Somaliland waa in ad habalyasan Waa hadi an aqonsiga aynu haysan Oo ah ki somaliland 26june 1960 An la idinkala noqon Hore ayey idinku egayd in somaliland aqonsatan si aynu u Badbadno hada meel cidlo ah ayey Somalia ku dhacaysa oo UN aya la Hoos gaynaya siday ahayd ka hor 1julay 1960
Adunkii wxa u cadaatay in Somali odhan caqli u ahaa reerka layidhaa Isaaq madamada ay Somalidii kle oodhmi dwld dhisan kari waa teen waliba iygoo hysta aqonsigii 😂xaga Isaaqna ayar dawlad u dhisteen😂😂 facts don’t care feelings
Faqashtii oohintii baa ka dhamatay! Somaliland na way Guulaystay!
XAASD MAAYE AFLAXA CALANKADA SHEEGYSE SOMALILAND MAA BAA HEEYSTANE UU WERWER FADARALKA SOMALILAND ISKA ILOOWA😮😮😮😮😮
Somalia Hadal uun bay hayaan aduunkuna Waa bartay. Hadalkoodu waa wada ul oo ulla qaato maleh. Iska hadle ina higir.
Faysal Cali Rooble waa faashil siyaasadeed mowqifna maleh,waa xilraadis,hadalkiisuna wax qiima ah maleh.
Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤
Somalilan guuuuuul faqashtii baroor baa ka dhamatay sharkiina Ilahay Iinku celi xasidiin
Somaliland waa Qaran.
As future father 👨 of 🎵 humankind I say AAMIIN
Soomaali laand waa Isaaq, dhulbahante, warsangeli, Samaroon, Ciise, Gabooyo, Akishe. Hal qolo ma sheegan karto. Cid afhayeen kaa dhigatayna ma jirto.
Madigaanaku dar
@@againsttyranny2149
Yibir iyo Gabooye ku dar intuba waa Somalliland.
Ciidagale ku dar aan ka dhashay
Xaasidku ma aflaxo mana guulaysto faysalow .
Horay u socotay jamhuriyada barakaysan ee somaliland maasha-allaah maasha-allaah maasha-allaah
Illaahay goobtaa khayrka qabta Somaliland ee amaanka ah ee la xasdayo haw gargaaro.
Maxaa amaana waa laysku cunayaa - maxaa ka socda ceerigaabi. Mee sool iyo cayn, somaliland ta dawlada noqonaysaa ma togdheer iyo waqooyi galbeedbaa. Labada gobol xataa ma buuxiyaan shuruudaha state ee fadaralka.
Waxaad aad haysateen mudo sodon sano ah fursad aad ku hanatataan dhamaan dadka daga somaliland. Lkin beesha dhexe waxaad ku sakhraanteen powerka dawlada inaad maroorsataan, qabyaalad baa maanka iyo qalbiga idinka gashay. Waad fogayseen qabaailada idinla daga, waxaad hirseedeen inuu saacido mashruuca somaliland
Faysal garac bad tahay somaliland bad ku waalatay lakin waa in laga gubaa xabashi yahow la gumeysto bad tahay
VIVA ETHIOPINIA 🇪🇹 🇿🇦 VIVA MANDELINIA 🎉🎉🎉🎉
Reer soomaliya siyaasada wey ku hafteen mana yaqanaan waxa ay ka hadlayaan aqoona u male dawladnimada sababtoo ah waxay ku leyihiin baarlamaankoodii qaraar aanan akhriyin oo anan arag ayaanu ansixiney anagoo dalka difaaciisa awgii u sameynay
DR Xasan Shiikh Bilowga 2025 Wuxuu ictiraafayaa Somaliland Runtii Anigu Reer SLN Ma ihi Reer Koonfur Baan Ahay Ee Waxan Rabaa Somali inay Lala Fududaadaan Oo laba Dawladood Yershaan Oo Koonfur Somaliya iyi Woqooyi Somalia Kala Ah Mar Haday 34 Sano Heshiin Waayeen ❤❤❤
*_ابو انعبد العزيز_*
Sida ugu fuduud baay ahayd ina waqooyi iyo koonfur la kala noqdo oo laba xoog oo is barbar yaala oo walala lo noqdo koonfurna laysku hayo iyado hal mamula sidi italiya uga tagtay waqoyina sido kale marka taas lama sameeyan ee iyado somaliland lagu xumeynayo iya koonfurte halka mamul ahayd 5 mise 6 mamul loo sameeyay halka laguma joogin somaliland iya lo so gudbay inkiso somaliland inteeda badani is haaysato 80% Ama 85% hadana ina dadki tuuloyinka dagana Ama xoolo dhaqatada ahayd la so hubeeyo iyado laga duulayo duminta somaliland Ama isku dirida dadka anigu dadka waxa somali uu so gorfeeyay siba somali koonfur wan la yaabay itobiyada aay ka qaylinayan iyaga is kaga daran
Midna waan ka yaabay oo aha shanta somali calnka buluga iya ka dhexeeya sidu uga dhexeeyo iyan garan waayay kiniya iyo itoobiya hay dabeeyan jabuti oo dhul somaliya sharci la'aan kuma gali kartid iyago somaliya mida kale hadu somaliya kiniya iyo ka itoobiya xaq uu leeyin calnka buluga iyo basaborka somaliga ninka aan somaliga ahayn ee labada dal ee kiniya iyo itobiya uu dhashay ya ka calinaya inu isna xaq uu yeesho somaliya waxyabo madaxeyga gali karin iya jira marmarka qaarki wayo somali aan afsomali ku hadlin iyo ka itobiyanka Ama kiniyatiga oo af gajada somaliga ku hadlaya wa isku mida side lo kala saaraya sidaas aay tahay somalida aan itobiya iyo kiniya dagini wa inay sharci ku galan jabuti xita marka wa reer ba'oow yaa ku leh siday dadka siyasiyinta isku shaagaya taas uu fahmi layen
Faysal aqli maleh waa Daqonimo u dhalashaa baa haysata
ILAHAY I tus aqoonsiga slnd oohinta cadawga salad kasta intaa ku ducaysta
Abdi Saciid ALLAH YAXFAD 💕😘
Faysal Roble waa member D21 ka mid ah oo bilaabay dagaalada hada socda
War nimankan maxa ka galay dhulkayaga ? Maxa mou ka khuseya? Dhulkoda may u tashtan. Wa yaab
Waxaa ka khuseeya, way calaacalayaan....MOU. ciyaar ma aha , it is Geopolitical.
Faisal roble xanuun somaliland ah ayaa ka buuxee dhakhtar ha la geeyo
Somaliland way guuleysatey. Faqashti oohinti ka dhamaatey. Cuqdadina ku dhinta.
Isku soo wada duub qabiilada soomaalidu dawlada waxba kuma darsadaan mana rabaan dawlad somalia 🇸🇴 yeelato waxaad ka fahmi kartaa hab dhaqankooga.
Faysal adoon adoon dhalay huurale
Faysal isagu waa Nin kasoo jeeda somali gaLbeed ethiopia. Arimaha Somaliland iyo Somalia waa inuu dhex ka noqdaa maadaama ay usimanyihiin lkn waxaan aragnaa inuu dhinac la jiro oo ah koonfur
Xildhibaan jeesow run ayuu sheegay illahay haku-xafiddo, lkn anigo ixtiramaya qolada kale ee sisaasiinta ah had iyo jeer xaqiiqda kama waraman waxan saaran calamatu su'al...?
Ethiopia xaq beey uleedey in aaney ka bixin somaliya oo aay joogto, si aay wadanked uga difaan Alshabab. Waney sheegtey.
Iskateg markaas?
Kan xabashiga ahee gari koombe waa adoon gurguurte afka u buuxiyo lacag badan lasiiyay marnaba si xora uma hadli karo marwalba xukumada gurguurte wuu difaacayaa
Waa horee bay somaliya kalatagtay ee riyada jôjiyaa
Faysal waa nin la iibsaday oo kugu shubtay. Qof soori qaaday waa in seefi qaaday.
Ku darsoo isagu waa nin ka soo jeeda dowlad degaanka soomaligalbeed. Xaq uma laha inuu u hadlo xukuumada federalka. Inuu dhex dhexaad ka noqdo arimaha Somalia iyo Somaliland buu ku caqli badnaan lahaa.
Guul somaliland 💯💪🏿💪🏿
Somaliland ♥️ iyo putland maxa isku kenay dad mamula ah iyo dad qaran aH
If you hate somebody at least you have to tell the truth
Beentii qadadwayn ay 40sano waday waaydhamaatay waxdanbena. .lagadhagaysanmayo ee iska ciiiileeyawelinba
somaliland xaqeedi ay usamirtay ayuu aalle....siiye ciid ishortagaysana majiirto ciidkale o waxlagawaydiinayaana maajiirto hore aya loyidhi samra ayaa saadkihela Marka aalle mahadii somaliland guuul insha aallaahu
Kkkkkkk somalida halka calan wuu isku hayaa xagay jogtaa waa dhagan kii amxaarda ayuu ninkaas meeshi tuliguuld ayuu moodayaa
Hahahahahhaha Hahahahahhaha Hahahahahhaha
Waa munaafaq
@ waxaan dhigaystay isgoo ka sheekaynay jabahdii Somali galbeed markaas wuxuu sheegay kuwo ay isku reer yihiin wuxuu waxaa ku jiray nin la yidhaa maxamed ali oo yeman kayimid kkkkkkkk amxaarda ayaa guulaha ethiop oo dhan sheegta oo dadka kale qarisa maxamed ali iyo jabahdii somali galbeed ninka maxamed ali kaga taariikh roon ee somaliyeed halka uu joogo ayaan garan waayay malah dad xoolaha ayuu noo haystaa
Faysal rooble ma aha kii hore, ee wuxuu jeebka u galay villa somalia.
Waligiiba noocaa ayuu ahaa isma bedelo, Faysal, Tigreega ayuu basaaas u ahaa , waa Qof aad u Neceb Somaliland iyo isaaqa.
Faysal afka soo cadayow xaaran yahow adoonimada kuso korey
FEYSAL ROOBLE WAA ETHIOPIAN EDEB DARAN OO AAN HAL TUULO KU LAHAYN DHULKA SOMALIDA
ፈይሰል ሮብሌ "በኢትዮጵያ የሱማሌ ኤጀንት ነው"የዚያድ በሬ አስተሳሰብ የሚያምን ታላቋን ሶማሊያ የመመለስ የሚሰራ ግለሰብ ነዉ "
War waxaan yaa xildhibaan nooga dhigay waxa laga hadlayo iyo waxa uu meesha layimid waa kaaf iyo Kala dheeri
Mar hadii ay sidaas tahay waxay ila tahay soomaaliya wax la yiraahdo ma jirtee ku kala taga meesha intiinaan meesha kawada doodayaa baasabooro wadama kalaad kala wadataane iska kala raaca umadaha kale soomaaliyana rabi ha u naxariisto
Waa nasiib daro in ragan aqoon yahanada ah mashruuc ka samaystaan shilimaantii umada baaba ah eeku dhexnool dhimashada qaraxyada,barakaca hareeha muqdisho ku silcaya ee u baahan cuno iyo caafimaadka ka doodi lahaayeen Halka lasoo fadhiistan doodo aan waxba tarayn war talo keena umada noloshooda wax taraysa.
Xildhiban dahir runlow noolow
Somaliland waa La aqoonsanayaa waxa gadaaL ka riixaya wadamo waaweyn oo rajo kaleh biyaha badda cas sida maraykan iyo wadamo kale.
Cqbadala,30% ayaqd ka degaqta qaabil.idoor ah ayaqd tahay yaa ku aqoosanqyq
MIISKIN YAAR OO GEERY KOMBA OO WAXABA OOGYN BAADA TAAHEEYE
Waxaan aan aad ugu xumahay aqoon yahan bulshada somaliya ku qaaliya feysal cabdi rooble in aad jeesoow oo qadiyadisa eey dhunta tahay in aad dood wadaag kadhigtan feysal cabdi rooble aniga xaal kasiiyay
Dahir amiin jeesaw waxay kadhigeen nimaan aduun iyo aakhiro ogayn bay kadhigeen.
*Waxyaabaha khaldan waxaa ka mid ah in qof aan wasiir aheyn loogu yeero wasiir: "Wasiir Cabdisiciid.".*
Rooble igu shubo ayuu noqdqy. Waxa laga hadlayaa waa siyaasad. Xasan Culusow buu u shaqeeyaa. Ethiopiana kama foga.
Dhamanba kuwani Mou Somaliand iyo Ethiopia dhexamay ayaa waalay oo miyirkiba kaqaaday huwaneey xaarka dareeshe ayaa idinku dhacday Wle Ethiopia badacas ayey doonaysaa badcsana Somaliland ayaa maamusha shuuruda Somaliland laanteed Kuma Kuma Kuma gaadhi karto Ethiopia badacas wxba sheekadani xasan garguutheh soconmayso
Iska hadloow ina igare, Somaliland waa dal
Cadowga soomaliya waa siyaasinita
Kkkkkkk merci wax somaliya ladhahoo 1991 baa ugudanbaysay ee meshan wax somali oo wadan yaryar baa jirtaa
Faysal rooble illeen xoogaa guuna ah hadii loo qoro mawquf malaha
Aw Tobit AHAA faysal roobleh
SHARE
Faysal Rooble you seem like you are defending the current Somali government and their failure policy..
Faysal Rooble’ TUKE DACAREES AAMIS NADAL FIL CAALAMIIN نطل فى العالمين
CABAADKA QADAADWAYNTA YAAHOO
horta somaliland hadi la aqoonsado caalan jeexmayaa ma jiro ee waxkasta asalkisu ku noqonaya kulu shay yarjac ilaa aslihii !!!!!!! from saylac city somalie 5 bay ahayd midina kuwa kalena kolka horba calan umu jeexminin punland maantaba waa xor cid gumaysataa ma jirto haday inay gooni somalia iskaga taagto donaysana calafkedu hadu ilahay u qoray way helidonta anagu xassad ma naqaan iyo qassabtoona !!!! from saylac city
Maraykan weii lamasheegin dal uukaligii ictiraaf siiyay Taiwan oo uu dankaleeyahay ayuu ku dhici laayahay waase Africa
Rooble waa raga kufarxa tabar yarida somliya o.ah mashruuc in lacar qaladay yo dalka rag baa ka sha qay ya
Dameerkii Ogaadeen ee Faysal RoobLe Quus Baa Ka Muuqata Waanuu Ogyahay In SoMaliland La Aqoonsanayo 😅
Waaa Geri ma aha ogaadeen,, Jaarso ayaa dhulkii ka qaaday, waa qof aaminsan Daroodism.
GAALJECEL NINKAN WAA IN AY QABSATAA, DHIBAATUU KUHAYAA HAWIYE IYO DAWLAD SOOMSLIYEED . GAALJECEL JEESOW MARDSNBE XILDHIBSN YAY UDOODOORAN
Xassan must be aware that Ethiopian troops will pull out from Somalia. Otherwise, your political will end up
WAAR FAYSALOOW DADKAANI MAAHAN DADKAAD MOODDAY WAA KOOXIHII CBB IYO KURSI IYO CUNTA DOON.
Why this is happening?
Wa runtaa xildhiban sax ba tahay
Ka waran hadii Federalka halaga bedelo Somalia
LIVE
Wax kala hadlayba ma arag buu tagan yahay rooble
OMALILAND MOU WAXA UUGA DHOW 1960 26 JUNE AQOONSIGYE SOMALILAND OO HAADA LAAGU TAALE JEERO😅😅😅😅😅😅😅😅
Idinma doonayno hadaan Isaaq nahay ..soomaaliyeey maqla yaa ehelul Qadaadwayn nadaaya idinma doonayno nabad galyo
Nin qabil wada
qaran daayo
qoys madhaafo
qalalaasiyo
qixin weeye
tan ka quustaye
qaadirow qabo
dad qaloocdo
xabaalaha qoda
qoyski hooyada qixinaya
qaran laga dhigy
midka diintiyo
qwlka eebahy
ku qadhaabto
qandaraaslaa
qarxinayo
qoorta wada jaray
qabiil moyee
mataqaan qaran
qaaxo weeyo
way kuqaraxde
rabiyow qabo
Allow sahal !!!!
FaiZal roble waa active Ethiopia spy in the Somali political system
RUN.. hada maad ogaatay.
Dalka soomaliya waxaa lagu qabsan doonàa sababta siyaasinta soomalida ah cadòwga koobaad
Shaqo laanbaa kuwan cadho ururtay haysa war shaqo yeesha
Dadka wax aya ka dhaxeeyo si sahal ah kuma kala go, ayan. Maamulka dowlada waa la,ogyahay inay munafaqad qalbigoda buuxiyay
Ethiopia bad uma hayno. Damaca waalan Ethiopia waxaa ku dhiiri geliyey Xasan Sheikh .
Suldaan, Donald Trump , kursiga markuu soo fadhiisto sheekadan way is bedelaysaa.
Waxay u shirayaan ma aha in ay dantooda qabsadaan dhulkooda Zoomalia hagaajiyaan,, waxay waligood u shiraan waa cadaawad iyo colaad ay u qabaan Somaliland , waa ta mar walba ku jabaan.
WAR FAYSALOW SOMALIDA KADAA HODADAYNTA. INTAN KU ARKAYEY RUNTAAS CAD BAADAN RUNTA KASHEGAYN. SXB FAYSALOW ILAAHBA KUU JEEDA SI DAACADA INAADAN RUNTA USHEGAYN KADAA SOMALI HAJABINE
Somalia wax layiraahda majiran
*Xalku ma aha in la isu keeno dayuustii ilaa maanta heerkan soo gaarsiiyey wadanka, ileyn iyagu kaligood wadankan ma lahee, ee waa waa in laga hadlaa waxa keenay ee salka u ah qaskan dhowr jibaarmay, oo loo sameeyaa umadda dastuur ka lahaga oo la la isku raacsanyahay.*
Bal daroodkan waleen eega isago somali state kaa soo jeeda ayuu hadaan neceb isaaq iyo somaliland awgeed oo diida yahay jnay aqoonsi helaan cajib
Wax Somali la yidhaahdaa ma jirto
Waar faysal roble waa moryane lalushe qaata ah hatalka xildhibanka amin geesow ayaa dhibaaya dhalinsha xukumada u dhaqalaha u kaqaato ayu didanyahay qofka nucaa ah ee hassan tuug waax kashego diidan benale way kalahadlen tuug lalushka kaqato moryanta à qoon yahayn ma ah faysal roble ee iskaydhiya wuxu didaaya in hassan dhiqo caybtisa laga hadlo farmajo héros ahaa ayu ka laladay waaxa u karabay dhaqale
Somaliland mase Isaqland warka halacaddeeyo.
Waxan koonfurta maxaa ina daba dhigay ..waa yaab !!!!
Beenti way so dhamatay run aya shaqaynaysa adunka aya so galay
Wax kastan og
Somaliland 26june country 1960
Wan dawlad madax banaan
Marka somalia hawleheda ha ku foofto danahedan ha qabsato
Somaliland waa in ad habalyasan
Waa hadi an aqonsiga aynu haysan
Oo ah ki somaliland 26june 1960
An la idinkala noqon
Hore ayey idinku egayd in somaliland aqonsatan si aynu u
Badbadno hada meel cidlo ah ayey
Somalia ku dhacaysa oo UN aya la
Hoos gaynaya siday ahayd ka hor
1julay 1960
WAXA LOOGU YEERO SOMALIA MAAHA AAYAD QURAAN AH WAA LABO WADAN OO AHAA SOMALILAND IYO SOMALI KOONFUR OO MIDOOBEY HADEERA KALA LAABTEY WAA QASAB IN LA RAACO RABITAANKA UMADA REER SOMALILAND MA JIRTO CID KALE OO WAXBA LA WEYDIINAYO
Danta Somaliland waxay ku jirtaa in ciidanka Masar soo galaan zoomalia.
FAYSALOW FADLAN KADAA SAKHIRAADA MA AQAAN WAXAAD KAWADID KOLAY RUNTA WAAD UJEDAA EE JABKA KADA SOMALIDA
Somalia 3 dawladood ayay noqon doonan mustaqbalka
Puntland
Somaliland
South somalia
Ka warama hadii sidasi dhacdo dagaalada somalida ragadiayay ma ku joogsanayan
Siyaasda marka laga hadlayo.. Qof laguma mashquul, waa in aad difaacdo Qadiyad aad aaminsan tahay
why always Farmajo is on the table. kkkk
Somiland puntland jublande and khatuma banadir land all will be
Adunkii wxa u cadaatay in Somali odhan caqli u ahaa reerka layidhaa Isaaq madamada ay Somalidii kle oodhmi dwld dhisan kari waa teen waliba iygoo hysta aqonsigii 😂xaga Isaaqna ayar dawlad u dhisteen😂😂 facts don’t care feelings
Faysal 😂😂😂 putland hadii aye u waregan 😂 gacanka cadi waye 😂😂
Farmaajo ayaa afka u galiyay ethopia in badlasiiyo
Rooble Farmaajo maxaa u geeyey. Arrintii laga hadlayey wuxuu leeyahay siyaasadda inaga dhaafa. Ujeddadiisu waa Culusow difaac.
RUN
ASC madaxweynuhu madhihikaraa itoobian kaalay haddii somaali xoogkuqabsankartid hasoodaahin waddankan dadkii lahaa ayaan difaacandoona maxaa loo tuutuugaa wankaso horjedaa in itoobia xitaa lagala hadlo dhul somalileedahay
Wax ay ku heshiin karaan iima muuqato aniga.