10 Shay oo Ninkaaga aad Ku Kasban Karto iyo 5 Shay oo kaa Cayrinaya.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Muuqaal Cusub oo Hadyad u ah Dumarka Xaaslayaasha ah.
    ✅ 10 Hab ama Qaab oo aad Ninkaaga uga dhigi karto Qofkaas Rabtay
    ✅ Shan Shayna Ninkaaga ka ilaali wuu kaa Carariye ❗
    ✅ Dumarka Madaxa Adag Muuqaalkan ha Daawadeen
    👇👇👇👇👇
    Booqo TH-cam-keena
    / @mascuuddadaal
    Dr. Mascuud Dadaal

ความคิดเห็น • 12

  • @AabahaKhibradda-qi5co
    @AabahaKhibradda-qi5co 6 วันที่ผ่านมา +1

    Dr xaliimo wanaaga iyada isla rabta iny wng so celiso geeri by ka xigta 😂😂

  • @user-ig5wt9st2e
    @user-ig5wt9st2e หลายเดือนก่อน

    Wasificane. Tidumarkuna meday.

  • @user-rr2ff8us7t
    @user-rr2ff8us7t ปีที่แล้ว

    Shukran dr.mascuud

  • @suhuurbintusuhuur5711
    @suhuurbintusuhuur5711 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dr waaka sii darayaa hadii intaa losameyo waa somali😂

  • @Dagan721
    @Dagan721 8 หลายเดือนก่อน

    Dr Mascuud allaha ku xifdiyo Lakin Somali men wax kastoo lo sameyo ma farxo

  • @user-pz3yy9ty1i
    @user-pz3yy9ty1i 8 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh dr farax somli wena dhiben😂😂

  • @user-pv2pg6jl4n
    @user-pv2pg6jl4n 8 หลายเดือนก่อน

    Faarax waa Cunto

  • @bintuahmed5694
    @bintuahmed5694 ปีที่แล้ว

    Waa talooyin wanaagsan mahad sanid.

  • @user-yt8xc2kr8x
    @user-yt8xc2kr8x 8 หลายเดือนก่อน

    Iyaguba naagaha naaga kale labarbar dhigaane maxaad kutalin lahayd

    • @AabahaKhibradda-qi5co
      @AabahaKhibradda-qi5co 6 วันที่ผ่านมา +1

      Siday dumarku u dhaqman hdd ka duwanantd adaa isku keenay wxi lgu yidhaa