"Madaxweyanuhu wuxuu igu yidhi Xiddigihii Geeska Ku Noqo" Maxamed BK.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 มิ.ย. 2022

ความคิดเห็น • 601

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 ปีที่แล้ว +38

    Maansha allaah
    Xagii ilaahay ayuu u cararay
    Wuu badbaaday. Dhamaanteen xaga eebe aan u cararno. Allahuma Aamiin.

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r ปีที่แล้ว +101

    Bk waa nin muxtarama oo aad u akhlaaqad badan afgaaban mashalla tabarakalla illahay baa kaa saaray fankii iyo fasahaadkisii allah haku xifdiyo adiga iyo rerkaagaba cidna hakayelin inay dibkugu soo celiso shaqo shaydanki madaxweynaad sheegtee malik salmaan hadii lagukeeno waligaa haku fikirn inaad kuso laabato fankaa waa shaqo shaydaan illahaybaa sidan kaaga raaliya wlalo ❤❤❤❤B❤❤👑👑k👑👑

    • @suldaanaxwo5108
      @suldaanaxwo5108 ปีที่แล้ว +1

      Wll waa runtaa ma fiicna inuu Ku laabto faanka lkn markan uu madaxwaynuhu lahaa xidigaha Geeska Ku noqo maaha markuu Ka baxay fanka lkn waxay ahayd markuu xidigaha Ka tagay uu la baxay koox qabyaalad diid ah sidaas u fahan markaa

    • @user-dy5uo8sc1r
      @user-dy5uo8sc1r ปีที่แล้ว

      @@suldaanaxwo5108thank you wlalo walhi sidaa umaanan fahansanyn aniga iyo dad kaloo badan wanu qalad fahanay intan uu fanka ka baxay ayaanu mòdanay in kusoo noqo lagu yidhi lkin wadigaa na fahansiyay markle thanks

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 ปีที่แล้ว +1

      Maxamed Mubarak wll ugu wac magaca bk asagaba rali kama ahan

    • @user-dy5uo8sc1r
      @user-dy5uo8sc1r ปีที่แล้ว +1

      @@Zhangzhi123 👍 okay wll thanks

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 ปีที่แล้ว

      @@user-dy5uo8sc1r u Welcome broh

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 ปีที่แล้ว +54

    Sheikh maxamed mubarak waa nin qalbi wanagsan wan wataa sida hufan ee uu hadlayo walal mahadsanid uu hore usoco masha allah

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani ปีที่แล้ว +23

    War calanku muxuu sheegaya maa Xadiisba. Caajiib. Ilaahay ha ka masaxo oo dib kuguuma soo Ceeliiyo Fanka Amiin amiiin.

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 ปีที่แล้ว +20

    Maasha Alah Mahamed BK inkastoo aad u jeclaa fankiisa balse Ilaahay baa ka saaray hanuunkana Ilaahay baa leh Anigana waan cafinay reer koonfur hadaan dhahay BK wuuna raali galiyay aad baan u jeclahay reer Somaliland noolaada meel walbo aad joogtaan

    • @amalali6668
      @amalali6668 ปีที่แล้ว

      Anaguna so kale ilove somalia

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +7

    Aan ku salino xabibkena scw

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 ปีที่แล้ว +34

    Maansha allaah mubarag
    Nanaystiisu tahay bk
    Waa nin soomali oo dhan Ku qaaliya umaduna aad u jecedhahay waanu taagersanahay hadalkiisaaa meelo badan taabanay guulayso👍👍👍👍👍👍

  • @JIm-bi1ve
    @JIm-bi1ve ปีที่แล้ว +7

    Bk big lion Mansha Allah shiekh mohamed love from usa 🇺🇸 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 ปีที่แล้ว +4

    Mansha alaah diinteena wa macan islam nimadu wa macan macan bal eeg nuurka quruxda allow uguwad

  • @amfahadmanahil7077
    @amfahadmanahil7077 ปีที่แล้ว +2

    Bk waa qof muxtarama oo akhlaaq badani ka muuqato sido kalana waa qof aan qalbiga Wasaakh ka ahayn oo daacada guul aduun iyo mid aakhiro ayaan kuso rajeeyay waa bil khayre bro❤❤😊

  • @falisnux6209
    @falisnux6209 ปีที่แล้ว +10

    Allah kuguma celiyo wllo go aan adagwaaye Allah ka magan gal in aadan ku noqan

  • @xalaanxareed8911
    @xalaanxareed8911 ปีที่แล้ว +27

    Manshallah qatumo khayr hooyo ilahay ayaa ku jecel

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 ปีที่แล้ว +87

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED 🥰

  • @abdiaden9209
    @abdiaden9209 ปีที่แล้ว +24

    I wasn't ready for the ending 😭 respect BK waa qof aad u qalbi fcn

  • @cabdirishidmaxamedjamac4820
    @cabdirishidmaxamedjamac4820 ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliyeed iska daaya heesaha Maxamed bk 💜💜💜💟💟💟💜💜💜

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 ปีที่แล้ว +11

    Mohamed mubaarak Ustaaad waana ku salaamay u sheeeg dhalinta Hargaisa dhaaafin in aduunka somali ahaaasho leesku difaacqo oo mid Qura la noqdo Wallahi Aniga dariskayga Xalaaasha Ah waaa habar younis Switzerland 🇨🇭 Somali ahaaasho ayaan isaaga dicaaacnaaa Gaalaada Ee muqdisho ama Hargaisa kama jirto agteena

    • @dullahiayoub2432
      @dullahiayoub2432 ปีที่แล้ว +2

      @@macaaneeyahmed yes 🙌 walaashay exactly

    • @maanowvlogs4272
      @maanowvlogs4272 ปีที่แล้ว +2

      @@dullahiayoub2432 this is true walai brw 🙌

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 ปีที่แล้ว +7

    Bk waa nin qalbi wacan ilaahay kuma so celiyo fanka

  • @ducaysaneabdirahmaanabdila4812
    @ducaysaneabdirahmaanabdila4812 ปีที่แล้ว +38

    Maansha alaah tabarakalaah
    Cimradu waa nimco ilahay weeyee

  • @abdishakurdiriye2606
    @abdishakurdiriye2606 ปีที่แล้ว +13

    Maasha,allah Bk waa qof qalbi wanaagsan allaha ha sharfo

  • @qamarosman4789
    @qamarosman4789 ปีที่แล้ว +6

    Maskiin 😔 maxamed bk. Masha'allah qof fiican waaye.

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 ปีที่แล้ว +5

    Shiikh. Maxamed. Alle. Kugu. Maa celiyo. Faanka. Wll Somali. Waa Dadka giii Weye. Ciidii. Kuma neecba. Wll. Ilahay. Somali. Qulubtodaa haa isu Xaalo. Amiin Amiin

  • @adenmohamed3584
    @adenmohamed3584 ปีที่แล้ว +4

    mashallaah maxamed adunka soomaliland ,waa hal khabiil

  • @crqvss4227
    @crqvss4227 ปีที่แล้ว +1

    Maansho Allaah maxamed BK walee waa Daraawiish dhabah ifka wanaag ku noolow
    I’m from 🇺🇸 USA buhodle girl 👧

    • @11naa44
      @11naa44 ปีที่แล้ว +1

      Ma moodeyn usa iney ku taalo magaalo buuhoodle la yirahdo

  • @cabdirishidmaxamedjamac4820
    @cabdirishidmaxamedjamac4820 ปีที่แล้ว +1

    Waa iska daayay Maxamed bk heesihiisa intii uu fanka kabaxay💟💟💟💟💟

  • @dnsayssays5700
    @dnsayssays5700 ปีที่แล้ว +5

    MaashaAllaah Tabaarig, waligaa Hanti Qaran oo Somaliland ku suntan baad walaalo ahaanaysaa. Alle haku sharfo oo cadawgaaga ha jabiyo. Gobeey liicoo ha jabin, Maxamed Siciid BK nin culus ❤

  • @mohamedhusein3952
    @mohamedhusein3952 ปีที่แล้ว +1

    Bk Waa cunsuri weyn raali gilinta dantiisu k arkay mooyee naceybka uu somalia u qabo wili weyka muuqataa balse xaaa naga qaadi 💪🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiabdi8887
    @abdiabdi8887 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah wa nin ruunta sheegay dadka wa walal ama Somalia ama Somaliland wana wax wanagsan Allah loo noqdo Allah ku xafiido Mohamed said

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M ปีที่แล้ว +18

    Bk akhlaaq badan ayaa kamuuqata 🥰

  • @Hassanbashe
    @Hassanbashe ปีที่แล้ว +11

    Maxamed Said Bk wali sida Abdi Hani ugama dheeraan fankii..
    Sibuu dabkii ugu warwareegayaa
    Walalkayow ka fogow ciilka hoosta u dheer

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله ألف خير . الهداية من الله.

  • @ayaalealto6675
    @ayaalealto6675 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed siciid cabdi bk runtii waa qof wanaagsn alle haku dhowro brother

  • @74somer
    @74somer ปีที่แล้ว +18

    BK Waan ka xumahay in maanta
    lagu waraystay 💔
    Muuse Biixi marku cadowgu kuu hesheeyay ee lagu sumaeeyay ayu ku yidhi soo noqo sii uu kuu dhiirigaliyo adna wad baqatay because waxad iis tidhi reer Somaliland waxba ma difaaci karan ‼️
    Nairobi marki lagugu cunsuriyay reer Somaliland sida madaxda ayay kusoo dhaweeyeen ha iloobin
    Waa sidan hadalkaga ka fahmay Somalilandernimada aya lagugu nacay
    Ilaahay toobada hakaa aqbalo

    • @khadarxuseenkurdi8875
      @khadarxuseenkurdi8875 ปีที่แล้ว +6

      Haa wlahi

    • @nabadiyocaano144
      @nabadiyocaano144 ปีที่แล้ว +3

      Si walba wuu u sheegay wanaagga y gobannimada shacabka Somaliland, lkn marka adduunka loo baxo runta taalla in Soomaalinnimo wax ka sokeeyaa jirinna wuu qiray! Waa #nasab ninku. Ilaahay kuguma celiyo dariiqii madoobaa!

    • @11naa44
      @11naa44 ปีที่แล้ว

      Mrku ingiriska adey bu arky sland iyo isaqnimo ineysan wxba aheyn hhhhhh qabiil qaran ma noqdo

    • @74somer
      @74somer ปีที่แล้ว +2

      @@11naa44
      Iisaga diciif ah Aduunka fanaaniin Somalilander ah aya buuxa dalkoda jecel oo faqashta baahi aan uqabin
      Qabiil hadaanu qaran ahayn maxa Mogadishu idinka caydhiyay ⁉️

  • @jamilaomar6860
    @jamilaomar6860 ปีที่แล้ว +2

    Illahay darti baan ku jecelahay allaha ku daayo oo ku xafido

  • @halimohoussein1913
    @halimohoussein1913 ปีที่แล้ว +12

    Haa kuu naqon Faaka maarna nin goo an Lee aya taahi Maxamad Mubarak ❤❤💘

  • @mustafimaska5947
    @mustafimaska5947 ปีที่แล้ว +1

    Adooo ahaaa. Qofka loogu necebyahay tanka inaad noqoto qofka loogu jecel yahay. Waaa dadaal aad budan. Alla haku sharfo Bak

  • @garraadanwaar17
    @garraadanwaar17 ปีที่แล้ว +6

    Illaahay baa imaqlayaya Hadaladiisa Qaar waan kujidhiidhicooday waa Nin Rageed Nin Garasho fiican allah kuxafido wll

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 11 หลายเดือนก่อน

    Maashaa alaah BK kala qurux badan markuu fanaanka ahaa iyo hada ilaahey ha kugu sugo islaamka iyo wanaaga

  • @raqiyapea234
    @raqiyapea234 ปีที่แล้ว +3

    Mashalaah iimank alaah hakuxifdiyo walaalkey bikey

  • @filsanfaarax751
    @filsanfaarax751 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh qof muxtarama alle wax khair leh ha siiyo

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 ปีที่แล้ว +4

    Nin qalbi wanaagsan weeye masha Allah wlhi waa tageraa maxamed siciid Mubarak ❤❤❤❤

  • @latiifacimraan6231
    @latiifacimraan6231 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allaah M Mubaarik♥️🥀🙏✨✨✋🍃💕

  • @KeekCraft655
    @KeekCraft655 ปีที่แล้ว +2

    Manshaa allah Waa nin qalbi wanaagsan

  • @cawaleawale7202
    @cawaleawale7202 ปีที่แล้ว +2

    Alllh haku barakeeeyo wllll halkaaaas kasiii wado khyrkaaaagah fanku maaantah meeel lgusooo nqdo maaaaha aduuunkuna waaa gaba gabeeee wllll khyrkaaaaaga hasiii dayn ........ بارك الله فيك

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว +2

    BK waa nin qalbi fiican sidaaan ka fahmay horay usoco fanaan nimo waad soo aragday qofkii gugu dhiiri galiyana qofkaa naxaya mahan ee dhinaca ilaahay ubado

  • @omhassbint-om8559
    @omhassbint-om8559 ปีที่แล้ว +37

    من يُرِدِ الله به خيرا يُفَقِّهْهُ في الدين

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay baa mahad leh soo hadeeyay❤🇸🇴

  • @ilhanali2669
    @ilhanali2669 ปีที่แล้ว +7

    Waligiiba maantuu si’fiican noo Salamey hadaan nahay umada soomaliyeed waxuu dhihi Jirey Dadka afka soomaliga ku hadlo.

  • @munamaxamed3042
    @munamaxamed3042 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed bk waa qof qalbi fican mansha allh

  • @farxiyomohamed3193
    @farxiyomohamed3193 ปีที่แล้ว +2

    Bk maasha Allah horey usoco waligaa

  • @muniir12345
    @muniir12345 ปีที่แล้ว +2

    MOHMEDD PK😢❤

  • @hoodokhadar3644
    @hoodokhadar3644 ปีที่แล้ว +4

    Bagad diinta ku birta masha allah diintu waa nuur

  • @sameerali5043
    @sameerali5043 ปีที่แล้ว +5

    Masha alah calayk rabbigu ha xafido

  • @sahraali2293
    @sahraali2293 ปีที่แล้ว +5

    I like his smile Alllah ha ku dhowro bro

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 ปีที่แล้ว +2

    Asc maansha Allah madax weynaha .aka galaxy.Aqiro ma isagaa. Naarta .ma isagaa.kaa difaacayo.please Habo ha ku Noqon.illaahey ayaa kaaga. Gargaarey.waa wax San Aduunyo.iyo Aqiro.kala badane.Maxamed .waa faa.iido badan ayuu lee yahay Nabi Maxamed ayaa laguugu samiyay.SCW .maansha Allah,

  • @allove1961
    @allove1961 ปีที่แล้ว +1

    Subaxallah allah ahku xifitiyo Bk Hanuunito xaga illahy bay katimaadaa

  • @sulubsomali9649
    @sulubsomali9649 ปีที่แล้ว +3

    M.a maxamed siciid bk ilaahay baa fanka ka soo hanuuniyey kudayasho buu mudan yahay

  • @Fitaax_Akhyaar
    @Fitaax_Akhyaar ปีที่แล้ว +1

    Labiska wariyaha yaa fahmay 🇸🇴

  • @khadraibraahim4796
    @khadraibraahim4796 ปีที่แล้ว +14

    Ilahay kuma soo celiyo fanka walkey kheyr Baden baa ka muuqata

  • @Hamihussen
    @Hamihussen ปีที่แล้ว +2

    Bk waan ku xiisnay

  • @cabdulfataxofficial2937
    @cabdulfataxofficial2937 ปีที่แล้ว +5

    Maxamed qof qali fiican weeye....

  • @mruun2509
    @mruun2509 ปีที่แล้ว +9

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 ปีที่แล้ว +3

    maxamed siciid bk waa ku jecel nahay hadaa nahay dhalinyarada muqdisho allah haku xafido walaal

  • @mzamal5957
    @mzamal5957 ปีที่แล้ว +3

    Mashaalah bk I will always love your songs

    • @murtiiyomahadho7493
      @murtiiyomahadho7493 ปีที่แล้ว

      He leave this side of life so follow him and leave it and ask allah forgive you and and forgive him.

  • @hamsecasaanyo9265
    @hamsecasaanyo9265 ปีที่แล้ว +5

    Bk waa nin hadal iyo howl kar ah goat ka fananiinta ayuu ahaa

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah

  • @fardooshersi3850
    @fardooshersi3850 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah ilahay ha ku xiftiyo BK

  • @maxamedxaashi6197
    @maxamedxaashi6197 ปีที่แล้ว +1

    from jermany kasoo salamayaa bk man lakulmin se hadana waligay ma arag qof ka qalbi fiican mancha allah

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 ปีที่แล้ว

    War waan qaldamay qalad kaygaa ka noqday muu iska dhaho hadal karnimada waa gooni qofkaas waa cod kar ama mahan baan maqli jiray BK waan salamayaa my Allah bless you shiikh maxamed

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Alaah ilaahay Baa ku jecelaadey Oo fanka iyo Xumaanta S/land Kaa Saarey

  • @marianor4588
    @marianor4588 ปีที่แล้ว +2

    Taaza been eheyn wlhi somalida kle🇸🇴🇸🇴kaaz inaga dhaxeya wan idin wataa bk hadaa waa nin ilahey so hadeyay wadadaana ilahey haku wado wllkena wadadii xumeyd hdu alle ka saaray waa alxamdulillaH🤲

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir ปีที่แล้ว +6

    allaah haku barakeeyo walaal maxamed. qof shakhsiyad leh baad tahay.

  • @fathiwadani7107
    @fathiwadani7107 ปีที่แล้ว +4

    Manzha allah shiikh mahamed Allah hanuunkaz hakugu wado 💯🙏

  • @inahassan4357
    @inahassan4357 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ba ka so saaray wadadi fanka masha alah

  • @nasrayuusufelmatan2258
    @nasrayuusufelmatan2258 ปีที่แล้ว +2

    MAANSHA ALAAH cimrada ALAAH haka aqbalo ILAAHAY ayaa mahad leh kaasaray fanka ALAAH haka ILAASHO SHARTA IYO SHAYDAANKA

  • @fatimahelan3526
    @fatimahelan3526 ปีที่แล้ว +6

    Suaalaha Qaar Laysma Weydiyo🤚

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah nuur cala nuur, somali guul iyo gobanimo melay joganba.

  • @xidiglaki8405
    @xidiglaki8405 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah shiiq maxamad hallagu daydo

  • @wardasuldan5758
    @wardasuldan5758 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah marbuu ku qironjiray hesaha cawase cimrada iyo cibadada wuu uqiiroday

  • @khadaribrahim2786
    @khadaribrahim2786 ปีที่แล้ว +2

    "Masha allh ilahay kuguma soo celiyo aamiin aamin aamin aamin aamin "

  • @najahjama4935
    @najahjama4935 ปีที่แล้ว +5

    maasha allh ilahy haku barakeeeyo

  • @amuunaadan2874
    @amuunaadan2874 ปีที่แล้ว +1

    adeerkay ilaahay haku xafido awoowahay wuxuu dhalay rag wada muxtaram ah oo wada hufan maansha aall ilaahay hanoo kiin daayo

  • @muusehaaruun3647
    @muusehaaruun3647 ปีที่แล้ว +3

    masha allh illaahy kumaso celiyo fanka.wllhi waa nin qalbi wanaagsan

  • @ayanhaji5028
    @ayanhaji5028 ปีที่แล้ว +8

    Full respect 🙏 👏 🙌

  • @aydarusmohamedxadaari618
    @aydarusmohamedxadaari618 ปีที่แล้ว +4

    Nin kani waa Adke wllhi full respect 🙏xaaLad kastood ku jirto
    heesahaagiina waLi waan dhagaysta🤣

  • @mukhtarjeylaniosman8009
    @mukhtarjeylaniosman8009 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah tabaarakallah ilaahey imaanka hakuu siyaadiyo sxb

  • @sadiasulieman7596
    @sadiasulieman7596 ปีที่แล้ว +17

    ماشاء الله ربي يزيدك هدايه ويسعدك

  • @dekadahir1828
    @dekadahir1828 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tamarkala allah kugumaciliyi halkixuma allah hakuxafido

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo ปีที่แล้ว +3

    Masha'allah Mohamed BK

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 ปีที่แล้ว +3

    Mohmett bk mnsh allh qof wngzn weye 🥰🤴🏼🖤

  • @Riseandshinewithdija
    @Riseandshinewithdija ปีที่แล้ว +8

    Bk waa fanaan qalbi furan sidoo kle aad u jecel somalinimo 🥰🤝✊🏻🇸🇴

    • @sundusabdinasir2210
      @sundusabdinasir2210 ปีที่แล้ว +2

      Dhagaha ugu rida inanay dhacyn 😂😂qadad wayn

    • @hersiofficial7340
      @hersiofficial7340 ปีที่แล้ว

      @@sundusabdinasir2210 ninkan hormuud ayaa la wareegty telsom wa qeyb hormuud kamid ah

    • @khadarxuseenkurdi8875
      @khadarxuseenkurdi8875 ปีที่แล้ว +1

      @@sundusabdinasir2210 quruxey adiga dumartahy kuma ficna siyasad

    • @maanowvlogs4272
      @maanowvlogs4272 ปีที่แล้ว

      @@sundusabdinasir2210 abayo akhiro waxaas waxkuma tareyso,wixii kheyrka kujiro dabaqabo,dul shisheye Hadi aad kunolatid somalinimo mooye wax qabiil hebel layirahdho majirto,

    • @amran9419
      @amran9419 ปีที่แล้ว

      @@sundusabdinasir2210 idoor yahay us

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 ปีที่แล้ว +2

    ❤️ ASC ❤️ Mansha 🇸🇴 Allah ❤️ BK 🇸🇴 waan ❤️ salamaya 🇸🇴 Aisha ❤️ Oo 🇸🇴 ku ❤️ leh 🇸🇴 Allah ❤️ ha 🇸🇴 ku ❤️ xafido 🇸🇴 Somali ❤️ dhan 🇸🇴 waa ❤️ ku ❤️ jeceshahay 🇸🇴 sida ❤️ aad 🇸🇴 inoo ❤️ jeceshahay 🇸🇴 Thanks ❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @Khalid-qx7jy
    @Khalid-qx7jy ปีที่แล้ว

    Libaax maxamed siciid bk waa ninraga waayo ninka raga waa kii jabkiisa runta ka sheega waana nin gu,aan leh horay u soco sxb

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว +4

    Walaalo ciwaanka iska sax! Wax yar ayuu wareysiga dhan madexweynaha kusoo qaatey hadana waxaad u dhigtey sidii wax uu madaxweynuhu uu BK oo fankii ka baxay uu ku yidhi xidigaha geeska ku noqo! Manuu oo dhan!Sidaasi waa khalad wariyow

    • @shabcannuur219
      @shabcannuur219 ปีที่แล้ว +1

      ciwanka dawadayasha aya lagu soo jita huno

  • @fahadkhadar91
    @fahadkhadar91 ปีที่แล้ว +4

    Alleh hakugu wado diinta wll

  • @munaaden6283
    @munaaden6283 ปีที่แล้ว +10

    What a beautiful human! 👏🏽👏🏽👏🏽😍

  • @zaraosman2096
    @zaraosman2096 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah nin qiimo badan jecelna wadajirka umadda. Ilaahay ba mahadle oo ka saaray fanka.

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah maxamed mubarik

  • @ahmedsharif367
    @ahmedsharif367 ปีที่แล้ว +16

    Micnaha guud waxaan ka fahmay. Somalinimo lagama maaarmo!

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 ปีที่แล้ว +5

    ما شاء الله تبارك محمد سعيد ولا أنا فرحانه في تغير حياتك في الاحسن الي الخير.

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah tabarakallaah maxamad siciid Mubarak horey u soco hana kayeelin cid kastoo kugu latalisa inaad fanka kullaabato