Jacaylka Lamaanaha iyo Sida loo Abuuro / Dawrada Tawazun Al-Usari / Q1aad, Dr. Mascuud Dadaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Dawrada isu dheelitirka lamaanaha Nolosha iyo Qodobo shan ah oo Xoojinaya, Sida Abuurida jacaylka, Xalinta khilaafaadka, isfahamka lamaanaha iwm.
    Barnaamijka waxa soo agasintay Kuliyada Shareecada Jaamacada Burco iyo Suldaan Zakeriye

ความคิดเห็น • 11

  • @abdirashiidcawaale6024
    @abdirashiidcawaale6024 หลายเดือนก่อน

    Mashallha

  • @user-rf5qv1bi3y
    @user-rf5qv1bi3y 8 หลายเดือนก่อน +2

    ماشاءالله تبارك الله هدا موضوع مفيد جدا

  • @AmiiraXafsa
    @AmiiraXafsa หลายเดือนก่อน

  • @user-rf5qv1bi3y
    @user-rf5qv1bi3y 8 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @deeqabille3801
    @deeqabille3801 7 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh afweyn buu lajoogaa wllo mascuud waad iga qoslisay

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 8 หลายเดือนก่อน +2

    Qiyaano haday timaado kalsoonidhimatay

  • @Sainabali550
    @Sainabali550 8 หลายเดือนก่อน +1

    Afweyn buu lajoogaa kute😂😂😂😂 waan in laysu tanaasulu si wax walba dhexdooda u wanaagsanaadaan.

  • @Vip_252
    @Vip_252 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad hada ma single baad tahay hadana warkan nooga waramaysaa bal yar guurso ku idhi aan si wanagsan kuu dhagaysanee

  • @Coachhudayfi
    @Coachhudayfi 8 หลายเดือนก่อน

    Ustad wan ku salamay magacaygu waa hudayfi aydiid hal suaal ban ku waydiin lahaa.
    1. Maxaa looga jeeda nin iyo naagtii meel iskaga eeg❓

    • @mascuuddadaal
      @mascuuddadaal  8 หลายเดือนก่อน +3

      Xudayfaw Muuqaalka danbe ayaan kaga jawabayaa kaas i.a wan so galinaya