WAGAR | Buurta Laga Arko Laydhka YAMAN | BURCO, HARGAYSA Iyo BERBERA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Haddii aad doonayso in aad ila soo xidhiidho, igala soo hadal lingaxyadan hoos yaalla:
    SUBSCRBE: @cadceedka
    Facebook : / cadceedtravels
    Instagram : / cadceedka
    Tiktok: / cadceedka_

ความคิดเห็น • 95

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 หลายเดือนก่อน +11

    Marka wadanka gudiihisa la joogo ma jecli inan safaro gobolada aado kaliya hargeisa inan dhinac u dhaafi ban iska jeclahay lkn markan arkay buurtan iyo daalo labada hami igu weyn bay noqdeen inan maalin uun soo arko wlhy 😢

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน +2

      Dalxiis inta aad wakhtiga haysid.

    • @Amiinadam10
      @Amiinadam10 หลายเดือนก่อน +1

      @@cadceedkahye legend

  • @RudwaànIbrahim
    @RudwaànIbrahim หลายเดือนก่อน +4

    Keep going my pro shaqo fiican baad wadaa hanid jabin

  • @xikmatzoor.486
    @xikmatzoor.486 หลายเดือนก่อน +1

    Mocha Allah adke hore uzoco zxp wlhi meelahani waa amazing khatarteedana wadata, yaa ka helay oo diyaara halkan.😍

  • @xamdiyasin
    @xamdiyasin หลายเดือนก่อน +12

    War meshu ma somaliland bah 😮

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน +2

      Xagee kale

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 หลายเดือนก่อน

      BERBERA weeye

    • @maxamed19ib
      @maxamed19ib หลายเดือนก่อน

      Boowe waa somalia
      Wx somaliland la dhaho majiraan

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

      @@maxamed19ibxoolo in aad iska aamusto ayaa kuu roon

    • @maxamedxidig1825
      @maxamedxidig1825 หลายเดือนก่อน

      ​Orodo dhulkaaga xorayso dad tashaday haka daba ooyin 24 ka saace meeshan wa somaliland​@@maxamed19ib

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 หลายเดือนก่อน +3

    Saaxiib cabdicasiis ma jiro nin hortaa sameeyey safarka iyo dalxiiska caynkan ah, 30 minute ba anoon ogayn buu iga dhamaaday soo badi saaxiib. I'll visit with my team insha Allah.

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน +2

      Waa run ma jiro, isagoo habeen ah ayaan idiin soo wadaa oo laydhadhkii aan arkay!!

    • @cabdishukuur1407
      @cabdishukuur1407 หลายเดือนก่อน

      @@cadceedka waa kaa sugaynaa insha Allah

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib หลายเดือนก่อน

    Ar meeshan qurux badanaa wxaad moodeysaa
    Keymaha Amazon oo kle
    Allaah noo barakeeyo

  • @jamaaljeesto4443
    @jamaaljeesto4443 หลายเดือนก่อน +3

    Waxano kle filimada un ku arki jiray😮

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน +1

      Sidaas ayaannaan ku tagin melihii cufnaa.

  • @CiiseIsxaaq-py1cq
    @CiiseIsxaaq-py1cq หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤team cadceed one love❤❤❤

  • @Mrbeistofficial
    @Mrbeistofficial หลายเดือนก่อน

    Ninka ragaa socodka u wacan

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 หลายเดือนก่อน +1

    maxamed abdi jadha adeer cimriga iyo caqliga ha ku barakeyo qof masul ah o dhul yaqana aya kula socda

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน +1

      Dadka sow makala aqaanni, hhhhh.

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 หลายเดือนก่อน +3

    Best video lkin halistiisa wata

  • @anwarsadat2637
    @anwarsadat2637 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb hore u soco Dhab ahaantii dalxiiskii baad i jeclaysiisay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน +1

      Dalxiisku waa xasillooni iyo kaga nasasho buuqa iyo halganka nolosha ah.

  • @sakariyesaeed955
    @sakariyesaeed955 หลายเดือนก่อน

    Masha allah keep going zxp

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 หลายเดือนก่อน +1

    Ogaada buurahan aad dul joogtaan waxay ka soo bilaamaan Ethiopia waxayna Socon ilaa bariga fog ee somalia haddaad buurahaa bari u raacdaan bilo ama sanad bay qaadanaysaa waxa uga buuraha wadanka ku yaalaa maaha Wagar keliya.

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 หลายเดือนก่อน

    Laaaaaaaaan dhabi ku taaaloo lulayaan dabayluhu nimaaan laasanaynoo luxurku macaanyay sidiisii ha noqon ka bax Waqooyi galbeed iyo waqooyi bari Soomaaliya dulkeedu intaa uun ma aha.kusoco hawsha aad gashay sideedana u djamee 🎉 Nin Sare ❤

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน +1

      Guriga seesa ayaa laga bilaabaa sowmaaha, hhhh. Dhulkeenna oo dhan waan wada marayaa insha Allaah.

  • @Somalishorts125
    @Somalishorts125 หลายเดือนก่อน +2

    kusaliga nabiga
    scw scw

  • @CLCASIIS234
    @CLCASIIS234 หลายเดือนก่อน +1

    Cadced travels hore usoco zxp❤

  • @yuusufsaleebaan5249
    @yuusufsaleebaan5249 หลายเดือนก่อน

    Xagee kala soo xidhiidhaa inder wan kuu bahanahay lanbarkaga isii

  • @WabarHassan
    @WabarHassan หลายเดือนก่อน +1

    Original vloger

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah ❤😊

  • @maahir376
    @maahir376 หลายเดือนก่อน +1

    N8n dadaalbadan baad tahay guulayso

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 หลายเดือนก่อน +3

    Somalida inteey ku maashquulsanyihiin haddii ay wadankooda iyo wax soo saarkiisa ku mashquuli lahayeen horumar weyn baa la gaari lahaay oo wax soo saarka xoog la saari lahaay qof Soomaali ah oo qurbaha u tahriibo ma jiri la heen.

    • @maxamed19ib
      @maxamed19ib หลายเดือนก่อน

      Sidaas waaye sxb

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 หลายเดือนก่อน +1

    Isnsha Allh one day waan tagi doonaa

  • @abdixaajiilkaaze7540
    @abdixaajiilkaaze7540 หลายเดือนก่อน

    dahab baan arkaa😊

  • @Janogale571
    @Janogale571 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah Quruxda Bilicda Dhulka hooyo qofkii dhex mushaaxay aya garanaya jawiga macaan markad ku dalxiisto

  • @IfraaxMaxamed-kq2hp
    @IfraaxMaxamed-kq2hp หลายเดือนก่อน

    Haa

  • @huskambd1331
    @huskambd1331 หลายเดือนก่อน

    Waxaaas oo nimca Illahay nasiiya markaad baa ka banahay walhi somaaliyey waxaa ubahan Qur'aan Saar

  • @mukhtarahmed-by5sz
    @mukhtarahmed-by5sz หลายเดือนก่อน +1

    Nin adag

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 หลายเดือนก่อน

    Cheetah waxa la dhahaa Afsomali
    Harimacad.

  • @SCW-h1s
    @SCW-h1s หลายเดือนก่อน +1

    Bro ha niyad jabin wax fiican baad wadaa🫡🫡🫡

  • @MhmedDaljir-bd6uh
    @MhmedDaljir-bd6uh หลายเดือนก่อน +2

    Wow wlee meeshan inay somaliland ku taalo waaba wax kle hdy jirto waana igu balan wn soo aadaya

  • @Alisacudi
    @Alisacudi หลายเดือนก่อน

    Buurihii
    ciise muuse

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 หลายเดือนก่อน

    waxaan ku amaanayaa dadkii ka ilaaliyey in dhuxul laga shito ama dhirta la jarto wayna mahadsan yihiin.

  • @abdirahmansaladali8503
    @abdirahmansaladali8503 หลายเดือนก่อน

    Sxbow dalxiiskan maxaa igu baxayo inan soo aada rabaaye

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 หลายเดือนก่อน

    Best video keep going pro🎉

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 หลายเดือนก่อน

    oo light Cadan baa ka filayey inaad natustaan.

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน

      Muuqaallada soo socda ayuu ku jiraa.

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน

      Muuqaallada soo socda ayuu ku jiraa.

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa meel qurux badan iyo waqti roobaad ah , wll maku aragtay Halkaan xayaawaano duur joogta mise shimbiraha aan maqleyno ayaa jooga ?

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน +1

      Calakud ayaan codkeeda maqlay, waa kayn cufan oo dadkii baadan arkayn 2 da tallaabo kuu jirey.

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb หลายเดือนก่อน +1

    Muuqaalka like saara ❤

  • @user-ys6cq6db7t
    @user-ys6cq6db7t หลายเดือนก่อน

    Buurta wagari wan mailing jiyae m saaxil ayey ahyd

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 หลายเดือนก่อน

    Keep going pro❤😊

  • @HanaKayse-s4u
    @HanaKayse-s4u หลายเดือนก่อน

    Keep going wll❤❤

  • @moyaziid
    @moyaziid หลายเดือนก่อน

    Videos qurux badan

  • @kabashomedia
    @kabashomedia หลายเดือนก่อน

    War muqaalka qurux badnaa m.a

  • @cqaniaden7315
    @cqaniaden7315 หลายเดือนก่อน

    Drone iibso shp. Hadii ilaahay ka dhigo.

  • @mursalsayed
    @mursalsayed หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqatan walalkan wax aad u qiimo badan ayuu soo gudbinayaa. Wax badana waa laga faa'idayaa laakiin arin muhiim dhammaanteen inoo ah ayaa fiicnaan lahayd inuu ku daro. Taas oo ah inuu umadan ilaahay nimcada siiyey ee haddana aan ka faaidaydan inuu wacyi geliyo. Fadlan walal waa codsi haday fariintaydan ku soo gaadho. Wacyi geli dadka. Waa meelaha haddaynu soomaali nahay laynaga dheereeyey.

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 หลายเดือนก่อน

    Eeg qofkani muxuu waxaasoo dhan usameeyey anigu maanfahamin meelaha laystagaayo iyo waxaad kalee fahanteen 😮

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน

      Walaal muuqaalladii ka horreeyay haddii aadan soo daawan waxoogaa ma fahmaysid, waa buur ku taalla gobolka Saaxil oo laga arko laydhadhka magaalooyin badan habeenkii, sida Burco, Hargaysa, Berbera, Shiikh iyo Yaman Cadan.

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen หลายเดือนก่อน

    wa xage mesho buurtu halkay ku taal wll

  • @mucaadcabdiciid8849
    @mucaadcabdiciid8849 หลายเดือนก่อน

    N

  • @aziipoffical6270
    @aziipoffical6270 หลายเดือนก่อน

    Gugux degaan reer looge

  • @Clkariin_1234
    @Clkariin_1234 หลายเดือนก่อน

    CM ayagoo dhulkaas haysata ayay habaryoonis hawdkan qalalan kuhaystaan 😂😂😂😂p

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 หลายเดือนก่อน +1

    Buurahaas wax yaabo kala duwan baa lagu beeri karaa sida Buunka iyo Canabka iyo dalagyo badan oo ay dadkeena u baahanyihiin wixii ka soo harana dibada loo dhoofiyo dhaqaale badan baa ku jiro.

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน +1

      Halkaas xilli danbe ayaynu gaadhi doonnaa e, hadda ma aha!!

  • @ismailmahamed
    @ismailmahamed หลายเดือนก่อน

    War sicii cadaa ee aad cidlada ku dhaafteen ma baadibuu ahaa mise reerbaa meesha ka dhawaa

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน

      Lo' lay baa kaymaha dhex daggan.

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 หลายเดือนก่อน

    KAPTAAN WAA KUU TAAGANNAHY EE TAXADARKA BADI.

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 หลายเดือนก่อน

    Anna laydhka newyork Ayaan ka arkaa daallo 😂 sheeko

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน

      Daalo laydhka Maydh ayaanad ka arage, hayna waalin, hhhhh.

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 หลายเดือนก่อน

      @@cadceedka hhhhh ka ku leh ka cadan Baan arkaa Karan?

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน +1

      @@abdulwahidmohamud9408 Waxaa jrta buur ka mid ah kuwo Calmadow oo laga arko badweynta Hindiya, oo Laasqoray hoos timaadda.

  • @caashawadad9194
    @caashawadad9194 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @Abdulkga
    @Abdulkga หลายเดือนก่อน

    Buuro kuwan oo kale, iyo qaar ka dhaadheer oo aan Yemen ku arkay, dhamaantood dad baa degen, waxa dalag iyo khudaar ay ka beereen waad yaabaysa walaahay. Innaga hal geed kamaynaan beerin, waa maxay dhibta ina haysataa? Ma dad la’aan baa, ma jahli iyo aqoon la’aan baa, ma talo xumaa?

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน +1

      Waxa ugu weyni waa aqoon la'aan iyo agnaannimo (jahli) xadhkaha goostay!!

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    Waar hooy masaska iska ilaaliya geedaha ayey saaran yihiin

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน

      Buurtu bahallo iyo Masas ma laha.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

      @@cadceedka ok maalin baan sigtay aanu tagnay buuraha dooxa geed deeble

    • @Amiinadam10
      @Amiinadam10 หลายเดือนก่อน

      @@jamalskp7280May joogan masasku halka 😮

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

      @Aymanvlogs252 ok bro baashaala lkn intaa aad booqanaysaan dhulkaa quruxda badan dadka dega dhulkaa ku wacyi galiya in dhirta aan la jarin lkn ay beeraan u a sheega in cimiladu sida roobka ay ku xidhan yihiin dhirta

  • @idirsali115
    @idirsali115 หลายเดือนก่อน

    Wax macquula zhp duub beenta youtubka kuma fiicne waad dadaashay laakin ka reeb fake images ka

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน +2

      Laydhka aniga ayaa indhahayga kusoo arkay, miyaad rumaysan wayday? hhhh.

    • @janojecelxusen
      @janojecelxusen หลายเดือนก่อน

      sided ku hubisay inu been shegayo isagu wuxu raadco tagay bu wada adiguse tuhun iyo cay bad wada
      inan waxba laga arki karin miyad so ogatay meesha😶

    • @cadceedka
      @cadceedka  หลายเดือนก่อน

      @@janojecelxusen Walaalkaa ha iska xanaaqsanaadee, muuqaal habeennimo ah oo aan dib ugu laabtay mar kale ayaan soo wadaa oo aan laydhka soo arkay e, iska daa wuxuu rabo ha iska soo qoro e.

    • @yuusufsaleebaan5249
      @yuusufsaleebaan5249 หลายเดือนก่อน

      Zxb lanbarkaga isii waxan u bahanay meshad tagtaye aan kaa waraystee​@@cadceedka

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah ❤❤❤