Buuralayda Geel-Laaye Ayaan Koox U Dalxiis Geeyay | Camping Team 🏕️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 71

  • @mohkingking4127
    @mohkingking4127 10 หลายเดือนก่อน +21

    Apti wllhi dadaalka bixinaysid inta subscribersks haysatid isma lahan ilahy hku barakeyo pro ❤

  • @870mx
    @870mx 10 หลายเดือนก่อน +8

    Walaal aad baad uwanaagsantahaye heesaha iskadaa markaad safraysaan iyo marwalba waanan kutaageeraa saaxiib laakiin waanadaasaan kula jeclaaday

  • @Daakir108
    @Daakir108 10 หลายเดือนก่อน +3

    Legend AYaa Tahay HORAY u SoCo Don’t lose hope ❤😊

  • @abdilahihussein1337
    @abdilahihussein1337 10 หลายเดือนก่อน +5

    mnsha allaah.
    aad iyo aad ayaan kusalamayaa cadceedow sxp
    aad baanan ugu mahadsantahay soo gudbinta iyo ka shaqaynta quruxda geenka iyo dadkaba.
    run ahaantii dhamaan dhulkani wuxuu igu leeyahay xusus gooni ah.
    waa dhul aan yaran taydii wakhti badan kusoo qaatay.
    dhul aan xoolo ku raacay, hayaan ku maray, baadi doon ku maray. hadana sanado badan ka dib aan dalxiis ku maray.
    Halkan aad u hoyateen waxa la yidhaa (qudhaco) waxay u dhaxaysaa labada daw , dawga cad iyo camuud.
    Geed ka dhexmuuqdana clibkana magaciisa waxa layidhaa (quud)

  • @Kp_poductions
    @Kp_poductions 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa layaapay pro 🎉

  • @Hamzeeeeeeeee
    @Hamzeeeeeeeee 10 หลายเดือนก่อน +8

    Wa halke ma Boorama ma

    • @wrzmefrah5067
      @wrzmefrah5067 10 หลายเดือนก่อน +2

      Waa buuro hargeisa u dhow

  • @bisharomohamed4441
    @bisharomohamed4441 9 หลายเดือนก่อน +1

    wax naf leh soo gudbiy nio oo gaban oo naf leh

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi 9 หลายเดือนก่อน +2

    MASHA ALLAH ❤❤❤ 🤲

  • @yousufbakoshe
    @yousufbakoshe 9 หลายเดือนก่อน

    Aragti somali ka dhinay ɓad keentay
    Waan ku wataaaa
    I like 👍 👌 ♥️ goobaha cankan oo kale ah

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 5 หลายเดือนก่อน

    waa magaalada waraabaha day time it will be fine but night it will be very dangerous sxb

  • @apdikanihiis-hr3fm
    @apdikanihiis-hr3fm 9 หลายเดือนก่อน +1

    ku raaxayso wadankaaga hooyo

  • @mohamedwardi9539
    @mohamedwardi9539 9 หลายเดือนก่อน

    War zhp keep going waxana donyy safrada inan ka qayp gale

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 9 หลายเดือนก่อน

    Your content i very profisional

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 9 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allh haybad wxd ku ledahay dalkaga hooyo ❤❤

  • @AlaajiVlogs
    @AlaajiVlogs 10 หลายเดือนก่อน

    Safarkii Qaraniga Woowo🎉🎉🎉🎉🎉🎉Cadceed Waa ku mahadsanyey Waqtiga Uu Nagu bixiyey si safarkaas u Qurux bato

  • @Zelma73
    @Zelma73 10 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah safar iyo jawi qrux bdan ❤❤

  • @ArMaanio-Lyrics
    @ArMaanio-Lyrics 10 หลายเดือนก่อน

    Waa safar gaaban oo qurux badan, balse in dumar ka maqnaado campinkan may aheyn.

  • @siiseysaska6321
    @siiseysaska6321 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc zxp cadceedow wxan ka soo salamaya xamar hda nio anigu wxaan kala socday dhankas io tiktoga halkana cwa bad iga so hor baxday marka zxp horay usoco wlhi anigu wadankan aminsanahay marka dalxiiskan aad bilowday wxaan rajaynaya in uu sii waro anigu wxan ka tegersanahay dhinacyo badan dalxiiska kali ah mahan wana rajaynaya inay soo baxaan dhalinyaro kugu fakar ah oo dalka ku dalxiisa i.a wana ku salamaya zxp

  • @nashaadismciil1552
    @nashaadismciil1552 9 หลายเดือนก่อน

    Mash Allh ❤ jawi

  • @xafsamusa1584
    @xafsamusa1584 9 หลายเดือนก่อน

    Walllahayyy amazing ❤❤

  • @HamseMohamett
    @HamseMohamett 10 หลายเดือนก่อน +2

    DhuLkenu jano weeyane inkan fahan sanàyn🎉😊

  • @MastikoVlogs
    @MastikoVlogs 7 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa alaah😮

  • @muusesiciidmulaax5767
    @muusesiciidmulaax5767 8 หลายเดือนก่อน

    Qashinka, sida Bacaha, Gaagadaha iyo wixii la mid ah fadlan gaadhiga dib ugu soo qaada oo magaalooyinka dhigga. Weliba barnaamijka ku dar. Mahadsanid Cadceed

  • @MustafeCali-zb6mp
    @MustafeCali-zb6mp 9 หลายเดือนก่อน

    Ka ilkaha cascas waa mid aftahan ah❤

  • @mohamedSomali.
    @mohamedSomali. 9 หลายเดือนก่อน

    Safarka Danbe No 1 Baan ahay Libaax 👏👏

  • @ZakkkOfficial
    @ZakkkOfficial 10 หลายเดือนก่อน

    Waaynu raaxaysaney wlle wll keep going 👑👑🖐️

  • @MaxamuudFaysal-jn4mr
    @MaxamuudFaysal-jn4mr 10 หลายเดือนก่อน

    Masha alla legend tahay

  • @suldaanabdi5328
    @suldaanabdi5328 9 หลายเดือนก่อน

    Top video 😮

  • @osmanmursal8082
    @osmanmursal8082 9 หลายเดือนก่อน

    masha allah ku raaxeesta dhulkiina cadceedow maalinbaa camping wada aadi doonaa insha allah

  • @suhaybcabdilahi-no1qh
    @suhaybcabdilahi-no1qh 9 หลายเดือนก่อน

    legend light aad iyo aad ayuu kugu yar yahay ta kale editing sawdigi gaajo ka aqaanay pro inaga hagaaji intaa kpe sida kle waa nice

  • @SomGaming77
    @SomGaming77 9 หลายเดือนก่อน +1

    marka hore waan ku dhiiri glinayaa.
    iska sax caqabadahan yar yar
    *stabilization ka camerada. iyo warwareejinta camerada markaad gacanta ku hayso ruxitaanka iska ilaa
    *iibso gimbal outomatic ah
    *markaad magaalo kasii baxayso list garee shayada aad u baahantay
    *GO PRO camera ayaan kugula talinayaa

  • @idirizjamaL
    @idirizjamaL 5 หลายเดือนก่อน

    Hore usoco shb🔥

  • @yahyecadeofficial4689
    @yahyecadeofficial4689 10 หลายเดือนก่อน

    Hor mar wacan zhp afcasow

  • @abdirahmancktube
    @abdirahmancktube 10 หลายเดือนก่อน

    keep going bro

  • @nicimamaxamed5746
    @nicimamaxamed5746 10 หลายเดือนก่อน

    Waw jawi io dhab

  • @MaxamuudFaysal-jn4mr
    @MaxamuudFaysal-jn4mr 10 หลายเดือนก่อน

    Wa dowga cad

  • @im7somali
    @im7somali 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah waa dhulkeena ❤

  • @Iamqueen-lv9ub
    @Iamqueen-lv9ub 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallh quruX❤

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah nice trip

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 9 หลายเดือนก่อน

    hore usoco inader cadceed

  • @mohamedfaycalyoussouf2316
    @mohamedfaycalyoussouf2316 9 หลายเดือนก่อน

    Keep posting some camping videos

  • @Hakeimiapdu
    @Hakeimiapdu 10 หลายเดือนก่อน

    shaqo wacn❤

  • @OmarAhmed-vq3yl
    @OmarAhmed-vq3yl 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah waxaad dalxiisteen dalxiis aad u qurux badan waliba xasuus badan ayad iska reebten

  • @suhaybcabdi6227
    @suhaybcabdi6227 9 หลายเดือนก่อน

    InshalaH wan kuLa taLxizi Dona

  • @jamiilasaleebaan5408
    @jamiilasaleebaan5408 10 หลายเดือนก่อน

    Horumar wanaagsan walaalo❤️

  • @Raadchannel552
    @Raadchannel552 3 หลายเดือนก่อน

    run ahaan gobo aad umuhiim ah oon horay loo arag lakin midhbaan kugu darsanayaa wll inaad muuqalo dusha ah inaad duubto

  • @Abdirahman_Cazka
    @Abdirahman_Cazka 9 หลายเดือนก่อน

    Very nice 👍

  • @abdiqanimohamed4893
    @abdiqanimohamed4893 9 หลายเดือนก่อน

    Uma qalmo legend kani 4k halala dadaalo asxaabey🎉🎉

  • @ZIRAAJVLOGS
    @ZIRAAJVLOGS 10 หลายเดือนก่อน

    Wat a vedio🎉

  • @Galaal.channel
    @Galaal.channel 10 หลายเดือนก่อน

    Beast

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 9 หลายเดือนก่อน

    Somali dal way haystaan dadse ma haystaan

  • @cabdimaaligquulle2019
    @cabdimaaligquulle2019 10 หลายเดือนก่อน

    Guul aan gabaab si Laheyn kuu rajeynaya pig pro ❤

  • @apdirahmanhajii2768
    @apdirahmanhajii2768 9 หลายเดือนก่อน

    Somali camping euuuh

  • @user-lo6qw2dz9c
    @user-lo6qw2dz9c 4 หลายเดือนก่อน

    Wll ad ban kugu hanbalyeynaaya 😊 haka ka wad

  • @CfataaxMaxamuud-nc6xj
    @CfataaxMaxamuud-nc6xj 9 หลายเดือนก่อน

    Zxp waligay ka ma bexin burco zxp qali

  • @xamsedeef4081
    @xamsedeef4081 9 หลายเดือนก่อน

    Xage la so xidhaya sxb

  • @yaasiindhukure1114
    @yaasiindhukure1114 10 หลายเดือนก่อน

    Cadceed travels awdal wax badan ayaa kugu dhiman.

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 7 หลายเดือนก่อน

      Awdal ma aha wa waqoyiga hargeysa hargeysa iyaay ka tirsantay walalo

  • @SadakMoumen-tq6ii
    @SadakMoumen-tq6ii 9 หลายเดือนก่อน

    Sxb dalxiska ad ban u jeclahay wlhi

  • @nafyare9745
    @nafyare9745 10 หลายเดือนก่อน

    walaal tendhada xageenkahelayaa xmr ayaan joogaaye

  • @saminfilms
    @saminfilms 10 หลายเดือนก่อน

    SOOBADI

  • @maykalyare8134
    @maykalyare8134 9 หลายเดือนก่อน

    WAXAD TODHI WAN QAXENAYA EE MEEL LAGAGA SOO XIDHIIDHOH INTE WAYEH😢😢

  • @Cali-tt7bb
    @Cali-tt7bb 10 หลายเดือนก่อน

    😢😢please 🙏

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤😊😊😊👍🥛🐪👈

  • @Myeyesonyouman
    @Myeyesonyouman 9 หลายเดือนก่อน

    Somaliland camping inaad qortad ahayd waayo dadku waxay garan lahayen halkad jogtaan .lakin tooshash waaweyn qata iyo first aid wax kasta waa possible

  • @abdikarinshaqale8275
    @abdikarinshaqale8275 9 หลายเดือนก่อน

    Wa gobolke

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 7 หลายเดือนก่อน

      Waxay ka tirsantay hargeeysa waqoyiga hargeysa weeyan

  • @ogaalo-dc7gx
    @ogaalo-dc7gx 10 หลายเดือนก่อน

    Baydhabo sooqabo😅