- 46
- 510 566
Cadceed Travels
United Kingdom
เข้าร่วมเมื่อ 6 ส.ค. 2022
🌍 Dhulmare jecel barashada dhulka, dadka iyo degaannada. 🌍
قُلۡ سِیرُوا۟ فِی ٱلۡأَرۡضِ فَٱنظُرُوا۟ كَیۡفَ بَدَأَ ٱلۡخَلۡقَۚ
قُلۡ سِیرُوا۟ فِی ٱلۡأَرۡضِ فَٱنظُرُوا۟ كَیۡفَ بَدَأَ ٱلۡخَلۡقَۚ
Ma Aragtay Waraabayaal Rabbaayad ah | Raxan Bahallo Ah
Waraabuhu waa Aadunka ugu xun, waayo? Nolosha ayuu noolaha kale ku cunaa!
#Waraabe #somali #xayawaan #dalxiis #safar #socdaal #harar #dds
#Waraabe #somali #xayawaan #dalxiis #safar #socdaal #harar #dds
มุมมอง: 501
วีดีโอ
Ka Fogoow Qolka Aan Seexday Ee 101 || I Tested 3-Star Hotel
มุมมอง 2.6K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Hoyga (Hudheellada) jiifka ee magaalooyinka inagu cusubi, waxa ay ka qayb qaataan jeclaysiinta ama necbaysiinta magaaladaas uu qofku tagayo! Si wacan uga taxaddar doorashada hoyga jiifka ee aad dooranaysaan.
Herer Magaalada Quruxda | Beautiful NightTime Harar Streets
มุมมอง 59021 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Magaalo ahayd magaalada islaamka, Makada Afrika, magaalo wadne u ah duulka Soomaaliyeed; haddan ummadaha ka dhaxaysa.
Maxaan Kala Kulmay Jigjiga | Caasimadda Horumarka
มุมมอง 5K14 วันที่ผ่านมา
Muuqaalkan iyo muuqaallo badan ayaan Jigjiga idiinka soo diyaarin doonaa, sidoo kale magaalooyinkeenna kale ee Baabili, Herer iyo Diri Dhaba iyagana waynu ku wada raaxaysan doonnaa, oo muuqaallo tayo leh ayaan idiinkaga soo duubi doonaa. SUBSCRIBEKA @cadceedka
Waa Sidee Hargaysi | The Soul Of Horn Of Africa
มุมมอง 4.1Kหลายเดือนก่อน
Muuqaal bilan iyo sida ay habeennimadkii u muuqato Hargaysi. Subscribe: @cadceedka
Dagaalka U Dhaxeeya Labadan Cunto | Cuntadee Ayaad Jeceshahay 🍛🥘
มุมมอง 3.9Kหลายเดือนก่อน
Farqiga u dhaxeeya cunta waddani ama cuntada baalka leh iyo cuntada cas ee saliidda, suuga iyo dufan leh, ayaan muuqaal yar oo soo koobaya ka diyaariyay. #doorasho #caalamka #africa Subscribe: @cadceedka
Doorashada Somaliland Sidey U Dhacday | Doorasho Qof Iyo Cod Ah 🗳
มุมมอง 4.5Kหลายเดือนก่อน
Doorashada madaxtooyada Soomaalilaan 5 tii gu' ba, mar ayay dhacdaa oo dadku u dareeraan soo codaynta ku dhisan halka qof iyo codka. Maanta waa laba doorasho oo isku sidkan, waa madaxweyne la dooranayo iyo 10 urur oo 3 xisbi ka soo baxayaan. #doorasho #isbeddeldoonka #kulmiye #waddani #somaliland #doorashada
Buuro Dhexdood Maku Go'doontay? 24 Saac Ayaannu Xannibnayn
มุมมอง 3.7K2 หลายเดือนก่อน
Buuro Dhexdood Maku Go'doontay? 24 Saac Ayaannu Xannibnayn
Reer Meel Cidlo Ah Lagaga Guuray Ayaa Na Marti Sooray
มุมมอง 40K2 หลายเดือนก่อน
Socdaalkayagani waxa uu ku sii jeeday buuralay dhaadheer figtooda, se waa qorshe Alle e, nin kaas geel jiraha ah ayaa na marti sooray, annaguna waannu raacnay. Soo dhawayn wacan ayuu noo sameeyay. SUBSCRIBE @cadceedka
Dawga Cad | Jidka Loo Maro Dalka Jabuuti Ayaan Lug Kaga Gudbay
มุมมอง 7K2 หลายเดือนก่อน
Socdaalkaygan wuxuu iiga duwanaa dhammaan socdaalladaydii aan hore ugu tagay buuraha dhulkeenna, waayo? Waxa aan rabay in aan seexdo figta buuraha dhaadheer ee Waqooyiga kaga beegan Hargaysa fogaan ah 70km. Bilaa Teendho iyo agab badan ayaan ku talo galay.🥶 Waa dareen qurux badan marka ay cadceeddu kuugu dhacdo figta buur dheer kuuguna soo baxdo. 🤤💥 @cadceedka
Dawyada Ugu Halista Badan dhulkeenna | Dawga Tabca
มุมมอง 3K2 หลายเดือนก่อน
Dawyada Ugu Halista Badan dhulkeenna | Dawga Tabca
Day 5 | Ceerigaabo Waa Sidee Magaaladu Xilligan
มุมมอง 3K3 หลายเดือนก่อน
Ceerigaabo, Sanaag gobolka awoowayaasha, gobolka dalxiis iyo quruxda, Sanaag waxaa ku yaalla ku dhawaad 60 goobood oo ah goobo lagu dalxiiso; waana gobolka ugu dalxiiska badan dhulkeenna. SUBSCRIBE: @cadceedka
Day 4 | Burco Gobolka Ragga Mise Gobolka Xoolaha Nool🐪
มุมมอง 13K3 หลายเดือนก่อน
Maalintii 4 aad iyo magaaladii 4 aad, Burco waa magaalo Ceel yar ka bilaabantay haddana ah magaalooyinkeenna waaweyn mid ka mid ah.
Day 3 | Berbera Magaalada Kulaylka Mise Magaalada Jacaylka ❤️🔥
มุมมอง 6K3 หลายเดือนก่อน
Maalintaydii 3 aad iyo magaaladii 3 aad, Berbera kulaylkeeda ayaadan joogiba karayn! Waa magaalo sooyaal fog leh oo fac weyn, hadana ah magaalo qurux badan oo dhisantay. SUBSCRIBE: @cadceedka
Day 2 | Hargaysi Magaalo Hargo Iibin Ka Bilaabantay | 5 Days 5 Cities
มุมมอง 5K3 หลายเดือนก่อน
Day 2 | Hargaysi Magaalo Hargo Iibin Ka Bilaabantay | 5 Days 5 Cities
Day 1 | Boorama Hoyga Aqoonta | Cuntooyinka Iyo Quruxda Magaalada 🏘️
มุมมอง 2.9K3 หลายเดือนก่อน
Day 1 | Boorama Hoyga Aqoonta | Cuntooyinka Iyo Quruxda Magaalada 🏘️
5 Magaalo Iyo 5 Maalmood | Magaaladii Ugu Adag
มุมมอง 1.6K3 หลายเดือนก่อน
5 Magaalo Iyo 5 Maalmood | Magaaladii Ugu Adag
Buurtan Laydhka BURCO Iyo HARGAYSA Ayaan Ka Arkay | YAMAN? 💡
มุมมอง 8K5 หลายเดือนก่อน
Buurtan Laydhka BURCO Iyo HARGAYSA Ayaan Ka Arkay | YAMAN? 💡
3 Cishaan ku Noolayn Kaymo | 72 Hours In The Wilderness
มุมมอง 6K5 หลายเดือนก่อน
3 Cishaan ku Noolayn Kaymo | 72 Hours In The Wilderness
Wagar | Halkan Guryo Dalxiis Ayaa Laga Dhisayaa 🛖
มุมมอง 4.8K5 หลายเดือนก่อน
Wagar | Halkan Guryo Dalxiis Ayaa Laga Dhisayaa 🛖
WAGAR | Buurta Laga Arko Laydhka YAMAN | BURCO, HARGAYSA Iyo BERBERA
มุมมอง 8K5 หลายเดือนก่อน
WAGAR | Buurta Laga Arko Laydhka YAMAN | BURCO, HARGAYSA Iyo BERBERA
Sidee Loogu Noolaan Karaa Kaymaha WAGAR | Wilderness Survival 🐆
มุมมอง 6K5 หลายเดือนก่อน
Sidee Loogu Noolaan Karaa Kaymaha WAGAR | Wilderness Survival 🐆
Waxaan Lug Ku Tagay Buuraha Wagar | Hoyga Shabeellada 🐆
มุมมอง 37K5 หลายเดือนก่อน
Waxaan Lug Ku Tagay Buuraha Wagar | Hoyga Shabeellada 🐆
Jidkan 42 Sanno Lama Marin | Daw Laga Guuray 🚧
มุมมอง 5K5 หลายเดือนก่อน
Jidkan 42 Sanno Lama Marin | Daw Laga Guuray 🚧
God Weyn Ayaannu Galnay Oo Buur Ku Dul Yaalla 🕳️
มุมมอง 3.1K6 หลายเดือนก่อน
God Weyn Ayaannu Galnay Oo Buur Ku Dul Yaalla 🕳️
Buuro Godad Waaweyn Leh Ayaannu Seexannay | Somali Camping ⛺️
มุมมอง 1.9K6 หลายเดือนก่อน
Buuro Godad Waaweyn Leh Ayaannu Seexannay | Somali Camping ⛺️
Ugaadhsade Ayaan Noqday | Calakud Ayaannu Ugaadhsannay 🦌
มุมมอง 5K6 หลายเดือนก่อน
Ugaadhsade Ayaan Noqday | Calakud Ayaannu Ugaadhsannay 🦌
Maalin Dhan Ayaan Ku Noolaa | Hiking & Swimming | Salaweel 🧗🏼🏊♀️
มุมมอง 7K6 หลายเดือนก่อน
Maalin Dhan Ayaan Ku Noolaa | Hiking & Swimming | Salaweel 🧗🏼🏊♀️
Xeebta Lughaya | Baddii Caanka Noqotay 2024'Ka 🌊🏝️
มุมมอง 7K8 หลายเดือนก่อน
Xeebta Lughaya | Baddii Caanka Noqotay 2024'Ka 🌊🏝️
mansha allah ...gulayso adeero ...finland ayaan kaa soo salaamaynaa ...anagoo reer jijiga ,,dire dawa iyo hargaysaa
😂😂😂
Woow mash allah Ilike vidéo bro fourn Djibouti
cadceed , saxiib salansare , waxan ka dawada Norway. Xaqiiqdi quruxda iyo jawiga dalka yala i tustay.Qofka dalka ka maqan le garan kara
❤❤❤❤❤
Cadceed be safety is ilali ragaas wa isku yar dhacne
Shuuro Lama yidhaahdo bahasha Waddi Baa La dhaha Cadceedow indr
Meeshas Hotelo fiican may Lahayn Ee ma hada La.dhisay
Hoy-jiifyo badan oo wacan ayay leedahay.
Waa valog aad u qurux badan runti.
WarYa cadceedow
Walaasha
A beautiful balcony
Cadceed live soo gaL plz 😢 dhanka tiktok an kula soconee
UNESCO heritage site
Jigjiga Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Saylac amxaaro Oromo aya la wareegtay iska leh
Ka yaab buu noqday ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Idam allah waa laga horen Doona Xabashi Dhulkaa Soomaali galbeed
walaahi waa Magaalo Cajiiba ❤
Herer
❤❤❤❤❤❤
Masha allaah
Cadceedow waxay bahidan iyo shamcam aad shidaty 1bil o an joogay 2 ila 3 malin ban laydh la an aragnay
Guri gows ah ayaa igu soo beegmay miyaa? 😃
Keep going pro
M,a magaalada jigjiga i,a 5ta sanee soosocota waxay noqon doontaa mid kamid ah magaalooyinka ugu horumarka balaadhan geeska africa❤ i,a❤
Gg
Inta aan muqalkan dawanayey waxa aan arkay magaladan quruxda badan inay dadku lugaynayaan inta ugu badan wadoyinkeda babur badan dhex marayn Aad ayaan u xiseynayaa inaa mustqblka tago Hadana alle nabadeda ha uso cesho somalidana qalbiyadoda naxaris ha dul dhigo
Shb laydh la aanta Ethiopia unahe hano qaban 😂😂😩
Meeshiiba Bajaaj baa fool xumaysay, basas dadwayne sameeya, halkii aad 30 bajaaj ka raaci lahydeen hal bas baa ka fiican in la raaco, mise shaqo abuur baa laga dayay?
Best youtuber aaan gaar utaageero weye wiilkan yari msha alah kep going bro
Gobalka Raga wan idin taagersanehy
Jigjiga kuwa nagu qaaliyeeyey ba waa kuwan soo hadda soo galaya.
So dhawow bro
Thank you brother
Laydhka ogaan baa Looga Jarjaraa
Mashaa Allah
Zhp jijiga ma joogtid, waxaad heli kartaa coffee and cafe centres fiican oo aad u hormarsan ayay ledahay sidoo kale dhinacyo quruxbadan ayay leedahay oo duubi karto.... hotelska waaweyna aad taliye I.A
Waan kusoo laabanayaa.
Kusoo dhawoow jigjiga magaaladadi 🎉
Ustaad xog khaldanbaa lagu siiyay 10m bilaa buuq 😂
Ma Jigjigaad u fahantay? Soomaali galbeed oo dhan miyaanay caasimad u ahayn!!?
@@cadceedka😊
Magaalada jigjiga shanta sanee soosocota masaakiin kuma noolaan karto maceeshada awgeed
Microphone mode kii caadiga soothing ka ahaa kuma jiree
Zxpayaal ninka cadceed meel dheer ha la gaadhsiyo uma qalmo halku joogo 1m ayuu qalmaa wllhi marka meel dheer ha la gaadhsiyo zxp yaal
Cadceed Legend 🫡
Eshcala magalo
Isoqabo saxib
❤
Burco hanolato🎉❤
Hargaysa ❤ tusaalaha nool ee xasiloonida iyo barwaaqada ka jirta dadkan ku nool somali peninsula ❤❤😅