Kaymo Halis Badan Oo Shabeel Ka Buuxo 🐆 | Camping Iyo Hiking 🏕️🧗🏼

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 91

  • @Yazzer_obdi
    @Yazzer_obdi 10 หลายเดือนก่อน +12

    Maalin uun waad helaysaa wxd u qalanto shb keep up🫡🐐

  • @Mskydwrn
    @Mskydwrn 10 หลายเดือนก่อน +8

    Wallhi Ani Io In bdn Oo Ila Mida Maynaan Filayn In Nimcadaas Io Quruxdaas Faraha Bdnani Taalo Wadankeena Hooyo Shaki Baaba Igala Mar'Mar ManshaAllh 😩♥️

    • @siiseysaska6321
      @siiseysaska6321 10 หลายเดือนก่อน

      Wlhi abayo dadku ayagan so duubin mahan dhulkeena gobolada waqooyi io kuwa bari ba wax ka qurxan malahan ku sii daroo somali galbeed wada buurtan oo miiran

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 10 หลายเดือนก่อน +12

    Ilahay nabada iyo nimcadaba haidiin siyaadiyo somaliland guul❤❤

  • @maaweeladacaruurta6604
    @maaweeladacaruurta6604 10 หลายเดือนก่อน +8

    Sxb xaqiiqatan wan ku raaxaysana muqaldaada dagan keep going baan kuleeyhy🎉🎉🎉

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 10 หลายเดือนก่อน +3

    mashaa allaah jawi quruxdabadan ilaey nicada ugu horeyo dinta cafimadka iyo nabada alaha nii siyadiyo ilaay uga xamdiya ilashadana

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 10 หลายเดือนก่อน +7

    Dhulka Illahay baa qaybiyey oo Gacan Libaax Iyo Daalo Somaliland siiyey. Waa in lagu mahad naqo, la ilaaliyo oo la maal gashto.

  • @KOODAX
    @KOODAX 10 หลายเดือนก่อน +5

    Cadceed wll wan ku slmy magacaygu waa yaxye waxan joogaa soomaaliya youtube kaaga waan ku xiranahay aadbaana u jeclahay dalxiiska
    Wll mid talo iga ah adigoon dhib u arkayn muuqaalka waxaad kareebtaa cuntada marka lacunayo talo ahaan ayay iga tahay

  • @nihanmaxamuud8884
    @nihanmaxamuud8884 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mazha allaah aad bay uqurux bdn thy dalxiis iyo jawi mcn❤❤❤

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah!!! God bless Somaliland.

  • @moongirl1014
    @moongirl1014 10 หลายเดือนก่อน +2

    Alahuma barik our land is beautiful, can’t wait to see it one day inshallah

    • @hoodomowlid1199
      @hoodomowlid1199 8 หลายเดือนก่อน

      Wallhi wiil fican ba tahay ee halkaa kasiiwad god

  • @yazzrthayip8829
    @yazzrthayip8829 10 หลายเดือนก่อน +1

    Legend horay uscoco zxp garab kaga nhy sida mulada quruxda badan noogu soo duubaysid❤

  • @CabdiRaxmaan-e7z
    @CabdiRaxmaan-e7z 10 หลายเดือนก่อน +5

    Maaansha Allah 🎉

  • @goodluck4021
    @goodluck4021 10 หลายเดือนก่อน +1

    Muuqalada aad soo galiso aad iyo aadbay tayo uga muuqata xaqiiqatan anigu aadban uga helay waanan ku raaxaysta quruxda dalka hooyo hore u soco wllkay

  • @XasanAbdi-w3b
    @XasanAbdi-w3b 10 หลายเดือนก่อน +1

    M.a dalxiis amazing ah iyo dhul yaqaan aad la kulanteen ❤❤

  • @musj21
    @musj21 10 หลายเดือนก่อน +3

    High quality vlog 👍

  • @mohanomar1472
    @mohanomar1472 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aad bad umahadsantahy sxb wxad ka qeybqadty farxada malinteyda wxa ka rajeynaa inad Boqondonto gobo sidan okle ah inaguna indha bn kadalxisi donaa 😊

  • @Shakta69
    @Shakta69 10 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going pro walig ha niyad jabin

  • @akramkhalid5177
    @akramkhalid5177 10 หลายเดือนก่อน

    Magaalo buuqeeda iskaga baxa oo dhulkiina ku dalxiisa o bidabada magaalada uga baxa wow 🤩

  • @najaadmaxamuud8099
    @najaadmaxamuud8099 10 หลายเดือนก่อน +3

    Jabhadaydi gacan libaaxeeey intaa buurta joogten waxan ahaa naag siday doonto yesha afkaa taagta😂😂 qushi waa ku salaamey indr

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 10 หลายเดือนก่อน

      Aptiyaal inaga daaya ciyaarta ❤😂

    • @najaadmaxamuud8099
      @najaadmaxamuud8099 10 หลายเดือนก่อน

      @@sakariyeabdi9046 hhhhh hye abti

    • @SomaliLandViews
      @SomaliLandViews 10 หลายเดือนก่อน

      Marwalba inaad afka taagto waad u qalantaa. Jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland ayaabad u dhaltee.

    • @najaadmaxamuud8099
      @najaadmaxamuud8099 10 หลายเดือนก่อน

      @@SomaliLandViews sharfanid wll waa run isaaqnimadu waa mid waana awood lkn waa kaftan wll qabyalad hadii la eego anaaba adunka ugu neceb

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      waa mid hawda ah tan afka taagaysaa oon somaliland waxba ka aqoon

  • @yonismohamed2616
    @yonismohamed2616 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah waanku salaamay go ahead have a great time 😅✌️

  • @aminasudhi1258
    @aminasudhi1258 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah I love it that place

  • @engismailtech148
    @engismailtech148 10 หลายเดือนก่อน

    Hortaan kugu hamblay yaynayaa si wacan ayaad hore u soco bro

  • @billionerzam2048
    @billionerzam2048 8 หลายเดือนก่อน +2

    Gacan libaax buur h.awal ❤

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂ma abaarso iyad ku qaldaysa inader abrso iyad leedin naga xishood Dee

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 6 หลายเดือนก่อน

      @ dhashiisheekh
      MUUSE CABDALE MARKII REER SUGULE CAYNAASHE SOO LAAYEEN AY SOO QAXEEN CIISE MUUSE QAABILAY OO G.LIBAAX DEJIYAY CIISE MUUSE WAA GOB ABTIYAASHAY❤❤ 4:52 5:12 5:59

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 6 หลายเดือนก่อน

      @@Banuhashim237
      *_Oromo 2020 somaliland so gashay uma caqli xumid🤣🤣🤣wayo musecabdalahu xeebaha iyu dagi jiray baryi hore iyaga kor uga so baxaye iska daa musecabdalehe isaaq oo dhan iya dhulka gubanka dagi jiray marka Cise muse iya dhul siiyay muse babdaleh Ku laha ilay marka laleeyay uraago iya dhulki qabsatay wa ruun🤣🤣🤣 Adeer mida kale musecabdalehe iyo xirsi cismankad sheegtay xadba ma lahe reero kala iyaba uu dhaxeeya iyaga iyo musecabdalha dhulka sida maw taqana ta kala markay cise muse iyo musecabdalhi iskugu heesi jiren cise muse daanyeer danyerki xeebeyd iygun ugu heesi jiren musecabdalhi golise golis iyo gol dhaxameed iyo golida walalah goormay ahayd inay golaha buuraha iyo silsilada golis ku noolan jiren cise muse wa ogyay ee oromada so galotiga wa inay tarikhda so bartan intanay wax so qorin_*

  • @ilwaadqurux4197
    @ilwaadqurux4197 10 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallah Waa meel qurux badan❤❤❤

  • @AyaanMuuse-qd4lc
    @AyaanMuuse-qd4lc 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤

  • @AbdiwahaabDybala
    @AbdiwahaabDybala 3 หลายเดือนก่อน

    UmA qalantidid wllhi halkan TH-cam kaagu marayo nio

  • @mahamedapdirahman
    @mahamedapdirahman 10 หลายเดือนก่อน

    I.a maruun waan kula dalxiisi doona zxp hore usoco ban ku leeyahay

  • @Sacad.Official
    @Sacad.Official 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh zxp waxad tahay ninan tagero inan idinracana wan jeclan laha ee zxp halken kala so xidhidhi kara❤

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 10 หลายเดือนก่อน +4

    Dhalinyarooy somalland dalkiina ilaashada sidaa uguma raaxaysateene

  • @Abdirizakmrashid
    @Abdirizakmrashid 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah Waa jawi mcn ilaah raxmadiisa.

  • @axmedcabdi9168
    @axmedcabdi9168 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kusoco wan kula soconaye🎉❤

  • @siiseysaska6321
    @siiseysaska6321 10 หลายเดือนก่อน

    Nio asc wllkey cadceed wan ku salamay marka koobad wxan kula leyahay horay usoco zxp aniga bilowgii ila hdan ku dawanaya waxana ka dawanaya wana rajaynaya inan tago melahas dhulkena ah ee quruxda badan wlhi dalxiisyada galada ba in badan dawada waxay la joogan malahan xaga cuntada xaga dhulka quruxda badan io xaga dhalinyarada is fahansan io jawigaba

  • @DonJaxell
    @DonJaxell 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah nabado fiicana

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 10 หลายเดือนก่อน

    Asxaabta. Baladweeyne iyo Jowhar. imaada we ❤❤❤

  • @ZakariyeApdirahmaan
    @ZakariyeApdirahmaan 6 หลายเดือนก่อน

    Thank you

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 10 หลายเดือนก่อน

    LKN wll waxad samaysa xog dheerada nasii wadoyinka lo maro wakhti aya qadanaysa gobaha ad tagtan. Inta ku dar inbada YUTUBARADA SOMALIYED way ku litan xoogta.

  • @AbdirahmanMahad-hh3yf
    @AbdirahmanMahad-hh3yf 10 หลายเดือนก่อน +1

    Calinta shaaha iyo qaadkaan lacagta badan somalida ugaga baxdo waa lagu abuuri kara

  • @ayanleali9339
    @ayanleali9339 10 หลายเดือนก่อน

    Meesh qashinka iyo caagadaha ka qaada

  • @berlulahaji2493
    @berlulahaji2493 10 หลายเดือนก่อน +1

    😊😊horey usoco 🎉

  • @HeesoClips
    @HeesoClips 8 หลายเดือนก่อน

    walal waanka ma joogo laakin xilligan uu sida dalku yahay waa bishee adigoo raaaliya

  • @hayaanpro
    @hayaanpro 5 หลายเดือนก่อน

    Qashinka iyo koobabka caaga degaanka ka ilaaliya.
    qorshaha ku darsada maarenta qashinkiina

  • @abdikarinshaqale8275
    @abdikarinshaqale8275 10 หลายเดือนก่อน +1

    Keep up man🎉

  • @sulupo8535
    @sulupo8535 10 หลายเดือนก่อน

    Keep going bro

  • @ZubayrAyanle-lq9iy
    @ZubayrAyanle-lq9iy 10 หลายเดือนก่อน

    Guulayso saaxiib abdi casiis

  • @Guuleedabulfaraj
    @Guuleedabulfaraj 2 หลายเดือนก่อน

    Bogaadin muuqaaladaada aad music ka reebtay

  • @Abokorhazzan100
    @Abokorhazzan100 7 หลายเดือนก่อน

    Siigada iska jooji waa iyada waxaad la xiiqaysaye

  • @Daakir108
    @Daakir108 10 หลายเดือนก่อน

    MuuQaaL AAD U QuRuX BaDaN WLhi HoReY u SoCo Wllkei ❤

  • @Fadumo.M
    @Fadumo.M 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan.aadugu.faeaxsanay.dhayaro.kudayasho mudan.horay.usoda.hanbalyo

  • @hindidrama4994
    @hindidrama4994 10 หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @samatarbilia5956
    @samatarbilia5956 10 หลายเดือนก่อน

    Legendary cadceed keep going bro

    • @amevg6902
      @amevg6902 10 หลายเดือนก่อน +1

      warya samatar ilen waad qaraxden awow

    • @samatarbilia5956
      @samatarbilia5956 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@amevg6902adiga ayuunba ka maqnaa meesha

  • @FaisalHasaan
    @FaisalHasaan 10 หลายเดือนก่อน +1

    Guleyso zhp ❤

  • @Kingz22-j8o
    @Kingz22-j8o 10 หลายเดือนก่อน

    Amazing man

  • @AbdirahmanAbdiibrahim
    @AbdirahmanAbdiibrahim 10 หลายเดือนก่อน

    Aac intan muqal somali so galiso aan arkaye wax ka muqal wacan ma arag sxb adi waxaa ku bahan somali dhan kali waxa ka maqan inaad kur kamirada uga qabo tulada tagto nolow sxb

  • @bashirarooryoofficial7844
    @bashirarooryoofficial7844 10 หลายเดือนก่อน

    Wow very nice

  • @raxmakaltuun1892
    @raxmakaltuun1892 10 หลายเดือนก่อน

    waaaw meeshu wacana mazha allah❤

  • @xamdiyasin
    @xamdiyasin 10 หลายเดือนก่อน

    Mnsh allh

  • @Xamsenour-r9w
    @Xamsenour-r9w 10 หลายเดือนก่อน

    Keep going 💪 pro

  • @WeligaHanyeelo
    @WeligaHanyeelo 6 หลายเดือนก่อน

    Waar dhulka hala aamino qurbaha qurbe waxba ma yaalaane

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 10 หลายเดือนก่อน +1

    Intasay ku hiin raagayan waar exercises sameeya oo jadka iska daaya😂😂

  • @Kingz22-j8o
    @Kingz22-j8o 10 หลายเดือนก่อน

    Inosoo badi sxb

  • @HiboMaxamedAbiib
    @HiboMaxamedAbiib 10 หลายเดือนก่อน

    Wan ku nastaa muu qaaladaada wall❤❤

  • @zhiinaldoofficials5921
    @zhiinaldoofficials5921 10 หลายเดือนก่อน

    My mountain

  • @Liina_qurux
    @Liina_qurux 10 หลายเดือนก่อน

    Ala wan imaan meeshataan hadaan dhiman wll😢

  • @osmanmursal8082
    @osmanmursal8082 10 หลายเดือนก่อน

    waxaa fiicnaan laheed in dadka dalxiisayo iska dhaafaan mopilka

  • @xamsewalaalo5240
    @xamsewalaalo5240 8 หลายเดือนก่อน

    Fururuqda shaaha iga cun kkkk

  • @Hajirpro1
    @Hajirpro1 10 หลายเดือนก่อน

    Baxarsaaf ujeedaa

  • @Limbosaid
    @Limbosaid 9 หลายเดือนก่อน

    Kailaliya dagaanka qashinka iyo xagadaha .

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 10 หลายเดือนก่อน

    Mar wa in an kula dalxisa inshala somalida dal koda kuma alxisan dhaqn ahana maba yaqanan dalxiska xata haday wadano hormaray jogan.

  • @yahyecadeofficial4689
    @yahyecadeofficial4689 10 หลายเดือนก่อน

    Hor mar wacan afcasow😂😂

  • @awilabdirahmanjama
    @awilabdirahmanjama 10 หลายเดือนก่อน +1

    meesha sidan barwaaqada u ah wx geeloo daaqa majiro miyaa.

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 8 หลายเดือนก่อน

      Walalo wa buuro geelu ma fuuli karo geelu dhul siman iyu daaqa riyo iya ku nool xita idaa dhib bay ku tahay inay koraan

  • @lf_9416
    @lf_9416 10 หลายเดือนก่อน

    Waar waa wax kale

  • @faisalsamow3565
    @faisalsamow3565 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ka waran dad heysta dhulkaan misana Amni heysta hadana yurub u soo tahriibaya, oo xamaali iyo Suuli ka shaqeynaya, Nasiib darada somalida heysata waa iyagii oo dhulkoodii ku kalsoonaan waayay,,!!!

  • @xamdiyasin
    @xamdiyasin 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulkena nimca fadhidah

  • @ApdiqaniAhmed
    @ApdiqaniAhmed 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @MohamedNadiif.
    @MohamedNadiif. 10 หลายเดือนก่อน

    M.a sxp

  • @CabdicasisDuroow
    @CabdicasisDuroow 7 หลายเดือนก่อน

    waryaada aad bad umahad santihin wa dal somaliyed

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad8787 10 หลายเดือนก่อน

    Deegaanka qashinka ka gura .