Barnaamij Kusaabsan Dhaqashada iyo xanaanaynta Geela Ee Casriga

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 39

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa abwaan ninkani wax halga barto wuxuu u qalmaa in shahaado sharaf dahaba la siiyo thank you adeer ku soco fikirkaaga fiican

    • @abdihayehashi769
      @abdihayehashi769 3 ปีที่แล้ว

      @Tony Chris luuqada gumaysiga waa lagula yaqaan nin afkiisa ka faanaya lama sheekaysto waad lun san tahay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah ilahay ha ku daayo ha kuu barakeeyo meesha

  • @Dophill260
    @Dophill260 4 ปีที่แล้ว +2

    What a honest man. I watched whole video feels like the video was like five minutes. Well done engineer.

  • @faadumonoor3989
    @faadumonoor3989 4 ปีที่แล้ว +1

    Gerla quraankii loo saaray waanba yaabanahye

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wuu dedalay ilahay ha la qabto aniga waxan ku farxay dhita uu beeray hadii dowlada iyo shicibka isugu tagan sidaasa dhulkaba loo beri karaa

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 4 ปีที่แล้ว

    Reer cali qoys waa reer aad ugu caana ganacsiga

  • @garmaalchannel7064
    @garmaalchannel7064 5 ปีที่แล้ว +10

    aax aar ragu caano dhan maaha caanaha geela marka la cabaayo waa lala fadhistaa lamana qudh qudhiyee waa la cantuuga

  • @Fricaani
    @Fricaani 5 ปีที่แล้ว +5

    mansha allah kolay hadaan halkaa shilinta si cilmiyaysan uga hadlo
    horta shilinta badhidu dili mayso lkn waxay dilaysaa larvea waxan laydhaado ee ay shilintu ka dhalato markaa shiilintii ku dhalan lahayd ma jirayso lkn shilin wayni haday neefkii raacdo sida (shilin nool) dilimayso lkn ugxanta ayay laynaysaaa
    lkn waxaan kula talilahaa in hadii ay neefka siiyan dawooyin sida kuwan caalka
    fadlan dadka caanaha kajara xiligaa dawadu neefkakabaxayso

  • @AhmedMohamed-zo7uf
    @AhmedMohamed-zo7uf 5 ปีที่แล้ว +1

    Burco waan soo socda engineer. Kombadayda waa inaan helaa hadii kale kombo kenii maysaan tawali. Nin reer burco ah weeye.

  • @mustafecawl6470
    @mustafecawl6470 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah
    Raga laxaha sii dhawrayow dhaqasho waa geele!

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 ปีที่แล้ว

    Geelu ha daaqee siidaaya waayo dawadii caana waa yaraatay

  • @fdama
    @fdama 3 ปีที่แล้ว +1

    I enjoyed this. Thank you

  • @omarisse8057
    @omarisse8057 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah alle ha ku barakeeyo

  • @togdheervalue8106
    @togdheervalue8106 5 ปีที่แล้ว +1

    Yusuf cali qoys waa tijaarmaanta inta uu nool yahayna wuu intifaacsanayaa geeliisa anigu waxaan ahaa qofkii ugu horeeyay taladiisa qaatay illahadda iiimaysuuro gelin inan geel dhaqddo waanse rajanayaa haddii samali geel lexejeclo kahayso qaabkan hataan talladda odaygan

    • @jamesanimation8222
      @jamesanimation8222 3 ปีที่แล้ว

      Allah ha kugu simo wl hamigaga odaygana Allah ha u barakeeyo ma geelu ka tajiiray mise ganacsi kala u dheer

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah tabaarakallah

  • @ibrahimkhaliffarah7977
    @ibrahimkhaliffarah7977 ปีที่แล้ว

    ManshaAlah dhabtii Dadka Reer somaliland waa dad xadaarad Leh oo mudantahay in Lagu daydoh

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 ปีที่แล้ว

    mancha Allah yaaa wali lisay

  • @suldanabdirahman3970
    @suldanabdirahman3970 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh hadii dhirta qudha la xananyn laha waa hubaal in wadnku barwaaqo Noqon lahaa masha allh

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 2 ปีที่แล้ว

    geelu xoolo kuma jiro

  • @mohamedhassanjeilani1154
    @mohamedhassanjeilani1154 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi bby geelka yacni nirigta ama qurbaca qurux hhhhhhhh

  • @abdirahman5715
    @abdirahman5715 4 ปีที่แล้ว

    ina cali qoys ex reer duruqsi alle hawbarakeeyo

  • @yaziratash502
    @yaziratash502 3 ปีที่แล้ว

    Waa halkee

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah wa oday la yimi feker fiican austarilia waxan dawaday geel diyarado lagu eryanayo si loogu laayo lakiin hadaa way dhaqaan

  • @salaadxirsi5485
    @salaadxirsi5485 3 ปีที่แล้ว +1

    S

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 5 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan sida cuntada loogu beero barnaamij kasoo sameeya

  • @abdiazizcumeyr5491
    @abdiazizcumeyr5491 4 ปีที่แล้ว

    War geela engiriiska kadaa

  • @abdullahihassan9265
    @abdullahihassan9265 4 ปีที่แล้ว

    Meel golool lugu beerayo mel lugu noolaan karo ma ahee ee bay iyo bakool usoo guura

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 ปีที่แล้ว

    labo qaalmood oo afar jirro ah oo walibba dhogor wayn ah

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 2 ปีที่แล้ว

    hal madow oo gardho oo rimay ah

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 ปีที่แล้ว

    qaalin madow oo waliba sulal madow laba jidhle ah oo dhogor wayne waliba awr qaada iga iibiya saaxiibayaal

  • @idalahow
    @idalahow 4 ปีที่แล้ว

    Geela Wuxuu cunaa Geedaha dabiiciga maahan wax loo abuura....Geela halugu dhaafo Baadiyaha....Hada Baadiyaha wan aadi karna laakin Geela baadiyaha iyo dirta ambilaawno