Warbixin Habka Casriga Ee Geela Hada Loo Raaco Caanihiisana Loo Iibiyo Iyo Duleedka Hargeysa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2019
  • fifa channel
  • เพลง

ความคิดเห็น • 84

  • @asiyaalihussein182
    @asiyaalihussein182 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Faysal fiifa geesi shaqo fiican dadka iy dalka u haya noolow alle ha ku xafido💖💖

  • @ismaaciilxalanedaahir8749
    @ismaaciilxalanedaahir8749 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah aad baan uga helay geela iyo sida looga dhaqayo maasha alaah ilaahay ha barakeeyo

  • @heersare8314
    @heersare8314 4 ปีที่แล้ว +7

    Alxamdulilaah alle ayaa mahada iska leh oo Nimcadan ina siiyay

  • @ayaancabdiahmed2733
    @ayaancabdiahmed2733 4 ปีที่แล้ว +3

    Ma sha allah geelaa marku dararanyahay laba nin duugtaa wa sidaan o kale

  • @caydaruusyusuf7548
    @caydaruusyusuf7548 4 ปีที่แล้ว +1

    Dee faysal maxamed aadan FIFA hore usoco walal warbixin aad uqurux badan weeye

  • @garmaalchannel7064
    @garmaalchannel7064 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah tabaraka llaah alle haw barakeeyo muwaadinka leh waa geel aad u qurux badan oo wadda qoodh ah magacyadaa uu sheegayan qaar ka mid ah geelayaga ayaa la dhahaa sida maygaab ,dhigan, culus lkn hashaa Chine laga soo iibiyey ee jim jam inaad natustaan ayaa wacnaan lahayd😀😀 Ciidangale nimaan geel lahayn waa cirka u tuur nin kaste oo Ciidangale ah oo aduun haysta waxaan kula talin lahaa inay geela dhaqaan oo ay dib u noleeyan geela dhaqashadiisi fadhiga halaga kaco ragoow dunida tartanbaa lagu jiraa dhankastooy tahaye.

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว

      Ciidagale dheh waaxay waxaad qoraysaa

    • @garmaalchannel7064
      @garmaalchannel7064 4 ปีที่แล้ว

      @@somalilandtayda3765 wllo magacu sidan ayuu sax ku yahaye bal ku noqo Ciidangale halkaa adigu Ciidagale waa sidda ay dadku u rugteen lkn original waa siddaa aan hore kugu soo qoray bal inoo hubso asc

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 4 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaa allaah dhulku waa barwaaqo Qoolcaday iyo bali ciise mnshaa allaah wlaahi waa jawi farxadleh. Caano geel oo daraya. Wariye faysal fifa waad ku mahadsantahay soo gudbinta muuqaaladan quruxda badan

  • @faizahargeisa1311
    @faizahargeisa1311 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah 💕💕💕💕💕🌹🌹🌹🌹

  • @mudanali2550
    @mudanali2550 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah tabaarakalaah

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabarikallah Alle Ha u barakeyo cida iska leha

  • @abdirahiimm.huseen8442
    @abdirahiimm.huseen8442 4 ปีที่แล้ว

    Waa duhur waa 2:50 waana ramadaan 1 deedii
    Roobna waa uuu nooda ayaa mansha allaah💖

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 4 ปีที่แล้ว +2

    Faysal fifa 👏👏 wll sare

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa duhur waa hargesa 19 0ctober 2019 roobna waanahayaa ayaan daawanayaa.

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllàh tabarakaAllàh Alláh yaziid 🤲!

  • @cafethar9109
    @cafethar9109 3 ปีที่แล้ว

    ماشاالله

  • @jeesto1226
    @jeesto1226 6 หลายเดือนก่อน

    Duunyo waa geel

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 4 ปีที่แล้ว

    ماشاء اللة الله يحفظك بلاد صومال

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 10 หลายเดือนก่อน

    Waqti tagay aniga iyo ibraahim deeq

  • @mowliidxasan7582
    @mowliidxasan7582 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah allxamdulahi

  • @Walaalo-mohamed
    @Walaalo-mohamed 4 ปีที่แล้ว

    Msh allaH shirkadaydii beder xusuus wllh 2015 mar ayaan joogay 👍

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 4 ปีที่แล้ว +1

    Sidan cusus ee dhaqashada geela iyo caanihiisaba loosoo iibgeeyo waa talaabo horumar oo bulshadu hore uqaadey, lkn waxa meesha ka baxaysa oo suuqa kasaareysaa boqolaal hooyoyin oo caano leyda ahaa ee qoysas badan ku biiliya hadaba waxan soo jeedin in dadka caanaha ka ganacsada ee awoodin qalabkan casriga in meesha ka bixin oo lagu caawiyo qalabkan casrigaa.

  • @shukrixasan5380
    @shukrixasan5380 4 ปีที่แล้ว

    Masha Aallah

  • @xassanmaxamed9155
    @xassanmaxamed9155 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah

    • @nadifoabdisalan9307
      @nadifoabdisalan9307 4 ปีที่แล้ว

      ka nixi mayno ee maasha alaah waad dadaasheen walaalayaal ee saa ha lagu wado guul iyo horumar kasii wayn ayaan idiin rajaynaynaa aamiin

  • @cumarcabdi8536
    @cumarcabdi8536 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah somaliland waa barwaaqo ka naxow nafta waa

  • @jamalismail7530
    @jamalismail7530 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa geel quruxbafan masha Allah 500 liter of comet milk a day masha Alla. 1000 iyo ka badan waad gaarsiin kartaan.

  • @sowdoabdinor8548
    @sowdoabdinor8548 4 ปีที่แล้ว +1

    ilahow nimcada iyo nabadda usiyaadi hoygii fanka iyo horumarka Hargeysa cadey❤

  • @abdif1256
    @abdif1256 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah war nimanku ma geelkoofur bay keendsadeen

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว

      Geel koonfur koonfur may be aamus waa dadkii geelasida dadka u shaqo jiray u suubaasalaaxi jiray ugu heesi jiray koonfurtu ta tidhi cimriga dheeraadaa geel dhalay waa ku tusaa miyaanay ahayn? Wax kasta waa inay Koonfuri isku soo dhex tuurto waan nadaaya

  • @hamze5225
    @hamze5225 4 ปีที่แล้ว

    *Faysal fiifa Geelayagiina mxd ugu tagi weydey Salaxley ayuu joogaye Frome🇳🇴*

  • @bulshaawioogle9114
    @bulshaawioogle9114 4 ปีที่แล้ว +2

    geelu waa daaqtagay dheh faysalow
    qadhaabsi waxaa iska leh duurjoogta

  • @axmedciise6016
    @axmedciise6016 4 ปีที่แล้ว

    Ninkan caanaha dhamayaa was xildhibaan mukhtar diir qaddhaadh

  • @hosainomar2364
    @hosainomar2364 4 ปีที่แล้ว +1

    اللهم لك الحمد علي هذه النعمة ألتي أنعمت علينا. وأجعل جمهورية أرض الصومال بلد الامن والاستقرار .

    • @dal2998
      @dal2998 4 ปีที่แล้ว

      Allhuma amiin

  • @sareedomohamed9965
    @sareedomohamed9965 4 ปีที่แล้ว

    shalah allaw naga dhig kuwii kugu mahdiya nimcadada

  • @samawadechannel7590
    @samawadechannel7590 4 ปีที่แล้ว

    Halo badan oo hays leh baan arkaaaa

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 ปีที่แล้ว

    Cloves may gashadaan laakiin

  • @Jaajale
    @Jaajale 4 ปีที่แล้ว +2

    wlhi inaan geel dhaqdo wxn ka jecelahay ma jirto hahahaha

    • @cumarcabdi8536
      @cumarcabdi8536 4 ปีที่แล้ว

      Geel gobta dhaqata guntu damerahay dhaqdaan hehehe

    • @Jaajale
      @Jaajale 4 ปีที่แล้ว

      @@cumarcabdi8536
      Maanad maqal maah maahda tidhaa,
      Dameer nin dhaqday waligii ma ciishoodo hahahah
      Waagi hore Dameeruhu Geela kamay Dhicin ee ma haday ceeeb noqotaY hahahah

    • @cumarcabdi8536
      @cumarcabdi8536 4 ปีที่แล้ว

      @@Jaajale dameer nin dhaqday MA cishoodo Wa hadal siyasaded lol

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 ปีที่แล้ว

    Hasha Jaynaha laga soo iibiyey muu natusa kan Kamarada hayaa. Hasha Jim-Jaan

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 4 ปีที่แล้ว

    Heedhe hasha shinaha laga keenay ma indho yaryartahay ii yana😁😁😁

  • @hamzemohamed2907
    @hamzemohamed2907 4 ปีที่แล้ว +1

    ciidagale nin aan geel lahayn waa cirka u tuur

  • @dekawarsame1827
    @dekawarsame1827 4 ปีที่แล้ว

    Reer. Abtigay noolada

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 ปีที่แล้ว

    Geela Hayska lihi wuu ka caano badanyahay kan kale waana sidaa sababtu.

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 ปีที่แล้ว

    Istaaga waxba laguma caabi dadkan caanaha dhamaayow

  • @hanibintocali9477
    @hanibintocali9477 4 ปีที่แล้ว

    Caaana egeel nadiifa goor iigu dambeysay alawa nuxiisay dhulkii hooyo faraxal aan iskacabeynaa

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 4 ปีที่แล้ว

    Dalagu beeraha labeertu weyaan sidaa u isticmaashay

  • @dheemanmire8887
    @dheemanmire8887 4 ปีที่แล้ว

    War ma geelii maxamed da'uud (guyoobe) baa.

  • @ahe127
    @ahe127 4 ปีที่แล้ว +1

    Geelu waa qadhaabsadaa miyaa?
    Xooluhu way daaqaan.

  • @dgabdirisaakchanel3128
    @dgabdirisaakchanel3128 4 ปีที่แล้ว

    Fifa wariyaha kaliya ee iso jiita il 2016kii

  • @abdilafrah8274
    @abdilafrah8274 4 ปีที่แล้ว

    Skandinavischen
    Mashaalah
    Mahad
    Amadabshilmahadsaid
    Shirkadasaudioaanleyahayalmaraacicaanahaloda
    Qalabkalisitankaiyodawoyinkoda
    Amacuduradakudhaca
    Samigaamakaadidabaaritankoda
    Shaybaar
    Ishaalahu

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 4 ปีที่แล้ว

    Geelu wada hays(kuruska laaban ayaa hays layidhahda ) bay leeyahay

  • @ahmedmohamed-ge2nq
    @ahmedmohamed-ge2nq 4 ปีที่แล้ว +2

    The plastic bags destroy the environment please ban it , watching from Nairobi

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 4 ปีที่แล้ว

    Daaqsi dheh eraygas ba kaga wacan anoo qurbe ku koray isma laheyn nin somali ahoo jooga dalkì bad saxii kkkk erayga ku haboon waandaaq tagay ama daaqsi!!

  • @jamanourjamanour2265
    @jamanourjamanour2265 4 ปีที่แล้ว

    Jinjan

  • @zirsaedabdilahi7395
    @zirsaedabdilahi7395 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh allah

  • @abdullahihusen5233
    @abdullahihusen5233 4 ปีที่แล้ว

    Midbaa chine kaga jimjam baa ladhaha 😂😂😂😂

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh waar china ma awr ba joogta

  • @allemagan987
    @allemagan987 4 ปีที่แล้ว

    dhulkaas shirkada miyuu u oodanyahay

  • @allemagan987
    @allemagan987 4 ปีที่แล้ว

    shiine marka geel laga keenayo maxay tahay sababta

  • @salaadruqiyo9081
    @salaadruqiyo9081 4 ปีที่แล้ว

    Qaraabsi aa suu loo daaqgeeyo dheh

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 4 ปีที่แล้ว

    Waa maxay Geelan wada Janjeedhka iyo Hayska lihi, ma Shiinaysbaa mise waa Kuuriyaan?.

    • @cumarcabdi8536
      @cumarcabdi8536 4 ปีที่แล้ว

      Waa geel barwaqadi ka badatay oo masha allah leysan ha cowryin sxb

    • @bashiirtarabbi
      @bashiirtarabbi 4 ปีที่แล้ว

      @@cumarcabdi8536 Geela ma caanihiisa uun baad cabtaa mise geel yaqaan baad tahay. Waxba ma cowryo Adeer.

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 4 ปีที่แล้ว

    kkkk Geeli Baydhabo

  • @lunamud3143
    @lunamud3143 4 ปีที่แล้ว

    Xagee lagala xiriiri karaa whatsApp soo qora.

  • @ahmedmohamed-ge2nq
    @ahmedmohamed-ge2nq 4 ปีที่แล้ว

    Geela ilmaaha yaar caanaha maxa loogadiida

  • @guledfaransiis8231
    @guledfaransiis8231 4 ปีที่แล้ว

    Maashalah

  • @guledfaransiis8231
    @guledfaransiis8231 4 ปีที่แล้ว

    Maashalah