JACBUR KII UGU QOSOLKA BADANAA IYO ABWAANO IS HELAY CAREYS URUR IYO ABWAAN BISLE ABWAAN CAMAARI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Fadlan #Subscribe #share #like ku hubso

ความคิดเห็น • 44

  • @engineersamatar5971
    @engineersamatar5971 4 ปีที่แล้ว +3

    Go forward abwaanayaal

  • @mohamed-ankule
    @mohamed-ankule 6 หลายเดือนก่อน

    abwaan dhoodaan Allaah haw naxariistee ayaa ka garab jeesday😂

  • @shariifnasirali1629
    @shariifnasirali1629 4 ปีที่แล้ว

    Waa idin salaamay waa taageeraha koowaad ee careys iyo dhalinta kale

  • @maryamabukar7900
    @maryamabukar7900 2 ปีที่แล้ว +2

    Xasbunaa allaah wax xun sheegi ogaa

    • @mohyadinabdihussein4162
      @mohyadinabdihussein4162 2 ปีที่แล้ว +1

      Walaal Gabeyga Dibitaati dumarka loolama jeedo waa Gabey ku socda dowladda siiba Xildhibaanadda

  • @MaryanNuur-bx7pv
    @MaryanNuur-bx7pv ปีที่แล้ว

    Subxana allh

  • @cabdiShaakir-z9i
    @cabdiShaakir-z9i 15 วันที่ผ่านมา

    Xaliimoyinka dhan wey baqtiyeyn😂😂😅

  • @AhmedHassan-cn6uj
    @AhmedHassan-cn6uj 3 ปีที่แล้ว

    wa kahelay ok

  • @yousufahmed1906
    @yousufahmed1906 4 ปีที่แล้ว +1

    wow.waa.dhalinta.hal.abuurka.nooolaada

  • @jamafarah9135
    @jamafarah9135 ปีที่แล้ว

    Abwaan bisle taase waa xaal iyo xumaan gabdhana waad u geftay

    • @BedelAli-c4c
      @BedelAli-c4c 6 หลายเดือนก่อน

      Waar abwanku dawlada xun buu ujeedaa oo uu uduurxulayaa

  • @caleenaadan4451
    @caleenaadan4451 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh91 4 ปีที่แล้ว

    Wan idin salamay sxbyal

  • @YusufMohamud-l7z
    @YusufMohamud-l7z 8 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah 😂😂😂

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 2 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @muhyadinsheikhabdi4126
    @muhyadinsheikhabdi4126 2 ปีที่แล้ว

    Dibitaati micnahiisa waa Xildhibaan
    Jacburkaan nin si u qaaday nina si u yiri
    Marka waa siyaasad ee waxa loola jeedaa dumarka maahan

  • @maxamedxuseen6952
    @maxamedxuseen6952 2 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 ปีที่แล้ว

    Xalimo meyd waye kali jida 😂😂😂😂😂😂

  • @user-zo8vs8xh4g
    @user-zo8vs8xh4g ปีที่แล้ว

    asc war walalayal maxa no caysen gabdhaha somaliyed ad ban u ficanay ad bana u quruxsanahay war qosol io xanaq aya nagu dishen

  • @maslaxyuusuf9575
    @maslaxyuusuf9575 4 ปีที่แล้ว +1

    waar aaway cabdi mahad kalamaan waa laga waayay war ninku macaafimaad qabaa

  • @libaanfandhe3825
    @libaanfandhe3825 4 ปีที่แล้ว

    Abwanin ta horo usocda

  • @قناةمعهدالفلاحلتحفيظالقرآنالكر

    Gabadha waa uurafaadiyaye maad kaqabataan ninka ileen ninbo si uqaaday

  • @abdirahmanwehliye368
    @abdirahmanwehliye368 ปีที่แล้ว

    Ninkaan urur kaarshe ah waxaad moodaa inuu noolyahy barisamadkii waa abwan dhamestiran

  • @BookhSeeds
    @BookhSeeds 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk

  • @Aliabdirsakomar
    @Aliabdirsakomar 4 ปีที่แล้ว

    Gafuur dunsan lahaa ma ruushbaa ka duqeeyay kkkkkkk walee jacburaa kadhacay

  • @abshirohussein6971
    @abshirohussein6971 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @massmass8300
    @massmass8300 4 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhhhhhhh
    😁😁😁😁😁😁😁

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh😂 madaxa xiisa waxaa loo Qabaa mooye Qara miira
    Dhabar kiisa waxaa loo Qabaa geed jaboo garasa
    Maroorkiisa waxa lo Qabaa dibi dhamiijaale

  • @sacdiyoabdinuur1514
    @sacdiyoabdinuur1514 3 ปีที่แล้ว +1

    qofba a saamigiisa in tow sacabka ug rido aw yiraahdaa la saqlay hhhhhhhh

  • @abdikanimahamud2561
    @abdikanimahamud2561 4 ปีที่แล้ว

    Careys Intuu kumaqnaa lama arag ayaantane

  • @alibare3131
    @alibare3131 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @sacdiyoabdinuur1514
    @sacdiyoabdinuur1514 3 ปีที่แล้ว +1

    door bilaaban miyaaa hhhhhhhhhh

    • @dalmarsheikhabdi728
      @dalmarsheikhabdi728 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhh sheekadda ama Jacburka dibitaati waa mid siyaasadaysan ee maahan dumarka Gabay ku socda

  • @abdihamiid9142
    @abdihamiid9142 2 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha caydakadaayo

  • @mohxaashi3760
    @mohxaashi3760 4 ปีที่แล้ว

    Maninka naagta sas ucayay oo u habaray aa ledahay ninba si uqaday

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 4 ปีที่แล้ว

    Surdaciifsanlahaa diiq hagaaseymiyaa🤣🤣🤣

  • @cabdiraxmaanhasan5559
    @cabdiraxmaanhasan5559 4 ปีที่แล้ว

    war ragu ma bariba afsomaligi saxda hayane

  • @mohyadinabdihussein4162
    @mohyadinabdihussein4162 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh

  • @axmedshxuseen5275
    @axmedshxuseen5275 4 ปีที่แล้ว

    War ma qoorqoorbaa kkkkkk

  • @ifraaxfaarax4198
    @ifraaxfaarax4198 2 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhhh

    • @muhyadinsheikhabdi4126
      @muhyadinsheikhabdi4126 2 ปีที่แล้ว

      Dibitaati micnahiisa waa Xildhibaan
      Jacburkaan nin si u qaaday nina si u yiri
      Marka waa siyaasad ee waxa loola jeedaa dumarka maahan

  • @IsmaciilMire-s7d
    @IsmaciilMire-s7d 6 หลายเดือนก่อน

    Xxxxxxxx