BARNAAMIJ : Habka Cusub ee Geel Dhaqashada.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @abdihakimmohamed2929
    @abdihakimmohamed2929 4 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allaah, Abdinasir Xusseen, waa nin aan isku magaalo ka nimi, waaa dhaqan yaqaan, waxbadan baan ka kororsaday. Sidoo kale waan u mahadcelin Ganacsade Cabdullaahi Carab waa nin ku dayasho mudan.

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 5 ปีที่แล้ว +9

    Aad iyo aad ayaan ugahelay barnaamijkan iyo nidaamka dhaqida geela waana hambalyaynayaa abdullahi arab masha allah huro soco ayan leeyahay kudayasho ayad mudantahay

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 4 ปีที่แล้ว +7

    Man sha Allaah Alle haku barakeeyo aamiin aamiin aamiin yaa Allaah ogow ragbadan oo soomaliyeed inay markaxdooda iyo xoogoda u adeejiyaan qayba anhaboonan man sha Allaah marlabad ayaan ku leeyahay Alle haku barakeeyo aamiin aamiin aamiin yaa Allaah

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 6 ปีที่แล้ว +21

    Jecliyaa noloshaas alloow u barakee ninka xeradaan leh anakana noo sahal
    Anika iyo qofki aamiin dhahaba

  • @ahmedadan7158
    @ahmedadan7158 4 ปีที่แล้ว +3

    Wariyaha kheyr alle hasiiyo waa qof shaqo diisa aad uyaqaano oo runtii barnamij qurux badan soo diyaarshay mahadsanid bro

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +18

    Aniga raba Insha allah inaan hawd ku dhaqo dhawan soo duceeya

    • @thegloriousquran1208
      @thegloriousquran1208 4 ปีที่แล้ว

      Inshallah Wad gaadhih

    • @hoodomahomed5755
      @hoodomahomed5755 4 ปีที่แล้ว +1

      Insho alaah ilaahay hakuu fududeeyo wll oo hakugu guuleeyo aniguba waan jecelahay geella waan ku hamiyayaa inaan geel dhaqdo oo iibsado hadii ilaahay lacag i siiyo wll

    • @iamproud7936
      @iamproud7936 3 ปีที่แล้ว

      Hawd ilaa halkee

  • @hayirmareye1153
    @hayirmareye1153 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah waa wax ladhaqdo geela
    yaa ka quruxbadan dhaqashadisa anna
    wanku rajo weynahay

  • @axmeddhereye957
    @axmeddhereye957 5 ปีที่แล้ว +9

    somalida hubdeedu waa geeela
    Allow Nimcada Noo barakeee ♥️♥️

    • @imaammaxamed7845
      @imaammaxamed7845 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin afkaga caano geel o dhalay markaas la soo lisay lagu qabay

    • @halimali8389
      @halimali8389 ปีที่แล้ว

      Akhyaar bad tahay 2yrs kadib ban ku salamayaa@@imaammaxamed7845

  • @drhamdawarsame6180
    @drhamdawarsame6180 หลายเดือนก่อน

    Masha Allha Allh ha u barakeeyo ninkaa shaqada qiimahaleh ku haboon

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha idiin siyaadiyo Nabada iyo Kheyrka aad haysataan.

  • @deeqosman4618
    @deeqosman4618 5 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah, aad baan u jecelahay deegaanka iyo bay'ada dhulka Somalida Rabbi ku manaystay,

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 4 ปีที่แล้ว +4

    Aad baad u wanaagsantihiin, waa fikir waddannimo ku dheehantahay. Allahayow khayr badan idin sii.

  • @nasteexonlineschool9595
    @nasteexonlineschool9595 5 ปีที่แล้ว +3

    Maashallah, Alle ha barakeeyo Candilaahi Carab, waxaan ka helay siduu dhulkiisa u aaminay iyo shaqo abuurka uu sameeyey.

  • @bashirhussein572
    @bashirhussein572 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa ka daaliwaayay daawashada geela maansha Allah 💙💚💛💜❤💓💔💟

  • @DrHG343
    @DrHG343 5 ปีที่แล้ว +7

    Iga walle noloshii geeljir nimada ahayd ban soo xasuustay.
    Masha allah waa arrin wanaagsan oo kudayasho mudan

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah ilaahow wadankii nabad nooga dhig it is my dream to live like this waliba aan beer ku daro oo raashinkeyga la soo baxo this is beautiful life

  • @anababdihafif1973
    @anababdihafif1973 5 ปีที่แล้ว +9

    Anigaa raba inan geel kudhaqo duledka gobolka sool insha allah

  • @mirre199
    @mirre199 5 ปีที่แล้ว +1

    Allha xifdiyo cabdulahi carab waa nin bushada somaliyeed wax taray isaga iyo zxp kiis dadka wax soo saarka leh iyo qibrada inlagu dayado way mudan yihin waana is tahilaaan mansha alllh

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 6 ปีที่แล้ว +11

    Caraboow carruurtu iyagoo geela kuu raacaya
    Aqoonta dadka waaweyna u samee oo wuraanka iyo aqoonta iskuulkana galabtii u diyaari oo sidaad carrurtaada horuumarkooda u jeceshahay bal iyagans uga sheqee... oo carruurta geela uun haku raacane horuumarkooda nololeed ka shaqee
    Allahana kuu barakeryo ganacsigaaga qiimahs badan

  • @blackdunya2590
    @blackdunya2590 6 ปีที่แล้ว +4

    Alla yacisak. Waa daawasho qiimo leh.tacabka soo jireenka ah aad wadaan Alle haidiin barakeeyo

  • @sadiiqibrahim4825
    @sadiiqibrahim4825 6 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah illahay haa barakeeyo
    Aad ban u xiiseyay hadan hargaysa imaado wan so booqan inshallah

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 4 ปีที่แล้ว +1

    Geelan caano ayaan u doonanayaa markaan Hargeisa tago
    Manshallah ❤❤❤😋😋
    From Germany ee waan kugu xisaabtamayaa ee geela ha xargeyn 🤣🤣

  • @SAK-Royal
    @SAK-Royal 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahaaw noosiyadadi
    Horumarka dhabta ah waa Kan ookale xaqiiq❤️❤️❤️❤️❤️💚💭♥️

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 5 ปีที่แล้ว +8

    *Geeelu Xeelo Kuma Jiro🇸🇴*
    *Aadbaan Ujecehalay Geeela*
    I love Mr Geeel😂

    • @AbdiOsman-fg1cx
      @AbdiOsman-fg1cx 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂Mr geeel I LOVE YOU 💋 🇸🇴💋💖💋💋💋💖

    • @imaammaxamed7845
      @imaammaxamed7845 3 ปีที่แล้ว

      He loves you more mr geel 🐪😊

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 6 ปีที่แล้ว +11

    Wariyaha sotabiyay barnamijkan qiimaha iyo quruxda badan mahadsanid

  • @amiinxirsi811
    @amiinxirsi811 5 ปีที่แล้ว +6

    Cajiib walhi ninkani kudayasho iyo amaanba wuu mutaystay alle swt hawbarakeeyo dadka uu shaqada u abuuray iyo balayada usameyay iyo biyaha uu uqabtay iska socan laha ee anu lacg kaqadayn wax khyr qaba rabi swt hawgubadalo wuu dadaalay runtii

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa dad ilahy ugargaaray oo nimco rabbi ku jira ilahy haidiin siyaadiyo somalidana waxan kula talin lahaa in sidano kale xolaha loo dhaqdo waa faido weyn.aniga xataa wan jeclahy mustaqbalka sidano kale inaa geela udhaqdo insha allah

  • @boono2912
    @boono2912 5 ปีที่แล้ว +11

    Nolol dhulka hooyo ayey taalaa.
    Allow dalka noo xafid. ❤🇸🇴💙

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah waad xarartay muuqaal daawad kaan geela iyo nicma kala duwan geedaha aad goysaan oo aad xerada ka khigaysan salka ama xididka dhulka ugu duuga si geedku marlabaad ubaxo una qurxiyo dhulka waxaan joogaa dhul dadkiisu xardhaan kuna faanaan alloow nagaran sii qiimaha dhul ka iyo nicma kala duwan ee allaah noogu qariyey

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 4 ปีที่แล้ว

    Waa tusaalo wanagsan man sha Allaah cabdulaahi wa hurseed wacan man sha Allaah

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha u barakeeyo xaaji cabdilaahi carab masha allah deegankayga qoryaale aad u qurux badan yahay sanadadan danbe odhana waa barwaaqo

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 6 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij aan jeclaytay daawashadiisa alle hakaa abaal mariyo bro abdishakuur dayb Mohamed wariye aad u fiican tahay dhaamaan barnaamijyada uu soo duuboo dhan

  • @hamzemoha4458
    @hamzemoha4458 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa wax lagu daydo oo mudan in dhaqashadii xoolaha la soo celiyo

  • @abdiaziizshaamow6185
    @abdiaziizshaamow6185 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa baraamij xiiso badan leh

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 4 ปีที่แล้ว

    Msha alaaah waleee geelayagu wuu sii badanayaaa msha alah

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw6850 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaah rabi ha kuu barakeeyo wll kay Aamiin

  • @maxamedaxmed4724
    @maxamedaxmed4724 5 ปีที่แล้ว

    Mnzhlah Alleh ha ku barakeeyo inzhlah c laahi carab bandaali ku dayasho wacan

  • @hassanabulahi6219
    @hassanabulahi6219 5 ปีที่แล้ว +7

    Look how they are so happy maa sha Allah

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 5 ปีที่แล้ว +4

    Intageela leh wakhti xaadirkan sidayda farta hataagto ✋☝️

  • @deeqaxuseen3197
    @deeqaxuseen3197 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah geelayagii iyo adeerkay cabdilaahi carab ilaahay habo daayo

  • @abdirashidahmed3499
    @abdirashidahmed3499 4 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamij aad iyo aad u qurux badan. Weriyaha iyo ragga kaleba wan bogaadinayaa.

  • @saaraali5423
    @saaraali5423 5 ปีที่แล้ว +15

    masha allh alla jecliya geeela❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @alimire2
    @alimire2 6 ปีที่แล้ว +3

    Very good adversment 😀 salut

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 4 ปีที่แล้ว +6

    Talo.
    Waxaan kula talinayaa ganacsade carab
    1. In uu xuquuqda geela ilaaliyo oo uu
    Nirgaha yaryar ee jaqaayana ugu talo
    Galo caano ay ku noolaan karaaan.
    2. In uu ilaaliyo xuquuqda dhalinyarada u shaqaynaya.
    Labadaaas talo hadii uu qaato sheekhu horumar badanbuu faaidayaa.

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ninkaan o kale ayaa lo baahanyahay

  • @abshiryuusuf8932
    @abshiryuusuf8932 4 ปีที่แล้ว +1

    Asa horn cable tv iyo milkiilaha geelka iyo ninka maamuliha iyo geeljire yaasha aad baad umahad santihiin ducumenterygaan waa mid kamid ah kuwii ugu fiicnaa ee aan daawado haduusanba aheyn kan koowaad boqolaal documetery ama kabadana waan daawaday guuleysta

  • @sahrofarah5422
    @sahrofarah5422 5 ปีที่แล้ว +2

    Somali haday ogaan lahaayeen dhulka illaahay ugu deeqay barwaaqo taala iyo siday uga ordayaan waa kaaf iyo kala dheeri.
    Illaahow dhulkeena iyo barwaaqadiisa kuwa arka naga yeel aaaamiin.

    • @abdullahiahmed5382
      @abdullahiahmed5382 5 ปีที่แล้ว

      Maashaa alaa caanaha gaadida geela lugu daro waafimaad waliba beerka

    • @abdikariinbashiir9603
      @abdikariinbashiir9603 4 ปีที่แล้ว

      🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +11

    waxan ku fikiraya inaan hawd gaashamo iyo moholin laanqayraha dhulki wacna kudhaqo geela insha allah

    • @fawsiadahir3053
      @fawsiadahir3053 5 ปีที่แล้ว +1

      Asc moholin aan kugula dhaqdo geelee halkeynu ka bilownas england basn joogaa waasan soo socdaaye

  • @khalidnur4737
    @khalidnur4737 6 ปีที่แล้ว +3

    Abdullah carab guul halkaa kasiiwad

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah illaahay ha u barakeeyo

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha dhaqanka Somalida jecliya Illahayow idin barake

  • @CabdilaahiZaahid-vq4ce
    @CabdilaahiZaahid-vq4ce 11 หลายเดือนก่อน

    Gaawe, e hadhuub gaal ,dhakal,gorof,😊

  • @maxaacusup583
    @maxaacusup583 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah wlhi noloshan oo kle aad ba jeclahay
    Waxan illaahey ka baryaya inu illaahey isahlo sidan oo kle ba raba
    Ina ka sameeyo Fardalaguxidh Saylac

  • @jegelskermig15
    @jegelskermig15 4 ปีที่แล้ว

    HOYOland,,, maashaalah,Allahumabarik all 5somali🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️🤗

  • @nimcaanhassanwali8432
    @nimcaanhassanwali8432 6 ปีที่แล้ว +9

    Manshaallah inshaallah waxan rajeynaya inan kudhaqo Banka qoraxey DDS

    • @abdifatahabdulldayib3748
      @abdifatahabdulldayib3748 4 ปีที่แล้ว

      Niyow ana Haradigeed baan jeclaystaye Bal aan uswaydaarsano

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 3 ปีที่แล้ว

      😄😄😄 reeer Hawd maa tahay dadkii geel dhaqashada laga soo gaaray

  • @gayetv1909
    @gayetv1909 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allh alaha barakeeyo xolaheena

  • @amalnuur4796
    @amalnuur4796 6 ปีที่แล้ว +16

    wariye abishakuur dayib go forward wariye hawl kara

  • @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن
    @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن 5 ปีที่แล้ว

    maashaa alaaah tabaaraka raxmaan alaha usiyaadiyo walaahi arinta uusameeyay waa arin kudayasha mudan allaha ubarakeeyo allaha usiyaadiyo soomaalaay kudayda walaalkeen walaahi dhulkeena waabar waaqo umabaahnin dal shisheeye iyo hay ad gaalo iyo gacan hoorsi

  • @xassansiciidjaamac1895
    @xassansiciidjaamac1895 6 ปีที่แล้ว +50

    Anigaa raba inaan duleedka burco kumanaan Geela ku dhaqo hadii alle idmo dhawaan

  • @isaxaaqismail6672
    @isaxaaqismail6672 4 ปีที่แล้ว

    alah ha u barakeeyo inagana alah hayna gaadhsiiyo

  • @djhazan6139
    @djhazan6139 6 ปีที่แล้ว +2

    Waan hambalyaynaya claahi caeab
    Anigu waxaan ahaa qofkii ugu horeeyey Ee caano caawa lasoo soo lisay isla caawa hargeysa soo geliyay
    Waxaanay ahayd waxyaabaha claahi ku dhiiri geliyay unuu geel beero inkasta oo aanu taarikhda ku darin asagu

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 4 ปีที่แล้ว

    Meeqa sana ee shan ku dhashay iisheega

  • @drgabriel4216
    @drgabriel4216 6 ปีที่แล้ว +2

    59:16 odaygasi alle ha barakaye sidu xusayba canaha geela waxa laga hela hormoneka insulin oo ku dhaw ka bini'adamka kaso sonkorta jidhka ee xaddhafka ah kaydiya la'antina ay ka dhalato xananuka macaanku... ad ad iyo ad ayad mahadsantin hctv garahan weriye cabdi shakur oo nala wadagayey barnamijkan qayaha iyo qimaha badan ... mulkilaha gelahana alle haku barakeeyo hantidada ayan lyhy.

  • @ayaancismaan2709
    @ayaancismaan2709 4 ปีที่แล้ว

    Masha allha geela cabdilallha carab maxan canihiisa caby

  • @nasfootball619
    @nasfootball619 2 ปีที่แล้ว

    Man.sha.alaah
    Alehaubarakeeyo

  • @lajeclaydasomalinad4714
    @lajeclaydasomalinad4714 5 ปีที่แล้ว +3

    Abahay ayaa geel aleh wlahy beri aan tegay miyiga waan ku xanustay kkkk waayo macnkodi ayaa ila dherady gara oo waan isku dacar bixiyay wlahy gela waan jeclhay

  • @abulhi2324
    @abulhi2324 5 ปีที่แล้ว +9

    Love Somali. Culture

  • @tawakalearthmovingcenter4638
    @tawakalearthmovingcenter4638 6 ปีที่แล้ว +8

    shirkada barqomaal waa shirkad laga sameyey deeganka qoryale oo magalada hargeisa u jirta 70km marka cida ubahan way igal soo xidhidhi isha allah .

    • @abdifatahosman9873
      @abdifatahosman9873 6 ปีที่แล้ว

      barqo maal, qaybteeda labaada xaggay ku taallaa wll?

    • @fadumofarah3600
      @fadumofarah3600 5 ปีที่แล้ว

      Tawakal Earth Moving Center magaalo kale oo qoryaale la dhahaa jirta oo Burco udhow kii burcaan moodayba

    • @saedelmidualleh6100
      @saedelmidualleh6100 5 ปีที่แล้ว

      Tawakal Earth Moving Center

  • @dayibsuleimanjama642
    @dayibsuleimanjama642 5 ปีที่แล้ว +4

    Aakhiro Niman Gel lahayn laMa aaManayn

  • @asiyaibro2631
    @asiyaibro2631 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshalhaa manshlhaa

  • @kamaalaxmed2646
    @kamaalaxmed2646 6 ปีที่แล้ว +2

    Geel my culture miss you
    Waddankay gii

  • @khalud1272
    @khalud1272 2 ปีที่แล้ว

    Intee lagala xariiri karaa, suaalo badan oon kaga faaido dhaqashada geela ayaan ubaahnaa inaan weydiiyo

  • @abdullahimursal8098
    @abdullahimursal8098 4 ปีที่แล้ว +2

    masha Allaah

  • @xamdasaleban1993
    @xamdasaleban1993 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnsh allh ilhay geela ha ino xifitiyo xoluhu waa qaliy abahay macan ayaa geele lkn inuu sida geelu u ficanyahay maan moday odaygan ayaa ka bartay iyo qabka uu ga sheekaynyo

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah cabdillahi carab I coming inchallah I live in London I am desperate the milk 💜😀

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 6 ปีที่แล้ว +31

    Ragga kuu shaqaynaya kama muuqato ladnaanta adiga kaa muuqataa. Fadlan shaqaalaha xuquuqdooda ilaali.

    • @ridwanomer91
      @ridwanomer91 6 ปีที่แล้ว +10

      Waa tallo fiican sxb se waligaa miyaad aragtay geeljire xaragoonaya kkkkkk hadaad aragtay iisoo sheeg meel bn ku qorayaaye😂😂😂

    • @hoodocabdihaybe818
      @hoodocabdihaybe818 6 ปีที่แล้ว

      Mashl alllh

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 6 ปีที่แล้ว +3

      You are right Haji warsamah kkkkkk he have to take care of his employees

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 5 ปีที่แล้ว +2

      Walaalo nimankaas anagi ilmAdeera markaas waa walaaladii oo reermiyi ahaa ayuu geeloodii iyo noloshoodi awalba ay wateen mushahar ugu qoray, guryana ugu dhisay. Markaas waxay dhaqayaaan waa geeliidii iyo hantidoodi oo lexejeclo kaga jirto

    • @yasinmohamed3560
      @yasinmohamed3560 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhhh xuquuqda shaqalaha dawlad baa ilaalinkarta, hadii lawaayo qof kasta dantiisa gaarka ah bu ka fakarayaa.

  • @deeqofaarax3701
    @deeqofaarax3701 5 ปีที่แล้ว

    A s c walaal xolah dhaqda siay ubataan wadamad shi sheeyahan haka ibinina say noga dhamaan xolaha wad mahadsan tihiin

  • @crisaaqahmed1693
    @crisaaqahmed1693 6 ปีที่แล้ว

    Ninkaan barnaamijyadiisa waantaageeraa

  • @bintusulaiman8263
    @bintusulaiman8263 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alllh TabarakaAlll

  • @نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي
    @نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي 6 ปีที่แล้ว +6

    Barnaamij qiimo badan

  • @isaxaaqismail6672
    @isaxaaqismail6672 4 ปีที่แล้ว

    masha alaaah weyaan

  • @abdirahmankayze83
    @abdirahmankayze83 6 ปีที่แล้ว +4

    waka geelagii barkimada lahaa
    masha alah

  • @amiinducaale9080
    @amiinducaale9080 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah allah ha u barkeyo

  • @عبدالرشيدعلي5812
    @عبدالرشيدعلي5812 6 ปีที่แล้ว +1

    ما شاءالله ماشاءالله ماشاءالله الله يوفقكم

  • @marshaal1234
    @marshaal1234 5 ปีที่แล้ว +1

    Geelu xoolo kuma jiro masha allah ❤️❤️❤️

  • @abdiibrahim7370
    @abdiibrahim7370 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah guul weeyan

  • @kederhagy3751
    @kederhagy3751 2 ปีที่แล้ว

    Lagama xiisa dhaco daawashada geela iyo ragan suugaanta geela iyo dhaqashadiisaba ku hawlan Runtii

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 3 ปีที่แล้ว +1

    Miyiga waddanka kenya qaybta Somalidu ka deggantajay gaar ahaan miyiga magaalada dmsiyeloow la yiraahdo kuso arkay nin ku haysta 750 geel ah aad baan ula yaabay,maba moodeeyn in qof somali ah oo intaas oo geel ah haysta uu jiro

  • @dhussein7284
    @dhussein7284 4 ปีที่แล้ว +1

    Runtii wax aad u qurux badan weeye dad badan oo aan ka mid ahayna dhiiri galin buu u yahay lkn dhibku wuxuu ka taagan yahay meeshii lagu dhaqi-lahaa!

  • @abdiazizmohamed4032
    @abdiazizmohamed4032 6 ปีที่แล้ว +4

    Mansh allah

  • @mukhtaarismaaciil6791
    @mukhtaarismaaciil6791 6 ปีที่แล้ว +4

    mashallah

  • @axmadcismanmaxamuud5343
    @axmadcismanmaxamuud5343 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw allow ubarakee

  • @mursalfaladaganofficial3580
    @mursalfaladaganofficial3580 6 ปีที่แล้ว +13

    35 qof ayuu shaqo siiyey

    • @foosiyaaxmed1693
      @foosiyaaxmed1693 4 ปีที่แล้ว

      mursal faladagan official nii

    • @toldeqabdi944
      @toldeqabdi944 4 ปีที่แล้ว

      Mursalo bal hees ka samee gelaan .kaac kaac geelo ,kaco cana sida ,kaaco qeeli ,kaco geelo gurso

  • @xasansugulle3136
    @xasansugulle3136 6 ปีที่แล้ว +4

    mnshallah waa arin wacan geela dhaqashadiisa lkn gabaygaa shiikhu uu sheegay in abwaan ismaacil mire leeyahay malaha waxaa iska leh abwaan Aadan carab

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 4 ปีที่แล้ว

    Wariye mahadsanid waxaan rabaa inaan ku saxo maahmaahda ah geel jire geela wuu wada jiraa wuuna kala jiraa waxaa laga wadaa geel jiruhu geela wuu wadaa jiraa hadana hashiisa ayuu si gaar ah u eegaa

  • @mahamedmuse8882
    @mahamedmuse8882 6 ปีที่แล้ว +4

    Xigmadi waxay ku hadhay Ragga caanaha Geela caba, u fiirso ama si fiican u dhuux labadaa nin ee Geel dhaqatada, warhooy caano Geel hala doonto ninkii dhiqi karaana haw degdego intuusan dhulku ka buuxsamin.

  • @mohamedabib3057
    @mohamedabib3057 3 ปีที่แล้ว

    HAMBALYO MR CABDILLAAHI CARAB WAXA AAD KU DHIIRATAY MASHRUC GEEL DHAQASHO OO MAALIYAD BADAN AAD GALISAY.
    WAXA AAN QABA IN AAD KA HORAYAY BEESHA AAD KA DHALATAY EE ISAXAAQ CARRE.
    GUUL IYO GOBONIMO .MAHADSANID
    DR MOXAMDD ABIB OSMAN

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 5 ปีที่แล้ว +6

    Geela maa fuustooyin loo jaro waa maxay baafka lugu waraabin geela.

  • @ridwanomer91
    @ridwanomer91 6 ปีที่แล้ว +9

    40:00 ninkii cod wayn u ciil qaboow waa inaad taharaha geela cuntaa caanihiisana isaga dajisaa waa laysku raacay😂😂😂😂

    • @Afalaa
      @Afalaa 6 ปีที่แล้ว

      Ridwan Omer Ugaas mala huba xogta.

    • @idirisibraahim6359
      @idirisibraahim6359 5 ปีที่แล้ว

      wararklluadbeey

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw6850 5 ปีที่แล้ว +12

    Ninkan ree qardho waa ilbixii hore maansha alaah maaha DAKA xanuusanayee qabiilku ku quful an yahay

    • @fadumofarah3600
      @fadumofarah3600 5 ปีที่แล้ว

      Omar Said haa nimanka gadhdheerayaasha ah qabiil mayaqaanaan iyaguun baa is garabsada gadheere meelkasta hajoogee waxaan xasuusta ku gadheere ahaa oo adeerkay ah waxaay saxiibadii uba imaan jireen muqdidiaho bosaso yurub Kenya you name it waa dad aad isu jecel oo iscawiya

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 5 ปีที่แล้ว

      @@fadumofarah3600 Walahi beenta maha wll ehel iyo aqrab toona mayaqanan