Xaaladda Dalka iyo Mas’uuliyadda Muwaaddinka-Abdirahman Abdishakur & Abdi Ismaciil Samatar.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 363

  • @Aqlihadi
    @Aqlihadi 13 วันที่ผ่านมา +19

    Mzha Allh wa dood Qiimoleh pro cabdi isma,il samatar somalia ha guulaysto markasta pro ka halaga faa,idaysto ❤❤❤❤❤

  • @MohamedJahweyn
    @MohamedJahweyn 10 วันที่ผ่านมา +3

    Asc mashaa alaah barafasoor

  • @BashirAskar-q2k
    @BashirAskar-q2k 9 วันที่ผ่านมา +1

    professor we love you we love you because you tell as fo truth and you re a honesty please before we upon you run away for there

  • @qamarmaxaad8270
    @qamarmaxaad8270 11 วันที่ผ่านมา +2

    I love this program 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @samirshow22
    @samirshow22 13 วันที่ผ่านมา +5

    Barnaamij muhiim u ah ummadda Soomaaliyeed👏👏👏

  • @MohamedJahweyn
    @MohamedJahweyn 10 วันที่ผ่านมา +1

    Asc xildhibaan cabdi rahman cabdi Shukuur runta ayaad sheegtaa waana ku mahadsantahay

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 13 วันที่ผ่านมา +12

    C.Raxmaan iyo pro.Cabdi ayagoo xilibaano ah xalkay waayeen, shacab miskiina ah oo ayagiina aan hogaaminaynin dowlada lama xisaabtami karaan waxna kuma qasbi karaan marka indha sarcaadka halaga daayo dadka.Hadii dhab wadataan. MOOSHIN KA KEENA hogaanka baarlamaanka iyo Xasanba.

    • @omarwarsame3662
      @omarwarsame3662 11 วันที่ผ่านมา +3

      Shacabga ayaa ka awood badan xildhibaanka iyo dowladaba iskuday inaad fahanto

    • @YazirKhaliff
      @YazirKhaliff 11 วันที่ผ่านมา +1

      Wll sidee dooda u dhagaysatay miyaysan kuu sheegin in hadalkooda barlamanka waxpo ka ahayn oo la maqlaynin dee hadii lamaqli waye adpo shacab ah ayuu ku leeyhy xuquuqdada raadso meshan dowlad ma jirtee

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 11 วันที่ผ่านมา

      @@YazirKhaliffhadaba aan adiga kuweydiyee sidee shacabku xaqiisa uraadsan karaa?
      Hal iyo labo noo tusaalee sida uu shacabku isaga hor wareejin karo dowlad dhisan iyadoon xaalada looga sii derin.

    • @Username11249
      @Username11249 11 วันที่ผ่านมา

      Parliament lacag baa loo qaybiyaa nin walba reerbaa keenay aqoona malaha

  • @lamafilaanchannel4865
    @lamafilaanchannel4865 9 วันที่ผ่านมา +1

    👏👍🙏Guul iyo Gobnimo waxa fiicnan lehyd ina racayaan vision 2030 iyo somalia coast ah soo socataa iyo jazaradaa mustaqabalka adigo ku mahadsand

  • @Samatvso
    @Samatvso 12 วันที่ผ่านมา +3

    Kaar show, Thank you

  • @Mahmut-Yusuf
    @Mahmut-Yusuf 8 วันที่ผ่านมา

    Waa Mahdsanyihin Xildhibaanka iyo Senetorka ba

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 14 วันที่ผ่านมา +4

    Good point what is deference of daish and shabaab ?

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 13 วันที่ผ่านมา +3

    Mashallah maanta professorku wuu dardaarmayaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 lakiin horgalada mala layn doonaa 🎉🎉🎉🎉

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 13 วันที่ผ่านมา +5

    Woof cabdiraxmaan cabdishakuur Aqoonta caqlibaa u Raacay ❤❤

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkaa ina cabdishakuur waa legend ee madaxwayne halaga dhigo xasan dhiiqana meesha halaga xaadho iimanka ala haka qaadee

  • @alisamatarChannel
    @alisamatarChannel 9 วันที่ผ่านมา

    Kaar Talk🔥

  • @DoctorIftiinshe
    @DoctorIftiinshe 12 วันที่ผ่านมา +3

    Waliba prof ka ugu daree (Markii horena midnimadu waxay ka timi Hargeysa iyagaa ka tanasulay waddankoodi midawgana keenay )

  • @maxamedibrahim4910
    @maxamedibrahim4910 7 วันที่ผ่านมา

    Allah ya ciska runtii waxa badane ban cawa ka faidey aqon,yahanada

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 13 วันที่ผ่านมา +4

    Mashallah wlhi wadani nimada waa in looqaataa sida asy nimankaa odeyaasha noogu sheegeen waa dhab intaa hadaan qaadano inaan guuleeysaneeyno pls calamadasn kalarada badan ina adeerayaalow naga tuura qof kasta ha iska tuuro pls aniga wlhi inaan kala aqoon tuura pls.

  • @Omar-m8j2e
    @Omar-m8j2e 13 วันที่ผ่านมา +4

    C.shakuur luuqadaada hagaajiyo halkii daqiiqo aad hadasho waa wada ingiriis waxaa iskadhaaf siyaasi

  • @ilkacaseproduction2371
    @ilkacaseproduction2371 10 วันที่ผ่านมา

    Waa sax iyo xaq waxay labada aqoonyahan ka hadleen se sual , tan aragnee ma noo haysaan taad nogu bedeli lahaydeen oo ma no shegikartaan , mise waxiinu waa mucaradad uun.
    Mahadsanidiin

  • @samir7657
    @samir7657 13 วันที่ผ่านมา +12

    Turkey wadankaanaga bohol ayu ku wada

    • @malablecabdi8049
      @malablecabdi8049 12 วันที่ผ่านมา +1

      Cidkale boholi inaguma watee anagaa iskuwadna

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 12 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan sheekh waa doqon mujrim.ah ha la iska qabto

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 14 วันที่ผ่านมา +23

    Fadlan kasoo qeeb gal mudahaaradka lagu badbaadinayo baddii Somaaliyeed. Dadka UK kunool balantu waa safarada Somaaliya ee London 18ka January 2025. Maalintu waa Sabti, saacadu 12ka Duhurnimo. Fadlan dadkii kale usii gudbi

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg 14 วันที่ผ่านมา

      War wax nagadega inoo sheeg oo aragti mcquul ah keen hadii adiga iyo kuwa kheeyrkaa ah laga reebi waayay doowladakale maantana maqaracanbaa thy

    • @farhanhagi4764
      @farhanhagi4764 13 วันที่ผ่านมา

      Don’t west ur time bro

    • @drmohamedrage7704
      @drmohamedrage7704 13 วันที่ผ่านมา +1

      Wankugu hanbaliyaynaya wll diyaranahy

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 13 วันที่ผ่านมา

      War waxas mar hore ayaa laga heshiiyay

    • @muruudi4961
      @muruudi4961 13 วันที่ผ่านมา

      @drmohamedrage7704 Thanks wallal... fadlan dadka kale usii gudbi akhbaartan si baddeenii aan u badbaadsano inshallah

  • @Jabrillq-z3u
    @Jabrillq-z3u 8 วันที่ผ่านมา

    Waa in xassan laxiro laganna soo wareejiyo xuulaha uu dhacay asaga iyo asxabtiisa

  • @CabdirashiidHalahala
    @CabdirashiidHalahala 10 วันที่ผ่านมา +1

    Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar wxn ku taageersanahay sida uu ugasoo horjeedo nidaamka 4.5 ee dulmiga ah iyo nidaamka federalismka oo ah meesha sartu ka qudhuntay ee sababta u ah loolanka qabiillada iyo dagaallada sokeeye ee maalaayacniga ah.

  • @farhiyah98
    @farhiyah98 10 วันที่ผ่านมา

    Ilahow dalka nobadbadi🙏🙏 madaxdi dalka caloshod u shaqaaysato baynoqotay.

  • @AbduladifAhmedaskar
    @AbduladifAhmedaskar 13 วันที่ผ่านมา

    Cabdishakuur Awdal sodhanba ku talla nin raga pro cabdi ismaciil samaata🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ShariifAbdi-m6w
    @ShariifAbdi-m6w 13 วันที่ผ่านมา +1

    Kaar caadi maaha ❤

  • @Qiirajabaan
    @Qiirajabaan 13 วันที่ผ่านมา +2

    Is dilnay oo is qaxinay oo balaaya kaste isku samaynay, walina waxaan aqbali la'nahay xanuunka inaan fahanno oo ah qabyaalad iyo islaamnimo wada socda bn ku dhaqmaynaa xalna wn doonaynaa abadan bay katahay inay shaqayso walidaa iyo isla meereysigaa un bn ku jiraynaa intaab 2daa mid u go'ayno.

  • @ahmedgeo88
    @ahmedgeo88 10 วันที่ผ่านมา

    Xaqiiq waa dardaaran iyo wax sheeg dhaba🎉

  • @AbanuurShariif
    @AbanuurShariif 12 วันที่ผ่านมา

    Abadi rahman wuu mahasanyahay quluubtis allaa og aniga xadalkis waa mid ku dheexan wadanimo si ween aan u taagersan somalidan waxaan u sheegaa iney sanadkan doortaan

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 13 วันที่ผ่านมา +8

    Xiligii faramajo cc Shakur wuxu dhex taagnaan jiray safarada UK. Wana ruufyaan imaraad

    • @mjepid
      @mjepid 13 วันที่ผ่านมา

      Dal xaraashe Xasan Sheekh oo sheeg

    • @FadxiFadxi-t4e
      @FadxiFadxi-t4e 11 วันที่ผ่านมา

      Jaahil aan wax fahmin ee qalbigiisa cidi maamushaa tahay

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 14 วันที่ผ่านมา +3

    Nimankaan waa weyn oo leh dowladu waa mid aan dadka soomaaliyeed iyo dalka u maqneyn ,hadana aan na tuseyn waxay noogu badali lahaayeen ilaa dhaleeceyn iyo eedeyn iyo af qalalan maahee , war ama wax aad noogu badali kartaan dowladaan na tusa ama aragiina naga qariya uf baad tihiine

  • @abdullahiabsuge2790
    @abdullahiabsuge2790 13 วันที่ผ่านมา

    Maalintii ugu horeysay ayaad mucaarad aheyd

  • @-Y95
    @-Y95 11 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaalh ❤❤

  • @user-wv1qm3zx3o
    @user-wv1qm3zx3o 13 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah jazaakumulaahukhayran barnaamijkan umada Soomaaliyeed aad bay ugu baahantahay waa labo hogaamiye oo qaali ah daacad ah

  • @shamisahmed1451
    @shamisahmed1451 11 วันที่ผ่านมา +1

    Dowlad aad caynayso adaa xilibaan ka aha abdirahmaano marka lagu magacaabay xilka musiiboyinka xaa uga diidi wayday kuna dhihi wayday dowladaada kuma jiro ninyahow shaxda waan fahanay ilmahaas ku hor fadiya waxaas u sheeg

  • @abdulazizgare1325
    @abdulazizgare1325 13 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alah runtii wa 3 qali ah somali dadkan oo kale wa ka buxan lakin haleydin arko
    Ismujiya

  • @jamaalgb8791
    @jamaalgb8791 12 วันที่ผ่านมา +16

    Hdaanu waqooyi ama somaliland Nahy anagu ma soosocono wllHi aduunka wxa ugu necebnahy somalia waana nalagu barbaariyey ila malintanu dhalany ilaa manta wxa nagula leeyahy cadawgiina kowad waa somalia waanu qaadanay

    • @jamiilajanno-q2i
      @jamiilajanno-q2i 12 วันที่ผ่านมา

      Zx really taasan been ahyan sida nagu barbariya somali am xamar uuuf waa cadowgaan kooowa

    • @Abdimohamed11
      @Abdimohamed11 12 วันที่ผ่านมา +2

      La dhinta shuuba idin dhashe

    • @jamiilajanno-q2i
      @jamiilajanno-q2i 12 วันที่ผ่านมา

      @Abdimohamed11 ooynta meelh la tagaa somallind tagy mesha bilaa kaal danbara dadak laa iska laanyaa amsional sida xaasuqa daa maa idnka hadal 🤣

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 12 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@Abdimohamed11Awoowayashayo Somaliland nimo ku dhinteen Masha Allah

    • @amiinosman7648
      @amiinosman7648 12 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂 reerka tahay sheeg , koleey reer waqooyiga dhan cuqdadan kuma jirte hal reer unbay ku jirta warkaga cadeey

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 13 วันที่ผ่านมา

    Aad baan ugu faraxsanahay in walaalo Somali ahi isugu yamaadaan aaya ka talinta dadkeena dalkeena. fikradaan ah in siaan oo kale loosoo ururiyo dadka si dhab ah u jecel Somali waxay i galisaa rajo.

  • @MohamedMohamed-os1kl
    @MohamedMohamed-os1kl 14 วันที่ผ่านมา +3

    Habar Gidir iyo Garxajis waa isku dhaqan xaga muwaadinimada iyo dagaalkaba💯

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 14 วันที่ผ่านมา +2

      Wlhi beenbaad sheegtay waligiin inaad wax bur-burisaan ma ahee waligiin waxba meydaan dhisin

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 14 วันที่ผ่านมา +4

      Labada reer ee uu sheegayaa waxay isaga mid yihiin xagga hunguriga labaduba waa badaw

    • @MahamedAbdiaadam
      @MahamedAbdiaadam 14 วันที่ผ่านมา

      Waa ayo kuwa habar gidir iyo gadh xajis halkeey joogaan

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 14 วันที่ผ่านมา

      Habar Gidir Hada Ula jeedo Xildhiban Abdurahman Abdishakur Lagaray lakin Senotar Abdi ismail Samatar Wuxu kaso Jeeda Gobolka Awdal Boorame Wa Nin Samaroon senotarka Waa Rer Boorame Gobolka Awdal Samaroon Weeye Garxajis Ma Joogo halkan

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 13 วันที่ผ่านมา

      Habargidir iyadana waxa ka maqan ee aay raadineeysa ma taqaan, dadka Soomaaliyeedna ma garanayaan waxa reerkani ka maqan! 30kii sano ee tagey reerkani Soomaalida Madaxweyne iyo Reysalwasaareba way ka dhigtay, 2diina way ku qanci waayeen!

  • @Dhanaanomededia3674
    @Dhanaanomededia3674 11 วันที่ผ่านมา

    Waxay fulli karaan hadii qabyaladda layska daayo

  • @OsmanAbdi-d5w
    @OsmanAbdi-d5w 13 วันที่ผ่านมา +3

    Dhamaan aqoon yahanada soomali waan soo dhaweynaa kadib waa run somaliya waa qabiil hadana diinta u ogolaatay daarod iyo isaaq in ay ka dhigtaan walaal Ethiopian md hasana markuu tago Ethiopia in loo arko dambi yaa iga qancinayo su aashas

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 13 วันที่ผ่านมา

      (1) Wll adigu maw arkasay khatar ama maka soo horjeeday mawna arkaysay danbiile markii uu muuse uu lasoo galay Ethiopia heshiiska?
      2) adigu maanta madaxwayne Xasan sheekh ma kasoo horjeeda inuu bada siiyo iyoobiya mise waad ku tageersantahay?
      Aan usoo noqdo jaabta Ethiopia inama kala jecla waxaanan u aqoonsansanahay cadawga umada somaliyeed waxaanan kamid ahay dadka aad magac dhabtahay Ethiopia wa cadawgeena!!!
      Maanta majeceshahy inaan inay isaaq iyo darood ayku mudaharadan waayo dee somaliland markay wax bixisay waalaga mudaharaday dhulka Somali oo dhan maxaa deeday in markii uu bixiyay badii Xasan mee mudaradkii horte reer koonfurow joojiya munaafaqada marhadii aydan ka runta isu sheegaynin haduu midkiin bixiyo dhulka Somali oo dhan

    • @musaali2074
      @musaali2074 13 วันที่ผ่านมา

      Markii dambi la leeyahay maha kii islaamiga diinta 24/7 dambi laga gala. Waxa laga hadlaa waa dambi siyaasi ah.
      Waxa isku qasmay siyaasada gudaha iyo kii dibibadda khilaafka somaliland, puntland iyo dawlada federalka anaga ka somali ahan aye notaal Ethiopia waxba kama galin adna marka arimahan ka hadleyso Ethiopia haso dhexgalin
      Arimaha dibada u imow Ethiopia wa Dal damac weyn ka leh dalkena mana kala jeclo dadkena si ay hadafkeda ugaarto aye khilafkena uga faideysane MDW hassan waxa lagu hestaa dal dan ka leh oo kuu baahan maxa ugu ordee may iyaga kuu yimadan
      Qabka madaxdena iyo sumcadda shacabkena uma fiicna sxb

    • @Bureqamohamed
      @Bureqamohamed 11 วันที่ผ่านมา

      Isaaq idhig mgCa huno h wase

  • @AbdiwaliAhmed-w6m
    @AbdiwaliAhmed-w6m 13 วันที่ผ่านมา

    Xasan sh maxamud waa lawada arkay waa tuug
    Guuleysta walaalaha reer bari puntlad i.a somali ayàa nabada aad keenteen marti idiin noqon doonto❤

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 14 วันที่ผ่านมา +4

    Siyaad wax ma xadin, Xasanse waa millionaire, ha isla ismid Siyaad dalkuu dhisay

    • @cadceed-wt5
      @cadceed-wt5 14 วันที่ผ่านมา

      Armuu billionaire yahay yaa la socda hantidisa

    • @foodeey-nh1ky
      @foodeey-nh1ky 13 วันที่ผ่านมา

      Dalkana wuu dumiyay siyaad

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 13 วันที่ผ่านมา +1

      Xoosh ninkii la oran jiray 1500 boos oo madiina kutalay ayuu siiyay siyaad bare xafada dhanna xooshaa loo bixiyay marka wanne siyaad bare inna adeerkii marka masajidka cayaarta kadaa mesha waa lawada dhacaa thnks

    • @Username11249
      @Username11249 13 วันที่ผ่านมา

      Dalka yaa dumiyay?afwayne wadan dhisan xoog ku qabsaday wadan xabada meel walba ka dhacayso ka tagay walina waad amaanaysaa qabyaaldu waa taas indho malaha

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 14 วันที่ผ่านมา

    Very good man

  • @Bashiyusuf8
    @Bashiyusuf8 12 วันที่ผ่านมา +1

    Arimaha Somalia kamaqan aya information kahelnay isababul bulshada Somalia waa lagama marman

  • @5311492
    @5311492 13 วันที่ผ่านมา

    Exactly

  • @mohamedhussein1311
    @mohamedhussein1311 13 วันที่ผ่านมา +3

    War lee miyaa la wadaa wax taariiqda u galay labadaan nin oo wanaagsan oo ummada ku xasuusato yaa noo sheegi karo

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 14 วันที่ผ่านมา

    Ax ya wadanii

  • @MohamedJahweyn
    @MohamedJahweyn 10 วันที่ผ่านมา

    Asc mar labaad ayan soo noqday bors sanatorium iyo xildh cabdraxman cshakuurwmahadsantihiin

  • @CaliAwmaxamuud-c4g
    @CaliAwmaxamuud-c4g 13 วันที่ผ่านมา +1

    Dawaddu waa soomaalind oo LA aqoonsado

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 12 วันที่ผ่านมา +1

    C. C shakuur maxaad ku tilmaamu laheyd?

  • @abdulaziz789
    @abdulaziz789 11 วันที่ผ่านมา

    ثورة شعب كرامة

  • @SiyaadAbiibmaxamed
    @SiyaadAbiibmaxamed 14 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Geranuke
    @Geranuke 14 วันที่ผ่านมา +1

    Inta kuwan na hor joogaan. Somalia ma dhawa.

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 10 วันที่ผ่านมา

    Waxwalba waxa ina seejiyey
    Qabyaalad iyo mdx aduunka
    Ugu liita uguna dhaqanka xun
    Aduun iyo akhiroba wn segnay
    Ismana ogin????

  • @MahamadIndho-d5q
    @MahamadIndho-d5q 11 วันที่ผ่านมา

    Dowlada somalia waxa aan awood lahayn shacabka waayo xasan sheekh iyo dowladiisu dhamaan waa tuug waliba ay muuqato xatoyada dalka iyo dadka ay ku samaynayaan waxa intaa dheer shacabka arkaya heshiis aan la horkenin barlamaan hadana la ansixiyay waxa cid waliba arkaysaa dadka barlamka ansixiyay waxanay arag ee sheganaya masuliyiinta iyo shacabka somalia dhamaan waa xoolo waxaan dhamin

  • @abdirahmanmahmudabdi
    @abdirahmanmahmudabdi 14 วันที่ผ่านมา +8

    qofka 60 jirka ah waxaa kula talinayaa inuu iska daayo siysada

    • @CalibashihanguleBashi-hg4sj
      @CalibashihanguleBashi-hg4sj 14 วันที่ผ่านมา +2

      Adiga ayaan garanayn waxaad doonayso xasan dhiiqo ayaa kuu yaqaan waxaad rabto

    • @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf
      @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf 14 วันที่ผ่านมา +2

      Yaa ina hogaaminaya marka kan turkiga xukuma kan maraykanka xukuma china russia ama aduunka oo dhan ciyaal xukuma maa ragtay

  • @abdikariin5471
    @abdikariin5471 14 วันที่ผ่านมา +6

    somalia illhey unbaa umaqan lkn nassib daro somaali uma maqna

  • @suldaanismailsuldaanyare3389
    @suldaanismailsuldaanyare3389 9 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaan Abdi samatar dunikale ayu jooga Somalia maha wax dal la odhan karo wlhi

  • @galoolconsultinggrp893
    @galoolconsultinggrp893 13 วันที่ผ่านมา

    SIDEEN IDINLA SO XIDHIIDHI KARNAA ABDIRAHMAN ABDISHAKUR IYO ISMAIL SAMATER

  • @aminawarsame2514
    @aminawarsame2514 13 วันที่ผ่านมา

    Abdi Samatar,
    Truth of the matter is Ethiopia Prime Minister mediated a meeting between Bihi and Farmajo to bring both parties to normalize relationship.
    Farmajo was willing to step down from the Presidency for Bihi to be nominated to be next President.

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 14 วันที่ผ่านมา +1

    KEE SUGAYA TAAGEERO MUQDISHO AY KA WAAYEEN GARSOORE SALOOL IYO GARYAQAAN MAYKAL MARYAMA IYO HANTIILE CALI NUUR ?

  • @theheatshow8324
    @theheatshow8324 12 วันที่ผ่านมา

    how can xamar be caasimada when puntland has the strength

    • @theheatshow8324
      @theheatshow8324 12 วันที่ผ่านมา

      this is a filthy mindset i dont like it whatsoever.... this is a xoog maal mentality

  • @luladen9940
    @luladen9940 7 วันที่ผ่านมา

    4.5 waa waxa somalia Dib u dhigay, ilaahow no soo gaar

  • @abdulahabdi3773
    @abdulahabdi3773 13 วันที่ผ่านมา

    Asc walaalaha sharaftle yaa iisheegi kara wariyihii caanka ahaa ee radio muqdisho kasiidayn jiray bandhiga raadiyaha soona galijiray kowda iyo barta duhurnimo magacawariya waa cabdicaziis xasan calikaar naaneestisuna ahaa Santa. saaxikay haduu arko baafintan iyo cidii garanaysa ha ilasoo xiriireen waxan u haya waraqo dhul uuleeyahay amaba isaga hailasoo xiriiro plz.

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 10 วันที่ผ่านมา

    Waa hadal wayn ind dareento
    Dalkan inan leenahay runtii???

  • @AbdiHassan-h4b
    @AbdiHassan-h4b 13 วันที่ผ่านมา

    Labada qof ee ugu sambacsan waxa baarlamaanka ku jira ? Siyaasiyiin iska dhaafe xitaa biyatooni ma istaahilaan

  • @luladen9940
    @luladen9940 7 วันที่ผ่านมา

    Ina abdishakuur wuxuu qayb ka ahaa kuwii bada ka eebsaday kenya, sidaa Mala xasuustaa

  • @aminawarsame2514
    @aminawarsame2514 13 วันที่ผ่านมา

    Abdi Samatar don’t distort the livestocks issue, the issue at hand has been monopolized by one person and it’s equally affecting the whole of Somalia:

    • @HilaacR
      @HilaacR 9 วันที่ผ่านมา

      The main port where most of the livestock where shipped was berbera around 2 million livestock are blocked in the country side of berbera and close regions.2 million isn't small number and come from every where somali live

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 13 วันที่ผ่านมา

    Aad iyo aad ayey umahadsanyihiin xildhibanka iyo sanatoria doodahaasna waa iney kasii wadaan dhalinyaradii waligood ahaa hogaanka dalka

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 13 วันที่ผ่านมา +2

    Cabdi Samatarow, 35 sano ayaad Walaweyn u samirtay oo aad lahayd sidan way dhaami oo umadda way isu keeni, kuwa goostay ayaa khaldan, laakin, maanta quus ayaad ka taagan tahay. Walaahay, inaanay weligood daahirayn, oo aan laga heleyn madax iyo siyaasiin, dawladnimo, Somalinimo iyo daacadnimo umadda ku haga oo horumar gaadhsiiya.

  • @HornHelp
    @HornHelp 9 วันที่ผ่านมา

    Badbaado qaran iyo raggaan hadda qayladhaanta wada maxay ku kala duwan yihiin?

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 14 วันที่ผ่านมา +1

    Horaa looga waayey muqdisho cabdi ismaciil samatarow haa adigaaba saaqid ah yaa ku igmaday

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 13 วันที่ผ่านมา +1

      Caayda waa ceeb qofkana xoriyadiisa udaa ma ahan inoow waxaa aminsantahay inoow aaminsanado

  • @Gla277
    @Gla277 14 วันที่ผ่านมา +3

    Waa labo isku mid ah
    jaajuusiin
    Shalay xadan chiiqo bay wateen

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 13 วันที่ผ่านมา

      Kooxda
      Villada fadhido
      Ayaguna
      Waa jaajuusiin qalinki hayo
      Waxaa u dheer jahilnimo iyo Fulaynimo
      Waana Sababta Dalkii inuu Dalki inuu faraha Ka baxo qarka u saaranyahay.

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 13 วันที่ผ่านมา

    xasan dal xaraashe badii waa iibsaday asagoo dan gaar ah ka leh illaahey umada haka qabto.

  • @ahmedopil5112
    @ahmedopil5112 13 วันที่ผ่านมา

    Doodan waxa dhex taal u ah “ Waa inaynu fahamnaa “.

  • @mohamedhussein1311
    @mohamedhussein1311 13 วันที่ผ่านมา +1

    Kuwaan waxaa laga dhageeysanaa soow kuwi aan naqaanay oo sanado badan shaashadaha soo taagnaa shaqooyinkii loo dhiibayna weey ku fashilmeen hadana maxeey isu arkaa ineey dadka ugu horeeyaan war UMMADA SOOMAALI ka fariista

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 14 วันที่ผ่านมา +2

    Haddaan parliament jirin maad iska casishaan.

    • @MOHAMEDGEESI
      @MOHAMEDGEESI 13 วันที่ผ่านมา

      Waa baarlamaan hunguri CC iyo Professor kuba way sheegeen

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 13 วันที่ผ่านมา

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur walaalow qabyaaladda ka hadal, taas ayaa kuu bannaan.

  • @DadaalBadane-j8h
    @DadaalBadane-j8h 13 วันที่ผ่านมา +1

    siyaasi somali wax la aamino mahan maalin walba af cusub ayuu kuula inamayaa waxayna fiirsadaan danahooda shaqsiga haday maamulka meesha joogo kawaayaan wey mucaaradaan
    Iminka ina samatar muxuu kursiga ku helay sow qabiil maahan hadana wuxuu na leeyahay qabiil hala daayo
    Ina samatar isku hayb ayaan nahay waligii hal qof mashaqo geynin koob biyo ahna cid uma shubin markaas ayuu meesha hadal lasoofadhiyaa

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 13 วันที่ผ่านมา

    Walaweyn way isu yaqaanaan dhamaantood Cabdiyow , from Garowe ilaa Baydhabo iyo Kismayo.

    • @Keenadiid.
      @Keenadiid. 13 วันที่ผ่านมา

      Walaweyn waa degaan Dacar-budhuq lamid Oromooy Kkk. Sidoo kale reer Koonfureed haddaad Jeedo, dhanka reer Garowe waa reer Nugaaleed ka soojeeda North East.

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 13 วันที่ผ่านมา

      @Keenadiid. reer majeertania waa walaweyn marka laga reebo inta Zanzibar laga keenay oo ayagu jareer weyne naqanaaya. Markaa, miyaad ka xanaaqday in walaweyn laydinku Waco boowe?

    • @Keenadiid.
      @Keenadiid. 12 วันที่ผ่านมา +1

      Wallaahi Iidoor cid ka sanweyn kana afweyni ma jirto oo anigu rer Sanaag baan ahay. Geesta kale tolkaa Imikaba Oromoowba macquulna Inuu berri* Uraagoobo Hhhm.

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 12 วันที่ผ่านมา

      @Keenadiid. waa lagaa adkaaday, kol hadaad sanweyn iyo afweyn ka hadashay..ha..ha..ha is deji boowe , bela ma jidhe! Laakin, maxaad la xanaaqday annigu Sanaag jareer kuma ogeyne?

  • @Abdikani-k1d
    @Abdikani-k1d 13 วันที่ผ่านมา

    Somalia shirkii carta jabuuti aya god madow lagu Riday 4.5 Dad watay Qabiilkiiso Daganan awdal inuu 4.5 u soo gasho wakhtigan somalia one Man one vote oo ay Noqon lahayd na xiligan laga Booday

    • @MohamedDubad-v4x
      @MohamedDubad-v4x 13 วันที่ผ่านมา +2

      War wadan cusub dastuur la wada qortay cusub magac iyo calan lay isku racay hala dhiso walibana xisbiyadi 60s kii jiri jiray syl, usp hala so celiyo.

  • @AliAhmed-dn7dw
    @AliAhmed-dn7dw 14 วันที่ผ่านมา

    Labaduba cidna wakiil Kama aha. Ciidan iyo calaf midna dowladnimo kuma sookordhinkaraan.

  • @Bureqamohamed
    @Bureqamohamed 11 วันที่ผ่านมา

    Malahin cadow xamar kadaran aduunka somalia ugu necbhy

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 14 วันที่ผ่านมา

    Baarlamaan laga diiday deegaanka uu kasoo jeedo yuu matalaa baraka beele

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 11 วันที่ผ่านมา

    Illaahoow ha i dilin anoo somaliland oo aqoonsi hesha arag

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 14 วันที่ผ่านมา

    Barlamaanka somalia waa Xerro Geel:
    Waa hadal Ciyaal suuq: No 1

    • @AbdiqaniFarah-e3l
      @AbdiqaniFarah-e3l 14 วันที่ผ่านมา +2

      Waa ereyga ugu habon ee lagu qeexi karo barlamanka somalia

  • @BURHANYUUSUF
    @BURHANYUUSUF 13 วันที่ผ่านมา

    Lkin bahasha ugu yaraan Hal qof oo mucaarad ah inlasoo fadhiisiyo bey aheede naga wada dhageysi malahn.

  • @omarmohamednur5059
    @omarmohamednur5059 13 วันที่ผ่านมา

    لوسمحت يا بروف
    . 🎙dhalinta ceeb ma lahan ee ha la yaabin, Reer hel adigaa meesha ku jooga mar ha dhibsan ee waxii aad la xalin karto la qabo ''38.04

  • @AbdiHassan-h4b
    @AbdiHassan-h4b 13 วันที่ผ่านมา

    M/weyne xasan sheekh weligaa na hogaami? Waayo kuwaan markaan arko walaahi waxaan is dhahaa kuwaan amey ku xukumaan ?

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 13 วันที่ผ่านมา

    Kuwan halkan ka hadkeya ,waza wanaagsaneed horta inta aaney dhaliyarada hor imaanin oo aaney waanin, in ay horta waxa ay ku hadli jireen ee dhegeeystaan?
    Munaafiqnimada Ilaahey dadka wuu ku ciqaaba.
    Samatar, Abdiraxman, iyo inta halkaa la fadhida ee dadka la hadleyoow Ilaahey ka baqa oo munaafuqada joojiya.

  • @zews
    @zews 11 วันที่ผ่านมา

    1:35:57 Xamar somalidii kale iska daaye hawiyihii baa kala sheeganaya oo nimanbaa isku haysta gudoomiyahii iyo duqii

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 9 วันที่ผ่านมา

    mucaad waa dowlaadnimo asalkeeda. lakiin idiinka ladanka raba dalka meeshu ku socdo sababto idiinka xildhibaano ah shacabka uu sheegtan.

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 12 วันที่ผ่านมา

    Is casilad siyaasiin shacab u naxaya hadaa tihiin
    Hadii kale qiiro jabaan naga daaya

  • @arafadmohamudali9395
    @arafadmohamudali9395 13 วันที่ผ่านมา

    Waxaaan ku baaqi lahaa in shacabka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool caasimada iney madax wayne xassan sheikh ay garoonka diyaaradaha ka hor istaagaan inuu kasoo dago asagoo itoobiyaan dabada kuwata.
    Wlh waa murugo iyo ciil in maanta oo 2025 ah uu nin sheegtay xilki ugu sareeyey wadanka itoobiya noo keeno 😢😢😢

  • @qaduurabinuqaduur2704
    @qaduurabinuqaduur2704 14 วันที่ผ่านมา

    Canaan Waxba ma taraysee Xal keena Somali Professor, Don't tel problem without Solution

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 11 วันที่ผ่านมา +1

    Berri kuwanina haday madax noqdaan wuxuun musuqmaasuqi ee haku daalina nin walba intuu wax rabo waa atoore

  • @suleimanhassan2600
    @suleimanhassan2600 12 วันที่ผ่านมา

    Ninkan wariyaha soo ma ahayn in dhuux hadalda siyaasiinta chance na siiyo ,kadibna Listaga sualihiisa kusocdo ,waayo waxaan dareemayaa in Ka dhex galayo hadalada masuulinta