WAREYSI XASAASI AH:-Mucaaradka iyo Villa Somalia,haddaba xagee ayuu ku socdaa dalka?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 44

  • @mohamedaddow1804
    @mohamedaddow1804 2 วันที่ผ่านมา

    Hoosoow waa nin oday ah oo shacabku ubaahan yihiin inay inbadan dhagaystaan. Waraysiyadiisa hala soo badiyo🙏

  • @MaxamedCabdiwali-j8i
    @MaxamedCabdiwali-j8i 4 วันที่ผ่านมา

    Masha allah aqoon yahan waa nuucan ee ma ahan kuwa dadka kala geeya masuul hadalka fiican allah kugu sugo

  • @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf
    @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf 7 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha ku xafido aaminsanaantaada waa mid xaqiiq ah waana khatar in qofka somaliga ah inuu xukunka markuu dibada ka joogo hadal fikir fiican yahay hadhowna wixiisa qasto oo aan kiiba ahayn inay daacad ka tahayna waa laga yaabaa balse ninkaan oo kale somali ayaa u baahan ee allow asagoo kale somalia u siyaadi

  • @noorabdisharif5220
    @noorabdisharif5220 5 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah aqooniyahan xikmadeysan 🎉

  • @hassan_macruf
    @hassan_macruf 7 วันที่ผ่านมา +4

    Abdi Adan Hosow the Legendary❤❤❤

  • @abdirashidmohamud6550
    @abdirashidmohamud6550 7 วันที่ผ่านมา

    Maa Shaa Allah. Waa nin wadani ah oo xigmad badan. Alle ha ku garab galo.

  • @AhmedNurXaafid
    @AhmedNurXaafid 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waa mid geeljirta ka mid ah oo ku leh guuleyso adeer xigmadaada waa ideeqday

  • @rocky4066
    @rocky4066 7 วันที่ผ่านมา +1

    runsheeg waa kan dalkiisana u damqanaayo qiiro waddaniyad leh maasha allaah

  • @HashimOsman-d3e
    @HashimOsman-d3e 6 วันที่ผ่านมา

    Waan jeclaan lahaa lakulanka wllky

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 8 วันที่ผ่านมา +3

    Dr.Cabdi Adan waa waxgarad siyaas ah laakiin looma baahna aqoon ee jaahil ayaa loo-baahanyahay xilligaan.

    • @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf
      @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf 7 วันที่ผ่านมา

      Saxib ha oran qofkaan oo kale allaha inoo badiyo qof aad u wanaagsan ayaan rabnaa ee aqoon laawe ama tuug ma rabno

    • @Moabdi35
      @Moabdi35 5 วันที่ผ่านมา

      ​@AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf fahan dalka madax loogama dhigaayo uu ka wadaa

  • @2daysago_
    @2daysago_ 7 วันที่ผ่านมา

    Wareeysigan jawi dagan waan ku raaxeystay......qof aad isku mowqif tihiin isku si wax uaragtaan markaad dhageeysaneeyso waa ku raaxeesanee wlhi.
    Masuulkan ilaahi habarakeeyo inkastoo xogohoo si dowladeed ama diblomaasi uhadlaayo oo waxaan kasii jeclaan lahaa inuu waxba uqarinin dowladanimada somaalida oo qashinka ah... ilaahi habarakeeyo wasiir hosoow

  • @cmoha990
    @cmoha990 9 วันที่ผ่านมา

    Waa hagag hoosow nin aqon leh tariikhda og wayahay balse sual ayan weysiin lahaa aqoon yahayka somaliyeed intan garto 2010kii laga bellaabo illa manta waxan maqlaa aqoon yahay si fiican u hadlayaa lkn markee xil qabtaan waxba isma badellaan sirtu xagey ka qurunsan tahay🤔
    Waxan baarey dalalka hore u marey ee dadkoda wax u qabtey dalkodana hagaajiyey waaa aqon yahano lkn ku weyna 33sano wax aay qabtanba waxba mahagayo allow sahal amuuraha 🤲

  • @MaxamedCabdiwali-j8i
    @MaxamedCabdiwali-j8i 4 วันที่ผ่านมา

    Waxan daawaday 1h and 38 min oo halsano jaamacad ah u dhiganta mahadsanid mudane

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 8 วันที่ผ่านมา +3

    Bro can you imagine a country that leaders,xamaz,aden madoow,fiqi & wasaar TikTok 😂😂 is just like that story of lorry & truck 😂😂

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 9 วันที่ผ่านมา

    Ninkan waa nin fican qiimo leh tayo leh ❤

  • @rocky4066
    @rocky4066 7 วันที่ผ่านมา

    wareeysigaani waa mid dhaxalgal ah oo wax badan iftiiminaayo

  • @AbidiMohamed-ih7fb
    @AbidiMohamed-ih7fb 7 วันที่ผ่านมา

    Magaca hawidaar waxa bixiyay qoraa ibraahin hawd

  • @ahmedmaxamed5890
    @ahmedmaxamed5890 4 วันที่ผ่านมา

    Lakin ustaad. Inuusan ogayn baa laga yaaba. In marykanka uusan gantaaldii. Turkey ka qaadin oo wali sidii u yaaalan

  • @rocky4066
    @rocky4066 7 วันที่ผ่านมา

    bangaladesh oo kale sidii looga eriyey shekha hasina oo aheyd madaxweynihii bangaladesh

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl 7 วันที่ผ่านมา

    "Hoosaow wa daciif ah oo dhuuni raaac ah. ee uun calooshiisaa u shaqeyta aoo misa aan oo aan innaba aan damiir lahayen.*
    "Halloo anni harti ki baridi, mo oo dhugni."

    • @AA-uf3bl
      @AA-uf3bl 7 วันที่ผ่านมา

      Duf ku bax.

    • @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf
      @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf 7 วันที่ผ่านมา

      Afkiisa iyo uurkiisa ma is khilaafsan yihiin wax wanaagsan ayuu sheegayaaye

    • @AA-uf3bl
      @AA-uf3bl 7 วันที่ผ่านมา

      *Haddaad aqoon u lahaan layayd, wallaadan dhuuso, hahaa waa dhhuus i, inaa ku aa miiniee Ina tuu Scotand ka soo carararey atuu shaqo ka dhgtay inuu wax ka wadank aka wax bililiqewysto meeshuu ka gaaro, Isaaga iyo shimboraha, shimbirahaa rahaan dhagwyan lahaa.*

    • @AA-uf3bl
      @AA-uf3bl 6 วันที่ผ่านมา

      @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf Wuxuu sameeyaa waxaasoo idil ka daran. Waa khaa'in calooshiis u shaqeysta ah oo n dad iyo dal toona dan ka lahayn.

  • @ahmedmohamud1619
    @ahmedmohamud1619 5 วันที่ผ่านมา

    Mid aniga Pm nugu matalo, koronta ayuu kashaqeen jiri walee.
    😂😂
    He never went to school

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 9 วันที่ผ่านมา

    wareysigu wan dhammeystey lkn su'aal ban qabaa? nikan waa qoloma?

    • @Thebattleofthehorn
      @Thebattleofthehorn 9 วันที่ผ่านมา +1

      Digil iyo mirifle weeye ama raxanweyn

    • @cismaanxasan6555
      @cismaanxasan6555 8 วันที่ผ่านมา

      @Thebattleofthehorn kan cmal bay u baahan thy markaa somli cidduu rabo haka dhasheee

    • @hassanadan74
      @hassanadan74 6 วันที่ผ่านมา

      Geeljirihi usheegay Ayad ka mid tahay...why do u care about his tribe? Arinka muhimadisi ka qaado

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 9 วันที่ผ่านมา

    Nio editinka iska habee dooda meesheda xasaasiga ah ka bilow

  • @rocky4066
    @rocky4066 7 วันที่ผ่านมา

    shaqsiyaadka ninkaanoo kale oo hadalkiisa qiimaha u leh bulshada in lagu baraarujiyo waa in la badiyaa barnaamijyada sidaanookale si bulshada loo baro qiyimka waddanka uu u leeyahay shaqsiga

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 5 วันที่ผ่านมา

    Wey wey nin heer sare qatar ah aqoonyahan aftahan aftahan dhalay.

  • @User-s8x2d
    @User-s8x2d 8 วันที่ผ่านมา

    Tabar yaro nahaysa ma ahee waa doqonimadeena.

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 9 วันที่ผ่านมา

    itoobiya hadeey xoog wax noga qadan karto marhorey qadan lahed itoobiya badwa qabijirtay iratareeya haka rasato soomaali badqadsha ku arki meso

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 9 วันที่ผ่านมา

    Xasan xaraash waxaa hadda ma awoodo jaalle hoosow adigana waxaa iiga kaa muqata in xil raadineyso, jaalle xasan Dhiiqo Beerta ayuu ku jiraa, waa Qaa,in .

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 9 วันที่ผ่านมา +1

    Dhibaatada ugu ween waxaa weyo dadka maxa tiriga ah 99% ma fahmayan waxaa uu hosow ka hadley keliya waxa fahmayo 1% oo maxatiriga ah oo dadka meymayga ah ladhaqmey somalida maxaa tiriga ah ma ahan dad sharciga iyo nidaamka kudhaqmo keliya cabsi Moye lkn bulshada Raxaween ta ah iyo jarerka ba waa nidaamku nool

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 9 วันที่ผ่านมา

    Reer kan Isaaq ama SNM iyaga ayaa gud isku ridey oo waliba kusii indha adag aa somalida inteeda kale in la bedbadiyo ayaan u arkaa oo xaduudka cusub aa somaliya iyo Ethiopian la jexo siyaasada socoto 2bada Dhinac ba iima luqado xuduuda Somalia ledahey oo SSC Khaatumo ka shisheyo sidad donto udhig adiga

    • @AbidiMohamed-ih7fb
      @AbidiMohamed-ih7fb 7 วันที่ผ่านมา

      Isaaq maxaa keenay meesha . Waryaa ilaahay yaqaanna

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 9 วันที่ผ่านมา +1

    SOMALI AQOON WAXBA UMA TARTO,HASSAN SHEEKH DR AYU WATAA.

    • @Queenfatxa1
      @Queenfatxa1 8 วันที่ผ่านมา

      Xassan sheikh Dr😂😂 where did he get suuqa bakaaraha?😂😂we have to check that😂😂

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 4 วันที่ผ่านมา

    Somaliland lama dhayal San karo