Waraysiga Wasiirkii Hore ee Abdisaid Muse Ali | QAYBTA 1-AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 51

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 13 วันที่ผ่านมา +3

    Abdi saiid ali muuse wa qof qiima badan oo dadkiisa u sok shaqeeyay
    Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal ❤❤❤

  • @falatoking1761
    @falatoking1761 16 วันที่ผ่านมา +5

    Abdisaid legend. We need more of people like you in the next term.

  • @abdiwalisayid8304
    @abdiwalisayid8304 16 วันที่ผ่านมา +3

    Waa waraysi aad u qiime badan, wasiir Cabdisaciid aniga macallin buu ii soo noqday kahor intuusan wasiir noqon, waxaan ku tilmaami karaa inuu yahay mid kamid ah macallimiintii ugu wanaagsanaa ee isoo maray xauustaydana ku haray.

    • @moabdi9
      @moabdi9 7 วันที่ผ่านมา

      xagee macalin ka aha

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 17 วันที่ผ่านมา +3

    Mahadsanidiin, wasiir ka iyo bahda warbaahinta

  • @SacdaShoodhe
    @SacdaShoodhe 15 วันที่ผ่านมา +3

    wasiir wadaniya waa markii ugu horaysay aan arko

  • @yahyejama2150
    @yahyejama2150 11 วันที่ผ่านมา +2

    Wadanku halkuu ka kici laaya'ay ayaan is waydiiyaa, shaw waa wadan si walba ilaahay loogu caasiyat

  • @burhanmohamed2622
    @burhanmohamed2622 16 วันที่ผ่านมา +5

    Minister Abdi said , "A Technocrat and Professional in governance especially with national security .

  • @savethevision6591
    @savethevision6591 17 วันที่ผ่านมา +12

    Sxb background sound-ka inuu muuqaalka dhan lasocdo sax maahan😢.

  • @abdulqadiromar1436
    @abdulqadiromar1436 17 วันที่ผ่านมา +2

    Mansh Allah waraysi dhaxal gal ah

  • @alikoor
    @alikoor 12 วันที่ผ่านมา +1

    Aad baan u la dhacay waraysiga adeer cabdisiciid

  • @abdulkhaliqismail6919
    @abdulkhaliqismail6919 17 วันที่ผ่านมา +1

    Waraysi taariikh reeb ah oo qiime badan. Guulayso Agaasime Ilkacase

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 17 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkaan waa wadani soomaaliyeed.

  • @cabdiwalinasta1468
    @cabdiwalinasta1468 19 วันที่ผ่านมา +1

    Wasiir abdisaid

  • @cabdiwalinasta1468
    @cabdiwalinasta1468 19 วันที่ผ่านมา +2

    Abdisaid

  • @AbdulAli-gy5eg
    @AbdulAli-gy5eg 14 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb background musica hadaan adiga ahaan laha waa ka reebi laha waraysiga

  • @AbdifataaxMaxamed-p9e
    @AbdifataaxMaxamed-p9e 17 วันที่ผ่านมา

    Guulayso mudane

  • @mohamadfarah1792
    @mohamadfarah1792 17 วันที่ผ่านมา +2

    Waxyaabaha ay ku amaaneed dawladi uu madaxda ka ahaa farmaajo waxa ka mid ahayd sida masuulkan rag waxbartay, khibrad ulahaa shaqada ay qabanayeen lkn kuwa manta allow sahal weeye aan farahooda kala garaneen.

  • @AbdallahBotan
    @AbdallahBotan 18 วันที่ผ่านมา +3

    Talo soojeedin: Podcast-ga ka saara background music-ga.

    • @TheIsbahaysi
      @TheIsbahaysi  18 วันที่ผ่านมา +2

      Codka muusigga miyaa saa'id u dheer mise cilad kale ayaad ku aragtay

    • @AbdallahBotan
      @AbdallahBotan 17 วันที่ผ่านมา

      @ Aadna waa u dheetyahay. Sida standard-ka podcast-ga ahna, background music lama saaro. Haddii aydaan idinku style cusub billaabayn.

    • @TheIsbahaysi
      @TheIsbahaysi  17 วันที่ผ่านมา +2

      @@AbdallahBotan Mahadsanis mudane, waa talo wanaagsan, marka xiga codka waan hubinaynaa isu dheelli tirka

    • @mohamedabdirahman4433
      @mohamedabdirahman4433 17 วันที่ผ่านมา

      ​@@TheIsbahaysiAad iyo aad ayn usoo dhoweyn channel Kan cusub waxana kaaga mahadcelin inad masuulkan ku bilowday waxan kaaga Codsan lahaa inaad sidoo kale raadisaan waraysina ka qabataan Ambassador Jamal wasiirkii hore ee Qorsheyta Omar wasiirkii hore ee duulista Fosiya Wasiirkii hore ee Caafimaadka waxan is leeyahay xog badan ayey hayaan .

    • @mohamoudsalah9738
      @mohamoudsalah9738 16 วันที่ผ่านมา

      Maya maba fiicna, mida kale barnaamijka goos-goos ayaa loo malaynayaa.​@@TheIsbahaysi

  • @AbdifetahIOmar
    @AbdifetahIOmar 14 วันที่ผ่านมา

    Comment: horta qofka marka uu hadlayo ka dhaafa musican macno darada ah iska socda. Dhinaca kale wasiirka ana siyaasiga somaliga marka uu xilka haayo waxba ma xaliyo oo xilkiisa fiirsada marka xilka laga qaado waxa is leedahay waa kii xalka soomaliya haya.

  • @doctorsaednuunow5720
    @doctorsaednuunow5720 14 วันที่ผ่านมา +1

    Qeybta 2ad aaway

    • @TheIsbahaysi
      @TheIsbahaysi  14 วันที่ผ่านมา

      @@doctorsaednuunow5720 Caawa 8:00pm ayaan baahin doonnaa IA. Mahadsanid

  • @mohamedmuse5647
    @mohamedmuse5647 16 วันที่ผ่านมา +1

    Waa maxay badawnimada intan leeg ee waraysiga music lagu dul qabtay

  • @folaadtv9943
    @folaadtv9943 17 วันที่ผ่านมา +1

    Fadlan kareeba codkan background kabaxaya oo qasaya qofka dhagaystaha.

  • @Abduldabeyl
    @Abduldabeyl 4 วันที่ผ่านมา

    walal waa barnaamij wanaagsan hayeeshee Durbaanka gadaal laga tumaya inaad kadeyso ayaa qurxur badneyd

  • @farhanhassan72
    @farhanhassan72 14 วันที่ผ่านมา

    Waxa la leeyahay somaliya maxay u horu mari wayda kan iyo xasan baa madax u noqday 😢😢😢

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 18 วันที่ผ่านมา

    Wasiir cabdi Saciid

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 14 วันที่ผ่านมา +1

    Koshoniito anagu somaliland ahaan baranboori ban u naqaana oo cundad bahal layidhaa banu kala bixi jirinay si anu fataatiirta ugu ciyaarno

  • @suugaan
    @suugaan 16 วันที่ผ่านมา +1

    5min hordhac ah ma hooyadaa baa DATAda noogu shubtay

  • @ibrahimkahin5546
    @ibrahimkahin5546 17 วันที่ผ่านมา

    Adeer lama dhegaysan karo waxaan musigba ku jira

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 17 วันที่ผ่านมา +4

    Wlahi nin kan waxbadan iso xasusiyay arimaha jowhar, wa runtis hotel shil ka dhacay wa jira, dugsiga sare jowhar, warshada, iyo bulshada siday u nolayd, qabil lagama aqon, wlahi wa berisamad wasirka wa nin qali ah

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 16 วันที่ผ่านมา

      Lakin si fican uma qeexin magalada Jowhar sidan qabo!

  • @AliFarahelmi
    @AliFarahelmi 14 วันที่ผ่านมา

    Afsoomaaliga waa inaad barataa hadda wuxuu kahadlay waxna Kama fahmin

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 17 วันที่ผ่านมา

    Weriye wasirka telfonkisa iso dir, an u mahad celiyo iyo dad badan ayan waydin la has

  • @abdiwahaabcirgujejournalist
    @abdiwahaabcirgujejournalist 18 วันที่ผ่านมา

    Codkarkii Caanka ahaa Soo rogaal celi ceesh qiyaasak Yaasalaam

  • @Faatihahmed
    @Faatihahmed 16 วันที่ผ่านมา

    5 daqiiqo dhan ayaa hordhac laga dhigay aad ayay u badan tahay.

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 17 วันที่ผ่านมา

    Faashilkii lahaa alshabab haloo dhiibo wadanka sow mahan?

    • @AhmedAbdirahman-r6u
      @AhmedAbdirahman-r6u 2 วันที่ผ่านมา

      A.S Wadanka haloo dhiibo dad badan baa qabo oo aniga kamid ah waana sida ay nalatahay miyaad nagu colaadineysa fikirkeena.

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 18 วันที่ผ่านมา

    Wareysi cajiib xaqiiqo ku saleysan

  • @Somalia-1991
    @Somalia-1991 17 วันที่ผ่านมา

    Introduction ka waa 7 daqiiqo maxay tahay 😂

    • @TheIsbahaysi
      @TheIsbahaysi  17 วันที่ผ่านมา +1

      Walaal Next time ka aaa soo koobaynaa. Waa xalqaddii 1-aad.

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 17 วันที่ผ่านมา

    Wlahi reer jowhara halkan isku helay waaw wa farxad bay itahay, kaga daran zambia wa masha an wax ku bartay wlahi cajib, waxan jogi jiray anigo ardi ah, magalada lusaka, ndhola, coperbeld, kasama bay,

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 6 วันที่ผ่านมา

    Weriye booc booc ninka hadalka haka dhexgelin udaa ha hadlo .