EXCLUSIVE: Weerarkii Westagate iyo Soomaalida Kenya, Doorashadii Cabdullahi Yussuf|Amb. (Americo)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 46

  • @Abdijaliil
    @Abdijaliil  9 วันที่ผ่านมา +3

    Fadlan Subscribe noo saar Kanaalka si aad nooga dhiirogaliso Barnaamijyo kana lamid ah. Waxaanu Hiigsaneyna 200K 🎉. Mahadsanidiin

  • @Subxanalah
    @Subxanalah 14 วันที่ผ่านมา +11

    Amb maxamed cali America wa somalida nadiifka ah e manta jogo wadani dhab ah dacadnimo leh ilahey ha xafido wa mahadsan tahay Abdijalil

  • @ahmedsulubhaji9782
    @ahmedsulubhaji9782 11 วันที่ผ่านมา +1

    I met the Amb at Dubai Airport in 2018 at the taxi pick up zone. His humility was implicit. Great man

  • @wardiade1840
    @wardiade1840 8 วันที่ผ่านมา +1

    Guuleyso Ambassador.
    Soomaali oo dhan qof kaa GOBSAN kuma jiro, Allaha kula garab galo umada baahida gaarka ah leh caawintooda, aamiin.

  • @mohajama7313
    @mohajama7313 5 วันที่ผ่านมา

    Dadka sidaan oo kalee ah somalida maanta joogto aad bay ugu yaryihiin Allah hakuu xifdiyo cimri dheer iyo caafimaad farxad ku waar.

  • @YaxyeSaid-d5n
    @YaxyeSaid-d5n 14 วันที่ผ่านมา +1

    Apdi jaliil mahadsanid wll dadkaan oo kle noo keen waa dad kudayasho mudan ❤

  • @abdikariin5471
    @abdikariin5471 13 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah wa nin wanaag iyo adkeysi ku suntan.

  • @Mohamedibrahimhassan
    @Mohamedibrahimhassan 7 วันที่ผ่านมา

    Asc Wll abdijalil Wa mahadsanthy. Amb cali america Wa tusaalaha nool e gobnimada, dhqan wanga, bini-adanimada, Howsha oo umada somliya u haaya Allah la garab galo ,jazadisana janatul-fardowza Allah ka yeelo asiga io ahelkisaba 🙏

  • @mohametsugulle4081
    @mohametsugulle4081 11 วันที่ผ่านมา

    Masha allah waad ku mahadsantahay so baldhiga dadka sameeyay camalka wanaagsan

  • @CamuYazzer
    @CamuYazzer 14 วันที่ผ่านมา

    mashalah A.jabar & Amps Mohamed adbad u majsantihin !
    اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .

  • @HSougueh
    @HSougueh 14 วันที่ผ่านมา

    Masha allah waad ku mahadsantahay so baldhiga adka guruxdabadan

  • @Duale571
    @Duale571 14 วันที่ผ่านมา +2

    Maxamed Cali Americo wuxuu ka mid yahay Siyaasiyiinta aan taageero waana nin reer Magaal ah Humble xagaagii dhowayd waxaan ku arkay Minnesota waan salamay wuu noo istaagay

  • @abdinourgabsas
    @abdinourgabsas 11 วันที่ผ่านมา

    Good interview💯

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 14 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 14 วันที่ผ่านมา

    Ambasadorka waa dadka ugu sharaf badan somalida

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 10 วันที่ผ่านมา

    MaShaAllaah Wareysi xiise leh Ambassador Americo. M'Ali. SxbGuuleyso soo noqo kusoo noqo siyaasadda beryahan kuma sii aragno, isku ciyaalkena xaafadda Manapolyo Bondhere.

  • @khalettyre
    @khalettyre 14 วันที่ผ่านมา

    Maansha allah waa waraysi qiimo badan

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 11 วันที่ผ่านมา

    Interview igu fiicnaa abid aan dhagaysto am pastor thank you for your service and support ❤

    • @SenseQuran
      @SenseQuran 7 วันที่ผ่านมา +1

      Ambassador 😂 not pastor

  • @Duale571
    @Duale571 14 วันที่ผ่านมา +3

    Camera cajiib ah ayaad isticmaalin sxb horumar wacan

  • @mohamedshieqhasan6651
    @mohamedshieqhasan6651 13 วันที่ผ่านมา

    Amb-americo waa soomalida dunta wanaagsan ilaa xad allaha xfidiyo dalka iyo dadka baahan xaqiiiq. Abdijaliil Mahadsnid adna saaxiib.

  • @Liibaanmaxamed-y1m
    @Liibaanmaxamed-y1m 3 วันที่ผ่านมา

    1:22:15

  • @Misantubee
    @Misantubee 10 วันที่ผ่านมา

    Abdi jaliilow musica backgroundka magaciisa iisheeg wll

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 14 วันที่ผ่านมา +4

    Talo aan ku siiye cid dawanaysa video clip saacad iyo badh ahi waa yartahee, 3 ilaa 4 video clip uu kala jabi si views hagaagsan uu heshid oo dadku si wacan uu dawadaan lkn midka dheer waa lagu caajisayaa.

    • @Salaado-gu6re
      @Salaado-gu6re 13 วันที่ผ่านมา

      Podcast macnihiisa ah in wax la dhagaysto 2hr+ ayaaba laga dhigaa badnaa

    • @mustapharooraaye3522
      @mustapharooraaye3522 13 วันที่ผ่านมา

      @Salaado-gu6re lkn 2hr aqoon ah wala dhagaysan karaa lkn 2hr waraysi ah uu malayn maayo in la dhamaysanayo

  • @AddallaShow
    @AddallaShow 11 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaan is weeydiiyaa dadka Sidaan khibradda u leh, ee kartida leh why aanan loo rabin inay qaranka u shaqeeyaan halka manta hay,adaha dowladda ay buux dhaafiyeen ciyaal aan micna lahay aqoon iyo khibrad midna aanan lahayn.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 14 วันที่ผ่านมา

    Wadankii oo dhan
    Ayaa maanta xaraash dhismayaashi dibadana
    waa la soo dhameeyey

  • @xaawodagan6732
    @xaawodagan6732 14 วันที่ผ่านมา

    Mr america

  • @Lightchannel92
    @Lightchannel92 14 วันที่ผ่านมา

  • @MUUMIN252
    @MUUMIN252 14 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉❤

  • @lamahuraan9590
    @lamahuraan9590 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ninka iibsaday maxaa looqari yay maa dadka loo bandhigo xumaantiisa halaga barto dadkee

    • @YasinAhmed-u3i
      @YasinAhmed-u3i 14 วันที่ผ่านมา

      Muxuu iibsaday wallo dambiga maad iska daysid wallo

    • @BulbulSultan
      @BulbulSultan 14 วันที่ผ่านมา

      Muxuu ibsadey walaal ha u qarin

  • @amosnaftali2495
    @amosnaftali2495 14 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhhh Abdi Xirsi waa al Ittihad iska jira somaliyay

    • @jamaabdulkadirmohamed
      @jamaabdulkadirmohamed 14 วันที่ผ่านมา

      maxaa cadeen haysa?

    • @keykey2594
      @keykey2594 13 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@jamaabdulkadirmohamedwaa itixaadkii bosaso ka dagaalamay 1992dii. Waxana shegay xasan dahir aways.

    • @amosnaftali2495
      @amosnaftali2495 13 วันที่ผ่านมา

      @@jamaabdulkadirmohamed dagaal kuu ku jiray 1992kii Gobolka Bari ee Puntland Hassan Dahir Aweys baana soo qarxiyay

    • @amosnaftali2495
      @amosnaftali2495 13 วันที่ผ่านมา

      @@keykey2594 sax

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 13 วันที่ผ่านมา

    Americo ma hawiya mise daarood

    • @AbdirahmanTraveler
      @AbdirahmanTraveler 10 วันที่ผ่านมา +1

      Maxaad ku faleysaa cida uu yahay?

    • @MahamedAbdirashid-k2y
      @MahamedAbdirashid-k2y 8 วันที่ผ่านมา

      Waa abgaal

    • @mohajama7313
      @mohajama7313 5 วันที่ผ่านมา +1

      Waa shaqsi iyo muwadin qalbi wanaagsan karamo iyo sharaf mudan

  • @OdowaaAadan
    @OdowaaAadan 13 วันที่ผ่านมา +1

    Podcast baa layska wada furanayaa lamana garanayo sida dadka waraysi looga qaado