Horumarinta WAX AQRISKA (Hordhac) ...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 83

  • @abdikarimmusse791
    @abdikarimmusse791 4 ปีที่แล้ว +1

    Tani waa koorsadeydiii jasakallaah ustad TOT DOCTOR

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว

      Ka faaiideyso kadibna dhaqangeli, guuleyso bro.

  • @abdirasaksidaw7038
    @abdirasaksidaw7038 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a dr aad iyo ayaad ugu mahadsan thy

  • @Maryama-idil
    @Maryama-idil 3 ปีที่แล้ว

    Rabbi haku xafido dr Adnan
    Jazakallahu khair❤
    📚

  • @bossofficial8779
    @bossofficial8779 3 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you so much dr adnaan

  • @Fardowsaxasan048happy
    @Fardowsaxasan048happy 3 หลายเดือนก่อน

    M.a allah ❤

  • @arwaaxfiidow1741
    @arwaaxfiidow1741 4 ปีที่แล้ว

    Masha.allaha Dr adnaan aad ayaad u mahadsnathy sidaa ugu dadaaleysa wax akhiriska in la kor dhiyo ajir iyo qeyr allaha kaa siiyo aduun iyo aqiraba

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว

      Aamiin walaashey Arwaax, Aqriyaha maanta waa Guuleystaha maanta.

  • @hudakhadar3185
    @hudakhadar3185 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahad dabray wll qali

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah Dr adnaan thanks

  • @mareeg368
    @mareeg368 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr adnan bro , waa koorsooyin bulashada anfacaayo, hore u sii wad

  • @noloshaxayawaanka3160
    @noloshaxayawaanka3160 4 ปีที่แล้ว

    The one and only Dr motivation thankz this's my lesson
    Dhaxaan u oomana allh keep you bro

  • @naalashusseinmedia3396
    @naalashusseinmedia3396 4 ปีที่แล้ว +3

    Sidoo kale waxan aan ahy arday caafimaad barta waliba medcine waxa aan rabnaa in aad noo soo badisid video yada nolosha arday dhigta medcine

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah waaan ku dadaalayaa codsigaaga fulintiisa. Mahadsanid Naalas.

  • @saiidbarahow5301
    @saiidbarahow5301 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allahu Dr point Soo Qor adigoomahadsan

  • @rayaanxusen3238
    @rayaanxusen3238 3 ปีที่แล้ว

    Thank you dear doctor

  • @faizamohamed9378
    @faizamohamed9378 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah Doctor
    جزاك الله خير

  • @sahraabdi5813
    @sahraabdi5813 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah Dr

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah dr illahey haku sharfo waad noo faaiideysay

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว

      Aamiin dhamaanteen, mahadsanid Hussein Abdullahi.

  • @sacadjibril7837
    @sacadjibril7837 4 ปีที่แล้ว

    Maansha alh macalin aad baan ugu baahnaa

    • @sacadjibril7837
      @sacadjibril7837 4 ปีที่แล้ว

      Macalin arday sanadkii koowaad ku jiraan ahy ee medicine markaa anotomyigii maad soo wada galisay adigoo raali ah

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว

      @@sacadjibril7837 Waayahay insha Allah waan ku dadaaleynaa in aan soo dhameystirno sida ugu dhaqsiyaha badan. Mahadsanid.

  • @zahraahmed6217
    @zahraahmed6217 4 ปีที่แล้ว

    Dr mahadsanid 🥰🥰🥰

  • @ayaanwarsame1718
    @ayaanwarsame1718 4 ปีที่แล้ว

    Dr thanks

  • @Meelsan
    @Meelsan 3 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah Ustaad Runtii Waxaan Arkey muqalka hada dhow wacana kamid noqdey Ardeydada Waana Kahelay Waxaadna tahay Qof lo so Diray Cirib tirka jahliga Nooloow Ustad Dr Adnan Abadalla💎

  • @cawilahmed4000
    @cawilahmed4000 4 ปีที่แล้ว

    Misha allah wll mudo bdn lguma arag 💕💕

  • @xasanmaxamed3599
    @xasanmaxamed3599 3 ปีที่แล้ว

    M.a waxban kaa baranayaa xaqiqdi

  • @sihaamahmed5438
    @sihaamahmed5438 4 ปีที่แล้ว

    Dr ilaahey haka raali noqdo
    Ka soo hdl xasusta iyo wax kor dhiyo waxaan ahy arday medicine gaar ahaan laboratory 👏👏

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว

      Waa qorsheyneynaa muuqaalkaas insha Allah. Mahadsanid Sihaam.

  • @saiidbarahow5301
    @saiidbarahow5301 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allahu

  • @zuhayphayaanyuusuf3369
    @zuhayphayaanyuusuf3369 4 ปีที่แล้ว

    cimriga ilaahay haku dheereyo wlaal adnaan

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว

      Aamiin walaalkey Zuhayb. Mahadsanid.

  • @naalashusseinmedia3396
    @naalashusseinmedia3396 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr waan sugayy barnaamijkan

  • @Haji-Dayib
    @Haji-Dayib 4 ปีที่แล้ว

    English Article 221 Wpm
    Qormada Somaliga 225 Wpm Thanks Ustad

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว

      Maashaa Allah, Xawaaraha aqriska wuu wanaagsanyahay. Horay usoco walaalkey.

  • @shukrimohamed3195
    @shukrimohamed3195 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr aaad iyo aad ad mdsthy wax badan ka faidey horay usoco

  • @drmohamedyare1395
    @drmohamedyare1395 4 ปีที่แล้ว

    Manshaa allaaaaaaaah

  • @drssafa8339
    @drssafa8339 4 ปีที่แล้ว

    M.a Dr wa mahadsanthy sidad mrwalbo Ino dhiri galiso

  • @ahmedfayr5441
    @ahmedfayr5441 4 ปีที่แล้ว

    Dr ku salamaya
    Dr baryahan laguma arag

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว

      Mashquul aduun ayaa nakala lumiyey, waan sooo laabtay bro.

  • @drmohamedali7624
    @drmohamedali7624 4 ปีที่แล้ว +1

    Aaway waxaa ka sugeeye
    Urology residency
    Ina video ka soo sameeso
    Sidoo kale waxa ka sugeena a day in life urology residence doctor

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว +1

      Dr Mohamed Ali, Waan soo sameyndoonaa inshaa Allah xili dhaw.

  • @zakariyeyusufali8349
    @zakariyeyusufali8349 3 ปีที่แล้ว

    english 170
    somali 221

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah, Horay usii wad walaal Zakarie.

  • @drmohamedyare1395
    @drmohamedyare1395 4 ปีที่แล้ว

    Xagee kaala.soo.xidhiidhnaa mcln

  • @M26-d4f
    @M26-d4f 4 ปีที่แล้ว

    Mht mclin

  • @caaisha-cuudkooreeye174
    @caaisha-cuudkooreeye174 4 ปีที่แล้ว

    Wax akhrisku waa bar bilowka guusha iyo helid aqoon badan.
    Guulayso doctor casharada noocan ah aad bay u anfacaysaa soomalida.

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad Guuleysowalaashey Caaisha cuud.

  • @Cakaaraproduction
    @Cakaaraproduction 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll magacaygu waa muxuyadiin nin dhalinyaraa baan ahay oo claska 8 ah mxaan sameeyaa wxaana rabaa inaan
    Noqdo doctor sidee ubilaabaaa isla hda

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว +2

      M. Qays Dugsiga sare dhameey insha Allah, waxba habilaabin hada kudadaal waxbarashada Iskuulka.

    • @Cakaaraproduction
      @Cakaaraproduction 4 ปีที่แล้ว

      @@DrAdnanAbdallah dictor aad ayaad umahadsantahay adoo mahad san ma iisheegi kartaa meel aan kaala soo xidhiidho si aanay isu barano wll

    • @Cakaaraproduction
      @Cakaaraproduction 4 ปีที่แล้ว

      Oo talooyinka nolosha aan kaa faaiido

    • @Cakaaraproduction
      @Cakaaraproduction 4 ปีที่แล้ว

      @@DrAdnanAbdallah dictoore hadana aan hal xigmada kula wadaagee ( shayga adoo yarbaa laqabtaa siaad ugu weynaato shayga lama qabto adoo weyn saad u wanaajiso,)!

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว

      Waxaad igalasoo xiriirikartaa Facebook: Dr. Adnan Abdallah
      Instagram: Adnan_dr2

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 4 ปีที่แล้ว

    Students nursing ayaan ahy akhriskana waanu isku liidanaa

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว

      Muuqaaladaan 6da ka kooban markaa dhameystatid kadib isbadal fiican ayaad iska dareemidoontaa insha Allah.

  • @saiidbarahow5301
    @saiidbarahow5301 4 ปีที่แล้ว

    Sxb sare

  • @qatarwahabu3737
    @qatarwahabu3737 4 ปีที่แล้ว

    Wan ku xiiznay zxp❤

  • @saiidbarahow5301
    @saiidbarahow5301 4 ปีที่แล้ว

    First comment

  • @cawilmasruuri8307
    @cawilmasruuri8307 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Dr waan kaheley runtii lectures kaaga
    Wxan dhigtaa caafimadka qeyb kamid ah wxan rabaa inaan tloyin badan kaahelo saas darteed wxan rabaa inaad isheegto whatsap namberka
    Si aan kula soo xiriiro

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 ปีที่แล้ว

      Cawil waxaad igalasoo xiriirikartaa Facebook:
      Dr. Adnan Abdallah ama Instagram: Adnan_dr2