Aad iyo Aad baad u mhdzanthy Dr Waxaan ahy ardey fasalka afraad Eee dugsiga Sare dhigta kun jeer mhdzanid Dr waxaad dul mar noogu zamyzaaa cuntooyinka Aad iyo Aad ugu wngzan xagga fahamka 💕💥
@@DrAdnanAbdallah Draad io aad wlhi Lama soo kobi karo farxadeda waan rajeyna inan noqdo drs of oncologist wad ku mahadsan tahay dhiiri galinyada mar kowad io mar labad Hormar wcn wll qaali 🙏🙏🙏
Dr. Mahadsnid Alle Hakaa Abal mariyo
M.a wllky ajar allaha kaasiiyo wacyigaaga quruxda badan.❤
Allh kaa ja' said siyo Dr 🌸👏
Aamiin walaal Ikraminah. Mahadsanid.
The best motivation ✨ 💪
Dr waa mhsanthy wllhi
Mahadsanid ustaad adnaan alle haku barakeeyo wllo ustaad Doctor dhiirigaliye waad mahadsan thy kun iyo koow jeer
Dr allha Ku xafido wax badan ka faaiday
m.a 💝💝💝
Mhafsnd dr cadnaaan🙏🙏🙏
M.a my role model
Thnk you Dr adnan 👏 Allh ka ja sa'id siiyo saa waqtiga noogu hurtey si and horumar u gaadhno
Adaa mudan walaal Khadija.
Slo dhawow.
Thanks ustaadi cadnan wlhi mr dhow ayan kugu soo birey wx bdn ayan kaa faa,idey ilaah ajar iyo xasanad hakaa siyo shukran ❤
Welcome Walaal
Mahadsanid Dr 🙏
Adaa mudan wlaal Ikraan.
Masha allah Dr alle hakaa abaalmariyo wanaaga nala wadaageysid
Alle haku fududeeyo safarkaaga waxbarasho🙏🙏🙏🥰🥰
Aamiin walaasheey Mulki Sharif. Mahadsanid.
Mahadsanide dr-e
Adaa mudan walaalkey Yusuf.
Mnsha allah well done my role model 🥰🥰🥰
Guuleyso walaal Leyla.
mhdsnid Doctor
الله يحفظك ❤
Aamiin. Jazaakallahu kheyran Faiza.
Thanks
Mazha allha dr adnaan
Thanks
allH ha ku xifdiyo Dr
Aamiin walaal Mahadsanid Abdi aziz.
Aad iyo Aad baad u mhdzanthy Dr
Waxaan ahy ardey fasalka afraad Eee dugsiga Sare dhigta kun jeer mhdzanid
Dr waxaad dul mar noogu zamyzaaa cuntooyinka Aad iyo Aad ugu wngzan xagga fahamka 💕💥
Insha Allah waan qorsheynayaa mowduucaas insha Allah hadii waqtiga noo saamaxo. Guuleyso Moha Nur.
@@DrAdnanAbdallah hye Dr rabbi haku xifdiyo Aakhiro iyo aduunba❤💕
Masha allah Dr Alle haku xafido
Aamiin dhamaanteen walaal Naima. Mahadsanid.
M.a Dr allh kuxafido
Aamiin Thanks.
Alxm Waan ku faaiidey wallh chennelkan mahadsanid Dr Adnaan Anaga kuuma Abaal gudi karno Allah kaa Abaal mariyo thanks
Aamiin walaal Halimo Mohamed. Jazaakallahu kheyran.
Mzhalllah dr cadnan🥰
Mahadsanid Sunaari.
Masha Allah dr adnaan
Mahadsanid Bro Nadiir.
Masha allah abti allah ku xafido....
aamiin MAhadsanid.
Masha allh mahadsnid
Maasha allaah wllo adnaan
Thanks
Wlhi main point aad abaartey ilahy haka abaal mariyo dr adanan
Mahadsanid dr🙏
Adaa mudan walaal Shadia.
❤️💕
Ok
Dr mht
Mashalh
Thanks.
Cell biology maadaado la dhaho ayaa ku dhibanhy Wxana ahy semester One Dr Ma isaameynee Safarkeyga Barashada Caafimaadka
Waqtigaaga ugu badan iyada geli waa maado mustaqbalka Caafimaadka faaido weyn uleh.
Aad u mahad san tahay
Wali madawan lkn waxan ubaa inaan wax ka faa idi insha allah🤎
Sidaas dhan baad noo aaminsantahay mioyaa Queen Tazta. Mahadsanid.
Waan ka faideysane Hocam Horay Usoco Waan Kula Socona
Mahadsanid Sxb Dr. Saadaq
Asc dr aad u mahadsantahy wxaan ahy arday jamacad dhigta wxn ku guda jiraa xiliga examka midbaa iskla yaabay cashirka wn xifdinaaa kadib markan imtixanka u faristo wxi anso xifdiye qar mwa xasusan karaayo lkn buga bageke kaga jirnaa maskaxda wey sawiraneysaaa blse qoralkan xasusan karin arintaan aad hda ino shegty wn tijabinayaa dr wxaana rajeynaaa inaa ka faido insh allh
Wcs Hafsa, dhibaatadaas adiga kaligaa kuma heysato arday badan baa kula qabaan. Waxba haka walwalin muuqaaladaan aan uga hadleyno HORUMARINTA WAX AQRINTA dhameyso kadibna kudabaq aqriskaaga, waan hubaa isbadal weyn ayaad iska dareemidoontaa insha Allah.
Insh allh dr mahdsanid
Mhdsnd dr waxan ahay medical student in Jazeera university semister 2
Wanku warere jamacada lkn tani waa wadadi aan ku guuleysan laha 🙏🙏
Aad iyo aad walaal Falis.
Haniyad jabin wareerka iyo culeeska aad dareemeysid waa waqtiyar. NOLOL QURUXBADAN iyo dhaqtarnimo ayaa ka dameysa.
Dadaalkaaga ugu badan kubixi waad gaareysaa meel walba oo qof asaagaa gaaray iyo meel kasareysaba.
@@DrAdnanAbdallah Draad io aad wlhi Lama soo kobi karo farxadeda waan rajeyna inan noqdo drs of oncologist wad ku mahadsan tahay dhiiri galinyada mar kowad io mar labad
Hormar wcn wll qaali 🙏🙏🙏
Oncologist, Waad noqonaysaa insha Allah.
Guuleyso Doktorah.
@@DrAdnanAbdallah mhdsnd kun jeer guuleyso wlll fuul respect 🙏🙏🙏
Mhdsnd 🧛♂️
Anigaba wan ilawa mar mar ka qar waxan xafiday
Walaal Barwaaqo. Bal tijaabi habkaan wax aqrinta ah ee nalawadaag isbadalka aad dareentid insha Allah.
@@DrAdnanAbdallah Haye wll in sha allh
Wx pdn ayaa noo faaidysy
Muhiimadeena waa intaas okaliya in wax uun nagala faaido. Mahadsanid.
Mahad sanid Dr
Adaa mudan Walaal Abdirahman.
7y uy 7g 7g
Mahadsanid dr adnan
Mahadsanid Dr
Adaa mudan walaal Hibaaq