Wax is Barida - Self-Education | Mowduuc muhiim ah |
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
wax is barida
sideen wax isu bari karaa
Allah hortiisa waxaan ka marqaati kacayaa inad tahay qof nolosheyda wax badan ka bedelay, qofka sabab u ahaa inan noqdo qofka aan hadda ahay, allah ku xiftiyo macalinkayga nolosha, duruus aan lacag goynin ayad i bartay 🙏🙏❤
Mshalaah qofkii garanaya wuu ka faaideyaa
Cigaal shidaad geesi miyu ka dhigay fulaynimo baa lagugu tuhmaaye
😭😭😢anigaba sidoo kale
Mnshlh mnshlh wll
@@somalitiktok586 xxxxzxxxxxxxxxzxxxxxxxzxxxxzxxxxxzxzxxzxxxxzxzzxxxxxxxzxxxxxxxzxxxxxxzxxxzxxxxzxxzzxxzxxxzxxxxxxxxxxzxxzxxxzxxxxxxzzxxxxxxxxzxxxxxxxxxxxxxxxxxzzxzxxxxxxxxxxxzxzzxxxzxxxzzxzzzxxzzxxxxxzzxzxzxxxzzxzzxxzzzxxxxzzzxxxxxxzxxzxxxxxxxxxxxxzxzzxxxxxxxxxxxxxxx
Qaciidada Ugu Muhiimsan Waa inaad Allah Ka Baqdo
Oo Aad Talo Saarato
Allah isagaa Ayaa Balanqaaday Hadad ka Cabsato Inuu Waxbadan Ku Bari Doono
قالﷲ تعلي ﷻ
بسم الله الرحمن الرحيم
سورة البقرة
{٢٨٢}. وَٱتَّقُواْ ٱللَّهَۖ وَيُعَلِّمُكُمُ ٱللَّهُۗ وَٱللَّهُ بِكُلِّ شَيۡءٍ عَلِيمٞ ۞
Shukran walal
# Abdi. Cafwan Wlalka
@@muusemohamut7088 m.a waa ku jclhy wlhi aayatas aawgeed
@@khadarsaleh1528 M.A Tbaraka Allah. Rabi Ha Ku Jeclaado Wll 💐🌾🌷
kkkkkkkkkkk😂😂
Ogaansho university
The best free somal university that builds Somali youth skills , motivations and life development
i gree with you
Allah hortiisa waxaan ka marqaati kacayaa inad tahay qof nolosheyda wax badan ka bedelay, qofka sabab u ahaa inan noqdo qofka aan hadda ahay, allah ku xiftiyo macalinkayga nolosha, duruus aan lacag goynin ayad i bartay
Aad iyo aad wllhi wuu istahila in waqti lagu bixiyo
@Abdulhakim Ahmet Ali sidoo kale walalkay qali
@abdulhakimkalale7588 ani miyaa 🫣🥺
I dont care Everything
But : when I watch you I feel something I never feel
Because: drigalin
Subscribe ku sarey abayo adiga na ma isari karta sis thank I m allready subscirb u are chenel can u hepl me to subscrib my chenel sis
Dhiirigalin san u qor .
@@abdiasiissomali8339 dhirigiliin wa sidan 2 dina ba wad dadashen e igu dayada mhdsnidin
Feel it through yourself
Afkaaga hooyo inaad istimcaasho waa muhiim
1:-mawduuca aad kutala jirto inaad aqriso ugadhig naftaaada mid aad ay uxiiseyneyso
2:-wakhtigaaga maamul macnaha jadwal usamey
3:-wax aqrinta wakhti ugaar ah waa inaad usameysaa malin kasta 30minute ka aqri intad billowga tahey
4:-meesha aad waxku aqrineysid waa iney noqotaa meel jawigedu degen yahey sida masaajida meel banaan ah sida geed hostiisa
5:-maskaxdaada saafi kadhig hadii uujiro waxkumashquulinaya kafogow sida mopilka iyo wixii lamida
First one one of most ogansho lovers like🥰
Masha allah wlhi maqososhiid sumayo sheekh cadii matihid
Saxix abayo
M.a kaahelay aad ayaa uqxbdnthy
6959954
Isoo qapo please😔
@@harunmohamed8741 hhhhh
😮💨💋
Ogaansho is the one only TH-camr who motivated young generation thank you bro
Mariza Josof Number kaaga iisoo baas yarta
ماشاءاللہ
1000view
300Like
100comment
Ogaansho guuleso
kusoo biira channelkeyga
Adigo mahadsan
Walaal waa runtaada wax is baridda dadka ka faaidaan kamid ahay illaa iyo hadana waan wadaa alx, Run ahaantii inaan jaamacad dhigto duruufta dhaqaale ayaanan ii saamixin balse taasi hammigeyga hoos uma dhigin, mustaqbalka dhaw aad baan u rajeynayaa inaan guul weyn ka gaaro, sidaas darteed bulshadu waa inay iskooda wax isku baraan si ay nolosha guul uga gaaraan.. salaan sare sxb👏👏👏
Mahadsanid wll Cumar, Runtii barnaamijkan aad buu ii anfacay. Mahadsanid 1000 jeer macallin👍👍
جزاك الله خير الجزاء
Maashaa Allah mid kamida muuqaalada Ugu Muhiimsan Ee Ogaaansho
Go East or west
Ogaansho Is the best 👈
Cumar inshaar Shakhsi kudayasho mudan jazaakallaaah
YOHAAN TUBE yeah
ؤعلكم ؤسلم و رحمة .....
Self education Wax is barida....
Barnaamij aaan wax badan sugayay..
Mahadsanid walaL CumaR....
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
Jah ❤ war kalay i bara tolmatihiin
Ogaansho videoyadaada 100% wax fiican baan ka'faaiidaa mahadsanid walaal
Cumar inshaar
شكرا لك يا استاذ الفاضل/عمر صاحب Ogaansho TV على معلوماتك الخبرية والنصائح والخطب والوصايا، استمعت برنامجك التعليم الذاتي(self education ) بالحقيقة تلقيت من برنامجك هذا فوائد كثيرة وإشارات وثقة النفس والتي شجعتني أن أجرؤ من جديد بمواصلتي التعليمي. هذا وشكرا جزيلا لك ثانية، مختتما جزاك الله خير الجزاء. من أخيك في الله/ محمد أحمد أدري.
Waawargal
Waa mowduuc aad io aad uwngsan wna mhdsanthy wllky omar inshar❤
Manasha Allah caadi maha mawduucani runtii dhalinyarada waxad u tahay hogaamiye Allaha cimriga kuu barakeeyo ustaad cumar
ما شاء الله تبارك الله الله يحفظك في الدنيا والآخرة يا استاذ بهدك واستخراخ المعلومات المهم
Videogan uu I anfacay wallahi.....waxbuu idaren siiyay. Mahdsanid cumar video yada na anfacaya noosoo badi.
Masha allah mahadsanid omar 👏👏 waxaad tahay shaqsiga aan ugu jeclahay TH-camrs inaan daawado oo dhageesto ✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼
Mahadsanid markaan murukeesanahay mid kaliya nakasaara waa adika teacher nolow waligaa macalin🤲🤲
Masha allah Ustaad Omar mahadsanid 100%.💯
Wllky cumar alle cimriga iyo cilmigaba hakuu barakeeyo run ahaantii tlooyin muhiima ayaad i siisy
Aadbaad u mahadsanthy ♥️
Website-yada free-ga ah:
1-khan academy
2-alison
3.coursera
4-university of people
------kusii darra
zxp khan acadmi information igasii ma google kaa marka hore kadhex helysa isaga mise waa program lala sodagayo
Wllo khan academy iigawaran
GARAADSO TH-cam channel
ilove you mama , khan academy google waa ka heleesaa sidoo kalena youtube ka
@@iloveyoumama8489 TH-cam lee kahelee iyo Google intaba
Qor lee khanacademy iyo maducaca aad ubahantahay
بارك الله فيما أفدتنا (من لم يشكر الناس لايشكر الله)
Maasha allaah walal aad u wanaagsan jecel markaste inuu inoo soo gudbiyo wanaaga
thanks bro. U helped me well
may Allah protect u for every evil ayes
Amiinn
Who many people like this man me ogansho my favorite ♥️
Jaskalahu khayr Omar inshaar wax badan ayaad noo faa idaysay. isla imikaba waan galay Khan academy. Mahadsanid wllo Omar.
جزاك الله خيرا يا شيخنا الجليل
Jazakallah Walal Cumar, wax badan baad iga caawisay, makaan kaaga jannatul firdowsa Allaha ka yeelo
Aniga hda ayaan jamacad online ah wax kabartaa waxana kabartaa programming (python & javascript)
insha allah wxaan rajenaa sanad kadib inaan kushaqeysan doono 🙏🏼🥰😊
Sxp ii sheeg ana wan rabaye
Kula mid bn ahay sxb python full stack web developer
Lacag intee laga qadaah
Plz mageceda inoo dheeg wll qali
@@abdifatahwebdeveloper117 ii sheeg walal intee ka barataa???
@@Shacni. waxaad kabara kartaa Udemy iyo Learn Python the hard way
Ogaansho Omar inshar dadkaga somaliyed meel wayn bad gaadhsisay Allaha ku garab galo
This channel is really responsible for where i'm today ,u made me learn 2 new languages that i knew nothing before i subscribed this channel. Thanks to U bro ,big thanks to the owner 🙏🙏🙏
Walal m.a
Waryaa luqadaada ku hadal waaxba hakafaninee
احبك في الله
Walaahi Ilaahay dartii baan kuu jeclahay Kuuna Qadariyaa...
Al Ustaad Cumar Inshaar Mufakir Soomaaliyeed Khabiir Waxbadan Og...
Cimrigaaga Allaha Noo Raajiyo Ustaad...
Thank you very much because you are talking about the lesson that relation in a many peoples that live in a world particularly Islam.
Omar oinshar waad mahadsantahay walal wax badan ayaan kaa faaidey aniga iyo dad badan illah ajar hakaa siiyo horey usco howlweyn ayada dhalayaro bdn ayaa wax kaa faidey shkrn 100%
I have signed khan academy
Isla hada insha allah wanna ka mira dhalin doona👍
Wllo premeire pro miyuu dhigaa
Anigana ina dhigtaan raba
Guul ku rajaynayaa
Walaalo sidee layga saga diwan galiyaa
Khan academy
Adoo mahadsan
Well-Done bro
Ma shaa allh ustaad Omar inshaar
Aad iyo aad ayaa ugu faa ideesanay
Ereyadaas ugu dambeeya ee aad nagu dhiirigalisay ayaan la dhacay.
Aad baad u mahadsantay.
Alx Aniga oo ku guda jira Wax isbar ayaan la kulmay fidhyowgan ka soo
Dhacay Kobta Macalin Cumar Mahadsanid maclin waan ku farxay runtii
Dhalinyarooy ka faa'ideeya Wakhtiga.
السلام عليكم معلم عمر انا اتابعك منذ عامين وسبحان الله هدا الموضوع الي اتكلمت عنه كان في بالي قبل شهر لكن لم اعرف كيف اعلم نفسي اتمني ان ينفعني هدا الفيديو اخوك من السعودية 🙂
M.allah ustaad cumar inshaar waa qodob muhiimaad kahadashay allaha ku dhowro
OGAANSHO Thank U! You Deserved More Than What You Give Us!!
Dhiirigaliye mahadsanid saaxibb
masha Allah zxp mahadsanid, qofkii usoo horeeya ahay oo daawada muuqalkan
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
@@ogaanshochannel2124 ogaansho meeluu maray hameen mamarikartid kadhamow adaa naag eh😏😏
I decide to learn English language this year insha Allah 2025
Meel walba aan ku jiro hduu iso dhaco notification ka ogaansho hduu iso dhaco orod ban ku so gala TH-cam ka sheik omar inshar allha ku garab galo❣🥰😍
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
waad mahadsanty wll wahil sxb wax walba ayd ii thy waxd rajo galisa dad badan oo niyad jabsan waliba si waqica la socota shukran waxn kula kulmi doona malinkan riyo badan oo an layey gadho insha alla
Masha allah walaal wax ku ool ah baa thy .. horay usoco ✌️✌️✌️.
Faiido badan baan ku qabnaa channel kaan ogaansho faiidada aan ku qabno waxy ka badan thy tan uu asaga nagu qabo✌️🌁
Masha alaah cumar si fiican bad noo dhirigalisaa barnaamijkan aadbuu u ficanyahay
Inta Quraanka jecel Nagusoo biira Waxaanu soo gudbinaynaa Quraanka
Ustaad,Omar inshaar,beryahan laydima arag,
Clips Muhiim ah oo wax laga Faaido ayaad soo gelisaa walal,Shugran,
Wllo cumar ugu horay wn ku salamay salan kadib wxn kaa codsanayaa inaad soo celiso barnamij yadii ‘’QISADA GUUSHA” mahad sanid👏
mashaa allah walalkay ilahay ha ka abaal mariyo maclumadka aad sinayso dadkaga,, anagana ha nagu anfaco dhalinyarada ku mash qulsan siyasad iyo qabil haka fa idiaysten maclumadkan anfacaya naftoda iyo dalkoda.
Masha Allaah Omar inshar Alle haku xafido🤲😍👍
Amiiin sami subscrib an is dhafsano magaca ba wan is dhafsane mhdsnid
mash allah illah qeeyr hakasiyo waxa wanagsan oo aad umad somaliyeed si isbuucla ah uguso gudbineyso waanado waxey anfaceysa qofkasto hami adun iyo kan aaqirad danbe ku fikirayo illahow wadankena nohagashi umad somaliyeed ne dhibatad kaqad qurbo iyo qabow daran aya jooga wadankeygi hooyo wan u xiisay mudo 15kahore aya igu danbeysay wadanki
Wcs ogaansho mahad sanid wallahi wan ka helay mawduuca😍
Manshall cumar inshaar waad mahadsantahay mowduuc aan aad ugu baahnaa alle haku xifdiyo
Tanks ogansho💚💬❤
Aadbaan kui salaamayaa cumar inshaar
Waxaan kaa codsanlahaa inaad nala wadaagto tsingyde bamahara oo ku taala madagaskar
Mahadsanid wll waa mowduuc muhiim ah ruunti wuxuua ku tusayaa sida uu wakhtiga muhiim uyahay
Sidee wax isku barikaraa
Msha allah omar rnt wxa aadahay mucalin aan kafaa iiday wax badan ikudhiirakaliyay rajoyinkeeydii ika dhimanrabay in aan dib usoo nooleesto thnks mr. Omar
Waxan kuku mahad celiyo ma aqan wlhi wllky qalia waayo nolosheyda ayad iftiin usameysay wana noo faideysay runti abowe waxa noogu duceynaya dhmnten inta muslimina inu alaha janadisa nagu kulmiyo insha alah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Horta salaantan aadnasalaanto marka aad mawduuca bilaabayso
Cumar
Ma nagu waajibaa inaan kaa celinaa
Masuul
haa waa kugu waaajib walal
Haa waa kugu waajib wllo
Than U Bro Waxaa i taabtay Talada Aad nasiisay Dhamaadka Muuqalka♥️
1 kow ban ahay manta ❤️👌
Jazakallahu kheyr omar dhirigiliyey
Jazakallah wllkeen ✋
M.a xaqiiqdii aad ayaan udanaynayay barnmuj nocanoo kala ah wllky cumar wad aad bad u mhad santahay danguud bad nohaysaa💓☝️
Anigu anoon faanayn wxn is baray luuqadda English-ta alx hadda si fiican ayaan ugu hadla una qoraa dad badan oo college-yo dhigtana waan ku dhama dabcan😄 mhdsnid wll Omar❤💋
Masha Allah sidee u baratay wll Aniga wuu idhibaa inaa barro Ayaan rabaa lkn waan kacajisaa😔
@@nimaabdullahi3125 wll mhdsnthy, horta somlidu waa caajis leey miidhan anoon qofna dheleecynyn balse wx wlba oo ay bilaaban way hack gareeyan ama joojiyaan sax, balse adi kaliya wxd sameeysaa dhagayso English-ta haday noqoto motivation, song, oo wadda substance wadda ah xoogga mudo ah haddaad siddaa ku waddo wxn hubaa in aad fahmi doonto, sidoo kale wxd ka ag dhawaataa dadka ku hadla luuqada misne aad LA saaaxibta,, kaliya 3. Bilood haddaad xooga saarto waaad baran doontaa insha allah❤👈💛
@@unstoppableman7608 insha Allaah Thanks wllo🧡
Shugran wll qaali ah oo markasta inoo faiideeya
ALLE ha kaa ajir siiyo naguna kuwii qaata oo ka faiideeysta hanga yeelo
Mahadasanid
Ogaansho✌❤
Masha allah walaalo Cumar waad ku mahadsantahay sida aad macluumaadka inoola wadaagto
Horay usoco dr omar inshar ♥️
alh hakaa jasaa isiiyo ustaad run ahaan naftyda waxbadan ayaad kabrdeshy
moowduuc muhiim ah inuyahay inta ila araktay like dhac
First time medium presentation of ogansho about self-education Omar we need reach sky bro
Wll cumar inshaaraw maad noosoo turjuntid ama noosoo macnysid afkeena hooyo
Masha Allah walal Allah ha ku xifdiyo waxa dadaal iyo juhdi uga jirta dhalinta somaliyed sidii wax u baran laheed oo uga faa'ideysan laha cilmigan saxlan cml maxasanid walal guuleyso
Mahadsanid ustaad
Waxaad sidoo kale na bartay amase noo sheegtay applicationska muuqaalada lagu sameeyo amase lagu hagaajiyo.
Maashaa Allah mahadsanthy wll Cumar Inshaar, TH-camka wadda sax oo bulshada Faa'iido u leh ayaad lamartay, mahadsanid Markale wll.
Ogaansho❤
MchlH AllH Yacizk Akhii
Ciwaanku muuqaalku waa:
Sida loo sameeyo videoska ama appska la adeegsado marka muuqaal lasamaynayo
Ogaansho- youtuberka u hadla sida naagaha
@@ogaanshochannel2124 ???
channels xasbiyallh heedha maxaa kaasiya ma ruux xanunsanbaa tahay🙈
Wow muqalaan 1year ayado kaso waregtan dawaday wuuna i anfacay mahadsaid cumar🤗keep going
Wll Riyadaad Ledahay Alle Haku Rumeyee SUBSCRIBE
Isoo Saar Plz😭😭😭😭❤❤
Amiiin adiga na isar bro aniga wanku sarey
Alx horray wn u laha wax isbarida hadana wn sii hormarin insha Allaah shukrn wll Omar iishaar
CAR HADAD GEESI TAHAY OO ADA WAX QAADATAY XAGA HOOSE EEG
WANKU JECELAY WLL SUBSCRIBE ISAAR PLEASE 💞
Mahadsanid in Badan Wll Omar inshar
walaal cumar aad ayaad ugu mahadsantahay dhiirig galinta joogtada ah ee aad marwalba aad siinayso mujtamaca waynaha soomaaliyeed dalku adiga oo kale ayuu u baahan yahay 1000%
Cumar aad baad umahadsantahay sidaa noogu dhiiro galineysid inan wax barano thanks
Shukran omar inshar 🔰♥️⚘✌
mahadsanid wll omar inshar aad ayaanu kaaga mahadcelinaynaa sida wanaagsan ee aad noo wacyi galinayso
Markaan daawaday muuqaalka waxaadmoodaa inaad Ani ila hadlayso sidii qof ila talinaya .
Mahadsanid OmarInshar ilahay hakaa abaalmariyo♥️
mahadsanid mcln cumar inshaar inbadan ayaan sugaaye mowduucaan.
isku so duub waxabarasho kasto waxee kaa rabtaa ku dhaxjir iyo baraaatiko❤👏👏
Waan kaaga Mahadcelin walaal Bacdalaah Sida wanaagsan ee aad Ummadaadda ugu hagarbaxday Cilmiga iyo Cimriga ilaahay ha kuu siyaadiyo