ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Muqaalkan markan soo dhigay waxaan haysanay 33930 subscribers 🙏
Coming soon 40K I.a
Legend dds Will proud You zxb Like Dirisle Noqo TH-camr Guulysta🙏❤️
Inchallah 1M
Aduunka Maso marin rux ka kheir badan Nabigena udgoon mohmed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya in aad ku salido xabiibu Raxmaan❤❤
Salahahu calyihi wasalam salahahu calyihi wasalam
Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim
KHAT CITY😊 Nice video.Peace & Love from UK🇬🇧
Ilahaw qaadka balaayo nabaad guurisa u soodir amiiin yaarabi
Go on man you're very talented 👏 iwish you 1m man❤❤❤
Alla bahalkan inaanu faaido lahayn waxaas ku garanaysaa magaaladan dhan dadka jooga duruuf ayaaka muuqata waxaas ina waa dhafarka iyo kulaylka jaadka balo ku cuntay
😂😂😂😂, waa runtaa Bro
Allah soo xanuuniyo dadkan oo dhan
Keep going broski 🙏🙏
Deeqsi man fav yt
Magaaladaa lama seexdo Ayaan filayaa😂
Deeqsi wa ku salamaya wll. Muuqal wacan ba so bandhigta hore u soco guuleso wll
Best muuqaal ❤❤❤
Keep going bro ❤
Wow bro thank you🙏🙏🙏 I am from #Harar
Magaaladu waa awaday
Soomaali ayaa loo soo rarayaa Itoobiyaanku way cunaan laakin soomaalida ayaa sida adhiga u daaqa ilaahayoow meel daran ka tuur, oo soomaali waxsan ugu badal😢
DAROOGOS 😢😢😢 DAROOGOO BRO
Camarkii Ogaden ee lumay ayaa jooga dee😅😅
Mashaall
Allah haa ugargaro umada qadka maficna
War hawaday anaa jooge mxd iigu sheegi wayday meelo badan ayaan ku kala tusi lahaa ❤
maxaad ka qabanaysaa
@@goosgooskafilimada xaafadayadda ayaa ku taala halkaas
Jawi saraan dareemayaa😂
Waa dad u baahan in la daba qabto
Horay usoco brother deeqsi.Mustaqbal fiican bad samaynaysaa Insha Allah
Aar zxp waa wiilki aad Subscribeta iska Sarty 😂❤🎉
Deeqsi awadey hadaa kaa iibsane qaad waa khalaad
Deeqsi mann❤😊😊
Kolay lugbaad is goysay😅
aniga oo dhameysan waa herer baan leeyahay😂
Dahabkii Cagara
Wow 😮
Hadda miyaad fadhidaan micnaha
bal dadkaa raraya waxa wasakh saaran eega kii joonis qabay iyo kii kaleba waa ku dhididayaan
Kuwa xoolaha ah daaqaaya OO qarash badan ku bixinaayo ka waran hee?
😂😂imika kulluun ha laynokgu badalo yidhaahdeenba yaab 😂😂😂😂@@waryaawariiri1812
Kaaga daran ta ku darsoo Dollar waxan ahayn Kuma iibsadaan lacag kaleba ma ogola 😂alla maxay dad ka adkaateen nimankaasi 😂
Meesha magaceeda miyuu sheegay? magaalo aad ka waramayso marka hore soo inaad tilmaan ka bixiso ma aha? meeshay ku taal iyo magaceeda.
Oo hada cawskaas lo dii ragga somaliyeed Ayaan daaqaayo
Waa sidii aad ilkaha aad u beelilahayd laws iyo khat isku cun 😂💀 ilahay nama baro bahalka😂
Aamiin tliyee😂😂
Guuleyso deeqsi
Walk asak wan garanenya
tliye aad kusalamayaa malmahan muqaladaada mabadneen sobadi dee kulasoconayee
Qaadkaas badankisa dhulka somalida loo soo dhoofiya alle ha u sahlo dadka somaliyed ee waxas lacag siisanaya ee cunaya
Waxan qaad ma,ahane wa kamoor bismillahi.qaad qimahisa Kenya imaw
Cawska xoolaha ayaynu arki jirayaye cawska daddku waa kan Qaat 😂😂😂😂😂
Jaadki bey qiimaha kaqaden manadihi kare qab darana wuxu🤣🤣🤣
Magaalo wada marqaaansan kkk
Sxb meshan wa xage
Deeqsi alla maxaad jigjiga ku mirqaantay mise waa beentay sxb waa magaalo riyal lagu qaylo
qaadku waa farxaddayda waan jeclahay❤❤❤
Yaan Lagu Gawricin
Kiilo kasoo qaado deeqsi 😂
Deeq magalada magaceeda sheeg dee
The city of khatt😂
Ma garadaad garbaha saarateen gaariyeey
❤❤❤
Mesha JaaD Ba Yallee..
❤❤❤❤👌
Big fan sxp
Daarag doolar lagu bedelo
Qat wawasac
Halkan waxa igu jirta waa 800 😂😂😂
deeqsman meesha waaban u socdaa
Yaan kurka Lagaa Jaran walibaMididu waa dane majo Iska jir
Qashinkaasa lacagteni qaba war somaliyey miyaydaan damiir lahayn bal waxa aad cunaysaan ee dhaqaalihini baabiyay eega uskagiisa iyo caafimad darradisa Qof walo cuna waxan kula talin lahaa in uu iska joojiyo qofka cunaa wuxu lamidyahay qof lacagtiisi qashin ku iibsaday
This place sent poison to our people wallahi.
Stop drugs chat
Qashinka ku dar .free somalia free palestinr
👍😂💔💘❣️💖✌️
War magaladan shidan maxay ahayd
Waar deeqow hadaa uunba magaladi raaga tagtey
Mainqaad lacunae raga nima ah waa ba naago hawshii gabaye horta waxaa loo yidhi qalbi qooqan qoodhan waxtarin qaadow adigaa leh
Magalada qaadka ×Magalada dhiloyinka iyo sarqaamiinta 😂😂😂😂
Deegsi markaa ma fadiisatay
Oromàa leh
English maba yaqanan rer waqoyigan maxa ku wato mu afsomaligisa ku hadlo embarrassing wtf
Af oromodi waadiga ku ciyaaray sidii axmaariga oo kle 😂😂
❤❤❤❤
Muqaalkan markan soo dhigay waxaan haysanay 33930 subscribers 🙏
Coming soon 40K I.a
Legend dds Will proud You zxb Like Dirisle Noqo TH-camr Guulysta🙏❤️
Inchallah 1M
Aduunka Maso marin rux ka kheir badan Nabigena udgoon mohmed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya in aad ku salido xabiibu Raxmaan❤❤
Salahahu calyihi wasalam salahahu calyihi wasalam
Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim
KHAT CITY😊
Nice video.
Peace & Love from UK🇬🇧
Ilahaw qaadka balaayo nabaad guurisa u soodir amiiin yaarabi
Go on man you're very talented 👏 iwish you 1m man❤❤❤
Alla bahalkan inaanu faaido lahayn waxaas ku garanaysaa magaaladan dhan dadka jooga duruuf ayaaka muuqata waxaas ina waa dhafarka iyo kulaylka jaadka balo ku cuntay
😂😂😂😂, waa runtaa Bro
Allah soo xanuuniyo dadkan oo dhan
Keep going broski 🙏🙏
Deeqsi man fav yt
Magaaladaa lama seexdo Ayaan filayaa😂
Deeqsi wa ku salamaya wll. Muuqal wacan ba so bandhigta hore u soco guuleso wll
Best muuqaal ❤❤❤
Keep going bro ❤
Wow bro thank you🙏🙏🙏 I am from #Harar
Magaaladu waa awaday
Soomaali ayaa loo soo rarayaa
Itoobiyaanku way cunaan laakin soomaalida ayaa sida adhiga u daaqa ilaahayoow meel daran ka tuur, oo soomaali waxsan ugu badal😢
DAROOGOS 😢😢😢 DAROOGOO BRO
Camarkii Ogaden ee lumay ayaa jooga dee😅😅
Mashaall
Allah haa ugargaro umada qadka maficna
War hawaday anaa jooge mxd iigu sheegi wayday meelo badan ayaan ku kala tusi lahaa ❤
maxaad ka qabanaysaa
@@goosgooskafilimada xaafadayadda ayaa ku taala halkaas
Jawi saraan dareemayaa😂
Waa dad u baahan in la daba qabto
Horay usoco brother deeqsi.
Mustaqbal fiican bad samaynaysaa Insha Allah
Aar zxp waa wiilki aad Subscribeta iska Sarty 😂❤🎉
Deeqsi awadey hadaa kaa iibsane qaad waa khalaad
Deeqsi mann❤😊😊
Kolay lugbaad is goysay😅
aniga oo dhameysan waa herer baan leeyahay😂
Dahabkii Cagara
Wow 😮
Hadda miyaad fadhidaan micnaha
bal dadkaa raraya waxa wasakh saaran
eega kii joonis qabay iyo kii kaleba waa ku dhididayaan
Kuwa xoolaha ah daaqaaya OO qarash badan ku bixinaayo ka waran hee?
😂😂imika kulluun ha laynokgu badalo yidhaahdeenba yaab 😂😂😂😂@@waryaawariiri1812
Kaaga daran ta ku darsoo
Dollar waxan ahayn Kuma iibsadaan lacag kaleba ma ogola 😂alla maxay dad ka adkaateen nimankaasi 😂
Meesha magaceeda miyuu sheegay? magaalo aad ka waramayso marka hore soo inaad tilmaan ka bixiso ma aha? meeshay ku taal iyo magaceeda.
Oo hada cawskaas lo dii ragga somaliyeed Ayaan daaqaayo
Waa sidii aad ilkaha aad u beelilahayd laws iyo khat isku cun 😂💀 ilahay nama baro bahalka😂
Aamiin tliyee😂😂
Guuleyso deeqsi
Walk asak wan garanenya
tliye aad kusalamayaa malmahan muqaladaada mabadneen sobadi dee kulasoconayee
Qaadkaas badankisa dhulka somalida loo soo dhoofiya alle ha u sahlo dadka somaliyed ee waxas lacag siisanaya ee cunaya
Waxan qaad ma,ahane wa kamoor bismillahi.qaad qimahisa Kenya imaw
Cawska xoolaha ayaynu arki jirayaye cawska daddku waa kan Qaat 😂😂😂😂😂
Jaadki bey qiimaha kaqaden manadihi kare qab darana wuxu🤣🤣🤣
Magaalo wada marqaaansan kkk
Sxb meshan wa xage
Deeqsi alla maxaad jigjiga ku mirqaantay mise waa beentay sxb waa magaalo riyal lagu qaylo
qaadku waa farxaddayda waan jeclahay❤❤❤
Yaan Lagu Gawricin
Kiilo kasoo qaado deeqsi 😂
Deeq magalada magaceeda sheeg dee
The city of khatt😂
Ma garadaad garbaha saarateen gaariyeey
❤❤❤
Mesha JaaD Ba Yallee..
❤❤❤❤👌
Big fan sxp
Daarag doolar lagu bedelo
Qat wawasac
Halkan waxa igu jirta waa 800 😂😂😂
deeqsman meesha waaban u socdaa
Yaan kurka Lagaa Jaran waliba
Mididu waa dane majo Iska jir
Qashinkaasa lacagteni qaba war somaliyey miyaydaan damiir lahayn bal waxa aad cunaysaan ee dhaqaalihini baabiyay eega uskagiisa iyo caafimad darradisa
Qof walo cuna waxan kula talin lahaa in uu iska joojiyo qofka cunaa wuxu lamidyahay qof lacagtiisi qashin ku iibsaday
This place sent poison to our people wallahi.
Stop drugs chat
Qashinka ku dar .free somalia free palestinr
👍😂💔💘❣️💖✌️
War magaladan shidan maxay ahayd
Waar deeqow hadaa uunba magaladi raaga tagtey
Mainqaad lacunae raga nima ah waa ba naago hawshii gabaye horta waxaa loo yidhi qalbi qooqan qoodhan waxtarin qaadow adigaa leh
Magalada qaadka ×
Magalada dhiloyinka iyo sarqaamiinta 😂😂😂😂
Deegsi markaa ma fadiisatay
Oromàa leh
English maba yaqanan rer waqoyigan maxa ku wato mu afsomaligisa ku hadlo embarrassing wtf
Af oromodi waadiga ku ciyaaray sidii axmaariga oo kle 😂😂
❤❤❤❤