LACAG LA AAN 💵 AYAAN KUNOOLA HARGEISA I lived for free in Hargeisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • Lacag la aan ayaan ku noola hargeisa somaliland
    .
    Follow my journey
    .
    Instagram: www.instagram....
    .
    Facebook: www.facebook.c...
    .
    Snapchat: www.snapchat.c...
    Dire dawa
    Diridhaba
    Jigjiga
    Hargeisa
    Hargeisa vlog
    Muqdisho vlog
    Burco vlog
    Borama vlog
    Baladweyne
    Moqdisho
    Xamar vlog
    Xafadaha hargeisa
    Jigjigayar
    Somaliland vlog
    Somaliland
    Somalia putland muqadisho laascaanod
    vlogging
    Traval
    Somaliland vlogs hargeisa vlogs
    Somalia vlogs muqadisho vlogs kismaayo
    jigjiga ethiopia baladwayn burco buuhoodle baydhabo
    Sida loo dalxiiso
    meelaha ugu quruda badan dalxiisaka
    waa sidee dhaqanka Somalidu sidee horumarku samayn karta kaliga sidee lacag ku samayn karta #ethiopia #jigjiga #harar_ethiopia # #somaliland #berbera #hargeisa #ethiopia

ความคิดเห็น • 296

  • @deeqsiman
    @deeqsiman  7 หลายเดือนก่อน +98

    Muqalkan waxan ku eegaynay siday dadku camera da horteda noogu fal celiyaan 😂

    • @ZIRAAJVLOGS
      @ZIRAAJVLOGS 7 หลายเดือนก่อน +9

      Muu bariisku hadlu i dhahdo raga sii😂

    • @wakawaka3038
      @wakawaka3038 7 หลายเดือนก่อน +4

      @@ZIRAAJVLOGS😂😂

    • @CrixmaanDaahir-bd1wh
      @CrixmaanDaahir-bd1wh 7 หลายเดือนก่อน +3

      Part 2 pls 😂😂

    • @xiismedia-q7v
      @xiismedia-q7v 7 หลายเดือนก่อน +2

      Muqaladan magalo kasta kaso samee deeqsi 😂

    • @RaageAhmed-l2m
      @RaageAhmed-l2m 7 หลายเดือนก่อน +2

      Waageesi xabad garana buu diiday

  • @somalillandpure1423
    @somalillandpure1423 7 หลายเดือนก่อน +87

    Ninkaa hodhalka haystaa waa inaga tiiriyey waar intiina comment kaygaa aragta ee reer hargeysa ah pls taga hodheelkaa oo ka reer hargeysa ahaan ugu soo mahadnaqa wanaagaa iyo inuu sharaf inoo soo jiiday . Anuu hadaan joogi lahaa walaahi waan u tagi lahaa una mahadcelin lahaa.

    • @ClraxmaanKhadar-yz1vg
      @ClraxmaanKhadar-yz1vg 7 หลายเดือนก่อน +6

      Sxp nugu halee l.a anaga jaar ah

    • @Abdirahmaan0
      @Abdirahmaan0 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@ClraxmaanKhadar-yz1vg ma u tagtay😂😂😂

    • @FaysaAdam-yc9rw
      @FaysaAdam-yc9rw 6 หลายเดือนก่อน +1

      Dhamaa reer somaliland waa wada deqsiyiin 7:34

    • @FaysaAdam-yc9rw
      @FaysaAdam-yc9rw 6 หลายเดือนก่อน

      Reer somaliland dhamaan waa wada deqsiyiin

    • @updihakiinUpdilahi-kc6lg
      @updihakiinUpdilahi-kc6lg 6 หลายเดือนก่อน

      Hye zxp❤

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 7 หลายเดือนก่อน +36

    reer hargeisa waa gobta somalida walle ❤allow nabada iyo dawladnimada idin dhoow ❤❤❤❤

  • @cabdishakuurmahamuud2568
    @cabdishakuurmahamuud2568 7 หลายเดือนก่อน +38

    Reer hargeisa ama somaliland wlhi Qalbi wanag iyo deeqsinimo uu daaa

  • @umalkhairfarahismail3271
    @umalkhairfarahismail3271 7 หลายเดือนก่อน +43

    Dadka Somali ugu gobsan waa reer somaliland wlhi wxan ogaday in aan wadankayaga lagu gajonayn

    • @Rphanad
      @Rphanad 7 หลายเดือนก่อน +3

      ❤mahad sanid wllo qali

    • @Sonaldo-m9q
      @Sonaldo-m9q 7 หลายเดือนก่อน +1

      somaliland iyo badda somalia baa leh 🇸🇴 ❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @bashealiknml4135
    @bashealiknml4135 7 หลายเดือนก่อน +39

    Fadxul Khayr branch 2. Abdirahman jamal nin muxtarama oo masuula rabbi ku maamuus oo ku darajee labada daaroodba wll 🤲🤲

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe 7 หลายเดือนก่อน +29

    Greetings Deeqsi ku bashaal Hargeisa from 🇦🇺
    Reer Hargeisa waa Gob 😍

    • @abdirahmansaleban2634
      @abdirahmansaleban2634 5 หลายเดือนก่อน

      It's the second time in seeing you saying from Australia. are you obsessed with it just calm down and believe you're in Australia

  • @ameinajtube7433
    @ameinajtube7433 7 หลายเดือนก่อน +16

    Hargeisa somaliland wa mesha kliya ee hdi aad timado anad ku gaajoneynin meel aad sexatana ka wayeynin ilbaxnimada lagu sheegayaba wa inta❤

    • @clkariincllaahi3054
      @clkariincllaahi3054 7 หลายเดือนก่อน

      Wll ma benba isku sheegayna dee😂😂

    • @abdiwahedapdirizak
      @abdiwahedapdirizak 7 หลายเดือนก่อน

      Hargeysa ma wax baa laga badalay waan dhex joogaaye 😂😂😂😂😂😂😂😂 bal halkaa dib inooga baandhee 😂😂😂😂😂

  • @yusufahmedsaid2038
    @yusufahmedsaid2038 7 หลายเดือนก่อน +5

    Maaha bini, aadamnimo in lagu yiraa ma karo lakiin cunto markay noqoto waa marti soor ❤ u duceeya jazakaluhu khayr waar reer jabuuti shaxaari isaaq waa Gob ❤walaahi ❤dad dad yaqaan ❤ Maansha alah Qurux ❤❤miyaanay lacag haysan ❤.

  • @cabdijaamac6968
    @cabdijaamac6968 7 หลายเดือนก่อน +12

    Somaliland waxa kaliya ee ayna isku diidin wa cuntada wlhi ❤❤

  • @habade3290
    @habade3290 7 หลายเดือนก่อน +7

    ❤❤❤❤❤ MashaAllaah laaquwata Ilaabilaah Billaah Way idinkana rayey waxaasa Ragraga dheh, Reer Somaliland ,ama Reer Hargeysa.Alxamdulilaah.😢

  • @Jibaahiyoz.
    @Jibaahiyoz. 7 หลายเดือนก่อน +20

    Deeqsiyow dadku waa isku dhex jiraa in buuri kugu tufta iyo in deeqsiyiina ❤😂

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 7 หลายเดือนก่อน +29

    Waxan’ogaadey Inaan Dalkayga Lagubakhtiyikarin Maanta
    Allahuma Baarek♥️🤍💚
    Jamuhriyada Barakaysan Allowdhawr

    • @EnaHachi-gr6sr
      @EnaHachi-gr6sr 7 หลายเดือนก่อน +1

      Wll anagaa duriyada ku dhex baqtinaya 😢
      Cameraday ka dhacayaan 😂😂

    • @YuusufAli-qz6tx
      @YuusufAli-qz6tx 7 หลายเดือนก่อน

      Zhp sorry wllhi😢😂​@@EnaHachi-gr6sr

  • @QaysYare-y3l
    @QaysYare-y3l 7 หลายเดือนก่อน +4

    Laba TH-camr oo aan aad ugu xidhnahyba kulmay mmza allah guulayta zxipayal🎉

  • @Maxamuudmaxamed-fc8sq
    @Maxamuudmaxamed-fc8sq 7 หลายเดือนก่อน +8

    Sidani waxey idinkunoqodeysaa dawarsi ye wax sidaa wax uduuba ma rag adi hortaahe wax bilaasha majiraan dunidee lacagta isga bixiya zxb😢😢

  • @SirajsoulehSoul
    @SirajsoulehSoul หลายเดือนก่อน +1

    Alla maqaeiqi boo leyahay

  • @respect19692
    @respect19692 7 หลายเดือนก่อน +10

    6:25 nin wx ku siyay baad leedahy inu camerada ka dhacayy bu nagu siyay abaal laawe ha noqon bro

    • @HassanAli-f1k7k
      @HassanAli-f1k7k หลายเดือนก่อน

      Walee was rutaa. Abaal laawe buu noqday

  • @DaganNuur-u4s
    @DaganNuur-u4s 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa design mash allah❤❤❤❤❤❤

  • @KajjLajj
    @KajjLajj 7 หลายเดือนก่อน +4

    waar walal soo badi muqalada sidan oo kale ah waliba gobolka ragga burco aad ku soo tijaaabi sida ay uga fal celiyan

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 7 หลายเดือนก่อน +26

    Bal qofkan cuntada lasiiyay day ee kuleh camerada ayay ka dhaceen😂 war ninku jeebkiisa ayuu kabixiyay cuntadiina haduu doono, waayo wa shaqaale

    • @Taamir
      @Taamir 3 หลายเดือนก่อน

      Markii Horuu islahaa haaf bariisay ku keenayan😂

  • @liina3528
    @liina3528 7 หลายเดือนก่อน +11

    Dadka wad cadibaysaa wlhy waa wada shaqale io qof qoyskisa u so xabaal tagy 😢

    • @Xaliimo757
      @Xaliimo757 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waa magaalo joog dump waxay samaynayaan

  • @nadiraqueen9355
    @nadiraqueen9355 7 หลายเดือนก่อน +3

    Deeqa’s waa ku salaamay Burco na tag

  • @HudaZayed-j6g
    @HudaZayed-j6g 6 หลายเดือนก่อน

    Bilaa abalyow foosha xun inu wax kusiyo may ahen gunbaa thy wad layabtey in wax lagu siiyo mala wx bilash lguguma siin waligaye anagu nasab nimada wa udhlaney ❤

  • @sirfunny9406
    @sirfunny9406 7 หลายเดือนก่อน +5

    Fadxul kheyr my favorites

  • @siciidmohamed5588
    @siciidmohamed5588 6 หลายเดือนก่อน +1

    Come to burco Insh Allah

  • @Abdi.Aziiz.Mado.10
    @Abdi.Aziiz.Mado.10 7 หลายเดือนก่อน +2

    Zxp keep going ayaan kuleeyahay madaamaNu nahay da'Yarta sonaliyeed waanan mari marxalad kastoo aad ku soo martay challengeGaN Madamaa Aan LeYaHaY Hammi Tourism 🫡 🙌 ♥️

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs 7 หลายเดือนก่อน +5

    kol hadii cadceeda oo kulul la idin soo dhuftay, waad naga haysaa hhhh,
    TEAM X HARGEISA 100k HA LA GEEYO MUUQALKA ❤‍🔥❤‍🔥

  • @HamzeOsman
    @HamzeOsman หลายเดือนก่อน

    Hargeisa waa meel sadaqada iyo gobonimadu aad uga shaqayso, mar aan muqdisho tagay waxan la yaabay meelaha masaajida agtooda ee iibiya waysada, hargeisa waaba la garaaci lahaa qofka yidhaahda wayso ayaan iibinayaa, waysadu waa bilaash hargeisa😅 sidoo kale masaajida qaabka loo hagaajiyo way ka fiicantahay illaa dubai

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 7 หลายเดือนก่อน +11

    Reer Somaliland walaahi waa gob

  • @maxamedmj4962
    @maxamedmj4962 7 หลายเดือนก่อน +30

    Muqdisho kaligey baa kaa daawada sxb 😂😂😂

    • @MuradAhmad-tm9gz
      @MuradAhmad-tm9gz 7 หลายเดือนก่อน

      War Ani 😂😂😂😂😂😂

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh 7 หลายเดือนก่อน +3

    Tuugsi waa tuugsi, muslim bilaa shaqo ah ayaa soo badanaya Allow dhalinyarada tubta toosan ku sug amin

  • @abdirahmanabdilahijama
    @abdirahmanabdilahijama 7 หลายเดือนก่อน +3

    Shaaha bilaashka xabaaluhuu yaala kaasi wuu kaa badiyay😂😂

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansh Allah. Iit is to recozning republiken of somaliland

  • @PwhaYoabj
    @PwhaYoabj 7 หลายเดือนก่อน +3

    Plz reer SL intiina dalka joogtaa ninjaas hotelka haw mhdnaqaan 😢wllhi wa qof fcn shrf buu dalka uso jiday

  • @AbshirApdirahman-mt4jj
    @AbshirApdirahman-mt4jj 6 หลายเดือนก่อน

    Keep going lph Wllhi Waan Dhamaysty Video ga waxaan ku Qoslay Kii hudhelka ee lahaa ma Ala Baribaaa😂 waxan Rabaynaya inad burco kusoo samayso Waxaan hupaaa in Ay dad Badan ka helidonan😅 insha Alla 100k come soon🎉

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mansh Allah. Waa good reeer somaliland

  • @Onlinebusiness12778
    @Onlinebusiness12778 7 หลายเดือนก่อน

    Hundred percent right welcome to somalia❤

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wax fiican aad natus tay lakiin waa wax adag lacag laan ta

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 7 หลายเดือนก่อน +4

    Tagsigiina Bilaash wow

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah waa idiin macsuumay ninkaasi

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 7 หลายเดือนก่อน +24

    Waar Reer Somaliland waa gobanimadii oo dada 💚🤍❤️

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 7 หลายเดือนก่อน +1

    My country ❤❤❤❤

  • @faiabd6621
    @faiabd6621 7 หลายเดือนก่อน +2

    Dude I was sleeping and I couldn't stop laughing very entertainment
    Thank you sir

  • @naemaahmed1648
    @naemaahmed1648 7 หลายเดือนก่อน +5

    Waar rag labsooray saa umay hadli jirine waan ka xumahay somalilidii nurtidiiba ka tagtay

  • @MaxamedXasan-k1c
    @MaxamedXasan-k1c 7 หลายเดือนก่อน

    Alle Haubarakeeyo Hodheelka Fadxul Khayr

  • @musj21
    @musj21 7 หลายเดือนก่อน +2

    KALAY QURBAHA TA KASAME DADKAGA BA TA LAGA HELA
    💚⚪️❤️

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 6 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah lacag waad haysataane iska bixiya 😂😂😂😂😂

  • @apdihanifanpiyos1279
    @apdihanifanpiyos1279 7 หลายเดือนก่อน +2

    Viva Burco Kalay Zhp Zida Raga By Ka Yelayza Zhp💁‍♂️✌

  • @abdiismail8237
    @abdiismail8237 หลายเดือนก่อน

    Ali sabieh immo😮😮

  • @ayanabdillahi420
    @ayanabdillahi420 7 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome inder

  • @farduusfaysal2946
    @farduusfaysal2946 7 หลายเดือนก่อน

    Welcome inader

  • @NaeimaMohumed
    @NaeimaMohumed 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hargeisa wan kecelay markii hore ka dhoof is laha lkn kama tagayo😢

  • @Ilkacasemaxamuudkhadar
    @Ilkacasemaxamuudkhadar 7 หลายเดือนก่อน +2

    Anigu waxan ahy rer hargaysa waxan ku bogadinya indeer kay fadxul.khayar siduu idiin hagaajiyay manshll rer komti waxa sheegayaan rer hargaysa in ay fiicn yihiin

  • @apdulhakimjamal8528
    @apdulhakimjamal8528 7 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going bro❤

  • @safia6698
    @safia6698 7 หลายเดือนก่อน +2

    Very handsome guy

  • @DayiboJama
    @DayiboJama 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleeyso hooyo

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 7 หลายเดือนก่อน +2

    Guul iyo gobonimo

  • @Hawenay
    @Hawenay 7 หลายเดือนก่อน +2

    Xamar aad deeqsi

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 7 หลายเดือนก่อน

    Ree somaliland⚪🔴🟢 waa gobta somaalida🤴😎

  • @CabdirisaaqCali-t3i
    @CabdirisaaqCali-t3i 6 หลายเดือนก่อน

    Hurr oo dhiib Hargaisaa leh

  • @CabdiraxmaanCcumar
    @CabdiraxmaanCcumar 2 หลายเดือนก่อน

    Deeqsinimo kama ahee waaa camarada

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 7 หลายเดือนก่อน

    Waa deeqsinimada reer Hargeisa

  • @AArahmaan
    @AArahmaan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Erigavo kasoo samee 🎉

  • @opsiiyecharitychannel.8388
    @opsiiyecharitychannel.8388 7 หลายเดือนก่อน

    Deeqsi man saaxiib hore u soco

  • @XasanIbrahim-h3l
    @XasanIbrahim-h3l 7 หลายเดือนก่อน

    War sxp camarada naga yara hagaaji adoo mahadsan

  • @DayiboJama
    @DayiboJama 7 หลายเดือนก่อน

    Gabilay so duub hooyo khayr hele

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 7 หลายเดือนก่อน

    Waa anoo burco jooga

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 7 หลายเดือนก่อน

    Waa xaafadadii hana qaldin

  • @QadanAhmed-d9g
    @QadanAhmed-d9g 7 หลายเดือนก่อน

    ❤somaliland

  • @Ameem6677
    @Ameem6677 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan aad matalysaaa waaa dhaqan xumadii

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 7 หลายเดือนก่อน +2

    Carwo Bashiir ❤❤❤❤

  • @Money24745
    @Money24745 7 หลายเดือนก่อน +1

    You should have given him a tip

  • @hamseabokor6480
    @hamseabokor6480 7 หลายเดือนก่อน +3

    Lacagta waa inaad iska bixisaan markuu inanku idin sooryeeyay bahalo waalanbad tihiine

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah reer somaliland waa boqortoooyo ❤❤❤❤❤❤

  • @Daryeelhooyo
    @Daryeelhooyo 7 หลายเดือนก่อน

    Wlhi aniga muuqaalkaasi waa igu adkan lahaa aadban u ilnugulahay illaahow hay badin inaan qof wax weydiisto sidani waa dawarsi farsamaysan.

  • @MaxamudXasan-y9e
    @MaxamudXasan-y9e 6 หลายเดือนก่อน

    Dadku side and faraheenu usinanay ayaanay usinay

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 7 หลายเดือนก่อน +14

    Duriyada Somaliland walee agtooda kugaajoonmaysid 💚🤍❤️

    • @EnaHachi-gr6sr
      @EnaHachi-gr6sr 7 หลายเดือนก่อน

      Wll anagaa duriyda ku dhex baqtiyayna 😢
      Cameraday ka dhacayeen 😂😂

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 6 หลายเดือนก่อน +2

      @@EnaHachi-gr6sr Gobanimo cidku gaadhaa majirtee wax kale ka sheekee sxp

  • @DayNoura
    @DayNoura 4 หลายเดือนก่อน

    Excellent😂🇩🇯

  • @hoodoayaan531
    @hoodoayaan531 7 หลายเดือนก่อน +1

    The best country somaliland💚🤍❤️

  • @Ahmedakproduction1
    @Ahmedakproduction1 7 หลายเดือนก่อน +1

    Deeqsiga👏

  • @guledabdi4646
    @guledabdi4646 6 หลายเดือนก่อน

    kii wax idinsiiyay iyo kii idiin diidayba wax baad kasheegaysaan

  • @SirajsoulehSoul
    @SirajsoulehSoul หลายเดือนก่อน

    Sirajadine

  • @Xaliimo757
    @Xaliimo757 7 หลายเดือนก่อน +3

    Jooji waxan waa dhaqan xumo iyo magaalo joog xumo

  • @iidxasan8471
    @iidxasan8471 7 หลายเดือนก่อน +1

    Deeqsiyo xageed jogta

  • @AhmedMohamuudhassan
    @AhmedMohamuudhassan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Deeqsinimadaan udhalaney zxp

  • @sicidyusuf
    @sicidyusuf 6 หลายเดือนก่อน

    Xaga waxa ka muqda adkeyihi dhulka dhexe

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 7 หลายเดือนก่อน

    Viv Somlnd. Guul iyo Gobonimo

  • @mumtascali
    @mumtascali 7 หลายเดือนก่อน

    Tuulada Abdaal muuqal kaso sameee❤

  • @Ebrahimadem67
    @Ebrahimadem67 7 หลายเดือนก่อน +2

    Challenge ayaan sameynaya la dhaha kolay waxba ma hayste laga gori maaye

  • @CkhaaliqAxmedaadan
    @CkhaaliqAxmedaadan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Zxb legend baa thy

  • @Abdiwasacfaysal123
    @Abdiwasacfaysal123 7 หลายเดือนก่อน

    Zhp free borama kagacun

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 3 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣wan idinsalamaya shaho xabalahu yayla🤣🤣

  • @AbdezemedLyrics
    @AbdezemedLyrics 7 หลายเดือนก่อน +1

    My mother land Hargeisa ❤🎉

  • @SukhraAbdi-f3f
    @SukhraAbdi-f3f 7 หลายเดือนก่อน

    Somaliland 🎉waaa gob wlhi❤

  • @ismailmahamed
    @ismailmahamed 7 หลายเดือนก่อน

    Indho adayg wlhi in aanan ku dhicin waxaa aad samayseen anigoo daawanaya ayan ka sii naxsanaa waxa la idinku jawaab doono

  • @Poqorfahad
    @Poqorfahad 7 หลายเดือนก่อน +1

    Deeqsi man ❤

  • @somaliworld4870
    @somaliworld4870 7 หลายเดือนก่อน +1

    kuwan waakuwa markodihoraba dawarsan jiray

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 7 หลายเดือนก่อน

    dadka wa in la baro inay sakada iyo sadqada bixiyaan baadii kun qof wax ka iibsto qof yidhahdo wax ma ahayo wa inay cawiyaan waa ceeb inay diidan masaafur lacag haysan bay noqon karan maskiin baa u iman kartaa kolay wya idin siiyeen waa okay wayo dadka ayaa lagu oganaya camarada inad ka qarisan bay ahayd dadki bariiska idin siyay baa ugu fiican iyo inanki yara idin soo tuuray shiliamda

  • @BilaalMorgal
    @BilaalMorgal 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb deeqsi maskidka tag😮😮

  • @SafaOsman-n1d
    @SafaOsman-n1d 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hudheelki ridwaan Abdilahi