Beeraha Qaadka ( Jaadka ) ugu wayn - I visited one of the largest khat farms in the country

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Waxaan booqday beerihii ugu weynaa dalka, gaar ahaan gobolka Sanaag ee degmada xidhxidh.
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

ความคิดเห็น • 250

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  หลายเดือนก่อน +62

    Fadlan 10 kun Like iyo Share
    Salax TH-cam kiisa:
    youtube.com/@saalaxdigle?si=atBGNnP88H0t0BHg

    • @mustafa5516
      @mustafa5516 หลายเดือนก่อน

      Geedi icabi bro

    • @muhammedhassan418
      @muhammedhassan418 หลายเดือนก่อน +1

      Tuugsiga dhaaaf ee shaqeso o noloshada hor mari fursad ween o dahabi ah aya hesataa

    • @mustafa5516
      @mustafa5516 หลายเดือนก่อน +1

      @@muhammedhassan418 adiga maa og nolosheda xalada kusuganahay

    • @mustafa5516
      @mustafa5516 หลายเดือนก่อน +1

      @@muhammedhassan418 manta hadad ogalehed nolosheda saan maijawabi lahen lakin wax walbo ilaha og

    • @hanalander
      @hanalander หลายเดือนก่อน

      DHULKA SOMALILAND BAAD JOOGTAA?

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb หลายเดือนก่อน +16

    Muxu dhul beerasho ku fican intu alle dad siiyay ay wax ayaga uun udhibaata ah ku beereen subxanallah

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 หลายเดือนก่อน +12

    Jaadka Ethiopia 🇪🇹 iyo kenya 🇰🇪 waa in laga qabto dalka walayaal

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 หลายเดือนก่อน +21

    🙉SubhanaAllah.
    🙈Xaraan Riziq
    Wadanka ha laga
    mamnuuco.Khadku
    waa maandooriye. Waxbarashada buu hoos
    u dhigi.Qoyskuu kala diri
    Wadanku baabi'in. Hor u horumarka wadanka buu dib celin. Bulshaduu seexin.
    Bulshaduu caajis ka dhigi. Khadku caafimaad kuu u daran yahay🤔with zero tolerance wadanka halaga mamnuuco.

    • @EnglishsisSister
      @EnglishsisSister หลายเดือนก่อน +2

      Si kale ayaa looga faaidaysan karaa daawoyin iyo wax kalo nacfi leh baa laga samesan donaa mustaqbalka

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy หลายเดือนก่อน +2

      Fikirkaaga kuguma raacsani waana sababaynayaa somalidu hadii aanay iska dhaafayn cunista qaadka waxaan qabaa in meel kasta oo soomali degto lagu beero qaadka si dhaqaalaha adag ee millions dollars ah looga joojiyo kenya iyo Eithopia lacgtaasna ay ugu baaqato soomali ma isweydiisay in soomalidu cunista qaadka joojinayso hadii ay dhacdo markaa soomaliyana lagu beeri maayo waa fikirka aan weligay qabay thnx

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n หลายเดือนก่อน +1

      Soomaalida way joojin kartaa jaadka hadii ay helaan maamul suuban tusaale ahaan afartan sano ka hor wax yar oo reer waqooyiga ka mid ah ayaa cuni jiray marka waa in la joojiyo jaadka si umadda soomaaliyeed looga gaaro intaysan qar kasii dhicin waaba ka dhacsan tahay ee kan dibadana hala joojiyo kan wadankana halagu badalo wax faaiido u leh umadda sida qamadiga iwm walaahu mustacaan

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy หลายเดือนก่อน

      ​@user-kd6nr4hz7n waar soomalidu qaad cunistiisa ma deynayso inay sii bataan maahee maamul iyo dawlad ka joojin kartana ma jirto dawladii siyaad barre ayaa isku dayday inay joojiso isagoo kootarabaana ayuu soo geli jiray ee muhiimada ugu weyn waa in lacagtaa adag ee dalka ka baxaysa xal loo helo qiyaas bilkasta lacagta gasha kenya iyo Eithopia mar hadii aan la iska deynayn waa in lagu beeraa meel kasta adigu hadad hayso xal lagu joojin karo waa kuu ducaynaynaa ee bal isku day

    • @EnglishsisSister
      @EnglishsisSister หลายเดือนก่อน

      @@user-kd6nr4hz7n Haa dabcan buurahas waa meesha ugu roobka badan somalia sidaas darteed qudaarta sida fufaaxa iyo liin macanta dalal kale aan ka keesana lagu beri karaa baraarug fiican haduu jiro bulsho ahan

  • @user-of8ok7cf5u
    @user-of8ok7cf5u หลายเดือนก่อน +16

    waa taynu kaga maarmi lahayn qaadka ethopia iyo kenyaba

    • @kalatuuraaye.7106
      @kalatuuraaye.7106 หลายเดือนก่อน +2

      4 kun oo geed ah hal maalin ayan la qeynaa 😂😂😂😂😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem หลายเดือนก่อน

      Hadiiba aan la deyneyn in aanu beerano ayaa noo wanaagsan.

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 หลายเดือนก่อน +17

    HADII AY QAADKAAN ISKA CUNAAN LACAGTANA DALKA KUSOO CELIYAAN MAXAA KABA'AAYO ILEEN QAADKA JOOJIYA LAGAMA KAREE.

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo หลายเดือนก่อน +22

    Geedka raga somalida duleeyay ee qayrkood ka reebay
    Oromadu iyakaa inooga cun badan jaadka lakin iyaku wax badanbay qabsadan lakin nimanka somalida dulinimo ayay ka qaadaan!

    • @yaasiincadde1661
      @yaasiincadde1661 หลายเดือนก่อน +3

      Waa SAAS

    • @falisa576
      @falisa576 หลายเดือนก่อน +3

      Wa runta waxa somalida dib u dhaca
      U keenay iskuna diray wa khadka.
      Wa umad maqaadarad ku nool mxay
      Horumar sameeyaan caalamkana
      La tar tamaan Itoobiya iyo Kenya
      Dhaqaalahena ku dhisnaa

    • @Yasin-s8i
      @Yasin-s8i หลายเดือนก่อน +4

      @@falisa576 nin daroogiste noqday waligiis wax ma qabsado. Laakiin drug dealer-ku waa dhiigmiirte Ka taajirey, silica iyo saxariirta walaalkiis.

  • @SakijjMohaa
    @SakijjMohaa หลายเดือนก่อน +9

    Marba haduu illahy siiyay dhul wax lagu beerto maxuu sunta ugu beranayaa mu cunto xallal ah oo nacfi leh ku beero allaha ka hanuuniyo inta ku fidnaysan suntaa xoolo xalal ah oo badal ah oo khaad ka fiican allaha siiyo

    • @SadeqKaramah
      @SadeqKaramah หลายเดือนก่อน

      Be blessed for words of wisdom.

  • @user-nl1yn1bo7f
    @user-nl1yn1bo7f หลายเดือนก่อน +25

    Nabiga kusaliya

    • @user-zz2mn6xy8k
      @user-zz2mn6xy8k หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalim.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem หลายเดือนก่อน

      Sallallaahu Caleyhi Wasalam.

  • @shabcaancumar4682
    @shabcaancumar4682 หลายเดือนก่อน +4

    Geedi sahan best somali traveler , I interest your videos.

  • @NuuxAhmed-ih8fz
    @NuuxAhmed-ih8fz หลายเดือนก่อน +5

    Lacagta shisheyuhu qato dalka hala geliyo

  • @Yasin-s8i
    @Yasin-s8i หลายเดือนก่อน +6

    Musiibo, waa daroogo beero,oo Ku faan.😢

    • @yusufmohd192
      @yusufmohd192 หลายเดือนก่อน +5

      Inkastoy wax xun tahy hadana lacagta adag ee dibada naga aada ayadoo dalka ku noqotaa noo dhaami laheed

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaanallaaah alloow qadka soomali ka madoobee qariya moosa qad karoon ka qashyaro ka quud macaan

    • @nuuraani924
      @nuuraani924 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 หลายเดือนก่อน +4

    Sanaag waxa kasta waa laga beeri kara keep going Geedi Sahan 👏👍

    • @hanalander
      @hanalander หลายเดือนก่อน

      DALKA SOMALILAND regardless of the region is amazing

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 หลายเดือนก่อน

      ​@@hanalanderwaa somaliya 100/85 sanaag warsangeli waana somaliya intada yar mesha aad doonta la aad

    • @hanalander
      @hanalander หลายเดือนก่อน

      @@nasriina12345 waa maxay somalia? ma waxaad u jeedaa UN SOMALIA-ITALIA? warsangeli iyo xaarood waa marti. SANAAG WAA SOMALILAND. MARTIDU HA XISHOOTO.

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re หลายเดือนก่อน

      ​@@nasriina12345 caliqi laguugu daray sanag manad ogayn Ina laguugu taliyo hada hadashana jeedal laguugu qoro takale ssc Mel an laascanod ahaynka taliso sheg dhuxulaysato kuwi dabal daga laha 26 June an jedalka u qoray iyo liinta mad ilowday

  • @musj21
    @musj21 หลายเดือนก่อน +4

    Sanaag the breadbasket of somaliland also awdal we need to put more resources to farming 💚⚪️❤️

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂 yaa wax ka weydiinaya sanaag 15 / 100 ka degtaa cashana shaqoo kuma lehid maskiin reer faanka afka uga harey

    • @musj21
      @musj21 หลายเดือนก่อน +1

      @@nasriina12345 Somalia no English no police no peace no anything - TRUMP 👀🤣🤣🤣

    • @hanalander
      @hanalander หลายเดือนก่อน +1

      @@musj21 AGREED! BUNCH OF CLOWNS

    • @hanalander
      @hanalander หลายเดือนก่อน

      @@nasriina12345 FAQASH FIRCOON

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 หลายเดือนก่อน

      ​​​@@musj21dhaliyarada somaliland meesha shaqo basaboor dalxiis u yimadan waa somaliya maxaa yaala somaliland hal qoys ayaa tahiin sadex habrood diwakad sheganaya waxaa idin soo af jarey SCC KHATUMO STATE OF SOMALIA 🇸🇴 😂😂😂😂😂

  • @abdiasiisali2203
    @abdiasiisali2203 หลายเดือนก่อน +12

    Aqoon ayaa ka muuqaata legend kaas qaadlaha ah maasha'allah

    • @Alabhas98
      @Alabhas98 หลายเดือนก่อน +2

      Maandooriyo in la beerto ma aqoon ah.😂😂😂

    • @abdinasir2258
      @abdinasir2258 หลายเดือนก่อน

      ​@@Alabhas98 lkn inla keno wa caadi 😊

  • @user-dd6ps8hl7n
    @user-dd6ps8hl7n หลายเดือนก่อน +6

    Geedi Sahan🤚🏻🔥 👍

  • @RashiidOmer-dq5tg
    @RashiidOmer-dq5tg หลายเดือนก่อน +5

    Wxaa fcn sxp dawlada inayy mamnuucdo sppto ah wxn aduun io akhiraba wx kujiro o laga helayo ann dhibato ehen mhrto duntena m.ogolo wa mamnucde wxn rijena iney dawlada mamnucdo

    • @anwarmataan7745
      @anwarmataan7745 หลายเดือนก่อน

      Wasiir ilaa agaasime ilaa xog haye ilaa xakim kuli midan qayilin ma le yaa joojinya mrkaaa sxb?

    • @muxyadiinibrahimahmed3251
      @muxyadiinibrahimahmed3251 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢
      Midka itobiya miyaa rabtaa
      Waaba ku dhiiri galin lahaa
      Si uusan kaas noogu imaan ileeen dayn maysaane

    • @RashiidOmer-dq5tg
      @RashiidOmer-dq5tg หลายเดือนก่อน

      @@anwarmataan7745 waa sppta uu loo mamnuucin lkn mkry dwld sax ah dhalato isla xisaptan badan baa imanayo o ki lagu arka xabsi madxa lo galiyo wan jojin lahen

    • @RashiidOmer-dq5tg
      @RashiidOmer-dq5tg หลายเดือนก่อน

      @@muxyadiinibrahimahmed3251 2wadoodapa wx isma dhaman wllo

    • @user-oe1kd8we5y
      @user-oe1kd8we5y หลายเดือนก่อน

      ​@@RashiidOmer-dq5tg hadaba saxiib meeshan dowlaa sax ka jirta hadan adiga xaga dowlad ka jirin dhulkan dowlaa buu hoos taga ilalisa wadankeeda

  • @user-ss5ht1bw9m
    @user-ss5ht1bw9m หลายเดือนก่อน

    Waa in la maalgaliyaah maadam aysan soomaalidu baad daynayn si loo xakameeyo lcagta ay dalalka jaarku jaadka nooga qaataan lacagta a ay dalkeenu ugu dhex wareegto

  • @user-qh7sv3io1i
    @user-qh7sv3io1i หลายเดือนก่อน +2

    10 kun kabadn baad istaahishaa wadani wadani dhalay guuleeyso sxb

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 หลายเดือนก่อน +5

    Dalkeena kulahaa!!!! Waa Qaadkii Somaliland ka baxayay.

    • @abdisahal5246
      @abdisahal5246 หลายเดือนก่อน +3

      Mxaaa ma daalke baa Somaliland somalia 🇸🇴 Lee wayee 😅😅😂😂 maskiin Aya tahey

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 หลายเดือนก่อน

      Casha ma abaha baa leh sanaag mesha aad ka degto waa taqaan

    • @hanalander
      @hanalander หลายเดือนก่อน +1

      @@abdisahal5246 lee waaye? yaaku fahmaya! DHULKANI WAA REPUBLIC OF SOMALILAND

    • @hanalander
      @hanalander หลายเดือนก่อน

      waa dad cawaan ah. DALKA SOMALILAND

    • @hanalander
      @hanalander หลายเดือนก่อน +1

      @@nasriina12345 Sanaaag SOMALILAND. FAQASH XISHOODA

  • @abdallaaw73
    @abdallaaw73 หลายเดือนก่อน +3

    Best somali youtuber

  • @Somfox1
    @Somfox1 หลายเดือนก่อน +2

    Cudurka Somali hayaa waa 1) Qabyaalada 2) Qaadka. Bal miyey Dalaga beertaan sida digir, hadhuudh. Khudrad.

  • @mohamedomar6294
    @mohamedomar6294 หลายเดือนก่อน

    Qudar iyo waxkalo ka fcn baa jiro qadka alle haso ha nuuniyo umada soomaliyed

  • @MuxamadCabdullahi
    @MuxamadCabdullahi 28 วันที่ผ่านมา

    Naclad haku dhacdo qaadka

  • @nuuraani924
    @nuuraani924 หลายเดือนก่อน

    Waa hoog iyo halaag cudur ayuu noo beerayaa insha,allah soomaalida qaad waa iney kaxaagto waa sun waabalaayo Eebow nagaqabo.

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo somaliland keep going

  • @Eng_moy
    @Eng_moy หลายเดือนก่อน

    Manshaa allaah , wallaahay waa nimcadii aduunka , alle ha u barakeeyo

  • @AlexMacAllister-cc6cy
    @AlexMacAllister-cc6cy หลายเดือนก่อน +2

    Waa xaraam qaadka
    Maalkaagana waa xaaram😢

    • @user-gt3jd6bi2p
      @user-gt3jd6bi2p หลายเดือนก่อน

      Ninkan berta jadka leh ALLAH(SW) ha ku gubo xaran cune umada Somaliyed ayu ula tala gali inu ba'biyo warya ALLAH ka baq e u toobaken

    • @AlexMacAllister-cc6cy
      @AlexMacAllister-cc6cy หลายเดือนก่อน

      @@user-gt3jd6bi2p saas waya pro

  • @user-fm1yh8sc6h
    @user-fm1yh8sc6h 24 วันที่ผ่านมา

    2022 kii meesha shaqo u tagnay wa dhul ad u quruxbadan beeralay ah lkn halka dhib ee ka jira wa wodooyinka

  • @MuscabAhmed-hu2og
    @MuscabAhmed-hu2og หลายเดือนก่อน +2

    Wallee waan yaabay 😱😱😱

  • @munajama6042
    @munajama6042 หลายเดือนก่อน +3

    Waa Somaliland adeer hadalka sax dalkeena markaad leedahay waxay noqonaysaa inaad la hadlayso
    reer Somaliland oo keliya lakiin dad badanoo reer Somaliland ahaynbaa kugu xidhane

    • @Yasin-s8i
      @Yasin-s8i หลายเดือนก่อน

      @@munajama6042 indoor maantana wuxuu Ku faanayaa daroogo baan beernay, Alloow yaa darbiga china nagu kala xira, saay qaad iyo dhillaysi wax aan ahaynba ma hayaane.

    • @hanalander
      @hanalander หลายเดือนก่อน

      FAQASH PROPAGANDA

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ หลายเดือนก่อน +5

    Dee ma inaan bilaabaad doonaysaa geediyow waaba qurux dhirta qaadku 😂

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allah dhulka hooyo wacanaa

  • @PerfectZizou
    @PerfectZizou หลายเดือนก่อน +2

    I have never seen tall khats like this😂😂

    • @GeediSahan
      @GeediSahan  หลายเดือนก่อน

      Welcome to Sanaag

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 หลายเดือนก่อน +3

    Sxb Masha Allah waa muqaal qurux badan sxb hore usoco

  • @Abdikhadir-oq9sj
    @Abdikhadir-oq9sj หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar Noloshesha oo dhan xaaram ayu Ka shaqeysanayaa oo Cunaya 1981 ila iyo manta.

  • @Abdalla-Said
    @Abdalla-Said หลายเดือนก่อน

    Geediyow anaa mesha ku dhashay, gaar ahaan degmadda Mirci baan ku dhashay oo ah xeradda qaadka Sanaag.

  • @huseinabdihaji8651
    @huseinabdihaji8651 หลายเดือนก่อน +1

    Yow gedi sahan big fan nio jabuti ka sugeynaa😊

  • @ie3787
    @ie3787 หลายเดือนก่อน

    Akhas calayk maandooriye sun ah buu risiq kadeyayaa. Waa waxa ummadda fasaadiyey

  • @amalh3268
    @amalh3268 หลายเดือนก่อน

    Xaaraanta iska daa, ilaahay rizqi xalaal ah waydiiso

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 หลายเดือนก่อน

    walaal ilaah uga baq bulshadaada oo ka daa daroogada. u beer wax xalaal ah oo adigana xalaal kuu ah.

  • @engkuukaay070
    @engkuukaay070 หลายเดือนก่อน +3

    War gedisahan wa xumady🫢 qaad bu xayeysinaya

    • @matanka993
      @matanka993 หลายเดือนก่อน

      Waxaad ka xuntahy wax soo s aarka wadanka anigu waxaan qabaa in labadiyo dhiiri galinta bulshadeena beeralayda ah lana garab istaago

  • @sadahabdi7330
    @sadahabdi7330 หลายเดือนก่อน

    Asc waan kusalaamay habaryar makaa helikaraa taleefoon gudomiyaha jaliyada marooko dalkas aan rabaa inaan uguuro akhbaar baan ubaahnaa wadankaas ah

  • @user-zx7fb7lu7o
    @user-zx7fb7lu7o 17 วันที่ผ่านมา

    Beertaas waan Soo dhex degi Albeerko laseexdo ma udhawde ❤ 3$ waa raqiisee

  • @user-jd6bh4lv7n
    @user-jd6bh4lv7n หลายเดือนก่อน

    Berigii bisha la joojiyey waxaa la inoo keenay wax aan qori lahayn oo digaagado loo bixiyey
    Odeygu xaguu geyn jiray kan jebiska ah??

  • @roobdaydayroob8439
    @roobdaydayroob8439 หลายเดือนก่อน +1

    الحمد لله الذي عافانا مما ابتلى به غيرنا و فضلنا على كثيرٍ ممن خلق تفضيلاً كبيراً.......ilaah baa mahaleh oo innaga badbaadiyay wixii qayrkeen lagu imtixaamay.

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub หลายเดือนก่อน

      Ilaahay adiga wuu kaa badbaadiyay qayrkaana kamuu badbaadin, waayo?? Ilaahay miyaanu caadil ahayn?

    • @AhmedCabdi-oc1ty
      @AhmedCabdi-oc1ty 28 วันที่ผ่านมา

      What the hell. Did you literally dare saying this 😮😮😮​@@AhmedAli-fb7ub

  • @CabdifaaraxXuseen
    @CabdifaaraxXuseen หลายเดือนก่อน

    Manshallh

  • @et9055
    @et9055 หลายเดือนก่อน

    Allaha Kuma barakeyo because Somali daraagbad ubeertaye

  • @NadarDahir
    @NadarDahir หลายเดือนก่อน

    Masha Allah geedi sahan guuleyso wll

  • @maskaxaaji
    @maskaxaaji หลายเดือนก่อน

    Qaadka faaido malahan waqtigada iyo cafimaad kaba waa u daran yahaye qorsho kale keena , sida Energy drink aad halmar cabeysid oo aad ka sameysaan geedahan, qaadka maadooyin badan oo cafimaadka u daran ayaa kujira ka reeba oo keena , warshado soo saara Energy drink

  • @khaldirhassan4581
    @khaldirhassan4581 หลายเดือนก่อน

    Qaadka waa lajara caleentaa laga daadiyaa Kadib qaad fiican buu noqon hagaajiya

  • @ansalwacdiahmed5346
    @ansalwacdiahmed5346 หลายเดือนก่อน

    Lacagta aad ku dalxiisto ma TH-cam ayaad ka sameysaa mise waa jeebkaaga sxb❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    Wax ka fiican sida liin cambe muus canab ee caafimaadka u fiican muu beero caqliga dhagax lagaa saar waliba sanaad tifaaxaa ka bixi kara tufaaxana waxaa loo yaqaan Dr

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t หลายเดือนก่อน

    Waa yabee hadiiba geedaha cuneyno koley ma'am kuweena cuno wayabe maxaa kuwa qadama dariska ah maxaa noo geyyna hhh

  • @Xareedvlogs
    @Xareedvlogs หลายเดือนก่อน

    Zxp wllhi wa ku tagera idolna waa i tahay
    From borama

  • @BahariBeach
    @BahariBeach หลายเดือนก่อน

    Was ku salaamay geedi

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 หลายเดือนก่อน +1

    Wax anfac leh tabco ee Ilahey ka cabso

  • @user-bd8ps5nk3l
    @user-bd8ps5nk3l หลายเดือนก่อน +2

    Booska qaadka hadu qadradkle galinlha ufcnyd

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 หลายเดือนก่อน

    Masha'allah anagoo dhulkeena qaadkaan ka beer beeran karno maxaa kenyan ugu iibsanaynaa

  • @user-fr5nx5kl5p
    @user-fr5nx5kl5p หลายเดือนก่อน +1

    First comment 1k 👍 👌

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 หลายเดือนก่อน

    Beerta hadii aad cunaysaan. Lacagta dalka kabaxaysaa baqanaysaa oo dadkeenaa laga gadanayaa dalkay lacagtu kuwareegaysaa.

  • @jamalomar6387
    @jamalomar6387 หลายเดือนก่อน

    War iska daaa qaadkooo wx kle beer ooo umada anfaca xarana aan ahayn unada wx tarlah oo qudaara ama dalagayade kle ee cuntada ah beer nio oo iskadaa qaadkan iyo wxan suntan ah

  • @shafeeccaynab1375
    @shafeeccaynab1375 หลายเดือนก่อน

    Asc adeer alaha ku barakeeyo barnaamijkan aad jaadka kaga warantay way khaldantay drug baad xayaysiisay ilaahay ka baq xalaasha badan, wax badan oo kale ayaad ka warami kartay

  • @mohamedzeyn-uu5eb
    @mohamedzeyn-uu5eb 9 วันที่ผ่านมา

    Yahuuuu qad miyad cuntaa geedi sahan

  • @cj3561
    @cj3561 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah. Balaayo beer

  • @Ahmed-yb9hx
    @Ahmed-yb9hx หลายเดือนก่อน

    Qaad waxaan aaminsahay xaaran yahay lkn hadii aan la daynayn inta wadamo shisheeye soomalida dhulkeeda ha ku abuurato

  • @InaWabar
    @InaWabar หลายเดือนก่อน +1

    First comment ❤🎉

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 21 วันที่ผ่านมา

    Wariyahan Afka adag xaguu ka imaadey?

  • @kkll12-qo3gz
    @kkll12-qo3gz หลายเดือนก่อน

    Keep going bro

  • @Doctor.khadar
    @Doctor.khadar หลายเดือนก่อน +3

    What a beautiful 😊🎉

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 หลายเดือนก่อน

    Beeraha daroogada!!!!

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 หลายเดือนก่อน

    Somali ine meel ay ku ficanthy jirin ethopia qad loga kena iyo kenya bal eeg hda muqatarad cuneso ma midka dalkga cundid

  • @IfraaxCraxmaan
    @IfraaxCraxmaan หลายเดือนก่อน +2

    First please reply ❤😊

  • @apdicazaanyo1333
    @apdicazaanyo1333 หลายเดือนก่อน

    Gobolka sanaag waxaa dega daarood iyo isaaq kuwaas oo aan waligood islayn sidoo kale walaalo xigto iyo xigaal ba ah. Sidoo kale gobolka sanaag waxa uu koob saday buurihii,barigii,xeebihii, dahabkii, fooxii. Sidoo kale waa gobolka ay ku aasan yihiin awoowe shiikh isxaaq awoowe darood awoowe samaroon iyo qabiilo kle ba awowgood.
    Allow reer sanaag colaada ka

  • @edfuadmo9995
    @edfuadmo9995 หลายเดือนก่อน

    Tufaax miyaa waddanka ka baxa 😮😮😮

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy หลายเดือนก่อน

    Waa in la taageeraa qaadkaa dalka ka baxa oo meel kasta lagu beero mar hadaanay soomali iska deynayn cunista qaadka waa in lacagta adag ee gasha kenya iyo Eithopia la joojiyaa

  • @dahirahmed9268
    @dahirahmed9268 21 วันที่ผ่านมา

    Asc walaaloow maanta ma waxaa noo keentay meel xaaraan kabaxayso inaad noo xayeeysiiso miyaadan qof muslim ahayn

  • @HamdiMohammed-q3w
    @HamdiMohammed-q3w หลายเดือนก่อน

    WAXAA TIRAHDAA BEERTA CAWSKA NIMANKA SOMALIYEED ALOOWYAA NOGA XAREEYA SIDII XOOLIHII

  • @NadarDahir
    @NadarDahir หลายเดือนก่อน

    Hadii la hormariyo beerista qaadka somali deyn meyse cunistiisa dalka uun buu kusoo noqon laha qarashkaas

  • @daus4315
    @daus4315 หลายเดือนก่อน

    Maxay uso iib gayn waayeen inta ka Ethiopia la ino kenayo

  • @user-zz2mn6xy8k
    @user-zz2mn6xy8k หลายเดือนก่อน

    Areyga (keyn ama keen )dhoor jeer baan maqlay . Beer maalaga wadaa mise duur. Raali ahaada sijuu baan ahay.

  • @user-tc4ek7sy1i
    @user-tc4ek7sy1i หลายเดือนก่อน +2

    Djibout

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he หลายเดือนก่อน +1

    hala gubo beerahan.

  • @abdiezza9594
    @abdiezza9594 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allaah

  • @hajir1122
    @hajir1122 หลายเดือนก่อน

    Keep going sxp❤❤❤❤

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine2695 หลายเดือนก่อน +3

    Ninka oromo dawlad u adeegta ayuu haystaa boqolaal mile usoo dhoofiya kana macaashay, halka ninkan muwaadinka ah daw uu usoo maro aanu hayn magaalada kuxigta !

    • @hanalander
      @hanalander หลายเดือนก่อน

      FAQASH FIRCOON

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 หลายเดือนก่อน

    Meel fiican maanad booqan

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 หลายเดือนก่อน

    500 Milyan ayaa oromadu naga iibisaa ee sidan baa habon

  • @suldaanqaamuus9691
    @suldaanqaamuus9691 หลายเดือนก่อน

    Inta wado loo sameeyo soomaaliya oo dhan lagu fidiyo meeshii kiinya iyo itoobiya laga keeni lahaa

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 27 วันที่ผ่านมา

    Gobolo cunaa ugar berashadoda sidowlado kala iibsada ooga maarmaan

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat หลายเดือนก่อน

    Waa imada waaxage

  • @muqtarjamaegal6071
    @muqtarjamaegal6071 หลายเดือนก่อน

    Caaqil salad salax m xursi
    Nin waynbaad kulanteen

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 หลายเดือนก่อน

    WAr qode ayad kadhigi
    Karta
    Madhab ayad kadhigi karta
    Kudhex
    Beer xasiid
    Aba galay si girisuhu
    Ugalo
    Kuwa dadheer
    Badhatanka jaja
    2 ba bilood
    Kadib haramada
    Kagur
    Iyo galayda
    Kadib
    Qod o biyaha
    Ubane
    Baaw baq iyo haramayan kadib
    Daawo
    Sidu noqodo
    Kiilo kiilo
    Jabis
    Iyo madhab
    Awaday okale
    Ayuu noqon
    Lacagna wad kadhargi
    Isha alaahu
    Wanku
    Farxay walaahi
    A

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 18 วันที่ผ่านมา

    Good bless republic of somaliland is peace and stabilt country ❤❤❤❤

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 หลายเดือนก่อน

    Joojiya wax debeda ka imanaya si waxa dalka kabaxaa usocodaan

  • @wilwaal545
    @wilwaal545 หลายเดือนก่อน

    Waxaa qaad maxn eilkaxa damimaa
    Magogo no ku aburr

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 หลายเดือนก่อน

    Beeraha qaadka ee buurta HAREED Ceerigaabo. Hareed waxay ku dhinac taal dariiqa loo maro magaala xeebeedka MAYDH.

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 หลายเดือนก่อน

    Dadkaygii qorijarato

  • @BARNAAMIJKAWACYI
    @BARNAAMIJKAWACYI หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤🎉🎉🎉