Dhulkaas 30ka sano soo socda hadan la dhisin dadka joogana la diiwan galin la baarin oo bulshada la is dhex dajin waxaa uu si fudud ku gali doona gacanta Keenyaatiga luuqadiisa laga barto goobta, Video aan daawaday nin malaay gadaayo la wareysanayo wuxuu ku leeyahay Swahili waxaan dhahnaa saas lkn Somalida wexey yiraahdan qolof, Swahili waxan dhahnaa‼️ Somalidana wexeey yiraahdan ‼️ Bari 30/50 sano kadib dhulka sidii Jasiirada Suqadra ayey gacanta ka bexeysaa oo dhul kenyan ah Kenya leedahay oo dhanka Somalida ku yaalo ku noqon doonta
Channel kaan waan ka helay.waxan rajeynaa inaad somaliya si fcn noo kala bari doontid deeganada aaad duubi kartid.wxn rajeynaaa dad dawadaayal badn in muqadaladada garo. Next raaskamboni hdy mcqul thy
Kula mid ahay deegaanadaas khuuriyaasha leh Sida Buurgaabo Kudhaa iyo Khuuriga Bajuni Islands agteeda ka leexda Tuulo ku taal Maagaceedaa iga maqane waa meelaha aan inta ugu badan Sattelite map ka fiiriyo aad baan u jeclaan lahaa maalin uun inaan ku dalxiiso
Anigaba waa ka arkay khuurigaas google earth ku arkay lkn kala garan la'aa ma webi baa mise waa bada oo dhulka horey usii gasha webi cml@@shiinebeatsofficial1597
Somalida ilaahey haka baqaan oo dadka indigenous ka o deegaanka asalka u ah aman hala siiyo. Dhulka ilaahey wa idinka badan yahay. History mabadali kartan tuuloyinka ku dhalateen ku ekaada. Hada rabtan in deeganadan o kale ku noolaatan xushmeya dadka deeganka film ka laandhernimada o dhulmiga ku saleesan hala iska daayo
Waan Ku dhashay lkn kuma barbaarin inkastoo marar badan booqasho ku tagay. Hadaba raaskambooni bay hooyaday degantahay mar welibana waan soo booqdaa. Jaziirado badan baa Ku yaala into udhaxeysa Kismayo iyo Raakamboni lkn badanaa dadka Soomaalida dhulkooda aqoon uma laha .
Dhuxulayste ninkii suga waa suufiga beenaalaha ah ee shaakirka galgaduud ka suga inuu samada duulo. Lets create fund for Buur gaado si dadkaasi at least u helaan biya ay cabaan.
Hala dhiiri geliyo dhalinyarrada quruxda wadanka inio soo gudbinaya From Hargeisa somalidu waa mid
Lkn miyaad midnimada aqbasheen?😅😅
@@faraxdahir1097
Isaga wuu aqbaley
Dadkaan hala taageero waa soomaalida wax tarka dalka u leh.
Reer Buur Gaabo waa idin salaamay, waana idin jecelnhay, guulaysta.
Wiilkii kaas waa wiil maashaa allaah ah ilaahay habad baa diyo anigu waxaan ka shaqay nayey bada hindiya aaragoosto ilaa 10 sano. Bada casna ilaa laas qoray ilaa beereeda inata u dhaxaysa waa maray caluula, xaabo, qandala, ceelayo,qow. Hindiya ilaa xamar, xarardheeye, hurdiya, hobyo, garacad, eyl, bayla, xaafuun, hurdiya Marka walaahi ma arag meel ka xurux badan mas shaa allaah mee shaana maanta iigu horaysa arageeda, Marka dadka as hala taa geero
Waa magaalo ku fiican daxliiska lkn warbaahinta soomaalida aan lagu arag
Asc reer buur gaabo salaamay ma laisoo dhoweynayaa aan idinla soo degeee 😎😎😎
Thanks bro adi hadii aadan ahan lahayn ma barteen buur gaabo iyo sidoo kale *raas ka booni* oo an dhegta ka maqli jiray
wiilkaan hala gaarsiiyo meel sare insha allah
Masha allah
Ogaad ha nookan hataa midkaan doowanayo
Wan so guuri Minnesota qabow geda an kaso guuree
Dhulkaas 30ka sano soo socda hadan la dhisin dadka joogana la diiwan galin la baarin oo bulshada la is dhex dajin waxaa uu si fudud ku gali doona gacanta Keenyaatiga luuqadiisa laga barto goobta, Video aan daawaday nin malaay gadaayo la wareysanayo wuxuu ku leeyahay Swahili waxaan dhahnaa saas lkn Somalida wexey yiraahdan qolof,
Swahili waxan dhahnaa‼️
Somalidana wexeey yiraahdan ‼️
Bari 30/50 sano kadib dhulka sidii Jasiirada Suqadra ayey gacanta ka bexeysaa oo dhul kenyan ah Kenya leedahay oo dhanka Somalida ku yaalo ku noqon doonta
Buur gaabo waa degmada badhaadhe qayb ka mida
Dhulkaan maa soomalia ku yaalo oo laga baahan yahay
Alle yaa madax wayen fican na diyay wadnku quruxa badan😢
Mansha allah ❤buur gaabo wey qurux badan tahay in la dhisay u baahan tahay waa good delxiis
Meeshaan quruxda badan maa la dhisto inteey lacagta meelo kale
Channel kaan waan ka helay.waxan rajeynaa inaad somaliya si fcn noo kala bari doontid deeganada aaad duubi kartid.wxn rajeynaaa dad dawadaayal badn in muqadaladada garo.
Next raaskamboni hdy mcqul thy
Bro meeshaan in badan ayaa mapka ka arkay thanks for showing us.
Kula mid ahay deegaanadaas khuuriyaasha leh Sida Buurgaabo Kudhaa iyo Khuuriga Bajuni Islands agteeda ka leexda Tuulo ku taal Maagaceedaa iga maqane waa meelaha aan inta ugu badan Sattelite map ka fiiriyo aad baan u jeclaan lahaa maalin uun inaan ku dalxiiso
Anigaba waa ka arkay khuurigaas google earth ku arkay lkn kala garan la'aa ma webi baa mise waa bada oo dhulka horey usii gasha webi cml@@shiinebeatsofficial1597
Dhulka emaratka laga iibiyay miyaa,,,!! .?.? Somaliya waa wada iib,, allah badbaadiyo dhulkaan Quruxda badan..
M.a buurgaabo sxp sare next bushbushle io raskamboni kolbiyow noso duun wan uxisay deeganka
Ninkas odayga ah runtuu sheegay waxkasta anagaa isaga dheeldhay , 7:53
Somalida ilaahey haka baqaan oo dadka indigenous ka o deegaanka asalka u ah aman hala siiyo. Dhulka ilaahey wa idinka badan yahay. History mabadali kartan tuuloyinka ku dhalateen ku ekaada. Hada rabtan in deeganadan o kale ku noolaatan xushmeya dadka deeganka film ka laandhernimada o dhulmiga ku saleesan hala iska daayo
Waxa aan la xasili la nahy waa xqaa dadka masakiinta la dhacaayo allh no nabadeeyo dalka dakna allh xqaa ha tuso
tuulada Manaraani ee 30km u jirta burgaabo ee ka xigta dhanka raaskamboni soo duub sxb waa halkan ku dhashee
Dhulkaas xeybta ah runtii waa dhul aad u quruxbadan 😊 waad iga nasiib badantahay hadaaba ku dhalatay oo ku soo nooleed 🎉
Waan Ku dhashay lkn kuma barbaarin inkastoo marar badan booqasho ku tagay. Hadaba raaskambooni bay hooyaday degantahay mar welibana waan soo booqdaa. Jaziirado badan baa Ku yaala into udhaxeysa Kismayo iyo
Raakamboni lkn badanaa dadka Soomaalida dhulkooda aqoon uma laha .
waa meel aan waqti fican kusoqatay ma iloowi karo asxaabtii kubada kuwada ciyari jirnay xeebta hada saxibyal hada jogtaan farin iisodira
Malaysia linkawi mel la dhaho baa ku taala lkn wllhi meshan baa ka qurx badan lkn yaa soomali ka dhaadhac siinayo hee
War buur gaabo nin wereya ah u maqlay😮😮😮😮😮
Bal fiiri nimcada waddanka taal maansha Allah
1K coming soon brother keep goinh😎
Please nalawadaaga SIDAAN aan ku iimaan karno halkaan qaab dalxiis ahaan😮❤❤❤❤😊
Xogo iyo taariikho muhim ah ayaan ka faa'iidnaa ifiye HD.
Mahadsanidiin in badan.
Masha Allah dhulkeygii aan jeclaa
Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🤲🏾🤲🏾👍👍👍👍
M.a dalkeena nimca taala xaqiiqdii
09:55 Somali ugu hoeye an arko gacanta ku haya mud-crab cunistisana ka sheekaynaya.
Degankan wa fiicanyahay Ma Sha Allah.
m.a my fv youtuber in somali wllhi
Xaduudka somaliya wa bombasa
Adi miya ka dhigay mombasa
@@350relaxing-meditationtv2Runtii Lamu iyo dhanka Galbeedka ee Webiga Tana River ayuu ku ekaa deegaanka Soomaalida laakiin, Ingiriiska ayaa dib u soo durjiyey oo Raaskaambooni keenay markii uu Dhulka yimid billawga qarnigii 19aad! Dhulka u dhexeeya Kismaayo iyo Raaskaambooni oo isu jiro, 270km waa dhulka Soomaaliya ugu qurxoon!
Faarah macalin Kukuye ma ka dhaadhicin karnaa.
Ninkaan dhalinyada ah kwrn dadaalkisa iyo muqalada waxtarka leh u inoso gudbinayo hadan kuwi qabilka ka shekeynayey baa ka subscrip badan sxp noo dulqado somali banahye
Masha allah soo badi Mahadsanid
Meshan hotel halo sameeyo wan jeclaan lahaa in aan imaado insha allah
si fiican loo calaajinaa
Map 🗺️ ka ayaan ka arki jiray dhulkaan waa dhul aad u wuruxbadan runtii ❤
wlle jubada hose meel kaqurux bdN ma arkin xaa jazirado ah
Yaxya xariif waye walahi
axmed madoowe tuug reer mii ah alah daadka dhafiiyo
dhulka badanki quruxdisi iyo dhulki beeraha aha alshabab ba ku raaxesto
Buur dhuubo waye magaci hoore
Asalamu alaikum brother guri iga raadi
Mashaa allaah ❤❤❤
Ar maxan waxbadan yubo ka jiday
Yaa daga reerkee 😂
Waw saaxiib wada hawsga
Waa qaali 2 dollar, jilib marko io baraawe aa ka raqiisan
Somali Miya meshan wlhi Wxay Ka qurux Badan Calavornia iyO Alazka
Dhaymonka wa qali ya nalaga sin lacag yar aduunka
Soomaliya waa qaarad wayn
sanbuus iyo bur iyo qaxwo subaxdii aan ku af bilowday waxaa igu dambesay 2005 xasuus ayaa galay wlhi
😂😂😂 TH-camR XAYEESIN IYO MUSIK. WA XAARAAN NASIIB DARO WAYE
Dhuxulayste ninkii suga waa suufiga beenaalaha ah ee shaakirka galgaduud ka suga inuu samada duulo. Lets create fund for Buur gaado si dadkaasi at least u helaan biya ay cabaan.
Hala ha soo Gaaro dadkaan
Waxee ku haayaan Sawaaxili waxaa ku dhahnaa
Soon kenya 🇰🇪 aa la wareegi doonta