Thanks so much Arabsiyo News, ma qabo ilaa dadku ay fahmaan kelmadii ISBEDEL, Ma garan doono jihada aynu u socono,( qaranimadeenii waxaad moodaa ineynu dhibaad u bixiney )
Aragtiidaada wan kugu tageersanahay wllhi runtii waxad tahay Aqoonyan somaliyeed ba tahay cafimaad iyo cimrii dheer ban ku rajaynayaa insha Allah guull kulehy wllky guull iyo goobanimo dirnimo anoo ah wil jaarso one love dhaman tinba Allaha mideeyo reer somalilander
Weriye Hadda Ogow Hassan sheekh iyo Abiye Ahmed wax Badda oo ay Heshiis ku galeen ma jirto. Ciidanka Dirayska Cadaa ee uu Salaanta ka qaadanayna. May ahayd ciidamo Bad ee waa Madax soo dhaweeyayaal ah. Oo Dirays cad . Villa Adissaba ayay degen yihii.
oo ma waxbay hagranaysaa waa ka Bas ,Xukuumadii hore Rida mooyee waxba laguma wada socon ,Waana kala wada fikar,ninba meel ku dhufanayo ,Cabdiraxmaan Balo ayaa madaxa kaga duuban ama waa iska furfuri ama waa u xidhnaan ,
Waxa habon in Xukumadan inay ka gilgilato oo Door weyn oo fican ka ciyaarto faddhi kakaxdo aya ku wajib ah Amuusantan meel iska dhigto wayo Aduunyadi odhaan aya isha ku haysa Arinkan manta taggan dhayaalsi maleh waa ina hawsha sidegdeg ah lo galo
Haday ka hadli waayaan iyada oo aan abaal ugu qabin itioobiya ayay imanaysaa badeena iyaga oo xasan sheekh u soo saxeexay sidaa imkaba la sheegayo oo uu kiradiina qaadan doono imkaba uu u qaatay cashuurtii xoolaha oo ay uga hadli laadaha safiirkuna xog uu hayo ayuun buu ka hadlay markaa shacabka reer soomaliland hawal adag ayaa u taala
TAN SOCOTA WAA MID AY HORE UGA QABYO AHAYD XUKUMADA XIRSI GAAB ODAYGA KA YAHAY OO ISAGIYO RAG KALABA SIRBAA LAGA HAYAA FADARALKA SOOMALIYA AYAYNA HOOS GSEYEEN SOOMALILAND SHACABKUNA AWOODIISII WAA LAGA QARIYAY
Waar Reer Sheekh Isaxaaq waa riyo ciro waa buka oo u baahan cilaaj meesha waxaa u sareeya Ninkii Siinaayo ku muday irbadda suuxisay cirona waa sidii oo kale ee Xirsi waa in loo diraa cidka fogayaa.
Why why did our citizens choose this lazy government ?? It’s not good for our country
Xukumado ma rabato Aqoonsiga somalilaan somalilaan ilahay Ayaa u maqan 😢😢😢😢
Cirro don't want recognition.
Haryonis iyo wadani ha ka filin in ay Somaliland dacad u yahin
Somaliland Guul iyo gobanimo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waddani waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland waa huwaan waa dabadiliif uaddega xassan sheikh ninkaan maa siir baa lagahaaya
Wcs ❤❤❤❤Arabsiyo news mahadsanidiin
Waa caynkaa siyaasigu sheegayo shacabku hakaco mudaharaado aan kala goin 🎉
Somaliland guul. Inta caqliga badan sida ninkan oo kale Allah ha inoo soo badiyo. Amiin Amiin Amiin ❤
Thanks so much Arabsiyo News, ma qabo ilaa dadku ay fahmaan kelmadii ISBEDEL, Ma garan doono jihada aynu u socono,( qaranimadeenii waxaad moodaa ineynu dhibaad u bixiney )
Cajeladdo baa cirro iyo xirsi iyo waddani lagahayaa mahadli karaayan waa tulli foqool tulli Reer Somalilland waa ineey kacaan oo dawlaadan caddowga aah lagatura xukunka cirro waa faqash
Cirro shirar badan oo qayb galay iyo lacago u soo qaatay ayaa blackmailed lagaga sameeyay,sidaa darteed ma dhaqaaqi karayo.
Xirsi fircoon baa suuxiyay iyo ururkii ixtisaam koomay gashay xukuumadani xasan sheekh ayaa laynoo labadibleeyay.....waxaasna waxaa wadda Xirsi fircoon illaahay qabay.
Xukumadu waa in Cilayska ugu Badan Saartaa Citiraafka Marican ka..
Nasiib darada Somaliland iyada oo 34 ka bacdi maanta ay furtay wadadii ictiraafka ayaa waxa xukunkii qabtay dad aan somalland waxba u wadin
Aragtiidaada wan kugu tageersanahay wllhi runtii waxad tahay Aqoonyan somaliyeed ba tahay cafimaad iyo cimrii dheer ban ku rajaynayaa insha Allah guull kulehy wllky guull iyo goobanimo dirnimo anoo ah wil jaarso one love dhaman tinba Allaha mideeyo reer somalilander
Malaa M/weyna wuxuu ina leeyahay Idinkaa qalbiyadiina ka Aaminsan in Somalia xukunto. Kk
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xirsi haddaan dalka laga qaban meel dheer ayaa laga dayi wallaahi.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kan la wareysanayaa ma isaaqa labbaa mise waa dhadiga
Weriye Hadda Ogow Hassan sheekh iyo Abiye Ahmed wax Badda oo ay Heshiis ku galeen ma jirto. Ciidanka Dirayska Cadaa ee uu Salaanta ka qaadanayna. May ahayd ciidamo Bad ee waa Madax soo dhaweeyayaal ah. Oo Dirays cad . Villa Adissaba ayay degen yihii.
Soomaalilnd muqadis weeyaan🤣🤣🤣
oo ma waxbay hagranaysaa waa ka Bas ,Xukuumadii hore Rida mooyee waxba laguma wada socon ,Waana kala wada fikar,ninba meel ku dhufanayo ,Cabdiraxmaan Balo ayaa madaxa kaga duuban ama waa iska furfuri ama waa u xidhnaan ,
Shirar badan oo ka qayb galay iyo saxeexyo faro badan ayaa laga hayaa.
Hooyadaa. U sheeg. Qori. Ayaa. Lagu. Xoreeyey. Beenaale. Wax. Iska. Celi. Sidii. Mudane. Muuse. Kuwa. Dacawell. İş. Ayaa. Loo. Laayey. Dhaqaale. Kulmiye. Ma. Dawarsan. Wadani. Huwan. Shaqadiinii. Ayaad. Bilowdeen. Ciro Xirsi. Dan. Umada. Reer. Soomaaliland ❤
Xukumada amarbaa lasoosiiyay xasan ba soosiiyay xooluhu way xidhnaanayaan
Waxa habon in Xukumadan inay ka gilgilato oo Door weyn oo fican ka ciyaarto faddhi kakaxdo aya ku wajib ah Amuusantan meel iska dhigto wayo Aduunyadi odhaan aya isha ku haysa Arinkan manta taggan dhayaalsi maleh waa ina hawsha sidegdeg ah lo galo
Hadal badan haamo lagama buuxshe xukumada cusubi heshiiskii turkigiga ee itoobiya bada loogu balan qaadey ayey S/land tiri anaga heshiiskaa turkigu nama khuseeyo
Aamus ayu wadani inagu iibiyey ee shacabku hakaco Inuu daawado maha. R/Wadani lacag boobis ayey socdan Wayna cadahay.
Haday ka hadli waayaan iyada oo aan abaal ugu qabin itioobiya ayay imanaysaa badeena iyaga oo xasan sheekh u soo saxeexay sidaa imkaba la sheegayo oo uu kiradiina qaadan doono imkaba uu u qaatay cashuurtii xoolaha oo ay uga hadli laadaha safiirkuna xog uu hayo ayuun buu ka hadlay markaa shacabka reer soomaliland hawal adag ayaa u taala
TAN SOCOTA WAA MID AY HORE UGA QABYO AHAYD XUKUMADA XIRSI GAAB ODAYGA KA YAHAY OO ISAGIYO RAG KALABA SIRBAA LAGA HAYAA FADARALKA SOOMALIYA AYAYNA HOOS GSEYEEN SOOMALILAND SHACABKUNA AWOODIISII WAA LAGA QARIYAY
Iska wada amuusa inta kulmiye so noqonayo.
13.11.2029.
Ciro waa nin diplomatic ah waa nin qabow wada naasta.
KITAABKU IDIN QABAY HADAAD SL KA AAMUSTAAN WAX DHIB ULEH SHAR OO DHANA RABBI BAANU KA MAGAN GALAY.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤𝐚𝐫𝐚𝐚𝐛𝐬𝐨𝐢
❤❤❤❤❤❤❤𝐚𝐫𝐚𝐚𝐛𝐬𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐞𝐞 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐨𝐨
Xoolaha intii uu muuse biixi xukunka yahay ayas loo xidhey xoolaha waxaan xoolaha soomaaliyeed ninkaas loo xidhey bishii ogoosto 2024
Dalkii wuu dumay ictiraaf hadoon doonina xamarbaa laga amar qaadanayaa
Oday nabada aad sheegayso lama fahmin
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😮😮😢😢😂
Ciro Cambe wuu hurdaa ee guriga ugu neef kan meesha hurda.
😂😂😂😂 waxa laydin mooda kaariyoon la yaal 😂😂 waar Aniga qoraal kayga akhrista kaariyoon la yaal yow,meeshan waa lays wada og yahay,muuse,ciro,xasan sheekh,Abiye axmed 😂😂😂 citiraafkan Aad sheegaysana, Daarood Ayaa kaaga dhaw gaaara ahaan dhulbahante, Anigu nin sacad muuse aha Ayaan ahay😂😂😂 maalin dhawna duqaynta Hawiye iyo daarood u diyaar garaw
Hadii somaliland ka aamustay aqoosi raaditeedii Doland trump miyuu inalasoodoonan
Wadani fashiluuuuu
Waar Reer Sheekh Isaxaaq waa riyo ciro waa buka oo u baahan cilaaj meesha waxaa u sareeya Ninkii Siinaayo ku muday irbadda suuxisay cirona waa sidii oo kale ee Xirsi waa in loo diraa cidka fogayaa.
Somaliland GUUL IYO GOBANIMO Bi IdniLLAAH
Dalka xamarba la hosgeyey dalku difacba. Laraba qoriga hala qaato
Sacad. Muusow. Wixii. Aad. Kashaynjirtern. Miyaad. Dayseen. Ciro. Ayaad. Kuwaalateen
Af waxcunay xishoo
Madaxdii lamaal gashaday
Way xishoodeen
Intay cunaan ayay dantooda wadan lahaayeen