Tahriibki iyo dhibaatadan kala kulmay qaybti 1 aad😥😥😥

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • codsi keliya subscribe igu caawi waxkale kaama rabiye plz #Jawaahir_Hussain

ความคิดเห็น • 303

  • @mardaadimacow8718
    @mardaadimacow8718 4 ปีที่แล้ว +77

    Abyo waxii kusoo maray wey kusoo martay alx hdiiba aad hda ka sheekeyneysid taasaa ILLAAHEY loogu mahdinaya 👏👏👏👏👏

  • @ibtisamtimeofficial42
    @ibtisamtimeofficial42 4 ปีที่แล้ว +13

    Tahriib majecli waligey na kuma fakarin gabdhaha somaliyeed tahriib idin kuma ogi alx xabibti hadad nabad qabto 😭😭😭😭

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 4 ปีที่แล้ว +24

    Dumarka somalida ragga somalida sida u cayan iyo wiilka somaliga sida u cawiyay gabdhahoda

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 ปีที่แล้ว

      Xagen ka so qabta

    • @mahadmohamoud7539
      @mahadmohamoud7539 4 ปีที่แล้ว +1

      Wa runta wllhi wll soomalida waa bilaa abaal

    • @calimohamedh5962
      @calimohamedh5962 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mahadmohamoud7539 j

    • @ubaxmohamed4223
      @ubaxmohamed4223 4 ปีที่แล้ว +3

      Raga qaar xunbaajira
      Laakiin wlhi wiilasheena rag wanaagsan dhibaatada qootinimada ayaa qaarkood kadhigay qeermasuul laakiin
      Anigu dhaliisha gabdhaha ayaan uhaayaa waxaan daganaa itoobiya gurga aandagenaa cidaleh waxay idhijireen sidee ninkaan ugaheshaa noloshaan qurxoon
      Anaga namasiyaan nimankeena

    • @user-bb7iu1vz8x
      @user-bb7iu1vz8x 4 ปีที่แล้ว

      @@rock_diamond9475 rag fcn iyo qaar xunba way leeyihiin dumarkna saaso kle sidanay faraheenu u sinayn ayanay u sinayn

  • @mariyacookingchannel2171
    @mariyacookingchannel2171 4 ปีที่แล้ว +8

    Alxm abaayo aduunyadaan wax walibo waa la arkaa waa alle mahadiis hadii ii caafimaad qabto oo alle kaa soo badbaadiye tahriib xanuunkiisa waan soo arkay wlhi😭😢😢😢

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 4 ปีที่แล้ว +7

    إنها قصة مؤلمة رحم الله الفتاة الى متى انت هناك الان

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 4 ปีที่แล้ว +5

    Jazaa kullah abaayo Walaahi waan ooyay calool xumo waaye🙏💙♥️❤️💕💕💕

  • @ugbaadqurux3787
    @ugbaadqurux3787 4 ปีที่แล้ว +12

    Adaa dhibaatada raadsaty qof walba kama qarsoona dhibtada tahriibta
    Adoo og baana aaday mrka iskadaa ohiinta qiiro jabanka ah

    • @jamalhussein1666
      @jamalhussein1666 4 ปีที่แล้ว +1

      Xasidsanida baqtiyahow

    • @nasraabassnasraabass1888
      @nasraabassnasraabass1888 4 ปีที่แล้ว

      @@jamalhussein1666 🤣🤣👍

    • @channel-qr7sv
      @channel-qr7sv 4 ปีที่แล้ว

      Nacalade ha ku dhacadaye xasidyahaye asal xasidka weyba ku dhacada🤮😡

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 4 ปีที่แล้ว +6

    Qalad weeye gabdh tahribeyso,wiilasha aya la kufsada,Alx ilaahay bi salaama kugu geeyey meesha rabtey.

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 ปีที่แล้ว +4

      Gabadh dhahday ma aragtay wa la i kufsaday wa ay qariyan gabar igu dhaaratay gabar so tahriibtay oo la kufsan ma jirto

    • @fartamohammed3908
      @fartamohammed3908 4 ปีที่แล้ว

      @@rock_diamond9475 mya wlhi wey iska qarsanyaa dhibkoda😢

  • @farhiyajama122
    @farhiyajama122 4 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo aad aan uga xumahay dhibka ku soo maray waa arin murugo leh alxamdulillaah illaaayga ku soo badbaadshay
    dadkeenana illahay kuwo ku waano qaato ha ka dhigo

  • @xafzocali8400
    @xafzocali8400 4 ปีที่แล้ว +9

    Sorry abaayo mcn 😭😭😭😭😭 wlhi waad soo dhib tootay allah ku xifdiyo

  • @moyeeydahooy4576
    @moyeeydahooy4576 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay ayaa mahad leh oo manta tariqda bananka kajogtit 😍😍😍😍hada inteeh jogtaa chennal arabiya sameyso

  • @xurmeyoxasan1546
    @xurmeyoxasan1546 4 ปีที่แล้ว +3

    Mantaan kugu sobiray abayo qali illhay danbi dhaaf allha kaga dhiigo iskanA illow waaxi kuso maray

  • @hamdahassan1360
    @hamdahassan1360 4 ปีที่แล้ว +3

    Sabir iyo iimaan Allah hakaa siiyo walaalo😭😭😭

  • @ismishxabib9830
    @ismishxabib9830 4 ปีที่แล้ว +5

    Forget about the past🙋 sister👭

  • @sumayocabdi
    @sumayocabdi ปีที่แล้ว +1

    Abyo mahdsanid ilaahey dhalinyaradeenii hanoo badbaadiyo wadankeena ayaa ka fiican iloohoow soomaaliya inagu dil

  • @maryanruun1413
    @maryanruun1413 4 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah subxanallah wankaxumahay walaahi xabiibti jawahir 😭😭😭😭

  • @hibaahmediimi968
    @hibaahmediimi968 4 ปีที่แล้ว +1

    Jawahir Wllo qaali Alle haku Garab galo nolasha inta Xun aad soo martay ilaw Nolal kalo qurx badan ayan ku rajaynayaa
    Wakhti badan ayan meel kuwada noolayn Qof qalbi wanagsan Nolashu kuma xumayso sisiter

  • @marwochannel3
    @marwochannel3 4 ปีที่แล้ว +5

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 hadiiba noo sha hay allxamdulilah

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 4 ปีที่แล้ว +1

    Carabtu waxay aminsanyihin in Qofka madow u lamid yahay duurjoogta . Hadi aad qof madow heshid in aad leedahay lugtana aad ka xiran kartid.
    Carabta badankood waxay aminsa yihin in u Qof madow iyo qof carab ah aysan isku diin noqon karin
    Ilahna jecelyahy Qofka carabka ah.
    .

  • @cayuunii3149
    @cayuunii3149 4 ปีที่แล้ว +1

    Waka xumahay abayo manta waa na qiiro galisay allah qalbigaga kuu dajiyo adi yo inta kula mid ah 😥😥😥😥😟😟😟😟

  • @amallmohammed730
    @amallmohammed730 4 ปีที่แล้ว +1

    wllo qisadan been ayan ka daremay waxad na dhahday inyar ka hor carabiga wan jajabsada barnamijka dhamadkisana waxad kedahay carabigan ku hadla ohintadana been weyi saan filaayo ee waxan rajanaya in lagu dawadad rabtay lkn wayn masid insha allah

    • @Fatma_932
      @Fatma_932 ปีที่แล้ว

      Been wye maxa u leedahay hada yey qisadeeda no shegaysa waana mar ay saudi tagtay arabic baratay oo ay awoodo inay arabi ku hadli karto markaas lkn wax fiican kama aanay aqoon

  • @diiqdorehassan6527
    @diiqdorehassan6527 3 ปีที่แล้ว

    Jawaahir hye waa ku salaamey salaan ka dib waa teacher baatiitow maasha Allah hye Shalanbood goor me u laabaneyna qurbo waa ku daalney cml

  • @maahir999
    @maahir999 4 ปีที่แล้ว +12

    Like 35 oh sorry sista 😭wlhi

  • @SaidAdan
    @SaidAdan 4 ปีที่แล้ว +1

    Lax waliba meesha ay is dhigto lagu qalaa,intay guryahoodii ka yimaadeen si ay yurub u tagaan ayay risk ubadheedheen toban jeer looga digay bay sangadhuudhi doonteen aan naxariis lahayn maxay filaysay in sidee loola dhaqmo,

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 ปีที่แล้ว +1

    Tahriib ka waan dareemi karaa wiilasha soomaray baan ka mid ahay runtii waa xanuun iyo murugo Hadalkaagu Dareen ayuu leeyahay 😭

  • @Garizartisticalsemblance
    @Garizartisticalsemblance 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax abyo wlhi waiga ilmeeysiyay xanuun waye wlhi alhamdulillah hadad nooshahay hore usoco walashey

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 3 ปีที่แล้ว +1

    Huru soco fariid jawaahir

  • @fartuunali3935
    @fartuunali3935 4 ปีที่แล้ว +1

    Aduun wax walbo waala arkaaye kuwii ka sheekeyo allaha naga dhigo insha allaha dhib danbe arki maysis sis

  • @HooyoFartuun
    @HooyoFartuun 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah abayo ilahay ha unaxariso saxibta .

  • @xababaxababa3858
    @xababaxababa3858 4 ปีที่แล้ว +2

    Muxrim la’aan gabdhaha somali keliya socoto

    • @titanicone6673
      @titanicone6673 4 ปีที่แล้ว +1

      Xababa Xababa aad iyo aad caalamka kale gabadh kasta ninkeeda ama walalked aya la socda lkn kaliged socota cid dhaafeysa majirto halka waxa kafahmeysa xikmada ku jirta muxrimka diinta islaamku wax kasto dhib u keeneysa dumarka waa ay ka hor tagtey ee kuwii ku dhaqmi laha aawey

  • @Luula45
    @Luula45 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa run abaayo waxii kuso maro inad walalaha lawadaagto lkn dad badan ayaa amineni in tahriibka uu dhib yahay

  • @FarxiyoTawakal
    @FarxiyoTawakal 4 ปีที่แล้ว

    Juu xbbti aduunkaan waa iska imtixaan ubaahan in losamro wlhi waan Kula ooyay alxmdulilaah hadiiba illaahey ka bad baadi yay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @RAHMOCOOKINGBEAUTY
    @RAHMOCOOKINGBEAUTY 4 ปีที่แล้ว +5

    😭😭😭😭😭 sorry qali wihi dhiib adsomartey.lkn hada history wayee Alhamdullillah hadaba kashekeneyso
    Wlhy tahrib dib lee wayee

  • @aminacookingandhenna7117
    @aminacookingandhenna7117 4 ปีที่แล้ว +2

    alxamdulilaah hadaaba maanta kasheekeeneesid wixii kusoo maray. 😢

  • @yasminasaed8291
    @yasminasaed8291 4 ปีที่แล้ว

    Waa dhib wlhi tahriibka walaashey maanta hadii aad ka nooshahay waa alxamdulilah

  • @ARINTEENA
    @ARINTEENA 4 ปีที่แล้ว

    Bisinka yaasinka sorry qaali walahi aad baa ugu xumahay sharfey qaali

  • @nasraabdinur6710
    @nasraabdinur6710 4 ปีที่แล้ว +1

    Nolshydi alx hdaa inoshahy manta oo adkashekynysid waxd somrty mcnto waqtiga kumaxumeyo frxd igunoolow😭❤❤❤💋💋💋

  • @Mawliid-Aadan
    @Mawliid-Aadan 4 ปีที่แล้ว

    Aadban uu dareemay dhibtas lkn waxwalba alleh sida kale wax uu badala insha alaah guul

  • @ummalikchannel7154
    @ummalikchannel7154 4 ปีที่แล้ว +1

    Wakaxumahay waxa somartey lakin wixi hore waa tageey aso xasuusan abayo qalbiga ka bixi

  • @bilyadhaan
    @bilyadhaan 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa wax laga murgoodo sorry sizy hadad hada caafimd qabto waa m.a 🙏

  • @zackofficial3807
    @zackofficial3807 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy haku booga dhayo byo mcn

  • @Hodanonline
    @Hodanonline 4 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah hbbty hadu ilahy kuso bad baadiyey

  • @siciidmohamed3059
    @siciidmohamed3059 4 ปีที่แล้ว

    Thanks
    Jawaahir
    Xabiibi Qaali macaan Dheemam xidigta.

  • @ismishxabib9830
    @ismishxabib9830 4 ปีที่แล้ว +6

    Time s now since your a life just pray🙌👏🙏🙇 to your Lord

  • @quruxdumarofficial
    @quruxdumarofficial 4 ปีที่แล้ว

    Horumar Wacan horey usoco sharafeey

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo macaanto ilahey hadu kuso badbaadiyay alx wanka xumahay dhibataad so martay isku day inad is ilaawsisid waa qiso aad u xanun badan umada somaliyed waxay u noqon dontaa qibrad iyo taxadar xaga tahriibta inshaAllaah 😢😢😢 sorry sis

  • @yasingobsoor
    @yasingobsoor 4 ปีที่แล้ว

    Keeb going abayo wlhi hormarkaga aad ayaan ugu farxay

  • @lulofficialchannel4337
    @lulofficialchannel4337 4 ปีที่แล้ว

    Waa sheeko xanuun badan walaahi ilahay qalbiga ha kaga masaaxo dhibaato

  • @sbchannel8229
    @sbchannel8229 4 ปีที่แล้ว

    Wa dhibatoyinka dhacayo qeeb kamid ah alahu akbar

  • @asmaapdirashiid3113
    @asmaapdirashiid3113 3 ปีที่แล้ว

    Wll waxan jooga hargeas inan ka imadan rabaa waxanan rabaa inan masar imado halken soo maraa 🤔

  • @hnasriinahmed8586
    @hnasriinahmed8586 4 ปีที่แล้ว +2

    Sorry xabibti wan ka xumahay dhibaatada soo martay alxamdullilah hadii aad manta nooshahay cafimad qabtit oo kashekeynayso😭

  • @cashuraofficial8309
    @cashuraofficial8309 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha xabibti horomar wacan

  • @Real_nadiir
    @Real_nadiir 4 ปีที่แล้ว +1

    OMG that’s so sad wlh aad iyo aad ayaan uga xumahay walashey qaali hormar wacan ayaan ku rajeynaa mar waliba like 54

  • @warsandaganchannel
    @warsandaganchannel 4 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar walahi waadhib alhamdulilah hadiiba dhib adiga lagugeysan qofkii qeylinayayna allah haugargaro

  • @Madadaaliye.
    @Madadaaliye. 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo waxa tahay walashey cml waxba madhadhtid ggabar waa daciif Runti waanka xumahay

  • @ayanohagi
    @ayanohagi 4 ปีที่แล้ว +4

    Pole sana my dear alxamdulilah for every thing❤⚘👏

  • @yusraaisha733
    @yusraaisha733 3 ปีที่แล้ว

    Laso wda mar tahriib wligy isma dhihin wa tahriibe qadare ku noqoty dhib lshego lma kulmin alx 3bil gudahoda ala igu keny

  • @dadiribrahim4757
    @dadiribrahim4757 4 ปีที่แล้ว

    alx waye hadaa waxaas dhib ah allah ku so dhafiye

  • @bashaashtv7084
    @bashaashtv7084 3 ปีที่แล้ว

    M.🤝👍

  • @fartaabdul
    @fartaabdul 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku mootiyey alxamdullah wlshy

  • @fabu2526
    @fabu2526 4 ปีที่แล้ว

    Wiilkaas khayr alaha siiyo . meesha xun idiin ka tegi waayey

  • @xurmobadanofficial1700
    @xurmobadanofficial1700 4 ปีที่แล้ว

    Soori walaahi wamurugo balse waxaa mahada iskale alehii kusoo dhaafiyay

  • @saidbashir7647
    @saidbashir7647 4 ปีที่แล้ว

    Waaa ka Xumahay ugandays san wayn inay ku kufsadeen wllo alle Haduu kaa siidayeyna waaba alx

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 ปีที่แล้ว +1

    *Wax walba oo kugu* *dhacay alle danbi dhaaf* *ha kaaga dhigo* *Qisadaadan inan wax ka* *qoro abyo fasax inaad* *iisiiso baan jeclaan laha*
    *Waxaa Qoritaan kiisu* *meel fican ii marayaa*
    *Buug la yiraahdo Tahriib* *iyo Tacadi oo Dhawaan* *aan soo bandhigi doono*

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  4 ปีที่แล้ว

      Ilasoo xiriir walalkey about ka ama community ga numberkeyga kadagso

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo dhibaato waa la maraa balse in ey dadka somali da ah ey ka qaataan qibrad tahriibka iyo dhibatada ayaa muhiim ah .

  • @fadumocabdiqaadir6237
    @fadumocabdiqaadir6237 3 ปีที่แล้ว

    Abayo lacag inteela eeg kugu baxa day thank you story na wadag tay aboyo

  • @ibtisaamindhayare6730
    @ibtisaamindhayare6730 4 ปีที่แล้ว

    gormee waye sanadkee waaye

  • @HafsaHworld
    @HafsaHworld 4 ปีที่แล้ว +2

    Subanallah abayo sorry Xasusu xanun badan 😭

  • @munezachannel14
    @munezachannel14 4 ปีที่แล้ว +1

    Tahribta wa rafad iyo calolxumo ila hadana umadena kama wantoban

  • @abdirisackmacaka1142
    @abdirisackmacaka1142 4 ปีที่แล้ว +2

    Forget about the past focus on the future sistee

    • @fousiaibrahim8335
      @fousiaibrahim8335 4 ปีที่แล้ว +1

      So sorry for all my somali girls n mumms n men too bt especially for the women for all the troubles they went through cos of the war ma6 Allah bless you n may the war end for somali pple tp have everlasting Peace.

    • @abdirisackmacaka1142
      @abdirisackmacaka1142 4 ปีที่แล้ว

      @@fousiaibrahim8335 inshAllah it would come...

  • @hassanhassan3862
    @hassanhassan3862 4 ปีที่แล้ว

    Haa Jawaahir sidaan qayb qayb ugaso dhig sheko kasta

  • @xarshawumedia8779
    @xarshawumedia8779 4 ปีที่แล้ว

    Walashay qali hore usoco

  • @axmedcumar251
    @axmedcumar251 3 ปีที่แล้ว

    sub xaa nah dan bi dhaaf alaha in ka ga dhigo

  • @Abdikareem875
    @Abdikareem875 4 ปีที่แล้ว

    Wlley waa maxy share maxaa kuu diidey waan idinla wadaagayaa #Talo qisadaadana wan murugodey wll balse afkaaga hooyo haka tagin

  • @ibrahimabdiali8194
    @ibrahimabdiali8194 4 ปีที่แล้ว

    Oo abyo mcn waan kaxumahay waxa kus oo maray argagax!

  • @canshuurbixiyahadulman9799
    @canshuurbixiyahadulman9799 4 ปีที่แล้ว +3

    183 like masha allaah

  • @axmedcumar251
    @axmedcumar251 3 ปีที่แล้ว

    asc jawahir maxaa lakulan tay alahaku dhaw ree

  • @FarhanAhmed-db2xe
    @FarhanAhmed-db2xe 9 หลายเดือนก่อน

    Qebta2 kusoder

  • @mahamudgure2196
    @mahamudgure2196 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto

  • @umuruweyda6347
    @umuruweyda6347 4 ปีที่แล้ว

    somali wexe tire nin adunya jogow maxa aragti ku laban hor mar wacan abayo qali ah wa ladan

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978
    @fardowsoabdulahimuhamud8978 4 ปีที่แล้ว

    Yurub 2020 2019 lama galo wayan xidheen badooda yurub yenan isakuluganin bada yurub

  • @mubarakrabi4777
    @mubarakrabi4777 4 ปีที่แล้ว

    Gabadha Muslim ka ahi murxim la_aan lama ogola inay socoto, adigu manad diinta Islam ka wax ka aqon?

  • @maryanomar3604
    @maryanomar3604 4 ปีที่แล้ว +1

    Carabi ahaana abyo uso duuub di dadka lo naxaristo

  • @xalimosufi8221
    @xalimosufi8221 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xbti

  • @hafsaabdixarago7796
    @hafsaabdixarago7796 4 ปีที่แล้ว

    Ax waa ka calool xumooday dhibatada aad soo martay abyo jawahir😫😭😰

  • @jawaahirabdul8356
    @jawaahirabdul8356 4 ปีที่แล้ว

    Asc samidey jawahir wan kusalamay abaayo

  • @rahmaofficialchannel4823
    @rahmaofficialchannel4823 4 ปีที่แล้ว +1

    Pole abaayo

  • @jafaayemedia8556
    @jafaayemedia8556 4 ปีที่แล้ว +1

    Sorry sorry sorry qaali dumar

  • @faadumofarxaan5155
    @faadumofarxaan5155 4 ปีที่แล้ว

    Sory gabadha somaaliyeed dhibka so mara marwalba wan ku fakary in an tahriibo mar hore lkn ilahy baa ilga masaxy hal mar wll jawaahir ilahy qalbiga ha ku qaboojiyo😓😓😓😓😓😓

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 4 ปีที่แล้ว

    Adigana abaayo hadaad maanta ka sheekeyhoosid waa ala mahadii aduunyo waa laga gudbaa dhibaato . Wixii kusoo maray ka meyro qalbiga ka saar xanuunkaas badan kuuma fiicno . Sabran jamiilan insha allah

  • @hananlifestly9823
    @hananlifestly9823 4 ปีที่แล้ว +1

    Sorry jawajir mcnti wan ka xumahay waaa xalad xanunbadan ah ax ax 😢😢😢

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 4 ปีที่แล้ว

    Illaa hadda gabdho Soomaali ahaa lagu haystaa, south Sudan, Sudan, libya.

  • @xaawojannaay1068
    @xaawojannaay1068 4 ปีที่แล้ว +1

    Sorry maami samir hooyo guuleeyso

  • @dhaqankaaba7350
    @dhaqankaaba7350 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭 abaayo waa ilmeeyey ax

  • @misshonesty86
    @misshonesty86 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abayo thanks for sharing

  • @kheymabadanofficial6070
    @kheymabadanofficial6070 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi waa Alle mahadii hadii aad ka so badbaaday😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @FarxiyoTawakal
    @FarxiyoTawakal 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa xanuun 😭😭😭😭😭😭😭

  • @queenaragsanofficial2739
    @queenaragsanofficial2739 4 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax ax wiiilka ayaa ah mid wanagsan kuwa qaarkood waa idinka tagi lahayeen

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 4 ปีที่แล้ว

    Waxa ciil iyo xanaaq ah dal aandalkaga ahayn qofki lagu dhibateye aad baan oga xumahay

  • @dhoof2140
    @dhoof2140 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah