Jamaal Cali Xuseen Oo Daahfuray Gabay Cusub Oo La Magacabaxy Boholyow

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 150

  • @cabdinurjaamac9524
    @cabdinurjaamac9524 2 ปีที่แล้ว +7

    Jamaal " Kol Hantiile
    Kol Siyaasi
    kol Abwaan
    kol qoraa
    kol aftan
    kol sheeko curiye "
    nin Aanu Aad Ugu Faano
    Somalilander Dhalada 🌹

  • @FADSO
    @FADSO 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 2 ปีที่แล้ว +6

    Maashalah Abtigay Jamal Ali Husein Waa Madaxweynaha Mustaqbalka Somaliland Inshalah

  • @barkhadhassan4378
    @barkhadhassan4378 2 ปีที่แล้ว +7

    Nin rageed mar hadu jabkiisi suugaan kuu sheegay. Weli ninkaan wa cajiib. Somaliland fursaad ba dhaftay

  • @gudinimcaan613
    @gudinimcaan613 2 ปีที่แล้ว +5

    Madaxwaynaha mustaqbalka Somaliland👏

  • @mahadahmed6375
    @mahadahmed6375 2 ปีที่แล้ว +6

    Exceptional poem, maruunbaa raga laisga reebi, it was meant to be I personally think you rushed into it brother our people are always shaky when it comes to politics, qabiil is the base not mabda or perspective, we have long way to go.
    For know remain in the background better times will return.

    • @mukhtarabdillahi3496
      @mukhtarabdillahi3496 2 ปีที่แล้ว +1

      Let me tell you what, you people trying to misleading layman's, you guys can't rewrite the history , whether you like or not 🚫 26 June is not Qabiil , 26 belongs only somalilanders , yours 1 Luulyo , ciisaa bidiinik was musaa bidiinik ama inan yahay kala tagnee sheeg sheegeen hadhan.

  • @kadarabdiali9039
    @kadarabdiali9039 2 ปีที่แล้ว +4

    Brave, Brave brave Maanshaa Allahu Tabaarakallah Aqoonyahan Jamal Ali Hussein Diinteena ayaynu kuguulaysan karnaa halkaas bay liibaantu taal

  • @cabdisamadcumar8417
    @cabdisamadcumar8417 2 ปีที่แล้ว +4

    Aqoon yahan dareen wayn ayaa qaadatay waana sidaa waay dadaydu waa 37 sano waxan dhaliilayaa waxyaabo badan oo dalka ka jira oo ku niyad jabinaya inshaa allah markle soo laabo

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 2 ปีที่แล้ว +6

    Diamond somaliland garan waydey jamaal cali xuseen

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 ปีที่แล้ว +2

    Jamaal cali Husein waa nin 100% u soo xidhxidhay inuu shacabkiisa wax u qabto, laakiin waan ka xumahay waa laniyadjabiyay, laakiin waxaan leeyahay hanid jabin e ee halkaa ka siiwad inaad wax u qabato, shacabkaaga wax u qqbo Xataa Adoo dibada jooga ,inshallah

  • @maxamedcabdirashiid5278
    @maxamedcabdirashiid5278 2 ปีที่แล้ว +4

    Jamaal waa aqoon yahan
    Hal xidhaale cajaayiba ayuuu
    Keenay.
    Inkastoo gabayga aanu kufiicnayn
    Laakiin waa aftahan ladhagaysankaro
    Hadalkiisa Aqoonina ay kamiuqato
    Markuu hadlayo.
    Waana nin u qalma madaxwayne.

  • @salaanyuusuf2533
    @salaanyuusuf2533 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Masha allaah abwaan Jamaal Cali xuseen noolow noolow allaa yaa baarek

  • @hargeisamediagroup706
    @hargeisamediagroup706 2 ปีที่แล้ว +3

    😭😭Ninka ragii ciilka cadab ayuu ka xiga
    Wax jiidhku ka damqado aya lagu sameyey wlle😭😭😭

  • @abdiladifyahye2576
    @abdiladifyahye2576 2 ปีที่แล้ว +8

    Geesi garab wayey 🙏🏻

  • @waxhubsothinkahead3943
    @waxhubsothinkahead3943 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhulkuu la dhacay kii20ka sano idoorta leh

  • @jaamacawcabdi9284
    @jaamacawcabdi9284 2 ปีที่แล้ว +4

    Great master piece worth to be recooded

  • @madhobe
    @madhobe 2 ปีที่แล้ว +1

    Food for thought. We need to ponder. Everything you said is clear and your frank views on the hypocricy of the somaliland currupt political class.

  • @abdirahmanmacalin599
    @abdirahmanmacalin599 2 ปีที่แล้ว +5

    Siyaasi+Aqoon-YahaY+Abwaan Ah Weeye Oo Aad U Yaqaan Sheekooyinka👏🏻

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 ปีที่แล้ว

      WAXAYNU U BAAHANAHAY DAD SHAADHKOODU CAD YHAY SOMALILAND WAXAA MADAXWAYNE KA SO NOQDAY 1 WACADLAAWE 2DHAGARQABE QABYAALADATSTA AH 3 TUUG 4 DHAGARQABE TUUG QABYAALADAYSTE 5 CIILQABE DHAGARQABE TUUG INTABA WUU ISKUDARSADAY SHANTAAS BAA MADAXWAYNE INOO NOQDAY WAA NASIIBDARO

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 ปีที่แล้ว

      ILAAHAW NOO AQBAL GABAYGAAS QIIMAHA LEH

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 2 ปีที่แล้ว

      @@alihujaleh8627 adiga xanuun h awal ah ayaa ku haya kkkkk weligoodna ayaga ayaa ku fuulaya dameer dameer dhalay

  • @diamond1091
    @diamond1091 2 ปีที่แล้ว +6

    ❤️❤️❤️

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkani waa abwaan ee maaha siyaasi

  • @haybaran798
    @haybaran798 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa ninkii Cid uu yahayba garan waayay EE isagoo ciise muuse ah sacad muuse is mooday sumcadiisiina sidaas Ku waayay

  • @user-ug5xc7go9z
    @user-ug5xc7go9z 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah jamaal madaxweynah mustaqbalka insha Allah

  • @ahmedofficial1565
    @ahmedofficial1565 2 ปีที่แล้ว +3

    Hade somaliland tu waaba wada gabyaay

  • @shuayb_mohamoud86
    @shuayb_mohamoud86 2 ปีที่แล้ว +2

    Alleylehe kani gabay maahee waa Runtii oo aan xabbad laga reebin

  • @zakariyerashid812
    @zakariyerashid812 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah ilaahay haku xafido

  • @halimahussein3573
    @halimahussein3573 2 ปีที่แล้ว +1

    Ascc maashalaah iska samiri walaalo

  • @ifrahshealthysomalicooking8342
    @ifrahshealthysomalicooking8342 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah cidna kartidaada ma leh guulayso waligaa way heli way ka galeen

  • @cabdixakiindhamac3510
    @cabdixakiindhamac3510 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashall allah

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 2 ปีที่แล้ว +4

    Jamaal cali xuseen libaax

  • @ibnulaqli200
    @ibnulaqli200 2 ปีที่แล้ว +3

    Aqon yahan dadkiisii gabeen

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 2 ปีที่แล้ว +2

    Arintaa bakaylayaasha iyo waraabaha, shabeelada iyo dameeraha
    Waa garsoor xumadii ku
    Dhacday
    Jamaal Cali xuseen
    Markii ucid oo uu murashax ka ahaa
    Laysugu rogay

  • @saadoducale8214
    @saadoducale8214 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan jamaal masha Allaah

  • @nimoali601
    @nimoali601 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaabtkay Jamal cali Hussen❤️ my allah swt protect you y

  • @ibraahinmaxamedfaarax8444
    @ibraahinmaxamedfaarax8444 2 ปีที่แล้ว +2

    Geesi tol waayay
    Isu bahaysten jaahil iyo
    Habhablayaal
    Waad guulayaan dontaa

  • @mohammedalsomali2726
    @mohammedalsomali2726 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaalidu waxay dhaqan u leedahay gabayga oo ay aad waymayso oo dareen wayn galiya oo ay ka door biddo hadalka tooska ah waayo waxa yara waxa la qori jiray. Sidaa daraadeed Jamal waa nin aqoon cusub leh, waxa wanaagsanayd inuu waxan uu gabayga ku sheegayo buug ku qoro si dhallinyarto u akhrisato oo ay dhugtaan ujeedadadiisa.

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkklkkk #muuse ayaa geeli kalaa baxsaday jamaal cali xussen waa ninka siyaasadisii ifaysay qabyalad iyo muuse u sadqeeyay jamaalow adaa gacantada isku togtay xagaa siyasada manaa lagaa yaabo inaad kasoo kabato

  • @museali8972
    @museali8972 2 ปีที่แล้ว +3

    WE LOVE YOU ❤️❤️❤️

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 2 ปีที่แล้ว +1

    Jamaalow mahadsanid

  • @ficiis
    @ficiis 2 ปีที่แล้ว +2

    🤣😂🤣 Dameeraha; Waraabaha iyo Bakaylaha

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah mashallah waa geesi ilaahayi haku dayo. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว +5

    "Geelaa isugu kaaya jira"

    • @nimcocabdi559
      @nimcocabdi559 2 ปีที่แล้ว

      mada uracana

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว

      @@nimcocabdi559 waad ka dhacsantahay.

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 2 ปีที่แล้ว +4

      Waa runtiisa geelaa isugu jira muuse illaahay ayaa isugu daray isagu muu dooran...

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 2 ปีที่แล้ว

      Geeliyo siyaasadu waa kala labba awowo

  • @ayanmahamud1404
    @ayanmahamud1404 2 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Abwaan laakiin gabayga midhihiisu ma cusla waxaadna ka dheeganeysaa deel qaafyo iyo xarfo aan is qaban khaasatan markuu magaalooyiinka iyo wadamada sheeg sheegayo.Waxaad kaloo ka dhex helaysaa gabayga dhextaalkiisu siduu isugu yar dhex daadsanyahay,laakiin Gamaal wuu dadaalay umana xumma nin qurbe ku soo koray afaf shisheeyana wax ku soo bartey.

    • @hassjmadrid5823
      @hassjmadrid5823 2 ปีที่แล้ว

      Waligaa meel suugaan laga sheegayo sawmaad istaagin.
      Afku naacle waa gabayga koowaad ee ugu dhismaha wanaagsan. Gabayadda mudooyinkan danbe la tiriyay.

  • @myway3801
    @myway3801 2 ปีที่แล้ว +1

    Jamal si xun ba lo galay manta hadu the president noqon laha dalka wax waym bu qaban laha,lakin kuwi ad ogayd jamalow ayanba hadan is eryanya ilahay mar un bu faraj furi wa bilah tawfiq.

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed723 ปีที่แล้ว +2

    Madaxweyne jamaal cali xuseen waa dheeman ay somaliland garan wayday, waa nin dhinac kasta ka dhisan, dhaqan, diin, aqoon, dhaqaale, hogaamin, gobonimo, dadnimo, garasho, suugan.

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Hambalyo

  • @generalabshir4702
    @generalabshir4702 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa abwaan isnanacay kkkkk

  • @sabahbucurde6480
    @sabahbucurde6480 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah yaa inadeerlaguma cuno oo afaku kuma go madaxa weyanaha musaqabalaka nooloow

  • @umlkhayrabdiumlkhayr743
    @umlkhayrabdiumlkhayr743 2 ปีที่แล้ว +1

    Afkaga naco lagu qabay jamal Cali hussen

  • @mahamedaliplayplay4058
    @mahamedaliplayplay4058 2 ปีที่แล้ว +1

    Tankes

  • @sahraibrahim9286
    @sahraibrahim9286 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alla

  • @mohameselmi8308
    @mohameselmi8308 2 ปีที่แล้ว +2

    Jamaaal cimrigiisa alaha barakeeye walaahi waa in uu raysal wasaaraha soomaaliya wuuna ku guulaysanayaa

    • @mukhtarabdillahi3496
      @mukhtarabdillahi3496 2 ปีที่แล้ว +1

      Mohammed gaw adna kabatolow, ma hakaasaad ka baxday , marka hore ayaabay khalad kugu ahaynd in aad dhagaysato because gabaygu kama hadlaayo wax qadaadwayn khuseeya , habaar ayaa fahamka ininkaga dhacay ,duulku indha adakaa what an egnourent you are kkkkk

    • @Abdalle11
      @Abdalle11 9 หลายเดือนก่อน

      Abihi waa Ragi Dalkan u dhintay Genaral Xuseen Cali waligeedna Dhici mayso inu Tacabki abihii qasaareyo

  • @abdilaahicabdi8590
    @abdilaahicabdi8590 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay maxu ka yaqaana maxu ag dhigtay

  • @ahmedhassan3271
    @ahmedhassan3271 2 ปีที่แล้ว +1

    Jamal waxay heshay fadhato, ha quusan saxiib mooryanta wadanka haysata ilma koodhwayne waynu ka xoraynaynaa, waxad u baabantahay inaad dhalinyarta wacyi gelin u samaysid si isbedel u yimaado oo koofiyad baclayasha laga gudbo.

  • @mohamedcabdalegym3601
    @mohamedcabdalegym3601 2 ปีที่แล้ว +1

    Well done

  • @caynanos
    @caynanos 2 ปีที่แล้ว

    MANSHA ALLA ABTI AKADAMIKER WELL DONE

  • @sicidahmed720
    @sicidahmed720 2 ปีที่แล้ว +1

    Jamal xusbida marka lafuro xusbi inoo fur wlhi wnu ku doran lahayn

  • @calisaeed3569
    @calisaeed3569 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekada dameeraha bakaylaha iyo waraabaha mala fahmay waa qlado.....

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed8553 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 2 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰😂😂😂

  • @secamal834
    @secamal834 2 ปีที่แล้ว +1

    War ninka ciise muuse aya la hadhay tulbu waayay wlee

  • @Queen.fx-1
    @Queen.fx-1 2 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahan sharaf iyo karamo kule bulshada dhexdeeda wax uun baa ile jamal madaxwene wuu noqon never give up

  • @maxamudabdullah8819
    @maxamudabdullah8819 2 ปีที่แล้ว +1

    Wale inaanay somaliland ninka kafa.idayn

  • @ahmedgellah3050
    @ahmedgellah3050 2 ปีที่แล้ว

    Wariyuhu wuxuu leeyahay BARMAAMUJKA = BARNAAMIJKA
    Labada erey midkoodee sax ah.

  • @abdullahibrahim1285
    @abdullahibrahim1285 2 ปีที่แล้ว

    ADIGU ISKU GABAY JAMAALOW

  • @adenabdi933
    @adenabdi933 2 ปีที่แล้ว

    Yes please ancal adeeruu

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc jamaal jaahil baa ku helay iyo jaaqufiin adna waxaad ku khaldanayd geelii wada daaqayay waana lagu eeday rag badan oo ka mid ahaa kuwii ku xumeeyay qaar badan ayaa ka socday aduunka

  • @cabdalejamacdheeg6237
    @cabdalejamacdheeg6237 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad fashilantay Maantii aad tidhi muuse biixi ayaan isku reer nahay

    • @cabdifatahharago5278
      @cabdifatahharago5278 2 ปีที่แล้ว +1

      Hadaa ma xisbiga cuqdada ciil qabayasha ah buu kusoo biiri laha somalida sinaba ugama nabad galaysid kkk

  • @cabdixaaji_Afro
    @cabdixaaji_Afro 2 ปีที่แล้ว

    somalilandtu yaab lahaa
    ku wii hartford kasoo baxee qaraka lagu baadhsiinlahaa bay oohin badayaane oo intay fadhiisinka ku badiyaan hadana ku sii bagabagaystaane,
    soo badbaadi markale allaw isagoo boorsokaloo wayn sitoo buuxda laakiin password le
    oo kalayaqaan baajuumaha cusbaha baadha oon loo furayn hadana JAAMACADII HARD-WAREER
    insha allah insha allaaaaaah
    sorry aqoon yahan sare Jamaaloow gabaygaaguna cabasho maahee cidii ku taqaan dhibta way kula fahmayaan inaad tahay xeeldheere xisaabiyahan waynoo ay jiraan xisaabo badan badanoo kaa xidhmi li'iye oo LOST na kuu qormilaadahaye maadaama kuwii qabay xisaatu joogaane

  • @najaxmucaad9612
    @najaxmucaad9612 2 ปีที่แล้ว

    Xisbiga cilajinta yaatag kuyidhi yaku so walay madka muuse isku hayb tiihiine tagtid xisbigisa imikana nabar gardaro allaaha kaga dhigo

  • @user-ez2iu3gv1z
    @user-ez2iu3gv1z 2 ปีที่แล้ว

    Asc jamaalo waad dhamaysay waxna ka maad dhimin habo Allah baa ku kor yeelay guulayso habaryar
    Dib ha unoqon siyaasada gabigeedaba khaatumo San inshallah

  • @ayanhussein5644
    @ayanhussein5644 2 ปีที่แล้ว +1

    Jamal anagaba Waa tii xisbi gii wadani Waa tii nala dhacay isko samir

    • @mericanbadass5299
      @mericanbadass5299 2 ปีที่แล้ว

      Jirde idinkaa halkaa dhigay, yaa idin dhacay arabow? Naga xishooda oo Kulmiya wax u doonta idinka muuse ucodeeye

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 2 ปีที่แล้ว +2

    Raga fajida waa loodhigaa lacagtana waa layska cunaaye jamaal cali xusseen now iskadaa calaaxalka ineen waxaad ahayd nin qurbe kayimi oo lacagna iska sita siyaasada afrikana ku cusube adiguba imika ragaas u soo walaaq uun fajikle oo siyaasada slnnd tana laQabso anigu saas ayaan kugulatalin lahaa gabayga hada dadku maba fahmaane

    • @cabdifatahharago5278
      @cabdifatahharago5278 2 ปีที่แล้ว

      Aqoon yaridada uun baad sheegataye waxba maad sheegin.

    • @mowliidabdi6030
      @mowliidabdi6030 2 ปีที่แล้ว

      Oo aqoonta aad kahadlaysaa maxay thy lkn xagaad iga haystaa xoolow

    • @cabdifatahharago5278
      @cabdifatahharago5278 2 ปีที่แล้ว

      Gabyga lama fahmo markaad leedahy micnaheedu anan fahmayn saw maaha
      Saw aqoonyaridada maha neef fooqal neef

    • @ahmedgellah3050
      @ahmedgellah3050 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdifatahharago5278
      Maad garan gabayga!!!!

    • @mowliidabdi6030
      @mowliidabdi6030 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdifatahharago5278 duuf laal ayaathy iyo waxbo kamadiQoode dadka daf iska soo dhaha bal maxaa ii kaa keenay maxaad kuhadasho iyo cid kaagurta ayaad weyday indho yeello ader gabayna waxaad kataqaan ayaa iska yare

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 2 ปีที่แล้ว +1

    JAMAAL WAA AQOON YAHAN KII LA RABAY INUU UMADA HOGAAMIYO LKN QABIILOOY XAGEEN KAA MARNAA 'IM SORRY

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 2 ปีที่แล้ว

    Jamal waa siyaasi saaqiday oo reernimo lagu danaystay ka raacda

  • @minime331
    @minime331 2 ปีที่แล้ว +1

    Bakayle iyo Waraabe waraaqo foorjari ah sita 😂😂😂

    • @caynanos
      @caynanos 2 ปีที่แล้ว +1

      KKKKKKKKKKKK

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon 2 ปีที่แล้ว

    بسم الله الرحمن الرحيم
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما
    Jamaal gaf ayuu sameeyey isagoo iiga aqoon badan dhaqanka reer Somaliland....Waxa soo jireen ahaa dhaqanka reer Somaliland in qofka doonaaya inuu leadership noqdo waa inuu haysto mus dambeed, markaa Sheikh Jamaal wuxuu isku arkay inuu yahay leadership qualities, taasina sheikh jamaalow inaadeerow kama socoto Somaliland,oo waa ta dhilisay Inuu Ibrahim hagi Egal oo kaga hormaray ina Caabi... ilaahay how naxariisto dhamaantoon iyaga iyo wixii umma Nabi Maxamedba, waxaanan kugala talinyaa inaanad Gabay dabe oo arintii dhacday ha turjumaysa aanad tirin....Ee guntiga ad adkayso.
    Guul iyo Gobanimo Somaliland

  • @omergul4363
    @omergul4363 2 ปีที่แล้ว +1

    Jamal laba qorshe ayaa laga xumeeyey,sida kii ugu,iyo ucid

  • @siciidmaxamedyaasinsiciidy778
    @siciidmaxamedyaasinsiciidy778 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin aqoonle ayad tahay laakin ciise musad tahay oo duriyadu jeclayn

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 2 ปีที่แล้ว

    Dadku markaanay dantood aqoon,Siyaasiguna buudhi qabyaalad beenihi saarantahay ka kiraynayaa. Wuu ku danaysanayaa wuna ilawayaa.

  • @cige3636
    @cige3636 2 ปีที่แล้ว

    BANKA. QOFKA KASHAQEEYAA MAAHA. SIYAASI
    SHALAYBUU KU SOOBIIRAY
    WAX SIYAASADA MALE
    BAANKA. XISAABTIISA U DHIIBTA

  • @HamzaAZahid
    @HamzaAZahid ปีที่แล้ว

    Jamal Ali hussein... Dib u soo noqo oo isa soo sharax abti,
    Aqoontaada uga faa idee dadlkaaga please 🙏 😢
    Waa ofanahay waxay kugu smaeeyeen siyaasiyiiintii kle.

  • @gudcuuromedia180
    @gudcuuromedia180 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkii geelu isugu keen jiraye
    Miyaa la kala baxadene jamaal

  • @ayansidow4
    @ayansidow4 2 ปีที่แล้ว

    Jamaal. Please xisbi. Furo. Madaxweynaha. Mustaqbalka

  • @jamaalbooto8454
    @jamaalbooto8454 2 ปีที่แล้ว

    Waa Tanag madhan ituu iska soo han gagaarey ayuu yidhi I doorya cigaal ayaanu isku reer ahayne kk.
    Markaas ayuu hadana yidhi muuse biixi geela ayaa iskugu kaaya jira.
    Aqoonta aad ku sheegaysaan meeday.
    Waar adeer meelaha is meerayso......
    Waalagu fahmee

  • @jamaalahmed363
    @jamaalahmed363 2 ปีที่แล้ว

    Leader effect jamal ali husein

  • @food4422
    @food4422 ปีที่แล้ว

    Alelehe wagaba, murtidiisa xanbarsan

  • @abdulqadirabdullah823
    @abdulqadirabdullah823 2 ปีที่แล้ว

    Qof schoolo cayda uga baxey ood bagagida moodo 😂😂😁😁😁

  • @museali8972
    @museali8972 2 ปีที่แล้ว

    AQOONYAHAN JAMAAL CALI XUSEEN XISBI SAMEYSO DHALINYARO LAMAGAC BAXEY

  • @Ali-xh4hg
    @Ali-xh4hg 2 ปีที่แล้ว

    Ado jeebka la ciyaraya faysal ku helay. Gabay caayda ka da ku noqo harvard university iyo dhuul gaal so baro micnaha gabay soomaali.
    Waa buraan buur kudhawad aad u fool xuun.

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 2 ปีที่แล้ว

    Dalka in aqoonyahanka laga Rabin ee xisbiyahanka laga door bidy

  • @mustafacade646
    @mustafacade646 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhh
    Faysal aya kacabadiyey xejiso sxb

  • @saleebanbyjama6850
    @saleebanbyjama6850 2 ปีที่แล้ว

    Tacab ba,aydheh muuq baahiyaha kaan u badhi taarey.
    Tv gaa waa laguu yaqaanaaa hhhhh

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 2 ปีที่แล้ว

    Taariikh waaye gabaygaasi

  • @shaahidaskar8789
    @shaahidaskar8789 2 ปีที่แล้ว

    Ciisamuusow is mujiya o aad u dawada

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 2 ปีที่แล้ว +1

    This is really truth

  • @abibawale4976
    @abibawale4976 2 ปีที่แล้ว

    Sheeko xiiso gaara leh
    Waraabe sameystay waraaqo bakayle iyo bakayle smeystey waraaqo waraabanimo iyo shabeelada maxkamad fadhiyo oo ku fadhiya waraaqo been been ah oo shabeelnimo waayo waa dameero waraaqo samwystey shabeelnimo
    Waraabihii garwaaqsay waraqad bakaylaha been beenta bakaylihina garay waraqada been benta waraabanimada
    Shabeeladii la ogaa in ay yihiin dameero sameystay waraaqo shabeelnimo
    Cajiib weeyi aragti ahaan iyo humaaag ahaan ba
    Qoslna wey leedahy shekadu yaab

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 2 ปีที่แล้ว +1

    👍👋👏👏👏⛈️

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 2 ปีที่แล้ว +2

    waraba bakayle iska dhigay
    waxa kadhigan 2 xisbi mucarad
    ee siyasadodu kaca kufayso
    ee talo xumada canka ku ah