Waayaha qurbaha with jamal ali husein

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2013
  • เพลง

ความคิดเห็น • 12

  • @sabrinaomar4179
    @sabrinaomar4179 7 ปีที่แล้ว +3

    nice jamal waa geesi

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 3 ปีที่แล้ว +3

    Madaxwaynaha mustaqbalka jamaal cali xuseen

  • @guuleedyusuf377
    @guuleedyusuf377 3 ปีที่แล้ว +1

    Shakhsi cajiib ah aqoonyahan Jamaal cali Xuseen, aqoon akhlaaqba qof la nooc ahi wuu yaryahay runtii

  • @daadirxasan3263
    @daadirxasan3263 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ab7289
    @ab7289 11 ปีที่แล้ว +3

    Way haboonan lahayd in kagu daayo qof kasta oo doonayaa in u hormar ficasn gaaro gaar ahaan xagga waxbarashada. Sidaa ninkan odaygan ah jamaal cali xuseen

  • @saeedabdirahman2063
    @saeedabdirahman2063 9 หลายเดือนก่อน

    Jamaal cali xuseen waayo arag Aqoonyahan abwaan ❤

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi aqoonyahan jamaal cali xusen
    Runtii waa shakhsi mudan in laga faa,idaysto waayo waa waayo arag

  • @madarcali122
    @madarcali122 2 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahan jamaal ali

  • @jodalmar6483
    @jodalmar6483 6 ปีที่แล้ว +6

    Somaliland dadkeedu wa aqoon yahano sida jamaal ilaahow noo dhowr aamiin yaa rab

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 4 ปีที่แล้ว

      jo dalmar nasiin daro Somaliland waxba kuma halaystaa muuse jaahil baaka taliya cadaalad allaha kiino

    • @Mohamed-un8tk
      @Mohamed-un8tk 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin has allaah

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 4 ปีที่แล้ว +1

    Faysal Cali waraabe wuxuu ka baxay jaalle siyaad university. Jamaal Cali Xussen wuxuu kabaxay Harvard university Faysal baana kasaaray Somaliland iyo xisbiga ucud