ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Prof Cali Khaliif Galaydh oo Shaaciyey IN La Iska Tuurey Heshiiskii Ay la Galeen Somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.พ. 2020
  • Tv: Codka Bariga Afrika

ความคิดเห็น • 8

  • @mustafexuseen2105
    @mustafexuseen2105 4 ปีที่แล้ว +2

    cali waxaan ku diiday somaliya marka hore iyaduu ha noqoto dawlad iyadii ba la ilaaliya oo xamar ka talin

  • @banaadirofficial3393
    @banaadirofficial3393 4 ปีที่แล้ว +1

    waa run arinkuu kahadley Cali khaliif galaydh

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 4 ปีที่แล้ว +1

    the problem between Somaliland and Somalia is Just like the one between Khaatumo and Somaliland (Marginalization) haduu jirona waa in wax laga qabtaa oo muranka imika socoda ee Awal vs Garxajis ee Arimihii Somailand lagu ilaawey laga baxaa oo Somaliland wada jirta la abuuraa oo saddex nin oo isaaq ah oo waliba Magaado ah baa tartamaya mar kasta laga gudbaa.

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxayaabaha Mudnaanta leh Nabadgekyada ka sokow Somaliland Priorities are all related to justice waxaanan u kala horeysiinayaa siday u kala mudan yihiin ahna sidatan hoos ku qoran:
    1. Heshiiskii Khaatumo oo degdeg loo galo
    2: Saamiqaybsiga
    3: La dagaalanka Musuqmaasuqa iyo mukhaadaraadka (including Qaad)
    4: Doorashooyinka
    5. Garnaqsiga Caalamka iyo Ictiraaf raadinta
    Waxaa intaa la galo Arimaha dhaqaalaha, wax soosaarka iyo shaqo abuurka ama maalgashiga ayaa iyaguna muhiimada ah
    CaliKhaliif Galaydh waan u Hambalyaynayaa waa geesi somaliland danteeda iyo wada jirkeeda jecel
    sidaa darteed Madaxwene Muuse biixi waxaan Farayaa inuu u guntado oo wadanka saani u maamulo oo xaqiiqdana aannuu ka indho qarsan. Waxaynu Somaliya ku colownay waxay ahayd tan oo kale markii dambena gacan ka hadal waa tii jabhadii aad ku jirtay ee SNM uu arinku ku dambeeyey sidaa darteed Xaqiiqada ha ka indho Madaxweyne oo ha ka qarsan sidii Somaliya ay ilaa maanta uga indha qarasaty. waxaan ku soo gunaanadayaa banee meesha Muusaw oo Cali Khaliif u banee Kursiga hadaanad Gaadhiga wadai karayn. Finaly look here ; XAQIIQADA=CADAALAD=DAWLADNIMO

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 4 ปีที่แล้ว

    Asc waxaad shalay diidey maanta ku dhaqanka aniga aalada bay iila muuqataa dulmi diidoow dulmi doon ha noqonin

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 4 ปีที่แล้ว

    Arinta Khaatumo iyo heshiiskii ay la gashay Somaliland waa muhiim hadii ay Somaliland Hogaankeedu doonayaan wanaaga somaliland waa inay siyaan arintaas muhuumada ay aleedahay oo aan qabo anigu inay tahay priority no one (Arinta kowwaad)

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 4 ปีที่แล้ว

    Saxid qalad

  • @AliAli-yx5sv
    @AliAli-yx5sv 4 ปีที่แล้ว

    Cali khaliif waa runtiis