Waah waah abwaan dhiig leh oo runta ku adi may oo reer somaliland runta u sheegay shicib iyo siyaasi iyo sa laadiinta iyo xisbiyada iyo dowlada iyo abwaaniinta iyo inta reer somaliland ee xamar u oo yeysa oo maan gaab ah oo dad kooda loo a deeg sado oo wax ba aan fahmi karin noocaasoo miidhan ayuu abwaan ku sheegayaa waana sidey tahay dad yohow ku li giin gacmaha is qabsada 👬👬👬👬👭👪💚💚💚💬💬💬💖💖💖✌✌☝👍
Masha Allaah tabarakaraxman guul iyo gobanimo abwaan Cashuur waxan ka xumahay inaad la hadlayso dhego awdane Rabbi ha ku anfaco waanada qiimaha leh ha quusan Somalidan dadbadan baa kula mida oon amigu ka mid ahaye hore u soco walaal khayrku wuu imane 👍🌷🌱🌷😥
Armaajaan idiin keenayaa aayaroo dhalatay ajal baanu ka xignaa go da iyo inan idlaanaaye maxaad kaabe eexaysatee oromku kuu sheegay kkkkkkkkkkkkk alaylehe muuse biixi meel fog buu kaga soo hadhay
Maansha allaah isfahan meelmara. inkastoonan uqiimaynayn murti ahaan,oo aanan ku raac sanayn odhaah ahaan dhamaan wuxuu yidhi hadana, waxa hubaala inuu ka hadlay waaqiciga.insha allaah isfahan meelmara
Maansha Allah Abwaan cashuur waa Abwaan qaran
Waah waah abwaan dhiig leh oo runta ku adi may oo reer somaliland runta u sheegay shicib iyo siyaasi iyo sa laadiinta iyo xisbiyada iyo dowlada iyo abwaaniinta iyo inta reer somaliland ee xamar u oo yeysa oo maan gaab ah oo dad kooda loo a deeg sado oo wax ba aan fahmi karin noocaasoo miidhan ayuu abwaan ku sheegayaa waana sidey tahay dad yohow ku li giin gacmaha is qabsada 👬👬👬👬👭👪💚💚💚💬💬💬💖💖💖✌✌☝👍
Masha Allaah tabarakaraxman guul iyo gobanimo abwaan Cashuur waxan ka xumahay inaad la hadlayso dhego awdane Rabbi ha ku anfaco waanada qiimaha leh ha quusan Somalidan dadbadan baa kula mida oon amigu ka mid ahaye hore u soco walaal khayrku wuu imane 👍🌷🌱🌷😥
Cashuur waa abwaan ildheer
Alla'ayo abwaanka qarniga
Mansha allh alahay sidii danaa adigu noo door aamin
ABWAAN KHATARA CABDIRAXMAN CUMAR CASHUUR CAAFIMAAD & CIMRI BARAKAYSAN KU WAAR VIVA SOMALILAND🙏👍👊👍💪💪
Waa wareey abwaandhe
Abwaan c/raxmaan cashuur cimri dherer iyo caafimaad qab Ku noolw
Rageedi abwaan cashuur
Masha allah cadhuur guul abwaan qaran wllhi
Mr c/raxmaan c cashuur saaxiib caafimaad iyo cimridherer kuwaar
Gabayga qaadiyaddiisu way jaban tahay.
Daiday Abwaan
Masho allah
Abwaan cashuur mashalah
Abwaan hore u soco
Waa nin raga oo joogay wixii ina soo maray
❤
Ableel= xamaal shaqadiisii u dirtay
Qof kale
waa abwaanka keliya ee aan runta ka gaban allah yaxfidak abwaan cashuur
@Lukas Bronson thanks pro
Waa Gabay erayo waaweyn oo dadka Afsoomaaliga aad uyaqaan fahmi karaan.
Waa Abwaanka keliya ee si daacad ah Dadka wax ugu sheega cidna u habranin. Jazaka llaah.
Gabaygii (isma laha,) ma duubnee maxaa loo diiday Abwaan,,?
waxaan kasoo raacay markuu yidhi abwaan weedhsame abwaan cashuur waa awliyada abwaaan
Waxaan Alifka kaga baxay Shaxdaan
Ku Amaaradiyey) Cajiib Gabaygan inta Dhuuxdey Wey isgaratey fahanteyna intakalena
Yeelkeed , Esh qiyaasak
Gabay waaqiciya oo murti miidhan ah
Kani gabay maaha ee waa badhaacis iyo wax sheeko u eg.
gabay maahee waa sheeko
Ku cida ay qusayso
Maa gabaybaa mise waa ohiin war iska amuus
asc
Muxuu ahaa kani?
Kan abwaanimadiisu dhinacbay ka raran thy waar naga aamus
Kani waa sheeko gabay maaha, sheeko shacab weeyi
Barro afkaaga hooyo, aqoon afka umalihi oo maan fahmin baa kaaga fiicnayd cayda ,Ee barro
Alkolayste xun weeye
Armaajaan idiin keenayaa aayaroo dhalatay ajal baanu ka xignaa go da iyo inan idlaanaaye maxaad kaabe eexaysatee oromku kuu sheegay kkkkkkkkkkkkk alaylehe muuse biixi meel fog buu kaga soo hadhay
Wa badhaacis kkk
Huuno ilma #heego waddani iyo ucid caruurta cashabka maqatan shiliin qaranka lagu cawiyayna may leexsan sidaa awgeed sabab ad tuug #muuse ulaa soo sawiirta majirto Abtirsin iyo hayb iyo qabiil iyo musuuxmasuqna muusa logaa dayda
Afsomaliga Iska Hagaaji Waad Wastay bahalkee