Waraysi gaar ah: Jamal Cali Xusen

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 21

  • @Abdalle11
    @Abdalle11 9 หลายเดือนก่อน +2

    Jamal Cali Hussein Nin Qimihiisa Reer Somaliland garan wayen weeye 😮 From 🇩🇯

  • @cabdirahamantimohindi74
    @cabdirahamantimohindi74 8 หลายเดือนก่อน +1

    One of the rarest/down to earth scholars i have ever come across, simple human being, zero haughtiness,free from ego-centered,well disciplined ....his majestic jamal cali husein he's really an icon for somali people . Personally, I often try to copycat his philosophical way of life. 1:03:05

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 3 หลายเดือนก่อน

    Jack of all trades MASHALLAH.

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow 9 หลายเดือนก่อน +1

    Jamaal Cali Xuseen ❤ nin qiimo badan Masha Allah

  • @cabdiqayschannel
    @cabdiqayschannel 9 หลายเดือนก่อน +1

    masha Allah Bushaaro Congratulations indr qli Wariye caan Ah miss Bushaaro Iyo waraysi Xiisaleh Aqoon yahay Jamal Cali Xuseen ❤

  • @user-wu8lh6ze1s
    @user-wu8lh6ze1s 9 หลายเดือนก่อน

    Allah ha xifdiyo aqoonyahan jamaal cali xuseen nin qiima badan oo aragti dheer

  • @user-mf1no1rb7z
    @user-mf1no1rb7z 9 หลายเดือนก่อน

    allah ha ku daayo abtiyo
    adiga iyo sacad cali
    ayaan ka dageera soomaali
    waayo dad af gaaban aqoon badan masha allah

  • @abdiazizmohamed7231
    @abdiazizmohamed7231 9 หลายเดือนก่อน +2

    Falastiin Allah dhibka ka qaado free 🆓 falastiin 😢😢😢😢😢😢😢

  • @nabeellu
    @nabeellu 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka siyaasadiisu naxli lahayn oo dadkisa udaacada umadu madoonayso laakiin kakhaayinka qabyaalistaha wa loo sacabo tumaa. Jamal Cali Xuseen I thank you for sharing your thoughts with us, I hope one day you’d become a candidate again.

  • @aaminmaxmaed7216
    @aaminmaxmaed7216 9 หลายเดือนก่อน

    Jamaal cali xuseen❤❤

  • @tripplec7320
    @tripplec7320 9 หลายเดือนก่อน

    First comment inta islahayd suyaasada aya kaga wareysanayaa

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast 9 หลายเดือนก่อน +3

    Manshalah waxa ka muuqata Qualityga ama tayadii Habar-awal

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ala maxaa doqon dhataqle ah Hargeisa iyo hareereheeda ku nool. Dhataqle waxa la yidhaahdaa qofka iyada oo sheeko wanaagsan la hayo, wax laga xishoodo oo aan loo fadhiyin shirka dhixdiisa dhoto ka siiya - kaas ayaa dhataqle la yidhaahdaa.

    • @AlladiiPodcast
      @AlladiiPodcast 9 หลายเดือนก่อน

      @@Abdulkga lol dhataqle kulaha, waar ninku miyanu ahayn nin habar awala maad u quudhi laadahay

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 9 หลายเดือนก่อน

    Waraysi fiican weeye

  • @mohamedsmailhydar7102
    @mohamedsmailhydar7102 8 หลายเดือนก่อน

    ❤Oday lafdii❤

  • @abdikahin8843
    @abdikahin8843 9 หลายเดือนก่อน

    Mashalah

  • @hamdacali5727
    @hamdacali5727 9 หลายเดือนก่อน

    Jacayl❤ jamaal cali xuseen

  • @user-cm9qp2tz5n
    @user-cm9qp2tz5n 9 หลายเดือนก่อน

    Aqoontii.oo qof❤