"Waxay diidanyihiin inay aqbalaan in Wakhtigoodii Madaxtinimada ka sii Dhamaanayo" Xil. Maareeye.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ส.ค. 2022
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 137

  • @irirsomaale.ahmed.oromo.5649
    @irirsomaale.ahmed.oromo.5649 ปีที่แล้ว +12

    Muuse umada ALLAHA kaqabto
    Aamiin yaarabi🖐💯💯🙏🙏🙏🙏

  • @fotballontop
    @fotballontop 7 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah maxamed Cabdi xayir Maareeye. Guulayso ayaan ku leeyahay.

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 ปีที่แล้ว +4

    walaalayaal is yeel yeelka inaga daaya Saleebaan Gaal Burco ayuu dagaal sokeeye ka riday Muuse waa kii lahaa Anoo wax dili kara duco qaadan maayo halka Kaahin ku la haa C/Tuur dowlad tuur leh talin mayso noocaasa idiin taliya maanta

  • @haybeibrahim1544
    @haybeibrahim1544 ปีที่แล้ว +1

    Talo nin siyaasi oo reer Somaliland ah oo dibadda ka jooga siyaasadda murugsan ee
    Somaliland. Waa talo sax ah oo runta aanu la
    Gabanin Maareeye.

  • @hodanabdillahi878
    @hodanabdillahi878 ปีที่แล้ว +3

    Thankss thankss maareeye

  • @irirsomaale.ahmed.oromo.5649
    @irirsomaale.ahmed.oromo.5649 ปีที่แล้ว +5

    Xisbiyada Mucaaradka guuleeysta
    🖐💯🙏💚🧡💚🧡

  • @funnyofficail5004
    @funnyofficail5004 ปีที่แล้ว +1

    Nin si wacan u hadlay hore u soco

  • @haweeyafanax9093
    @haweeyafanax9093 ปีที่แล้ว +2

    Waar yaan qadaadka lagaa tooganin,kkkk waxuu iska dhigayaa mid awood Ku leh meeshuu kasoo nacnac leeyahay.

  • @book2316
    @book2316 ปีที่แล้ว +1

    Mucaaradku waxay jabiyeen balantii ay ka qaadeen mudaharaadka. sidoo kale waxay jabiyeen sharciga lambar 50.

  • @abdiqanijaamac791
    @abdiqanijaamac791 ปีที่แล้ว +1

    hadii dagaal dhaco anaga awalba waxba nagama ool lkn ciyaalka hargaysa jooga eemidwaliba 4shaqo hayo siday yeelayaan

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 ปีที่แล้ว +4

    who cares the national traitors???what you can do the best is talking but no action....

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 ปีที่แล้ว +1

    Run baad sheegtay

  • @xiiscabdicilmi9633
    @xiiscabdicilmi9633 ปีที่แล้ว +1

    Tanthks garaad ayad ku wacnayid

  • @nurgacan6950
    @nurgacan6950 ปีที่แล้ว +2

    Meeryow ana talo.kama rabana wax ka dahacayan ma jiraaan somaland waxaat ka mid atahay caduqaatayaasha qadiyadooodi ibinaya xamar jooga talo kuma taaalo sonaliand

  • @mawlidismail5234
    @mawlidismail5234 ปีที่แล้ว +2

    Asc.
    Adigukaladaa.soomalilaad.
    Waa.dawlad.iyo.maaha.waa.dawlad.xayraan.maadsoocabtay.maant

  • @faraxdaahir2042
    @faraxdaahir2042 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtaa

  • @xiiscabdicilmi9633
    @xiiscabdicilmi9633 ปีที่แล้ว +1

    Yes dabagale hadhagayisto murtidan

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 ปีที่แล้ว

      isaga Somalia loogama Taliyo Qabiilna uma Taliyo Ee waa Cidan Taa Ha ilaabin Ragan isHaysta Beri Madaxtooyaday isla Tagayn Marka Midna waxba kamay Galin

  • @qaraamchannel4398
    @qaraamchannel4398 ปีที่แล้ว +2

    Absoultly

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 ปีที่แล้ว

    Huuro huuro huuro huuro huuro huuro huuro horta adigu nin matahay xaggeed joogtaa Muuse Biixi wuxuu leeyahay toban sannadood . Adigu waxaad ka soo hadlaysaa God warraabe.

  • @cabdaleyare2518
    @cabdaleyare2518 ปีที่แล้ว +1

    Kanu ma Amisomba Mise muxu ka Yhy Waxay si inuu Hadlaya Ma Somalianu ka mid Nahay Wllhi Cadowgeenu inaga Janis Hel Kaalay Adu Madaxwaynahayga Waxa ula Tag Wllhi inu Bahal ahan ku Dilin

  • @Kampala05
    @Kampala05 ปีที่แล้ว +2

    Caqliga wanagsan wa sidan

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 ปีที่แล้ว

    Haayadu af somaliga waa looga hadhay iyo run sheegista

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 ปีที่แล้ว +1

    Hargeysa mafia kuhabsatay... must stop.. these very old men that control Somali land region

  • @axmedali783
    @axmedali783 ปีที่แล้ว +3

    Somaliland miyuu aaminsanyahay isagu mise xilkii laga qaaday buu ku khalkhalay

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj ปีที่แล้ว

      Isagaa kaa Somaliland san ee odeygu meelahaas ayuu ka qadhaabta.
      Mida hadaan runta kuu sheego Maareeye ma taageero laakiin waxaan qirayaa inuu garbihiisa waxbarasho ugu diray kumanan arday oo Somaliland ah.runtii Maareeye waan gaangiistar meeshuu doono ha joogo iwm.

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj ปีที่แล้ว

      Waxaan kaloo kaa ilaawey Maareeye wuxuu ku koray Koonfur oo isagoo ilmo yara la geeyey balse horta wax xun muu odhan iwm.

  • @user-tx9xm5lt5p
    @user-tx9xm5lt5p ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @amiiraahmed944
    @amiiraahmed944 ปีที่แล้ว +1

    Fariid weye waa nin muwadina xamar wuu u shaqo tagy tolkiba yaala burco

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 ปีที่แล้ว +1

    Guddoomiyaha golaha guurtidu ina Bixii buu u shaqeeyaa

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 26 วันที่ผ่านมา

    Waa run ee muuse ugaduceeya.
    Muuse sababay muuse sababay.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +3

    Adigu iyo kuwa koonfur joogaa
    Waxaad dafirteen jiritaabka Somaliland
    In dil la idinku xukumey aheyd

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 ปีที่แล้ว +1

    habar awal waligood ba qas bey ku wadeen cigaal 11 sano xoog ku heystey oo shacabkii layay dagaal sokeeye bilaaney muuse biixina waakan sidii uun buu wada qaskii uun buu wada reerka hadey somaliland ku jirin guul bey gaadhi laheyda ilaahey hainag qabto walee madaxweyne danbe baan loo dooran kuwaa habar awal ilaahey sharkooda ha inag qabto muuse biixi iyo wuxu gacan ku qaato

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 ปีที่แล้ว

      ina Cigaal Ogow inuu Aha intaynaan Somalia u Tagin Raysul Wasaraha Somaliland ingriis u Dhibay waa kuwii odayshi Reer waqooyigu ka Dideen inaynu Sharuudo ku Xidhno Somalia lkn Manta ina cigaal Waxa Ay somalilamd ku Shaqaynayso Waa ka Dhisay H.yoonis Ayaanu Tolkii u Racay Sbbto Ah Reer abti Ayay u ahayen Muse waxad Dontid waad ku odhan garta Lkn ina Cigaal Ado Tariikhdiisa Ahayn wax Ha ka Shegin From h.jeclo

    • @maxkamadasare2067
      @maxkamadasare2067 ปีที่แล้ว

      @@cabdaleyare2518 in cigaal wuxu ah majirine xiligii english joog saldanad ba maamuleysey wadanka adeer saldandaa waxey tiraadh ba soconayay iska fadhiiso meel

    • @khadaromermahamed2530
      @khadaromermahamed2530 ปีที่แล้ว

      Sow landherenimo maha awal

  • @ismaaciilcabdiraxmaansicii5987
    @ismaaciilcabdiraxmaansicii5987 ปีที่แล้ว +2

    Wansoo dhawanayaa.talanitiisaa

  • @nimcaanxasan829
    @nimcaanxasan829 ปีที่แล้ว +1

    Cida khaladkale waa muse bixi weye cidina lama laha khaladka

  • @najahahmed779
    @najahahmed779 ปีที่แล้ว

    ciidamada qaranka somaliland walaalayaal muuse iyo ciro utaliya oo gacan in wax lagagqabto weeyaan

  • @ruqiyajamac408
    @ruqiyajamac408 ปีที่แล้ว

    😢😥😢😥😢😥😢😥😢😥💕💨💕💨💕💨💕💨💕💨💕

    • @mahamoudabdi7426
      @mahamoudabdi7426 ปีที่แล้ว

      khaaa in qaran aya iska dhigaaya nin danatnaya sland .

  • @xiiscabdicilmi9633
    @xiiscabdicilmi9633 ปีที่แล้ว +2

    Daba galawu muuse wuu tagaya

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 ปีที่แล้ว

      Haduu Tagana Ma Adiga Niic ula Tagaya Lkn Mid Ha ilaabin Ciro inaanu Helay Hadii qabyaald la Eego Ciro waxa u Codaynaya Kaliyaata H.y isaqa Kle wa Muse

  • @AliOSMAN-mx3ol
    @AliOSMAN-mx3ol ปีที่แล้ว +1

    Tuug

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 ปีที่แล้ว +1

    Kuli madaxda Somali land wa very old 80 jir uqdadeysan.... yaab?

  • @nurgacan6950
    @nurgacan6950 ปีที่แล้ว

    Adder tan dhib ka dhacayo dadkii lahaa ilashanayee nin xamar jooga oo meel aan laga rabin nabadna ayana ka jirin rasalwasaare ku cigeen ku qanacay ana waxaba nagama xuma waanadaadda aduga u baahan is waaani banaabax la fasaxay oo waxyara buuq ka dahacay marykan ayay ka dhacaday intaasuna ku dhamaaday

  • @axmedali783
    @axmedali783 ปีที่แล้ว

    😂😂😂

  • @axmedjuqle8108
    @axmedjuqle8108 ปีที่แล้ว

    Inxamar.cirolagasoodiray.waxa.cadeeyey.maareeye.baldhegeysta.cirodagaalkuu.kubaaqay.iyo.maareeye

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +2

    Salebaan gaal 99jir, Muuse biixi 81jir, Feysal 84, Cirro 68jir,

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 ปีที่แล้ว

      Cirro is 62 he is young

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว

      @@moegreenback6854 ma hubtaa ok 6sano ugu dar salebaan gaal markaa salebaan baa noqonaya 105sano

  • @sharmaarke1611
    @sharmaarke1611 ปีที่แล้ว

    Maaxaa adi kaa galay ina amisom ka sheekee

  • @cabdidigaale8903
    @cabdidigaale8903 ปีที่แล้ว

    Kawaran wasiir laanbuuro iyo 1984kii maaleeye

  • @elmishirdon3989
    @elmishirdon3989 ปีที่แล้ว +2

    Iska hadle arinta somaliland kuuma taalo adiga

  • @cxxaashi4544
    @cxxaashi4544 ปีที่แล้ว

    Yurbaa laguyidhi meelkuumahayno

  • @omarsomaliland4563
    @omarsomaliland4563 ปีที่แล้ว

    Sacsac mid waliba wuu iska ciyayaa doorashada yaa qabanaya

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan waad saxsantahay sheeko Farmaajo Nabad iyo Nolol bay keneen,

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 ปีที่แล้ว +1

    Waar muse illahay hanaga qabto waxabu modaya inu boqortoyo uu ku helay mesha wakhtigiisu uu dhamaaday wlhi blhi wanu nacnay fartayadanu eednay horu nogu sheegay sixir baraar abaaro ka bixi waynaya allah ayaanu ka ashkataynayna

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 ปีที่แล้ว

      Ta kowad Muse Xilkiisu Mu Dhaman
      Ta Labad Sixir bararka Muse muu Keenin Ee Shidaalka Kenay
      Ciro waa ninka Diidan inay dorashadu dhacdo sbbto Xeerku uu ansixiyay Ayuu Diidan Yhy oo ahaa in 10sano mar la Furo ururada

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH ปีที่แล้ว

    Maxaldhibaabaad ahaYd adiGuna hhhhhh

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 ปีที่แล้ว +1

    Kanii maxuu ahaa🥵🥵🥵🥵🥵🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 ปีที่แล้ว

      waa amison baan u Malaynayaa

    • @maxamedibraahim7736
      @maxamedibraahim7736 ปีที่แล้ว

      @@cabdaleyare2518 waa cayayaanka somaliladn saaxiib kood wll ruuntaan ku sheegataa wllhi bilaahi tolaahi ciirro iyo batuuun iyo dhacadka labaad iyo xirsi fadhfadhlee saaxiib kood oo Soo hilinayaa weyee wll

  • @salmansacadsulee8417
    @salmansacadsulee8417 ปีที่แล้ว

    tiina kahadal wada qaraxa ah

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 ปีที่แล้ว

    Adeeraw maxaa sheegi

  • @abdiyousuf114
    @abdiyousuf114 ปีที่แล้ว +3

    somaliland waxaad uu cadeysay in cirro oo marka hore faqash aha ayay caloshadu gucanaysa cirro na cidi codba siin meyso.

  • @yasinibalini5828
    @yasinibalini5828 ปีที่แล้ว

    Adeer Somaliland adiga laga wareysan maayo ha is daalin.

  • @najahahmed779
    @najahahmed779 ปีที่แล้ว

    ciro oo doqona iyo midwaalan oo muuse layidhaahdo ayaa ilaahay inuu naga qabto duligan sacsac muuse

  • @aadanhassen3560
    @aadanhassen3560 ปีที่แล้ว

    Waar Landhere. Ayaad Tahay mar Hadad Ariintaa. Kaa. hadshay

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 ปีที่แล้ว

    stop alala ska celiya qoriya quruta, Faqash Ba laaka ma 4 mid o kulimeyi

  • @cabdikariimsheekh5829
    @cabdikariimsheekh5829 ปีที่แล้ว

    caaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac ciyaaye dheh ma adaa somaliland ka hadli kara

  • @yusufabdul1261
    @yusufabdul1261 ปีที่แล้ว +1

    we don't take orders from traitors of motherland.

  • @user-ly9zu4ge8l
    @user-ly9zu4ge8l ปีที่แล้ว +4

    Halkad jogto ka waran iyo shaqadad xamar u doonatay 😁

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 ปีที่แล้ว +2

    Bal Nasiib darada maanta reer somaliland ku dhacday Xataa mid'gaankii iyo liitayaashii waa hore ku qadaybaa mar labaad soo hungureeyay,, inuu maanta cadawgoodii mar labaad hanqalka la soo kacaana waa doqoniimo guud ahaanba reer somaliland dul hoganaysa iyo tacab labaad oo la galo,,, isku soo wada duuboo for ever Somaliland rep,,,

  • @saidjuma8853
    @saidjuma8853 ปีที่แล้ว

    Imanlaawe , alle ku Soo qabay

  • @fali1563
    @fali1563 ปีที่แล้ว

    Mada hadla halkad joogto eeg

  • @user-xn3lq3yl6h
    @user-xn3lq3yl6h ปีที่แล้ว +1

    Hasoogalo fadarlkz xaqbanu uleeyahay in uusogalo hadii kale soobandhig in ay ayagu xiidhidh iidin laleyhin

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 ปีที่แล้ว +1

    IMISA LACAGAAD USOODIRTEY DOQONKAN CIRO TUUGYAHAY WAALAIDIINQABANDOONAA IBLIIS CARKAALEY SOOMAALILAND

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 ปีที่แล้ว

    Somalia is Somalia 💙💙💙💙💙calanka buluuga

  • @maxamuudmaxamed413
    @maxamuudmaxamed413 ปีที่แล้ว

    WAA AYAAN DARO WAYN MARKA KABO QAAD XINIINYO SALAAX MAAREEYE SOMALILAND KAHADLO WAA DOWONIMO HAYSA SHACBIGA DHAMAANE WAA KABO QAADKII FARMAAJO

  • @abdimuse2874
    @abdimuse2874 ปีที่แล้ว +2

    Waar waxan.maxaa haya
    Adeer meeshu waa somaliland.maaha faqashland
    Afqadhmuune

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 ปีที่แล้ว

    cid waliba aragtiday kaligiitashiga muuse jaahil

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว +1

    Tad jogto ka hadal tan logama dirsani

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว +1

    Adigaba somaliland ku mucaridi maxad ka rabta

  • @kayseabyan2038
    @kayseabyan2038 ปีที่แล้ว +1

    MAXAA HEESTA KAAGALAY RAGII SOOHELAA WADE!!
    Waar beenta iskadaa miyaan la noolaan doonin!!

  • @naimamohamoud1950
    @naimamohamoud1950 ปีที่แล้ว +1

    Maxa ka galay adiga manad somalia tagiin oo aanad amiinsanayn in somaliland somalia ka mid thy

  • @saidjuma8853
    @saidjuma8853 ปีที่แล้ว

    TV qabiiil ,

  • @fatimasalah4539
    @fatimasalah4539 ปีที่แล้ว +1

    Car caanaba kaalay xayroow

  • @RealMadridfans115
    @RealMadridfans115 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa kaagalay adiga
    Alshabaab iska qabo
    Oo nala hadal kadib
    Markaad nabadka dhigto
    Wadankaaga

  • @elmishirdon3989
    @elmishirdon3989 ปีที่แล้ว +1

    Cadawga somaliland waa adiga iyo kuwa aad la joogto

  • @nkm3449
    @nkm3449 ปีที่แล้ว +1

    Caaaàc adigu maxaad tahay ayaase adiga wax ku waydiinaya dabadhilefow biidhi qaate waar how adigu naftaad u tali somaliland waxba laga waydiin maayo.

  • @abdirahmanhajiosman6300
    @abdirahmanhajiosman6300 ปีที่แล้ว +1

    Hooya wase adiga maxaa kaa qalay

    • @husseencagta7448
      @husseencagta7448 ปีที่แล้ว

      jeeb gadaal miya tahay
      markad hoyoyinka cayneysid.
      yur

  • @user-xn3lq3yl6h
    @user-xn3lq3yl6h ปีที่แล้ว

    waar noodalab amisom intranasal iisjafin

  • @faysalmohamed1975
    @faysalmohamed1975 ปีที่แล้ว +1

    Adugu gooni isu taag somaliland ah maba aqoonsanide doorashada aad ka sheegaynayso waa maxay. Hadaanad dal ba u qoonsanayn.

    • @wadalbari412
      @wadalbari412 ปีที่แล้ว

      Qabiiil qaran noqon waa

    • @faysalmohamed1975
      @faysalmohamed1975 ปีที่แล้ว

      Markaa doorashada uu ninkani ka sheegaynaayo maxay tahay hadaan qaran jirin?

    • @liinaali1910
      @liinaali1910 ปีที่แล้ว

      @@wadalbari412 wa markayagi rer agagixiso

    • @wadalbari412
      @wadalbari412 ปีที่แล้ว

      Argagixiso iyo somaliland waa walaalo 🙄

    • @faysalmohamed1975
      @faysalmohamed1975 ปีที่แล้ว

      Cigaal shidaal baa hore waxaa looga hayey kurtinyahaw ma waxaan ku mooday mise waxaad noqotay mise waxaan loo noqon doonin. Niyaw adiga ma waxaan ku mooday mise waxaad noqotay mise waxaan loo noqon doonin,
      Waxaan ku mooday qof caqli Saliima ku doodaya,
      Balse waxaad noqotay qof caqli xanuunsanaya ku dooday,
      Waxaan se ku leeyey alle ha ku caafiyo.

  • @axmedali783
    @axmedali783 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂 qadiyadii uu u soo dagaalamay muuse waa somaliland madaxbanaan ee ma xilkii laga qaaday baa madaxmaray yarku miyaanuu aaminsanayn somalia

  • @axmedcumar5630
    @axmedcumar5630 ปีที่แล้ว

    Waxaan u malaynayaa inaanay s.land marnaba dagaal hurahayn waayo muuse biixi iyo maxamed kaahin waxay ugu caano badisay munaafaqada lagu kala fogeeyo dadka walaalaha ah waxaanay dhawr jeer ku faa'iideen tan ay maanta wadaan ina kaahina waa kaa durba xalaashaday dilka mudaharadayaasha oo yidhi waa al shabaab labada nin waxay sxb ku yihiin cadawtinimada iyo xumaanta reeraha ilaahay is baday

  • @minayusuf5888
    @minayusuf5888 ปีที่แล้ว +1

    Kani maxa ka galay somaliland

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 ปีที่แล้ว

    Maadaa ka yar cidlaad ku madhatay maxaa kaa galay somali land soo diga diidan jiritaankooda markaad hadasho akhas xabaaluhuna way hadli yaa sameeyey sharafta ilaahayiyo s.n.m
    Kamidyihiin muuse iyo maxamed kaahin nacas is qor noocaasi uuma taliyo somaliland ma cirro ayaa ku soo diray waa tii laydin qabqabtau xoolo aamus ooooooooo

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 ปีที่แล้ว

    ila Arka Saab tv iyo Ciro in Xamar laga so diro

  • @kopend8638
    @kopend8638 ปีที่แล้ว

    We need reer Somalia to help us in somaliland. War lord bixi will kill 000s

    • @bigie2264
      @bigie2264 ปีที่แล้ว

      Futo faqash halkaasad ku uraysaan

    • @duaalesomalilander5452
      @duaalesomalilander5452 ปีที่แล้ว

      Somalia ma siilkii Hooyada daloolkiisa ayey tageysaa

  • @yahyamohamed6198
    @yahyamohamed6198 ปีที่แล้ว

    Maaxa kaagalay meesha waa somaliland somalia maaha

  • @fahmyyacin
    @fahmyyacin ปีที่แล้ว

    Maxaa kaa khuseeya calooshi u shaqaystayaw nacalatula calayk

  • @xasanmaxamed983
    @xasanmaxamed983 ปีที่แล้ว

    Muhiimadu waa in ciro xamar xidhidh
    La leeyahay

  • @abdirahmanmath7151
    @abdirahmanmath7151 ปีที่แล้ว

    Who are you?

  • @farhiyoabdullahi3579
    @farhiyoabdullahi3579 ปีที่แล้ว

    Adigu qaraxaga ka waran

  • @kingclkhaalaq6750
    @kingclkhaalaq6750 ปีที่แล้ว +1

    Qaraxland tiisana daryeela tukale ku Dara adigu horta wax Jira noqo

  • @fawzihadjiahmed8905
    @fawzihadjiahmed8905 ปีที่แล้ว +1

    habarjeclo gar-adag dhaaftoo xamar bay kasoo hawhawleeyiin WADANI iyo muqdisho mxaa ka dhexeeya

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว +1

    Waar kani waa cate qaate

  • @user-xn3lq3yl6h
    @user-xn3lq3yl6h ปีที่แล้ว

    Hanolato qabyaladu

  • @xiiscabdicilmi9633
    @xiiscabdicilmi9633 ปีที่แล้ว +2

    Waa runta

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar3771 ปีที่แล้ว

    Lax dehumanizing abaar moog kursigu habaarbuu qabaa

  • @mawlidismail5234
    @mawlidismail5234 ปีที่แล้ว +1

    iska.dawarso.Adigu.
    Anaga.nagaxishoo.waxbakaamagalin.soomalilaad.wayheshiinayaan.
    Adigu.kabax.xayraan