Maxaad ka Ogtahay Nin Magaalada Hargeysa la Wareega Cuntooyinka Bisil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2023
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 64

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 ปีที่แล้ว +21

    Gaadhi Yar baa kufiican Alle hakuu fududeeyo wll
    Hadaan Awoodo waan kuu iibin lahaa Gaadhi aad ku qaadatid Laakiin waad Gaadhi Insha Allah

  • @cabdishakuurmaxamed2333
    @cabdishakuurmaxamed2333 ปีที่แล้ว +11

    Maasha allaah shaqo ayaa sharaf leh shaxaadna waa sharaf dhac alle ha ku barakeeyo wll

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah Waa qf Aaminsan Nolosha Dhabta ah alle Hakula Garab Galo waxaa Tahay Geesi

  • @SuadShALi
    @SuadShALi ปีที่แล้ว +1

    Ilahay xooga, caafimaadka, risiqa, iyo reerkaba ha kuu barekeyo. Guul ayaan kuu rajeenayaa

  • @sylwiajasia2607
    @sylwiajasia2607 ปีที่แล้ว +4

    Maasha. allaa ilaahaye risiqa badan oo.barako badan haku siiyo waayo waa xoogaagi oo xalaala

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h วันที่ผ่านมา

    Maansha,alla waa ninfahmay sirta xoogsiga ee mooraalsiiya.
    Ninkan,xukuumada hatusina haduu xabashikeeniye oo wuuxaasidi.

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah qofkasoo kala ladhiiri geliyaa wan kaxumahay gavmagaa uu kusida hadii dadku gadhi loo iibin lahaa ficnaan lagayda

  • @mohamudibrahim7311
    @mohamudibrahim7311 ปีที่แล้ว +3

    Cabdikarin cali illahayow kuubarakee ganacsiga siwanagsan ayaad uwadaa hawsha illahay hakuu fududeeyo amin

  • @jamaljama7284
    @jamaljama7284 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalah ilahay xooga ha kuu siyaadsho....Raganimo. hadii Somalidu adigoo kale noqon lahayeen hore ayaynu u socon lahayn.

  • @sharmakecabdixakii598
    @sharmakecabdixakii598 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah. Nin kan hala dhiiri galiyo oo wax halala qabto. Gaadhi bajaaj ha loo iibiyo.

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 ปีที่แล้ว +3

    Nin raga walaahi insha allah waa guulaysanaysaa

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah gaashi bad ubahantahay please somaliyay hala ibiyo

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @siciidaabdirasaq8256
    @siciidaabdirasaq8256 ปีที่แล้ว +1

    Maanzha allh wallo ilaahay hakuu barakeeyo wallo arsaaqadan allah kuu waasiciyo ganacsigan allah kuu barakeeyo

  • @hamda2342
    @hamda2342 ปีที่แล้ว +3

    Waa.fariid.maansha.allaah

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ragna waxayna lahaybay maqaxiya la fadhiyan ragna xogodo xalalay miranayan alle ha ubarakeyo c/kariin

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 ปีที่แล้ว +1

    ALLAH HAUBARKEEYO WAA NIN SOMALIYEED XOGSANAYA

  • @khadramuxumed6078
    @khadramuxumed6078 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wooow

  • @hamseibrahim2803
    @hamseibrahim2803 ปีที่แล้ว +1

    Waa Halyay dhaba alllah ha u barakeye wlhi waa qiso dareen gaara xanbàrsan. Ilaahay waxaan uga beryaynaa inuu qoyskaa uu dedaalayo la qabto.

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 2 หลายเดือนก่อน

    allaah ku barakeeyo hala garab qabto

  • @lovenmercyfdc4291
    @lovenmercyfdc4291 ปีที่แล้ว +1

    Masha’Allah tabaraka’Allah Alle ha u barakeyo 👏🤲🤲🤲

  • @shukrisharaf3940
    @shukrisharaf3940 10 หลายเดือนก่อน +1

    Good

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว +1

    Wllo caawiya ishallah wiilka

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 ปีที่แล้ว +1

    nasha Allah ilahay ha ku barakeyo xoogaga xalasha ah

  • @ayaanjama2661
    @ayaanjama2661 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah tabarakalah

  • @1962yusuf
    @1962yusuf ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha ku garab-galo. Asc

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah Allaha Kuu Barakeeyo ganacsiga iyo xoogaba

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว +1

    Somaliya

  • @suhurmusa2503
    @suhurmusa2503 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 ปีที่แล้ว +1

    100×100=10,000 hadii lahelo boqol qof oo min boqol bixiya tobankun buu heli laa gadhuu ku iibsan lahaa. Waxan idinka codsanaya umada usoo bandhiga gaadhi haloo iibiyee

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah keep going Bro

  • @cabdiweliaxmed
    @cabdiweliaxmed ปีที่แล้ว

    Allaha u barakeeyo walaalkey waxaan u rajeynayaa mustaqbal wanaagsan

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @SuadShALi
    @SuadShALi ปีที่แล้ว +1

    Ilahay xooga, caaf

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 ปีที่แล้ว +1

    mansha allaah
    hore usoco

  • @aabedilaalshorts
    @aabedilaalshorts หลายเดือนก่อน

    Baaskeel baro oo cuntada Ku qaad saaxiib

  • @muuseahmed9535
    @muuseahmed9535 9 หลายเดือนก่อน

    Waa hal abuur fiican

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 ปีที่แล้ว +1

    Shadad samaydo aad ku qaado. Ilashsy ha luu barakeeyo

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 หลายเดือนก่อน

    Shandada la jiito Waa in loo iibiyaa waayo gacmaha uu ku qaadayo Waa ku dhib 😢

  • @SuadShALi
    @SuadShALi ปีที่แล้ว +1

    Walee waa nin rageed

  • @abdifatahnor1338
    @abdifatahnor1338 ปีที่แล้ว +3

    Never bee employee

  • @idrisssaid4923
    @idrisssaid4923 ปีที่แล้ว +1

    Niinkani waxa u egyaxay madaxwaynaxa dawlad deganka somalida mustafe cajar marka xarajka maxayada mustafa aya loogafadiya

  • @ashabas1174
    @ashabas1174 ปีที่แล้ว +1

    Tiliphone kiisa soo dhiga

  • @shukrisharaf3940
    @shukrisharaf3940 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @cabdiaadan36
    @cabdiaadan36 ปีที่แล้ว +1

    Gaadhi gacan haloo iibiyo

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi9962 ปีที่แล้ว +1

    Ninrqga

  • @alikeys776
    @alikeys776 ปีที่แล้ว +1

    Looooool

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 3 หลายเดือนก่อน

    Had iyo jeer marka aad barnaamij noocana sameyso numberka qofka laso dhiga si uu macmiil uhelo imika ana raba inaan macmeel unoqdo meel aan kala xidhiidhana mad sheegin muxuu barnaamij kagu faiido keeny wlhi hadan African nahay meel uunba wax inga maqanyihiin

  • @salibanabdullahi6151
    @salibanabdullahi6151 ปีที่แล้ว +3

    Waar inanka hloo kaco hla caawiyo gaadhi u ku shaqaysto u ururiya

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว +3

    xitaa haduu gaadhi haysanlahaa wey u fududaan lahayd

  • @saidismailmahamoud1186
    @saidismailmahamoud1186 ปีที่แล้ว +1

    Marka ay dawadaan ayey coopi gareenayaan markaa u Daaya wa nin fikrad keenay

  • @AlCarmawi
    @AlCarmawi ปีที่แล้ว +1

    th-cam.com/video/01XJSqkK54s/w-d-xo.html
    Waa Xalqaddii 17aad ee Kitaabka Quduuf Al-Bukhaari.
    Fdln la wadaag cid kasta oo aad wanaaga la jeceshahay.

  • @mataancabdi102
    @mataancabdi102 ปีที่แล้ว +2

    Gaadhi uun yaanay idinkaga dhegin ee mooto ayaa jirta hargeisa cuntooyinka takeawayga lagu qaado

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 ปีที่แล้ว

    Wanin rageed walaahi gabadhaa uuqabo ninkaasi waxan leeyahay ninkaa xeje

  • @musajamal3779
    @musajamal3779 ปีที่แล้ว +1

    Niinka yaa number kii iisiyaa

  • @Hawenay
    @Hawenay ปีที่แล้ว

    Telefon ka keena gargaar ha helee ax garbaha go’ay

  • @abdijibarmabdilahi4795
    @abdijibarmabdilahi4795 ปีที่แล้ว

    Ragganimo

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 ปีที่แล้ว

    War ninka gaadhi ha loo gado waa nin shaqaysanyeee