Hargeisa:-Maxaa Kala Qabsadey Siyaasi Duur Iyo Wasiir Maxamuud Xaashi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ส.ค. 2017
  • ERYAL TV
    RUNTU ISMA QARISOQ

ความคิดเห็น • 38

  • @cartanxusen8248
    @cartanxusen8248 6 ปีที่แล้ว +12

    Ex wasiir maxamed nuur caraale duur waa masuul qaran oo xasuus badan qaranka ku leh
    Wasiir maxamuud Xaashi Cabdi waa aftahan khabiir siyaasaded ah Xaashi iyo duur way isfahansan yihiin

  • @abdihashi9195
    @abdihashi9195 ปีที่แล้ว +1

    Cadani alwayz been a real niggah, and MB always been onto dem man from early 🤘💯

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 5 หลายเดือนก่อน

    Xaaraamibaad tahay hadaanku dhagaysanlahaaa

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 7 ปีที่แล้ว +2

    Bal u fiirso hadalka Duur, isagoon qoraal uu soo qartay ka akhrinahayn, ayuu hadal Duur is wada haysta, gogol-xaadh bu leeyahay, araar ayu leeyahay, gun-dhac ayuu leeyahay, hadal suntan oo "Coherent" ah. weeyan.

  • @ismaelismael3525
    @ismaelismael3525 7 ปีที่แล้ว +5

    Duur Waa hadal yaqaan

  • @Ayub_kaarlo
    @Ayub_kaarlo 4 ปีที่แล้ว

    Arrr caraLe duur aaH weY iGa gden TaHeY💋

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 6 ปีที่แล้ว +2

    Duur waa halyay walahi noolow baanu leenahay

  • @drbaasheliban1149
    @drbaasheliban1149 7 ปีที่แล้ว +3

    Siyaasi duur hadal dhaxal gal ah ayuu yidhi manshala

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 7 ปีที่แล้ว +1

    Dad ayaa jira qof kale guul uu leeyahay xaasidnimo u xaqira. Dadka waa dad aan waligood good caraarleh ka dudurin.
    Wasiir Duur waa hadal karaan ilaahay hibo u siiyay inu hadal muhiim ah oo nuxur iyo murti ka buuxdo dhiibto. Dad ka qaar ayu ilaahay hibo'daa siiyay.

  • @somalilanddhalad7592
    @somalilanddhalad7592 7 ปีที่แล้ว +3

    maxamed nuur nin adag walee

    • @alifarah8689
      @alifarah8689 7 ปีที่แล้ว

      War nin jeclaysiga aan iska dayno danta guud raacno nin xun iyo mid wanagsanba waa inaga oo aan ku wadano midkasta siduu yahay . Ka xuna aan toosino ka wanagsana waan si wanagino inaga ayay dan inoo tahay illahayna sida wanagsan ee wajiga furan ee manta laysku hor fadhiyo ha inogu wado aaminta dheha wllyal

  • @sultanmustafe4588
    @sultanmustafe4588 7 ปีที่แล้ว +3

    waleee hadalka duur waa dhaxal gal

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 5 หลายเดือนก่อน

    Inaxaashi iyo xirsi maba arki karno 2nin

  • @amuinammo4295
    @amuinammo4295 7 ปีที่แล้ว

    Nin Rageed duur iyo feysal cali waraabe

  • @axmedcismaan6497
    @axmedcismaan6497 5 ปีที่แล้ว

    Walahay qoodhbaaa is heshay

  • @mohamedkhader5365
    @mohamedkhader5365 4 ปีที่แล้ว

    Wlahu horta meesha aragbaa isku helay qiimo leh se maxamuud xaashi kaftan iyo duur xul aiyaasadaysan oo fogbuu kaga baxan
    Xaqiiqadana waa sheegay iyo inuu taladaa qaatay wasiirkii hore
    "Anigu odhan maayo waa nusdanbeedka xisbiga wadaniye waxaan leeyahy waa xidha c/raxmaan ciro gudoomiyaha xisbiga wadani haduu ciro u yahy xidhe ana muusaan xidhe u ahay oo taas waan cadaynayaa " kastan wanaagsan oo bilaa xanafa

  • @axmedcabdifagaase4609
    @axmedcabdifagaase4609 7 ปีที่แล้ว +2

    duur nin rageed walee

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag3272 6 ปีที่แล้ว +5

    ragan meesha ka hadlaya oo dhan waxaa ugu aftahansan oo ugu libaaxsan maxamuud xaashi cabdi

  • @maxamedxagar7050
    @maxamedxagar7050 7 ปีที่แล้ว +2

    Max'ud xaashii rijaal nin culus dheh

  • @abdifatahmuhumad9172
    @abdifatahmuhumad9172 7 ปีที่แล้ว +1

    Waaa igu walahi in aan meshaba ka sari lahaa kaa xun ee nacska ah ee cadaani waaba bahal xaydh yu wayn ah oo aan aqoon sida loo hadlo iska malayacni hadla

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 6 ปีที่แล้ว

    wale kaftan ba meesha ka dhacay duur nabadgelyo ma adaka hadla sowta is casishay haowshi dalkana kibir uga oroday adigo ootartmayn

  • @ibrahimdualeboss8631
    @ibrahimdualeboss8631 5 ปีที่แล้ว +1

    محمد حاشى رئس المستقبل

  • @cadnaanoslo8254
    @cadnaanoslo8254 4 ปีที่แล้ว

    War cadaani siyaasada ayaa kulmiye ka dhigte ma waxa uu ismoodey jeegaan

  • @hamsemoh8165
    @hamsemoh8165 7 ปีที่แล้ว +2

    siyaasad xume duur meeshii aad qaranka dhigtay waa la ogyahay

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 6 ปีที่แล้ว +2

    Uf bilaa Cod weeye kan Yari...wargeysyada ka shaqee dhaha..niyahow....

  • @mrabdirahman9641
    @mrabdirahman9641 6 ปีที่แล้ว

    halyayadii somaliland baa meesha isku helay ❤

  • @rexamin
    @rexamin 7 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh maxamuud xaashi rageedi

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 7 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhh duur sowdigi shalay wasiirka ahaa RRU ayad adeegsan jirtay waanad Ku hanjabijirtay wasiirnimadaadi

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 5 หลายเดือนก่อน

    Adiga ayaa xamar tegay tagay cadowga somaliland adigaa la shaqeeya imikana adigaa cadowga somaliland

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 5 หลายเดือนก่อน

    BEENAALE

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 5 หลายเดือนก่อน

    Hooyadaabaa la eegayaa beenaale

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 2 ปีที่แล้ว

    Waar duur ciro ha lagu badalo

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 7 ปีที่แล้ว +2

    duur nin siyaasada somaliland ku dhacay iga dheh iska naso.