Maayirka Hargeysa oo duuliyay laba diyaaradood oo Casri ah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 146

  • @maxamuudcali7674
    @maxamuudcali7674 3 ปีที่แล้ว +9

    mansha Allah mayor caasimadda somaliland ee hargeisa cabdikariim Ahmed mooge hore usoco mayor insha Allah

  • @waxhubsothinkahead3943
    @waxhubsothinkahead3943 3 ปีที่แล้ว +6

    Hambalyo, guul 👏👏👏👏👏💯💯💯 ,hore u soco, madaxweynaha mustaqbalka. Adiga insho Allaah itoobiya lagaaga yeedhi maayo

  • @waxhubsothinkahead3943
    @waxhubsothinkahead3943 3 ปีที่แล้ว +8

    Maasha Allaah ,waxaan aad u jeclaan laa in magaalada gudaheeda baabuurta aan shaqaynayn ee jajaban,ciidda iyo dhagaxaanta laga urururiyo ,siiba dariiqyada waaweyn. Si quruxdu u soo baxdo.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 ปีที่แล้ว

      Horaan taladaa u keenly baabuurta xumaatay ee magaalada dhexyaala in laga ururiyo

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaalaa c/kariim mooge ilaahay cimriga hakuu barakeeyo
    Maayirkii igu qaalisanaa soomaalidand we love you

  • @hodoayanrobleh7242
    @hodoayanrobleh7242 3 ปีที่แล้ว +11

    Mashalllah guuuuuuuuul somaliland 💚 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪 casimadi Afrika hargeisa cadi mashalllah

  • @AamiinTogdheer
    @AamiinTogdheer 11 หลายเดือนก่อน +1

    INASHA ALLAH
    MASHA ALLAH ❤❤☝🤲 GuuuuuuuuuuuL reer Somaliland iyo GOBONIMO 👍👍👍

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 ปีที่แล้ว +5

    Hambalyo horumar wanaagsan waa guul geesinimo leh hambalyo saxiibyaal mahadsanid

  • @yasminmimi8796
    @yasminmimi8796 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah waa guul aad iyo aad loogu farxo balse waxaan ka baqayaa inuu cadawgu inoogu soo dhuunto ee halaga taxadaro ha loo eyeshot fiiro gasra waanad mahad santihiin

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed2109 3 ปีที่แล้ว +6

    Congratulations mayar mogueh go forward we fellow u until you became somaliland president inshalla

  • @abdullahideghokossar7059
    @abdullahideghokossar7059 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha Allah congras frm NFD to hargeysa abdikaim Ahmed moge this more then our expectation as some independent countries for decades havent reached where u reached once again hambalyo hambalyo

  • @ahmedmohan1916
    @ahmedmohan1916 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxan dhihi lahaa waa in la fur furo oo laga sameeyo mid caadiya anba darooniska caadiga ah waa laga heli karaa 5 million oo qof Hal qof oo samayn Kara diyaaradaa halaga baxo abaahida ree galbeedka Somlilanad my word 💯🙏💚🗯️❤️Mansha alaah

    • @ayaancabdi4977
      @ayaancabdi4977 3 ปีที่แล้ว

      Intii aan dhahi lahaa baa tidhi walhi hhhhhhh

    • @HooyomacaanAabomacaan
      @HooyomacaanAabomacaan 11 หลายเดือนก่อน

      Thanks wll qli wasidaa hadaynu is aminu waxwalba Somaliland waysamaysankartaa zhp

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 3 ปีที่แล้ว +2

    ما شاا الله مبروك علیكم وطنی الصومال Hambalyo dalkayga somaliland halka kasiiwada dadaalka Allaha ha idin lajiro mar aan dheerayn waa nala ictiraafi dona aduun waynuhu marka ay na fiirsadan sidaan dalkayaga amnigiisa iyo hor umarka ugashaqaynayno long live somaliland بارك الله فیینا كل الشعب والحكومۃ اللهم امین ☝👐💐🌺🌷💙💜💚

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 3 ปีที่แล้ว +4

    Hargeysa mayor bey heshay Alhamdulillah

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 ปีที่แล้ว +5

    wakaa la jaan-qaaday technologiadii mashallah !!!!!!!

  • @G36-u8l
    @G36-u8l 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah. Mayerkani wuu dadaalaya. Ilaahay ha la qabto!

  • @cawomahamed700
    @cawomahamed700 3 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo 💯
    Waxay tusaale u tahay hormarka dawlada hoose iyo dadka soomaliland 🥰
    Wad mahadsantay mayar C/kariin Ahmed Mooge🙏

  • @khadarxiis2628
    @khadarxiis2628 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah clkariin axmad mooge wuu dadaalayaa ilaahay Hakuu fududeeyo Hawsha qaranka aad uhayso

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah MashaAllah ilaahayoow noo barkee dalka horaa loo soconayaa Alxamdulilaah

  • @jamayare2215
    @jamayare2215 3 ปีที่แล้ว +4

    We need to take this to the Frontline tukaraq and support the army 💜 👏 💪 🙌 hahah

  • @edmo8912
    @edmo8912 3 ปีที่แล้ว +9

    We take baby steps but we do it 💚 you go mayor mooge

  • @mubaarigajey8087
    @mubaarigajey8087 3 ปีที่แล้ว +1

    Mayer C/kariin Axmed Mooge hore u soco keep going

  • @qaasimmacruuf3501
    @qaasimmacruuf3501 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul Usoo Hoyatey Weeye Qaranka SOOMAALILAND

  • @haboonadan
    @haboonadan 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah tabarakallaah hambalyo hambalyo Mayor Cabdikarim Ahmed mooge. Hargeisa Way ku mahadisay. Team mooge. Alle ha kugu asturo shaqo fican ayaad qabatay❤❤❤🙏🙏🙏👑👑👑

  • @YusufAhmedsaid
    @YusufAhmedsaid 11 หลายเดือนก่อน

    Tuugta dooxana way sawiri Amaan ka way ka Qayb Qaadan ❤Maansha alah fariid yar weeye ❤

  • @HooyomacaanAabomacaan
    @HooyomacaanAabomacaan 11 หลายเดือนก่อน

    Guul Somaliland insha allaah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @nationalreflexologycenter4383
    @nationalreflexologycenter4383 3 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيكم. مجهود مشرف من عمدة المدينة

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 11 หลายเดือนก่อน

    Soo dhawaada dhalinyaradii
    Technology Ilaahay baa mahad iska leh
    Horaa loo soconayaa
    Keep going brother

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 3 ปีที่แล้ว +1

    Adeer somali waxba casiryeen maayse waxaad keentaan turkiga amaa yurbeeyaan daadkas ayaa ku fiican xaga hormarinta magaaloyinka

  • @ayansidow4
    @ayansidow4 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi shalay Ayan lahaa. Talow. C/kariin. Maxaa. Aamusiiyey. Walaahi. Hawlwayn. Ayaad ku maqnayd. Ilaahay ha kuu fududeeyo

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      Ayan Aoowo Jabuuti iyo Qutbuhuu ku maqnaa shaqo ku maqanaa

  • @mohamedomer9533
    @mohamedomer9533 3 ปีที่แล้ว

    Mayor moge wakaa...maansha allah. Keep it up. Madaxu hadduu hagaago mijuhu way raacayaan..

  • @qaali4589
    @qaali4589 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashalaah guul guul somaalilyan rajadadydii way so noqotay guul

  • @faaraxaadam3676
    @faaraxaadam3676 3 ปีที่แล้ว +2

    Alla yacisak mayor mooge waa horumar leh

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 3 ปีที่แล้ว

    Waa horumarka somaliland gaadhay Guuuuul somaliland

  • @Footballandgames386
    @Footballandgames386 3 ปีที่แล้ว +4

    Shaqo wacan Maayir,
    laakiin Suuliyada Dusha banaan hala wargaliyo si ay Shiraac usaaraan Dusha kii awoodayaana Jiingad hasaarto!!!?

  • @rajoplantawakul2118
    @rajoplantawakul2118 3 ปีที่แล้ว +9

    ذلك فضل الله يؤتيه من يشاء

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 11 หลายเดือนก่อน

    Hayaay diyaarada haani waxay sidaan ictiraaf kii Somaliland!! Ilma adeer yaalow na soo gaarsiiya waxaan nahay laba wadan oo jaar ahe, waanu idin sugaynaa Mogadishu- Somalia 🇸🇴!!

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 11 หลายเดือนก่อน

    Man sha Allah somaliland hore u soco guul

  • @sacadcajab9207
    @sacadcajab9207 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah Tabarakalaah hore ayaa looscda

  • @God-p5x
    @God-p5x 11 หลายเดือนก่อน

    ninkas.musedaun.halgailaliyo.haben.iyo.dharar.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kassemgodane1893
    @kassemgodane1893 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo mayor mooge wa horumar dadka inta aan fahamsanayn ee dib ka ogaan doonaan. Hala ilaaliyo wa guul weyne

    • @YOYO-vn7cp
      @YOYO-vn7cp 11 หลายเดือนก่อน

      Asc maman deka moi mariam ficantahin kaire 😊ćest ❤To To Do

  • @jamilanuux465
    @jamilanuux465 3 ปีที่แล้ว

    Masha allllah guul guuul guuuuul

  • @yasminabdinoor943
    @yasminabdinoor943 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah 👍

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 ปีที่แล้ว

    Maanshaalaa maanshaalaa maanshaalaa

  • @book2316
    @book2316 3 ปีที่แล้ว

    Maa sha Allah! Hore u soco

  • @ilhaancrisaaq5778
    @ilhaancrisaaq5778 3 ปีที่แล้ว

    Guuuuuul guuuuuuul guuuuul somaliland cabdikariim axmed mooge guuuuul

  • @qaali4589
    @qaali4589 3 ปีที่แล้ว +1

    Mooge himla fog bore u soco

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 3 ปีที่แล้ว +3

    Nin adag oo Hami IYO HANBA LEH

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 3 ปีที่แล้ว +2

    ارحبك اخي🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadraMuuse-h4w
    @KhadraMuuse-h4w 11 หลายเดือนก่อน

    Khatuma soorideysa waxba hakufanin

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +2

    Reer Somaliland dhawaan dayaxa ala tagya a suunka xidhaa

  • @hindamaxamuud9692
    @hindamaxamuud9692 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah

  • @rajoplantawakul2118
    @rajoplantawakul2118 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @asmaabdoulwahab1325
    @asmaabdoulwahab1325 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakalah

  • @rbf3844
    @rbf3844 3 ปีที่แล้ว

    Horumar wacan

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 3 ปีที่แล้ว +1

    مانشاءالله

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar bal ka ilaaliya passengers aeroplane ✈ taxadar.

  • @libaanadansaxar6930
    @libaanadansaxar6930 3 ปีที่แล้ว

    BTb3 Mooge ......❤

  • @dahirmohamed116
    @dahirmohamed116 3 ปีที่แล้ว

    Hatuga liidka ha raacin

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 3 ปีที่แล้ว

    Great
    Drone

  • @abdirahmanfurreh5057
    @abdirahmanfurreh5057 3 ปีที่แล้ว +1

    Anigoo ah maayirka caasimada waxaan duuliyay diyaaradahan Droneska ah

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 3 ปีที่แล้ว

    Well done 👍

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah kuwa dagaalkana ino radiiya k

  • @landsurveyingandmapping6485
    @landsurveyingandmapping6485 11 หลายเดือนก่อน

    Waxay Ila tahay in diyaaradahan la control wayo waxyaabo kale aya lo isticmali Karaa markaa lamaha amaanka wa inay gacan tooda ku jiraan wakhtiyada operation works kana waa inay la socdaan lama abnigu waayo. Wan ogahay inay sevelian propose loogu Tala galay lakiin dhinaca waxyeeladana waa in qaranku ka digtonada

  • @ayansidow4
    @ayansidow4 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaa

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 3 ปีที่แล้ว +3

    Shacabku ha ogaadan in ay tahay cashurtodii iyo hantidodi hana ilashadaan .hada soo rido adiga muwadinka ah ayaa khasaray.

  • @munamohamed6709
    @munamohamed6709 3 ปีที่แล้ว

    Manshala manshala

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @khayreali7629
    @khayreali7629 3 ปีที่แล้ว

    GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL

  • @amiinali2228
    @amiinali2228 3 ปีที่แล้ว +6

    magaaladii aad kusoo rooraysay waxkaqabo moogow anaga diyaarad iyo doox hanoogu meeraysane .......intii uu joogay halwado kama hayno faan iyo xaflad laga qaybgalo waxaan ahayn ......wlhi kii hore kanaa kalaata haday kusocoto sidan😢😢😢

    • @mohamedsomaali
      @mohamedsomaali 3 ปีที่แล้ว +3

      Waxba ka qaban mayee ku dhex waalo hargeisa

    • @zamiirahmed2711
      @zamiirahmed2711 3 ปีที่แล้ว

      shaydaanba dagdaga wll u kaadi

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 ปีที่แล้ว

      6 bilood ayaa udhamday wali hal wado ayey la rafanatan oo kolba caro kaawadi ku mashqulsanyihin
      hargysadi cagarnayd imisay ku noqon doontaa ba is weydin mudan
      Wadoyinki magalada centerkedu wa sidi oo wa jaam kii inti yarayde dhawan yara furen mooye
      Moogow shaqadadu wa caajis iyo socod yari shaqo badana shacabku wu ka sugaya iyago kula barbar taagan tagerada

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 3 ปีที่แล้ว +2

      Lacnatulaahi heego ilaahay xil umadaidinkuma dhiibo tuug ayan arkay habar awal kaso baxda oo umada siday ucuni lahayd isku bahaystey😄

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 3 ปีที่แล้ว +3

      @@karimhasan8967 muuse muxu qabtey xundhurtuun baa idinweynaate habar awaley tuugtiina ku mashquula

  • @ciiltireahmed4179
    @ciiltireahmed4179 3 ปีที่แล้ว

    Yaan lagaa soo ridin adeer

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 3 ปีที่แล้ว

    MAAYAR CODSI MAYAR MAGALADA BASASKA SI KA DHE MESHAY ISTAGI LAHAYEN MIDA HADAN XITAA LOGA DIGIN INEY WADADA DHEX ISTAAGAN TAANA MIYAD KARI WEYDEEN MAAYAR ARINTAA NAGA BILAW BAL QIDOBO KA SOO SAARA WAANU ISLA KADEDANEE WAX KU XIDHAN KALMAD AAD TDHAAH AYAN KU DHIBATONA

    • @ShamsaYacin
      @ShamsaYacin 2 หลายเดือนก่อน

      Taa xal waa loo waayay ha ku daalin.rageedi iyo dawladeedi Ilaahay ha inoo keeno

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 3 ปีที่แล้ว +1

    Qandaraaskan dad muwaadiniina oo shaqo qaban lahaa siin lahayd bariis haysan

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว

      Qofki cilmi uleh baa shaqo kuleh iyo in laga barto

    • @mohamedsomaali
      @mohamedsomaali 3 ปีที่แล้ว

      illahay baa bariiska bixiya ee ha waydiistaan

    • @Abclll-i3h
      @Abclll-i3h 3 ปีที่แล้ว

      Kan lasiiyay waa reer puntland. Waa iska muwadin somaliyed sxb

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 ปีที่แล้ว

      @@Abclll-i3h somalilander ka ayaa uga xaq leh halka kuwa dawladodaba kuwodu uga xaq leyihin kuwa deeganada kale

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 3 ปีที่แล้ว

      @@karimhasan8967 wllo umada soomaaliyeed waa isku mid ee siyaasadda ayaa lagu kala duwan yahay

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 3 ปีที่แล้ว +1

    Mayor mooge waad mahadsantihiin adiga iyo shaqaale hoosaadka DHD marka labaad halkee ayuu ku danbeeyay nidaamkii xoolaha lagaga saarayay magaalada hargeysa

  • @burco7626
    @burco7626 3 ปีที่แล้ว

    ❤💭💚

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 ปีที่แล้ว

    wegar adr armay dayax naga
    gireeyeen🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @YOYO-vn7cp
    @YOYO-vn7cp 11 หลายเดือนก่อน

    Asc maman deka moi mariam ficantahin kaire ćest moi je pleure la plage carrée de djiboutien la maison à Agen et frère de mourad ala madar nagrid for a été un succès des années

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhulka haw soo dajinin dhagaxba lagu jajabin waxay idiin duubto dhawr kiilo mitir dhulka ujirsiiya deedna veiw camera dhaha waxa walba way idin soo saarsa reer hargaysa geed la beeray farawl guryaha hortooda ka baxasan waaye way goyn yayna idinka soo ridin

    • @ShamsaYacin
      @ShamsaYacin 2 หลายเดือนก่อน

      Ilaa 150meters baa 5:31 kor loo kicinaya accurayci daraadeed

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 3 ปีที่แล้ว

    Shirkada dheh maha sharikada

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First 3 ปีที่แล้ว

      Wuxuu ugu dhawaaqay sidii uu ahaa asalka kalmaddu waayo waa Carabi lkn inagu SHIRKAD ayeynu Af-Soomaaliga ku nidhaa.

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 3 ปีที่แล้ว

    Wxa ugu weyn ee aan kugu taageersanaa wxa weeyi inaad xoolaha magaalada ka saarto. Markaa ballankaa fuli Mayor

    • @ShamsaYacin
      @ShamsaYacin 2 หลายเดือนก่อน

      Balan kaasi wuu ka fashilmay waayo xoolo dhaqato baynu wada nahay

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 3 ปีที่แล้ว

    Weger iyo dayaarado waar wadooooyinak unaga hagaaji iyo xashiisha dayaaarad ayaaan lacag ku bixiyeyyy leyne

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 3 ปีที่แล้ว +1

      Habar awal umada wey ka afxuntahey madaxda nebad geli muuse waka umada çunaye ufiirso

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah
    Move on S/land

  • @ahmedbashe3559
    @ahmedbashe3559 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhagax ayaad ku dhufanyaan hargysa

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว

      Runbadanida islmahaba neceb diyaardaha ayaxa buufinya ilaaay ogaadan 😅

  • @fathermc7637
    @fathermc7637 3 ปีที่แล้ว

    Cctv kkkkk

  • @aaminaxasan978
    @aaminaxasan978 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 3 ปีที่แล้ว

      My ciiiii. Kamardaa. Ka maserteeyyy. 😂😂😂

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 3 ปีที่แล้ว

    Bal car ha isoo dulmarto

  • @farhankoshin3695
    @farhankoshin3695 3 ปีที่แล้ว

    Ilbaxnimo xumada haysata dadka soonaaliyeed tanaa u tusaale ah
    Dhulkan aan joogno waxaa looga yaqaan
    DJI MATIC Waa toy ciyaku ku ciyaaraan
    Inaguna waynagaa news ka dhignay ee le mayorkii oo diyaarad kiciyay kkk

    • @imamalbanionline9564
      @imamalbanionline9564 3 ปีที่แล้ว

      Tani shaqo ayey qabanaysaa habalyee miyaa ka xumatey.

    • @farhankoshin3695
      @farhankoshin3695 3 ปีที่แล้ว

      @@imamalbanionline9564
      Kkkkk ka xumaatay aaa kkk
      Sxb maya hornarka meel Somali degto aad baan u jeclahay lakiin sideedba dad ahaan vay wax inooga si yihiin
      Hargiesi waxay u baahan tahay in new branches kaga furo sadexdii degmaba xasiis hawkaha diwlada hoose ka fuliya laga sameeyo
      21ka xildhibaan ee caasimadana loo kala tiro. Branches yadaa. Anyway waanku salaamay

    • @onkodtv4500
      @onkodtv4500 3 ปีที่แล้ว

      Dhulkan aad sheegayso adigu kaligaa kuwa noolid in 30 ka badan baanu ku noolayan media ka shaqnaynay dronkani toy way ka wayan tahay xiitaa kuwa yar yar ayaa sharciyo u gara leh mana isticmali kartis adaaon liisan lahayan meelo badna waaba ka mabniuc markaa cadifada jooji

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 ปีที่แล้ว

      @@farhankoshin3695
      Orad xaasid nimada iyo badownimada la tak anagaa yurub joognaa e kala Baro yoga iyo qalabka magaalooyinka lagu habeeyo iyo meesha la qasbaynayo

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 ปีที่แล้ว

    Waar imisaa ku bixiseen it seem to be a leap.

  • @zultanhaibe3942
    @zultanhaibe3942 3 ปีที่แล้ว

    Waxyaabaha aan layabo waxaan baa kamida . Wax yar oo aan macno lahayn ayaa lasoo gadaya ama lagu caawinaya tv ayaa loo yeedhaya 🤣

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 ปีที่แล้ว +1

    Useless and fantasy.

  • @axmedcali161
    @axmedcali161 3 ปีที่แล้ว

    Waar dalku wado ayu ubahan yahay waxani waxmacno ah samayn mayso

  • @somalib6117
    @somalib6117 3 ปีที่แล้ว +4

    muhiimadu waa inay somaliland gobol tahay ee aynan ahayn qaran

    • @alxadiischannel
      @alxadiischannel 3 ปีที่แล้ว +5

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Ilaahay Haku Caafiyo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @suldaan9468
      @suldaan9468 3 ปีที่แล้ว +4

      Xamar waxa maamulayaa weligeeda Amisom taa ku biyo cab

    • @abdallemahamed6807
      @abdallemahamed6807 3 ปีที่แล้ว +3

      Waad iska ciday wllahi riyahana ma dhagaysano Anagu

    • @fadumoaxmed1984
      @fadumoaxmed1984 3 ปีที่แล้ว +3

      Maad masayrtay dooro rag kula dareena si ay qayrkaa kuula simaaan waaa qayrkaaa mooge

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +2

      Team alshabaab nabada nolosha soomaaliland baa idin dhibaysa dacuun alleh haydinku salido waad buktaane

  • @abdul3509
    @abdul3509 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah